BN

Nomads
  • Content Count

    1,223
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by BN

  1. Dukumiinti Qarsoodi ah oo ay kala saxiixdeen Cabdulahi Yusuf iyo Cabdi Qasim Salad oo la helay Markii ugu Horeeysay kaas ay ku wadda gaareen qodob muhiim oo dhegta la isugu sheegay Waagacusub Online 27-10-04 Nairobi Qaar ka tirsan weriyaasha Bogaan ayaa markii ugu horeeysay waxaa ay arkeen dukumiinti sira oo ay kala saxiixdeen Madaxweynahii hore ee Somaliya Cabdi Qasim Salaad iyo kan Iminka Taladda haya Cabdulahi Yusuf Axmed Heshiiskaas waxay ku kala saxiixdeen haddii Cabdulahi Yusuf uu ku guuleeysto kursigga Madaxweynaha inuu Ra’isulwasaarahiisa u magaacabo Max’ud Maxamed Culusow oo Cabdi qasim ay isku heeyb yihiin kadibna Wasiirka beeshiisa uu siiyo Xildhibaan Xasan Dhimbil . Cabdulahi Yusuf Axmed ayaa isagana Cabdi qasim kula heshiiyay inuusan dowladdiisa hagar daameeyn haddii uu ku soo baxo Doorashadda oo uu si dimoqoraadi ah ugu hambalyeeyo xilkana ugu wareejiyo,waxaa kale oo Cabdi qasim sharuud ahaan loo hordhigay inuu Xisbi xoogan oo taageersan dowladda Cusub uu ka diyaariyo Muqdisho isagoo qaban qaabinayo banaanbax weyn oo lagu taageerayo. Hadaba dukumiintigaan ay labadda Mas’uul kala saxiixdeen waxaa dhinacyaal ,heshiisyo badan oo uu Cabdulahi Yusuf la galay Hogaamiyaal kale oo ay ka mid yihiin Maxamed Dheere iyo Xuseen Ceydiid oo uu kula heshiiyay in uu mid weliba siin doono jagadda Ra’isulwasaaraha marka uu guuleeysto taas oo mid waliba iminka uu ku dhegan yahay ,waxaa kale oo heshiis kaas la mid ah uu la galay Madaxweyne Cabdulahi yusuf Mudane Cusmaan Xasan Cali Caato oo ay kala saxiixdeen heshiis dhigayo in Cabdulahi Yusuf Ra’isulwasaare siiyo Mudane Cabdulahi Axmed Cadow . Si kastaba ha ahaatee iminka oo waqtiggii magacaabista ay ka dhiman tahay maalmo qura waxaa muuqato in Cabdi qasim dhamaan heshiisyaddii u la galay Cabdulahi Yusuf uu fuliyay marka la eego inuu u hambalyeey,dadka reer xamar u sheegay inay soo dhaweeyaan dowladda iyo banaanbaxii uu Ibrahim Shaaweey iyo Cabdulahi Firimbi Amarka ku siiyay inay ku qabtaan gobolka banaadir,waxaase laga warsugayaa Cabdulahi waxa uu ka qabto balantaas uu la galay Cabdi qasim Axmed Maxamed Xiifoow’Nairobi Kenya somali_journalists@yahoo.com
  2. Originally posted by OG_Girl: JB, adeka chaqo mhasato?. Salam Shaqo la'aan, indeed.
  3. Originally posted by Slinger: 1980 aaa :eek: :eek: ... nigga how old is you?? i know i was in diapers that year much less sitting by the beach... Busted...........
  4. President A. Yusuf can only succeed if he pratices compromise and work with the parliament and parliamentarians in a cooperative manner. And since factions/groups are against this AU force due to their 'Afrikaness', why not request peacekeepers from Islamic nations? We are apart of the Arab League and OIC, are we not? And since Sh. Aweys believes we are arabs, I think he and the courts will be on side. Djibouti has also stated it is willing to send troops to Somalia. The president will be in Egypt in the next couple of days, let us see if he requests more then financial aid. Possible countries for a disarmament force: Egypt Djibouti Libya Yemen Kuwait/UAE(do they have armies?) Sudan Oman Pakistan Bangladesh
  5. Originally posted by JustCause: Bari, you are not wrong there! Somaliland’s best hope of recognition lies with there being peace in Somalia. Amazingly, those on the opposing side firmly believe(and hope) otherwise. and then could the road towards divorce start one way or another. That time could be now or the next 5 to 10 years! Certainly, I would hope divorce is not the route taken, but in the end it will be settled between Mogadishu and Hargeisa; sooner rather then later. Clearly, recognition will not forthcoming from either London or Pretoria, much to the chagrin of a few on this board. PS.Thesis are written every day and nobody bothers to read them and neither are they used to argue for recognition! People here are behaving like number 10 (Downing Street) in nicking people’s thesis and basing their claims on it!
  6. Originally posted by Nationalist: Bari Nomad, sure can do mate! We'll hold the non-Xamari in account. Thanks mate. I'm in your debt.
  7. So when is that time???? Presumably now.
  8. Perhaps you could outline the different districts as well. For those not from the big city...
  9. Waxbarashada dadka Waawayn ee Garowe Axmed Kismaayo BBCSomali.com Mashruuc la xiriira horumarinta waxbarashada dadka waawayn oo loogu tala galay in ay ka faa’idaystaan dad ka badan 1500 oo qof oo ku nool gobolka Nugaal oo aan awood u lahayn inay wax akhiriyaan waxna qoraan, ayaa lagu soo bandhigay magaalada Garoowe. Waxbarashada dadka waawayn Mashruucan, oo loogu tala galay muddo sannad ah, wuxuu haatan socdaa toddoba bilood, isagoo si rasmi ah uga hirgalay 11-goobood oo ka tirsan degmooyinka Garoowe, Burtinle, Dangorayo iyo tuulada Sinujiif oo dhammaantood ka wada tirsan Gobolka Nugaal. Mashruucan, oo ay fulinayso hay’adda ADRA, waxaa maalgeliyay dawladda Denmark Dadka ilaa iyo hadda ka qaybgalay waxay gaarayaan 1,270 qof oo isugu jira rag iyo dumar ay da’doodu ka wayn tahay 15-sano. http://www.bbc.co.uk/somali/news/story/2004/10/041023_puntland.shtml
  10. I dont really see the need for so many foreign soldiers; perhaps a few hundreds officials from the UN/AU/EU to register, train and intergrate militias into a national force. With the TNG forces(SNA) under Gen. Galaal of several thousand(5,000+), and the cooperation of faction leaders who will be included in this new government, this should all be a piece of cake. This is, of course, provided all groups are part and parcel of this new federal administration, especially Muse Suudi, Caato, and the JVA. Ciidamadii ugu badnaa ee Mileterigii hore ee Soomaaliya oo isu yimid, isla markaana muujiyay in aaney howl gab ahayn Axad, October 24, 2004 Ciidamadii ugu badnaa ee meliteriga iyo booliska Soomaaliya ayaa shalay isugu yimid xaruntii hore ee xisbiga , iyagoo muujinayay sida ay diyaarka ugu yihiin in ay ka qeyb qaataan howlaha dowladda cusub ee Soomaaliya. Ciidamadaas oo tiradooda lagu qiyaasay illaa shan kun oo askari ayaa waxaa xaruntaas kula kulmay qaar ka tirsan saraakiisha sare ee ciidamada oo uu ka mid ahaa Jen. Maxamed Nuur Galaal, iyadoo qaar ka mid ah ciidamadaas oo u waramayay HOL ay balan ku qaadeen in ay muujin doonaan in aysan weli aheyn kuwo howlgab ah, sida ka soo yeertay qaar ka mid hogaamiye kooxeedyadii noqday xildhibaanada baarlamaanka. Qaar ka mid ah ciidamadaas oo ay daruuf ka muuqatay ayaa sheegay in ay sugayaan imkaaniyaadka ciidan ee ay u baahan yihiin iyo amarka dowladda oo kaliya, kadibna ay suurta gelin doonaan in ay muddo lix bilood ka yar ay ku soo celin doonaan Ammaanka iyo kala dambeynta caasimadda Muqdisho. Salaad Iidow Xasan (Xiis) Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  11. Dibadbaxii ugu horreeyey oo lagu taageerayo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf, oo maanta kaDhacay Xaruunta "Ufficio Governo" ee Magaalladda Muqdisho Muqdisho, Axad, 24-0kt’04 Boqolaal qof ayaa waxay barqanimaddii maanta isugu soo baxeen Dibadbax lagu taageerayey Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed, oo ka dhacay Barxadda ka soo horjeeda Xaruunta Maamulka Gobalka Banaadir ee "Ufficio Governo" ee Degmadda Xamar-Weyne ee Magaalladda Muqdisho. Dibadbaxani oo ah kii ugu horreeyey ee laga qabanqaabiyo Magaalladdan Muqdisho, ayaa waxa uu ahaa mid ammaankiisa aad loo adkeeye, isla markaana Maleeshiyooyin Hubeysan lagu daadiyey dhammaan Waddooyinka ku hareersan Fagaaraha lagu dibadbaxayey. Dibadbaxaasi, oo ay soo qabanqaabiyeen Maamulka Gobalka Banaadir, waxaa ka hadlay Mas’uuliyiin ay ka mid ahaayeen K/S Guddoomiyaha Gobalka Banaadir, Md. C/llaahi Firimbi iyo K/S Duqa Magaalladda Muqdisho, Md. Ibraahim Shaaweeye iyo xubno ka tirsan Ururradda Bulshadda Rayidka, waxayna muujiyeen inay si xoog leh u ayidsan yihiin, isla markaana soo dhaweynayaan Dowladda Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed. http://www.mudulood.com/Page7.htm
  12. Banaanbax lagu taageerayo dowladda cusub ee Soomaaliya oo lagu qabtay xarunta gobalka Banaadir October 24, 2004. HornAfrik. Mogadishu, Somalia. Banaanbax lagu taageerayay dowladda cusub ee Federaliga Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay xarunta gobalka Banaadir degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho. Banaanbaxaan oo ay ka soo qeybgaleen qaar ka tirsan ururada haweenka ee gobalka Banaadir iyo dhalinyaro ayaa waxaa soo abaabulay maamulka gobalka Banaadir iyo xubno ka tirsan TNG-dii Carte. Dadka isugu soo baxay banaanbaxaasi ayaa waxaa la hadlay ku simaha guddoomiyaha gobalka Banaadir isagoo sheegay inay soo dhaweynayaan dowladda cusub ee dhawaan Nairobi lagu soo dhisay. Mas’uuliyiintii halkaasi ka hadashay oo uu ka mid ahaa duqa magaalada Muqdisho Ibraahim Cumar Sabriye Shaawey ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan lana shaqeynayana dowladda dhawaan Soomaailda loo dhisay. Goobta lagu qabtay banaanbaxan maanta lagu taageerayay dowladda cusub ee Soomaaliya ayeysan ka muuqanin taageerayaasha hogaamiye kooxeedyada magaalada.
  13. Somali president seeking peacekeepers EU foreign policy chief Javier Solana, also on a visit to AU headquarters in Addis Ababa, said the European Union would offer funding for a peacekeeping mission and consider training Somali security forces. "The president (of Somalia) has not given me any specific request. But if the request comes ... the EU will assist Somalia and finance a peacekeeping mission as it has done for Darfur," Solana told a news conference, adding Brussels would host a donor conference on November 28. Earlier Solana announced the EU would contribute more than $100 million to an enlarged AU force in Sudan's troubled Darfur region, but gave no details on what the EU might offer for an operation in Somalia. http://www.swissinfo.org/sen/Swissinfo.html?siteSect=143&sid=5291486
  14. Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicun, ilaahay ha u naxariiistu marxum Xaji Abdullahi Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil, eheladii u ka tagayna samir iyo imaan ha ka siiyo, gaar ahaan reer Beeldaaje iyo Somalida oo dhan. Janadii fardowsana ka waraabiyo. Amiin Amiin Amiin
  15. C/laahi Yuusuf oo 48 Saac soo socota ku dhawaaqi doona Wasiirka Koowaad Warar goor dhaw iga soo gaaray ayna ka soo xiganay Ilo Muhiim ah oo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya laga soo wariyay in 48 saac ee soo socota uu Magacabi doona wasiirkiisi koowaad ee Xukumada 5 Sano dalka hogaamin doonta. Warkaan oo ah kii ugu horeeyay oo dhanka Madaxweynaha laga helay ayaa waxaa haatan miiska u saaran shaqsiga Ra’iisul Wasaare loo magaci doona, kaas oo la filayo in hogaamiyaasha beelaha ****** laga soo dhex saaro, waxana ilaa iyo haatan liiska ku jira xubno ay ka mid yihiin Enj Maxamed Xuseen Caddow, Xuseen Maxamed Caydiid, Proff C/laahi Axmed Afrax, Maxamed Maxamud (Gacma Dheere), Maxamed Cumar Xabeeb (M Dheere) iyo Maxamed Qanyare, waxaase dhici karta in shaqsi ka madax bannaan kooxdan uu ku soo baxo Wasiirka koowaad. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Midnimo Information Center Xafiiska Midnimo ee Muqdisho wararka@midnimo.com
  16. Global Fund approves 24 million dollars to fight malaria, TB in Somalia The country benefitted owing mainly to progress made in peace talks in neighbouring Kenya that culminated in last week's swearing-in of Abdullahi Yusuf Ahmed as the first president of Somalia in 13 years. This parliament and president are already having a positive impact on the daily lives of Somalis. Although the other funds being reported are not nearly enough to disarm and rebuild Somalia. But it is a good beginning and I am hopeful of the upcoming conference in Stockholm, Sweden. Ramadaan Kariim.
  17. Jamamatu, Why not contact those roots in Qardho and confirm? OG, So young yet so wise. My advice to you is not to waste your valueable time on arguments during this month...unless you are really bored. Ramadaan Kariim.
  18. LST, Wuxuu ka soo jeeda gobolka Mudug. Baashi, Xaq ma aha in reer mudug mar walba helaan M/weyn ama M/ku-xigeenka. Ilaa iyo iminka, C/yusuf baa haystay hilka ugu sareeye ee MGPL oo hadana wuxuu noqday M/weyn Jamhuriyada Soomaaliyaa. Maxay ka rabaan kursiga reer Sanaag leeyihiin(VP)? Waxaan u maleynaa in wakhtiga nimanka Mudgi Mudug(kaftan ) ee Puntland wadaan wuu dhamaaday. Ma Sool iyo Mudug bes baa MGPL ka kooban tahay? Goboladda kale waa inay jaanis kooda helaan...xaq waaye. Hadii kale Bari, Sanaag iyo Nugaal maamul baan isu samaynaynaa... Isbahaysi baan la galaynaa Caseyrland sidaanu ka soo horjeedno maamul goboleedka ee Garoowe. Ramdaan Kariim
  19. A. Yusuf seems to be reconciling with his old opponents...let us hope these lovebirds are this friendly once back in Mogadishu... Ramadaan Kariim. Cusmaan Caato iyo Cabdulahi Yusuf oo gacmaha is qabsaday Waagacusub News (Nairobi..Khamiis..20/10/2004)… Madaxweynaha dowladda Federalka Kmg ah Cabdulahi Yusuf Axmed iyo Xildhibaan Cusmaan Xasan Cali Caato ayaa Caawo Afurkii kadib la arkayay iyagoo gacmaha is heesto oo socod ku dhexmarayo Xildhibaanadda Gollaha Shacabka ee ku Afurayay Hotelka Grand Regancy. Isi saamaxida iyo gacmo is qabsashadda Cabdulahi Yusuf iyo Cusmaan caato oo ahayd mid filan waa ku noqotay Xildhibaanadda ayaa ka dambeeysay kulan gaar ah oo ay yeesheen labadaas mas'uul kaas oo ka dhacay Hotel Intercontenantal ee Nairobi Si kastaba ha ahaatee waxaa markii ugu horeeysay Caawo la arkayay Cusmaan Caato iyo Cabdulahi Yusuf oo iyagoo dhoola cadeeynayo gacmaha is heesto inkastoo aan la ogeeyn waxa ay ku heshiiyeen iyo balanqaadka la siiyay Cusmaan Caato maadama isagga iyo Cabdulahi Yusuf ay hore u ahaayeen dab iyo basiin Maxamed Cusmaan Sheekh (qadafi)Nairobi kenya asoj@hotmail.com http://www.waagacusub.com/caatoiyocabdulahiyusuf.htm
  20. Nice indeed. A little off-topic but it seems Burco has a lot of charm and character; Hargeisa, in comparison, seems rather boring and far too political. At least those are my views as an outsider... P.S. Reer SL do have a nack for designing good websites; very clean and professional.