
Som@li
Nomads-
Content Count
5,922 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Som@li
-
^^any somali citizen has the right to stand and if chosen by the people can become the the president of of Somali republic, i believe there are many politicians in somaliland who can be the front runners candidates for the post of president. and hargesia becoming the capital of somalia, why not, since it is now more stable than Mogadishu.
-
Somalia inches towards national unity .......... Waxaa xusid mudan in ay galabta hal mar gacanta wada saareen kitaabkii lagu dhaariyay xildhibaanada Col. C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Col. Jaamac Cali Jaamac oo maanta ka hor isku heystay jagada madaxweynenimada Puntland, iyagoo ku dhaartay magaca Illaahey iyo in ay waajibkooda u gudan doonaan si ay ku jirto danta dadka iyo dalka Soomaaliyeed, taasina waxay ahayd tallaabo yididiillo leh oo ay ku amaanan yihiin Guddiga Fududeynta IGAD iyo qaar ka mid ah wakiillada beesha Caalamka oo labada dhinacba isku soo dhaweeyay........... http://www.hiiraan.ca/2004/aug/wararka_maanta29_2_1.htm
-
lol.wan gartay saxb, sidan aad u sheegtay bayba ku quruxbadan tahay,
-
Beri baa waxaa jiray boqor xoogaa wareeray ama buufis ku dhacay. Waxuu boqorku lahaa beer ay ka baxaan muus, canbe xab xab, ama qare, bas baas iyo waxyaalo badan, marka maalin maalmaha ka mida ayuu boqorkii dadwaynahii ku fasaxay beertii waxuu dhahay cuna oo wax yar ka soo qaata, boqorkii waxuu arkay beertii oo la dhameeyay wuu xanaaqay. albaabka ayuu askar dhigay waxuu amar ku siiyay qof kasta waxuu sito dabada halaga geliyo waxaa ugu soo horeeyay shiiq waxuu watay bas baas........ waxaa ku xigay wiil dhalinyara ah oo wata liin dhanaan markii loo sheegay in liinta la gelinaayo ayuu qosol ku dhuftay askartii ayaa yaabtay maxaad ku qoslaysaa ayay weydiiyeen waxuu dhahay saxiibkeey waxuu soo sitaa xab xab ama qare oo weliba intuu qaadi waayay madax ku soo sita........Sow lama gelinaayo?
-
"Indian soldiers deployed there as UN peacekeepers." i would say it just an incompetent reporter,
-
MUgabe is indeed a great african statesman! fav quates by mugabe "Keep your England and let me keep my Zimbabwe"
-
lol,,these can't be words of 7 year old,,but dirty mind, maybe
-
KA waran hadii la dorto C/Y?? waa arin dhici kara,ogow barlamaanka dadka isugu tegay waxayba u badanyihiin dagaal ogayaal ama kuwa iyaga ka danbeeya!!!Laakin xidka kasta oo hore u dhaqaajisa arinka soomaliya, kana bedesha sida ay hada ku sogan tahay, anigu shaqsi ahaan waan soo dhowayn,Wuxuu DOono ha noqdo,, la soco,, waaxaad sugtanba waa ayaamo,laakiin waxaan aaminsanahay in aan soomaliyi waalayn oo qof dhiigyacabnimo ku faana ayna xugun u dhiibanayn. nabadgelyo
-
Members of Somalia's first parliament for 13 years have been sworn in after lengthy talks between rival factions...........http://news.bbc.co.uk/2/hi/africa/3587526.stm
-
a/c for those who want 2 download soomaali muxaadarooyin.check the following URL. somalimuxaadaro mucaadaroyin w/s
-
Originally posted by Beard: Bismillah, We don't need people with wrong aqida just to keep the numbers up. ^^ i agree with u. i never knew who had so much DHAKAXLEEY in our community, subxaanalaah. Brother NUr keep up the good work,i learned alot form this topic walahi, i myself used to to live in area dominated by them,their enemy NO 1 is the Sunnis.
-
i don't give a damm if he wins or not , Abdi Bile had a US citizenship,but proudly repesented his motherland.
-
happy birthday and wish u nice and happy life.
-
8th position again, :confused: ,anyway they they did their best,i am proud of them! Go somalia,
-
it was nice to somali competing and was happy to see.Being the last is not big deal,,but she broke the rules..how can u change lines in 100m, it is time somali olymic commitee should educaate more our athletes before presenting them.... "Fartun Abukar Omar, third from left, of Somalia, runs in the wrong lane during a qualifying heat of the 100m at the 2004 Olympic Games Friday, August 20, 2004 in Athens, Greece." source http://sports.yahoo.com/oly/som
-
vedio games are regulated jusst like the movies,but the problem is when games intended for adults end up with young kids. i believe parents should watch out what their kids doing,and it is not the problem of the game makers cuz they make wat the customers want,i.e. more violent. bye now
-
^^^ma arag,,laakin waa leeyihiin,faraskaasi waa casaan,faraskaasi waa dhiin? Luuqada soomaligu waxaan aamin saahay in ay tahay luuqad hodon ah,,laakin dhibku waxa uu ka jiraa sida horeba loo tilmaamay in luuqada ay lumayso,, Gabay baa waxa tiriyey abwaanka Caanka ah Hadrawi,,markuu dhexda marayey ayuu dadkii dhegaysanyey fiirshay oo intuu gabaygii joojiyey, dadkii waydiiyey waxa ay gabygii kaka fahanteen?? ,wax u jawaabo buu waayey, ,marka gabayadii hore iyaga hadalkoodaba daa... midakale berigii hore dee cidi ma qorin jirin ? oo quritaanka luuqada afsoomaliga saynuwada ognahay dhowaan baa labelibay,,sababna waa unoqon kartaa lumitaanka erayada. Baliskuday in aad ku sheegto soomali kelmadahan. 1)watch(clock) 2)spoon 3)Tea 4)speed 5)acceleration 6)Velocity wasalaam
-
^^thanks bro
-
His father was somali,probably a seaman!
-
waxaan maqli jiray qofku haduu jimcaha waalanayo,,khamistuu soo xayd xayd taa? Shobaro ma tana keentay? Hadan ku iraahdo dhegtaada bidix qabo,,ood gacanta midig ku qabato,ka waran??logic ma tahay..logic waa sax,,ama khalad wax u dheexaya ma jiraan?? wasalaam
-
who is the sanag lady? doesn't she have a name??
-
^^ i am with u? we all know the history of somalia, but it is possible that this time abdulahi yusuf or another warlord may come out as the president of somalia??? that worries me :mad:
-
a/c, first OG_MOTI good luck with ur journey. tips:- 1) aid box(including ant-malaria tablets) 2)safari dress 3)camera and video camera 4)small radio( very crucial if u are going to Badiyaha) 5)sun glasses 6)torch 7)Speak somali all time