
Som@li
Nomads-
Content Count
5,922 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Som@li
-
Originally posted by Libaax-Sankataabte: These guys need to up their game. This is dumb stuff. It may sound dumb, but these guys send millions of emails like this, and sometimes they find dumb pple and it works. You can't image how many pple, even some smart pple, have been lured with kinds of emails and have been robbed.
-
^lol, Nin nool soo miihi
-
with fear of Shabaab, they will shoot anything that moves
-
Thanks Nassir,
-
For Afur *1 cup of Qahwa *4 Samusa *1 glass of juice *1 glass of water *some fruits * few dates Then have a dinner * a glass of milk * a glass of water * some meat,fish/Salad/ No suhur.
-
^Dharkii kuwa reer qoomu luud buuba u egyahay, Acuudu Bilaah
-
Puntland is part of Somalia,and Ibbi to award this money making project to another country is ridiculous. Ibbi should be sacked. War nimankani horta qalin dhiiranaa, Misa sawirka laga qaadaya bay jecelyihin.
-
Is she planning to buy a kid from there?
-
^lol, Xagee ku aragtey ninyow adigaba war haya Kubada si fican ma u ciyaaraan, That is important?
-
Arin naxdin leh,
-
Waxaa la ii sheegay nin 4 sano markuu qabay gabadh Hindi ah arinkan qabsadey, waxa uu ka daalay raalinimadeedii, Qof aan cabasho la ahayn, Markaas buu waxa uu damcay in uu furo. Waxa u go'aansaday marka ay khalad ama wax gaf ah samayso in uu furo, Laakin waxba waa samayn waydey arinkiina waa ku dheeradey, Maalintii danbe markii uu qadeeyey ayuu waxa uu udirsadey koob biya ah, intii ay kijada ku maqneyd ayuu iska dhigay wax gam'ay, oo seexday,isagoo isleh haday ku toosiso dharbaax oo sida ku fur, isagoo leh hurdada maxaad iiga qastey? Hurdadii baba la dagtay waxa uu soo toosay sadex saacadood ka dib isaga ku fekeraya mar marsiiyo uga dhig oo dheh "haraad baan ku seexday", laakin waxa uu ka war helay iyada oo la dul taagan gaalaaskii biyaha ahaa, Wuu cawdu bilaysey oo go'aan ku gaarey in uu dhaqdo xaaskiisa, tanoo kalena ka helayn Soomaali. Markaa duulki caadi maaha,
-
Originally posted by MoonLight1: Is that Xaabsade of RRA, damn it, how did he get there? It is not him, It is another Xaabsade. ,
-
Beentii 18 sano la dhisayey baa qaraxdey, Eebe ha kala qaboojo
-
-
lol, Tan ma adigaa alifay Nuune, Reer Miyiga aan wax qorin baa sawiada isku dira waqtigan hada la joogo, Wax ka run ah baa iska yar sheekadan.
-
Nin sheekadiisii baa badaty, Soomaali belo kasta u talisay.
-
If peace comes it can be rebuild with better desgin easily, It won't take much time, Haven't you videos from Berln or even London after WW2 Sad though
-
Masha Allah, Good work
-
Waa Masri, *** cunno
-
More to do with submissiveness, and most Somali men who marry do aftr a divorce.
-
Marx, Churchill, I knew u had some identity problem but never thought that serious you will claim to from Awdal.
-
Fatwa for pple no to do fasting, or praying,Some pple are taking Islam as a joke, What is next?
-
Questions for 'former' supporters of the USC in '90s
Som@li replied to Mr. Somalia's topic in Politics
Yaad ka rabtaa "Acknowledgment"? from Sol? mise dadka dabku ku baxayo.