
ANWAR
Nomads-
Content Count
1,616 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by ANWAR
-
why do he always speak Arabic :confused: Disgrace if you ask me
-
^^YOU CALL THAT BEAUTIFUL. man you are old dude here is something beautiful old man
-
OOH I LOVE MY KING
-
Shabaab iyo Xisbul Islaam oo heshiisyo horu dhac isku afgartay
ANWAR replied to Che -Guevara's topic in Politics
horu dhac isku afgartay -
Duke’s manifesto for Somalia a path to restoring the republic.
ANWAR replied to General Duke's topic in Politics
^^ DUKY YOUR manifesto PLAN is brilliant, brilliant and brilliant -
i need video of this
-
Originally posted by GAAROODI: WALAHI athough i dont think Faisal is up to the job it he would be a great president. loool, he is a good guy man. No ill feelings towards anyone, sincere and patriotic. i whant him to be president of somalia
-
THE movie is called ''Antwone Fisher'' This movie is good, I highly reccomend it. I just saw this movie for the first time yesterday and it moved me. I cried and cried during the end of the movie WHEN I saw the movie I thought of all the BOYS in Somalia who do not have any parents and live on the street
-
Welcome to Cadaado, Somalia - Run by an American
ANWAR replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
Originally posted by Arac: [qb] But remember boys, wanting to do it disqualifies you from doing it. DO NOT ruining our dreams please, explain YOURSELF :confused: -
Welcome to Cadaado, Somalia - Run by an American
ANWAR replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
ONE DAY I WILL BE LIKE HIM, ONE DAY -
Welcome to Cadaado, Somalia - Run by an American
ANWAR replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
Originally posted by Arac: But remember boys, wanting to do it disqualifies you from doing it. DO NOT ruining our dreams please, explain :confused: -
GOOD NEWS
-
Welcome to Cadaado, Somalia - Run by an American
ANWAR replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
THIS MAN IS MY IDOL IM going back to HOBYO soon and rebuild it http://mudugnet.com/ Arimaha%20Bulshada/2 007/19_maamulka%20Go bolka%20Hoyo.htm -
OOOH LOOK at that ''DUKY'' :eek: your dear WEB-SIDE have published this NEWS to Af-Madow: Ciidamo taabacsan DF oo ka soo muuqday Hawdka Jubada Hoose. 3. oktober 2009 Af-Madow(AllPuntland )- Ciidamo taabacsan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya oo ay hogaaminayaan, Saraakiil aad looga yaqaano Jubada Hoose iyo gobalada dalka Soomaaliya, qaarkood ayaa ka soo muuqday xadka kala qeybiya Soomaaliya iyo Kenya, ayadoo taasi ay walaac ku beertay Xarakada Al- Shabaab oo dhawaan qabsatay magaalada Kismaayo. Ciidamadan ayaa la rumeysan yahay in ay weerar ku yihiin goobaha ay gacanta ku hayaan, kooxaha ka soo horjeeda dawladda faderaalka ee Soomaaliya, waxa ayna sheegayaan wararka soo baxayaa in ay ciidamadaasi hada utaagan yihiin qabsashada Labada gobal ee Jubooyinka, gaar ahaana magaalada Kismaayo oo ay xooga saari doonaan. Hogaamiyaha ciidamadan oo ah Sarkaal sare oo mudo ka soo shaqeynayay gobalada Jubooyinka, isla markaasna ka soo qeyb-qaatay dagaaladii beelaysiga ee gobalada Jubooyinka, ayaa soo dhaafay xadka ay wadagaan Soomaaliya iyo Kenya. Dawladda Soomaaliya ayaa ka gaabsatay ka hadalka ciidamadan, balse wararka ayaa sheegaya in ay ciidamadan doonayaan in ay si deg deg ah ku qabsadaan magaalada xeebta kutaala ee Kismaayo, isla markaasna ay ka qabsan doonaan ciidamada Al- Shabaab oo magaaladaas ka saaray Caanoole iyo Raaskambooni. Qorshahan ayaa ah mid ay mudo ka shaqeynaya dawladda Soomaaliya, Itoobiya iyo dawladda Kenya, waxaana hada ciidamadaasi gacan siinaya dawladda Kenya oo abaabul xoog leh ugu jira in ay qabsadaan ciidamada DF magaalada Kismaayo, ayadoo cabsi ka qabta in magaaladaasi ay sii heystaan Mucaaradyada dawladda Soomaaliya. F. C. Maxamed AllPuntland
-
Originally posted by Libaax-Sankataabte: Sheikh Shariif its not funny
-
sorry we must wait longer
-
I've been there and swim:D last year anD this summer TO I HAVE Sit on that boat look at the nice beaches it MY home town HOBYO :eek: :eek: this pictur was taken before I was born
-
Wararka aanu ka heleyno ilo lagu kalsoonaankaro ayaa waxaa ay sheegayaan in caawa sideedii habeenimo ay sheegayaan in ciidamo taabacsan dowladda KMG ah ay ka soo talaabeen xuduudka u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya, waxaana wararku ay sheegayaan in ciidamadan oo sita dareeska ciidanka Soomaalida lagu arkay xadka iyagoo kasoo talaabaya. ilowareedyada halkaasi aanu kala xiriirnay Xuduudka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya waxaa ay sheegayaan in ciidankan ay yihiin kuwa dhawaan tababaro kusoo dhameystay dalka Kenya waxaana caga sahanka ciidankan ka saacidaya ciidamada dowladda Kenya oo baryahan dambe aad uga welwelsaneyd dhaqdhaqaaqyada ururo diimeedka ka jira Jubooyinka oo ay darisla tahay Kenya. Sida ay ilowareedyadu inoo sheegeen waxaa ilaa iyo hada la ogeyn in ciidankaasi ay kusoo wajahan yihiin magaalada weyn ee Kismaayo oo uu ka taliyo ururka Al-shabab Al-mujaahidiin, waxaana sidoo kale weli cadeyn heerka uu la egyahay xaga wada shaqeynta ciidankan ka socda dowladda KMG ah iyo maleeshiyaadka taabacsan Axmed islaam, iyadoo ay horey Al-shabab ugu eedeeyeen in uu Axmed islaam xiriir la'lahaa dowladaha dariska iyo tan kumeelgaarka. Hadaba dhaqdhaqaaqyada ciidanka dib ayaan idiinkala soo socodsiindoonaa marka ay inoo suura garasho inaan helno saraakiisha hogaamineysa ciidanka dowladda KMG ah GOOD NEWS LINK http://diirad.com/wa rka/97-deg-degciidam o-taabacsan-dkmg-ah- oo-kasoo-talaabay-xu duudka-kenya.html#
-
¨^^^
-
Do not be afraid OLD PEOPLE COMON:D if you people dont like it i will delete this TOPIC RIGHT AWAY FIRST ME IM 21 YEARS OLD
-
BOYS BFF break-up is much tougher then girls BECUZ boys have awful, barbaric, ruthless and unremorseful fight's every time they break-up But boys BFF hook-up is much more Easier then girls, the only thing boys have to say to each other is sorry BROTHER and everything is ok believe me it works