djibsomali

Nomads
  • Content Count

    179
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by djibsomali

  1. if ridicule could have killed. It should have killed you!!! because they want to come to the west kulahaa!! ahahahah.... The whole problem was multiple registration and underage registrations. proof: HOW ABOUT THIS ONE??? with all the children included somaliland is less than a 1 million. bite the bullet and take it whether you like it or not
  2. even with duplicates still looming inside the server database the population of somaliland excluding (khaat leaves) is only 1 millions. don't shoot the messenger here aknowledged by the somaliland press, government and opposition. http://www.haatuf.ne t/2008files/1302.htm l Markaanu aragnay darasad lagu sameeyay Serverka iyo tayadiisa Software-ku inay aad u hoosayso oo aanay lahayn hufnaantii looga baahnaa. Markaanu eegnay I aan tiradii xogihii laga soo diiwaangeliyey dalka oo dhamayd 1,363,162 codbixiye marka laga reebo 96,111 codbixiye oo lagu reebay xogtii sawirka iyo farta oo midna lahayn tayadii lagu kala saari lahaa.
  3. Could you all applaud and recognise borama being the first to iniate this islamic revolution for knowledge delivery and management. I am talking about yesterday friday speech in borama as follow: Boorama-(Lug)- Shalay salaadii jimcihii ayaa waxa suura gashay markii uu horaysay in ay fahankeeda ka qayb qaataan dadka dhagoolayaasha ah. Masaajidka wayn ee Abu Hurayra ee magaalada Boorama ayaa waxa ka suurta gashay in turjumaan faraha ka sheekaynaya oo istaago Mimberka khudbada Jimcuhu ka socotay kaasi oo ay suurto gashay in khudbadii Maanta ee Soomaaliga ahayd ay dadka dhagoolajaasha ah ee raga ahi u fahmaan si wayn. Waxa kale oo iyaguna loo ogolaaday in ay ka qayb qaataan jimcihii maanta Suxufiyiinta maxaliga ah oo laga codsaday in ay baahiyaan warkan si ay bulshada reer Somaliland fursad u siiso dadka dhagoolayaasha ah. Imaamka masjidka Abuu hurayra Sh. Cali Shucayb ayaa isaguna u sheegay saxaafada in ay talaabadani ka dambaysay markii gududa Wanaagfarista ee gobolka Awdal ay booqdeen dugsiga Dhegoolayaasha ee Boorama isla markaana ay ******** baahida ay u qabaan fahanka wacyaabaha diiniga ah ee bulshada ka dhex socda. waxa kale oo uu Imaamku sheegay in uu aad ugu mahadnaqayo shirkada SHABA oo suurto galisay in ay suxufiyiintu fursadan helaan, Imaamku waxa kale oo uu sheegay in ay u qorshaysan tahay in ay ka faa’iidaystaan Tignoolojiyada casriga ah isla markaana ay fursadana oo kale siiyaan haweenka iyaguna dhagoolayaasha ah. Shabakada waraka ee Lughayanews oo ay u suurto gashay salaadii jimcalaha ee shalay ka dib in looga tarjumo dhalinyaro dhagoolayaal ah oo khudbadii shalay goob joog ka haa ayaa waxa ay dareenkooda maanta ku cabireen mid wayn oo aanan la soo koobi karin waxana ay codsadeen in la dardar galiyo ficilada noocan oo kale ah. source
  4. Wax birsoo wax waa bay dhashaa. We all remember what happen in Somaliland regarding the attempt to register citizen in that neighbour country of ours. This was something we have commended and recognised as one of the pillar of good governance, The slogan was 1 Man 1 vote for Somaliland. But this have failed out of greediness and not foreseeing any subsequent issue coming out from any widespread cheating and will tarnish any credibility and sincerity within Somaliland populace cohesion. Reality on the ground was that as in previous sensuous by UN and early vote have ranked approximately as follow: Marodijex Awdal Togdheer Sanag Total population over 15 not over 2 million Greed to inflate to over 4 million made it to relegate Awdal to last in this registration and diminish representation of 35% to a less than 24% of Somaliland population where in some area have increased of more than 200 % with multiple registrations. Subsequent attempt to rectify the issue by interpeace and other organisation suffer daily interuption by one opposition party namely kulmiyeh. And the following interview demonstrate what we were suspicious at other side of the border (Djibouti). That those same people who were the forefront of full independence are the same people who will demolish this shaky foundation that Somaliland stand at the moment. Here the interview with siilaanyo S: Doorashada bilaa Diiwaangelin lagu galo miyaa? J: Bilaa Diiwaangelin in doorasho lagu galo….. S: Markaa, waa haddii Server-ku xataa hawshiisa dhamaystiro miyaa, oo waxaad aaminsan tahay in dad badani meesha ka baxaan? J: Anigu dad badan odhan maayo. Laakiin, waxaan leeyahay ama haddii bahalka hawshiisa waqtigiisa dhamaan waydo ha noqoto ama iyadoo waxa ka soo baxaa ay noqdaan wax mushtacama intiisa badan ama dadkii wax dooranayay ( aanay ku qanacsanayn) – maaha cid gaar ah iyo gobol gaar ah. Laakiin, ilayn wixii wuu inaga wada khuseeyaaye wax aynu ku qanci wayno hadduu noqon waayo, waa in aanu iska keen hortaagin doorashada. S: Taas Xisbiga UCID ma u bandhigteen oo isla qaadateen? J: Xisbi waliba aragti buu leeyahay, Xisbiga UCID-na taas gaar baa looga waraysan doonaa. Laakiin, mar walba UCID wixii maslaxada iyo danta dalku ku jirto aad bay u aaminsan yihiin. S: Diiwaangelinta oo muddadaa faraha badan aad sugayseen, doorashada dib u riixday in laga tago sidee bay kula tahay? J: Dee way nagu adagtahay, laakiin hadday isa soo taagto….Halka lagu socdo haddii ay doorashada u adeegi karta way inoo fiican tahay, haddii kalena wax inaga khasaaroobay bay noqonaysaa oo ayaan-daro ah. Laakiin, ayaan doorashada iyo khasaarihii Diiwaangelintu iska keen raacin