Som@li

Nomads
  • Content Count

    5,922
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Som@li

  1. Shariif Sakiin will not stop meddling, 550 Geeljire meesha la isku keenay, khayr masoo wadaan. Qarsooodi ha lagu codeeyo kulahaa, Maxay qarinayaan? Kuwii lacagta qaadey yaan la arag ciday u codaynayaan miyaa?
  2. ^are you guys off Friday and Saturday?
  3. Do they think TFG is ****** enough to agree to this condition? How can they guarantee that Alshaabaab will not run over the week government?
  4. The game is still on, The end of PIS is here. --- Dagaalladii ugu dambeeyey ee Galgala iyo saraakiil Puntland ka tirsan oo go’doon ku jira caawa (Warbixin). Waxaa saddexdii maalmood ee lasoo dhaafey si is daba jog ah uga soconayey kaymaha buuraleyda Galgala dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada Ashahaado la dirirka (PIS) iyo ciidamo uu hogaaminayo Sheekh Maxamed Siciid Atam. Dagaalkan oo bilowdey darraad ayaa ciidamada Ashahaado la dirirku waxay guluf colaadeed ku qaadey fariisimo ay lahaayeen ciidamada Mujaahidiinta Galgala iyaga oo ka hor inta aaney dagaalka qaadin ku duqeeyey madaafiicda BM-ka. Ilo wareedyo ka mid ah Mujaahidiinta deegaankaas ka dagaallamaya ayaa shaaca ka qaadey in dhamaan madaafiicdu ay ku dheceen meel loo yaqaan Macag oo in ka badan 30km xagga galbeed ka xigta goobaha ay mujaahidiintu ku sugan yihiin. Saraakiisha hogaaminaya ciidamada Galgala oo aan xiriir la sameyney ayaa noo sheegey in ay dageen istaraatiijiyad cusub, isla markaana ay dib ugu gurteen dhulka kaymaha ah si ay halkaa jab weyn ugu geystaan ciidama Ashahaado la dirirka Puntland. Dagaalka ayaa sidii qorshuhu ahaa u dhacay waxayna tageen ciidamada Ashahaado la dirirku goobo horey fariisin ugu ahayd Mujaahidiinta iyaga oo warbaahinta ku faafiyey iney fariisin koodii qabsadeen. Saacado ka dib ayey ku war heleen weerar xoogan oo kaga yimid saddex dhinac waxaana ciidamada Mujaahidiintu ay dhabar jabin iyo dhinacyadaba kaga bilaabeen rasaas xoogan iyo waliba madaafiicda garabka laga tuuro. Saraakiil ka tirsan Puntland oo aan xiriir la sameyney ayaa sheegey in dhimashada darraad ay ahayd 15 askari oo kaliya dhinaca Ashahaado la dirirka balse dhaawaca ayaa intaa aad uga badan. Shalay iyo xalay ayaa sidoo kale waxaa dhacay dagaallo xoogan, waxayna qaar ka mid ah ciidamada Puntland ee jiidda hore joogaa sheegeen in dagaalkii shalay ilaa xalay ay kaga dhinteen ciidan gaaraya 30 Askari. Maanta ayaa waxaa Boosaaso gaarey 3 baabuur oo ah baabuurta dhaawaca qaada ee Umplus-ta loo yaqaan iyo baabuur kale oo dhamaan sida askartii ku dhaawacmey dagaalkii xalay iyo waliba ugu yaraan labo Askari oo meyd ah waxaana baabuurtu ay toos u abbaareen xarunta Ashahaado la dirirka eek u taalla xaafadda Laanta Hawada ee Boosaaso. Dhinaca Mujaahidiinta ayaa waxaa ka Shahiidey Asbuucii lasoo dhaafey labo Shahiid halka dhaawacana uu yahay labo Mujaahid oo dhaawocoodu uu sahlan yahay sida ay sheegeen qaar ka mid masuuliyiinta ciidamada mujaahidiinta Galala, waxaana loo aaneynaya arrintaas ciidamada Mujaahidiinta oo iyagu ku jira dagaal ku dhufo oo ka dhaqaaq ah. Dhanka kale saraakiil ka tirsan ciidamada Mujaahidiinta Galgala oo aan caawa kula xiriirney khadka Telefoonka ayaa noo xaqiijiyey in ay hadda isweer ka hayaan ciidamo iyo saraakiil ka tirsan Puntalnd iyo waliba saxafiyiin la rabey iney sawirro iyo warar ka qaadaan goobihii ay dib u gurashada ka sameeyeen Mujaahidiintu,. Saraakiisha ayaa waxaa la sheegayaa iney ku jiraan Siciid Dheere iyo waliba Wasiirka arrimaha gudaha ee Puntland Gen:lka Jiir, lamana garanayo waxa ay ku dambeyn doonto go’doominta caawa ay ku jiraan saraakiisha iyo ciidamada Puntland. Isku soo duuboo waxaa muuqata in jab xoogani uu soo gaarey ciidamada Ashahaado la dirirka Puntland oo iyagu dagaal gardarro ah ku qaadey deegaanka Galgala isla markaana wacad ku marey iney soo afjarayaan ciidamada xaq u dirirka ah ee ku sugan deegaanka Galgala. C/laahi Shawkaani Boosaaso
  5. It is a propaganda, but surely Ethiopians do torture Somalis there
  6. Cajiib, Hadaan ICU loo dirin, Ilaa maanta waa jiri lahayeen.
  7. , Sheekada ma dharaar baa la iskaga dhigi, Si fiican baan u fahmey Malika.
  8. Very sad story, Maxay guriga ugaga tagtey,Inkastoo caadi ka tahay wadankeena, laakin ma wanaagsana. Caruur guri laguma cidleeyo.
  9. ^Waan gartey, Both Gandhi and Mandela are my heroes.
  10. Originally posted by MoonLight1: quote: So can 300 ONLF! That is classic.
  11. I don't he will be passed, This thesis will have a significant on how people percieve him, He has a tunnel vision, and didn't mention a word of the injustice by Barre regime. A person like him, can't fix Somalia.
  12. The same can be said of the frustration and anger against Siyad barre regime, in which ,those who oppressed, hated government, and civil order, and what it stands for, for them goverment meant Siyad Barre, and that is what happen in 1990s after So many injustice, anger over the clanish and nepotism by Siyad Barre regime, The same story of Hutu vs Tutsi, was replicated in Somalia. The whole Somali history needed revisit, and we should not favour or look with one dimension. SYL members , and those who accepted 1/3 of the Somali lands to be free share also the blame. The pro-Italian groups who dominated and ruled the country in 1960s were far from democracy.
  13. Lol, @ Ilaah Amarkiis, You are good, and talented, Ma isku daydey "Standup comedy" Xooga kordhi contents ka , it is been too short on every topic. I would like a clip on how to date a woman online? Cheers, Somali
  14. ^These guys thinked, lived and dressed like their old coloinials masters. Why not dress with Somali attire? Look at Gandhi, He used to dress like the Europians,but later realised the power of being urself, and embrassing your local culture. Gandhi before Gandhi in most of his later life.