Som@li

Nomads
  • Content Count

    5,922
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Som@li

  1. Being raped in a prison, subxanallah, it is very unfortunate, I remmember some years ago,a question was raised to a police officer,who was giving orientation to a new somali immigrants " If people get raped in prisons?, The policeman replied , Yes, they do, and you dont have to go to a prison, STAY AWAY". but now ant-terrror laws, you can end in prison easily in places like UK. good luck to all muslims out there. Abt the cookings, any girl could master the basics, unless she is handicapped. Though, most somali girls i know are very good in cookings,It is very bad and embarrasing for some girls, who when they cook, you know better, and can detect that some ingrediants are missing. Girls, for the sake of your culture,and as proof of concept of your Soomaalinimo, PLEASE,learn how to cook.
  2. every1 knows that u "faraaxs" have that moment with any halimo as soon as she shows some movement in her legs.. ^^lol, how did you come to know that? You been doing a research...
  3. Yeah, any plans for the weekend?
  4. Cabdullaahi Yuusuf oo Laga Sugayo 24 saacadood Gudahood in uu ku Jawaabo... Baarlamaanka DFKMG ayaa kulan ay Janaayo 13keedii ku yeesheen Baydhabo waxay xukunka dalka oo dhan gacanta u geliyeen Madaxweynaha DFKMG, Cabdullaahi Yuusuf Axmed, waxaana baarlamaanku ansixiyeen in muddo 3-bilood ah uu dalka ku hoggaamiyo xukun deg-deg ah ama "Martial Law". Sidaas daraadeed Janaayo 14, 2007 waxay ahayd maalintii koowaad ee dalka aysan ka jirin baarlamaan, ra'iisul wasaare iyo hay'ad sharci dejineed oo shaqayneysa, waxa kaliya oo shaqaynayaa waa xukunka uu bixiyo madaxweynuhu ilaa ay dhammaaneyso saddexdaas biloodna baarlamaan fariisan kara iyo xafiis ra'iisul wasaare oo shaqayn karaana ma jiri karaan, sida uu qabo xeerka "Martial Law" ee baarlamaanku ay gacantooda ku ansixiyeen. Baarlamaanka oo dhan iyaga ayaa is casiley muddo saddex bilood ah markii ay ansixiyeen "Martial Law". Dalkuna muddadaas waxa uu gacanta ugu jiraa militariga oo uu hoggaamiyo madaxweynuhu. Baarlamaanku waxa uu ka mid yihiin shacabka oo ay metelaan. Mar haddii la soo rogay "Martial Law" ma jiri karo baarlamaan shacab oo hawl geli kara oo sharci dejin kara. Sidaas daraadeed sharci ahaan, xeer ahaan iyo farsamo ahaan toona suurtagal kuma aha in ay baarlamaanku shir isugu yimaadaan. Sida kor ku xusan, amarka oo dhan inta ay xaaladda degdega ahi jirto waxaa gacanta ku haynaya madaxweynaha dalka. Mar haddii aan qeexnay waxa uu yahay "Martial Law", oo ay soo hoos geleyso in aan barlamaanku kulan yeelan karin muddo 3 bilood ah, waxaa halkaas ka soo baxaya in kulankii baarlamaanka DFKMG ee la qabtay Arbaca Janaayo 17, 2007, oo ah muddo aad uga yar saddex bilood, in uu ahaa kulan aan waxba ka jirin, sharci ahaan iyo farasamo ahaana uusan ku qabsoomi karin, maadaama baarlamaanku uu metelo shacabka, shacabkana uu saaran yahay "Martial Law". Sidaas daraadeedna mar haddii marka horeba uu kulankaasi sharci darro ahaa in uusan awood baarlamaanku u lahayn in uu codeeyo, ama uu cid xil ka qaado. Halkaas waxaa ka soo baxay in aysan waxba ka jirin xil ka qaadistii ay baarlamaanku ku sameeyeen Shariif Xasan Sheekh Aaden, sidaas daraadeedna uu ilaa hadda yahay guddoomiha Baarlamaanka Soomaalida loogu soo dhisay dalka Kenya, waxaana Shariif Xasan laga sugayaa marka ay saddexda bilood dhammaato in uu baarlamaanka isugu yeero oo hawshii loo xilsaaray uu halkaas ka sii wato, sida uu sheegay Axmed Naasir Macallin oo ah Garyaqaan reer Kenya ah. Tan kale madaxweynaha DFKMG, Cabdullaahi Yuusuf Axmed, waxaa la gudboon in sida ugu dhaqsaha badan uu shacabka /saxaafadda uu muddo 24 saacadood gudohoos ah uu caddeeyo in kulankii shalay ee baarlamaanka DFKMG uu ahaa kulan aan waxba ka jirin. Haddii uu sidaas yeelo, waxay dadka isaga taabacsan u cadayn doontaa in uu madaxweyne ka yahay dalka Soomaaliya. Haddiise uusan ka hadlin oo uu aqbalo ficilka sharci darrada ah ee baarlmaanka DFKMG waxa uu ku sifoobayaa sida u muuqada inta badan Soomaalida oo ah in dalka Soomaaliya uu gacanta ugu jiro Xabashi iyo in Cali Maxamed Geeddi uu Zenawi halkaas uga yahay wakiil ama governor. Markaas haddii Cabdullaahi Yuusuf uusan tixgelin siinin sharciga Martial Law ee loo dhiibey, ha ogaado isaga ayaa lagu xejin doonaa xil ka qaadista ee ha ku sugo Villa Soomaaliya marka inta baarlamaanka la shiriyo oo dhawr xildhibaan oo Cali Maxamed Geeddi taabacsan lagu shiriyo Baydhabo markaas lagu dhawaaqo madaxweynihii ayaa xilkii laga qaaday. Hadda dhegaha shacabka Soomaaliyeed waxay sugayaan hadalka Cabdullaahi Yuusuf ilaa 24 saacadood (ugu badnaana 48 saacadood), haddiise ay maqli waayaan waxaa shacabka la gudboon in ay qaylo dhaan u dirsadaan Qaramada Midoobey sidii dalkaas xornimadiisa loogu soo celin lahaa. Haddii aan dib ugu laabano Baarlamaanak DFKMG, waxay shaqadii loo soo dhisay ahayd DIB-U-HESHIISIIN (waa xilliga aan dalku ku jirin "Martial Law"). Dib u heshiinta micneheedu waa: in dib la isugu soo celiyo dadkii Soomaaliyeed, arrintaas waxaa ka mid ah in dadka kala fikradaha duwan la isu keeno, la dhegeysto qof kasta fikradiisa. Taas oo jirta ayaa waxaa cajaa'ib noqotay in qofkii fikrad ka duwan keena la yiraahdo waa ku casileynaa?... Balse doodaasi waxay imaan kartaa marka ay dhammaadaan 3-da bilood ee xaaladda degdega ah, mudaddaas oo aan baarlamaanku shaqayn doonin, xafiiska ra'iisul wasaaruhuna shaqayn doonin. Inta ka horsa waxaa la sugayaa jawaabta Cabdullaahi Yuusuf. Waxa sharcigu ka qabo xil ka qaadistii iyo Martial Law uu ka yiri Garayaqaan Axmed Naasir Macallin iyo hadalkii uu Shariif Xasan ka yiri xil ka qaadistii Halkan ka dhegeyso. (British Broadcasting Corporation). Jan 17, 2007 Faalladii: SomaliTalk.com | Jan 18, 2007
  5. Abwaan waad mahadsan tahay,waa run waana sax siyaasada soomalida marka aad aragtid dadka u hormeedka ah, runtii wadanka waad ka quusan,walaahay, hadana yeelkeeda waxan waxaa biday nasiib, xagee lagu arkey wasiir aan waxba qori karin..? Tan shariifka, waxaa u ahaa nin aan la fahmi karin? war qofku waa inuu yeesha hadaf, sida Geedi hadaf kiisu waa lacag, Abdulllahi, Kursiga, isaga hadba dhinac buu isocdey, mana aamin sani is rog rogiisa badnaa in ay sabab u ahayd Soomaalinimo. waayo haday soomalinimo ka tahay, xaabadii markii horeba dooratey buu dhinac ka raaci lahaa. maverick politician.
  6. 183 votes against him, that is quite alot, and it means Shariff has lost alot of supperters. FYI, Faroole is coming back soon, not to Puntland but into Somali politics, He is joinin Yeey at Mogadishu, as senior advisor. I happen to know the owners of garoweonline, they ar decent pple, who knows what they talking abt.
  7. ^^^presidentofsomalia Waa iska cadahay in goboladaas ay tageersan yihiin midnimada iyo isku duubnaanta umadda Soomaaliyeed. Danaystayaasha ku dhex jira ee calooshooda u shaqaystana inta badanna bulshada beenta ka sheega waa in shaqo laga qabto. :mad:
  8. This is a new trend in and around Hargaisa,and will not stop there, the same trend started 1970s in Europe/North America. They after Group SEX . there is unconfirmed reports where a woman married 3 men at one time.
  9. Ibtisam, We could be the next..lol Val, Zu is gone, marabno wax xeebta nagu kubaareeya.
  10. Zuu, once again COngratualations, so the girl is one of the nomads from London. good to hear the first couple who met thru here.
  11. Yeah, waiting for a while for the way clears. The other day i saw a big accident involving two big buses, later heard on the news,around 9 died. Ashura is NOT a holiday,sorry.
  12. You may be scared cuz of not meeting and seeing the right person, you should not HATE if you havent met the right person YET. You may come to UAE, and a visit to the GOLD market will change your view. Waiting for Mr. Right. Ibtisam, You share with us those files you sending via PM n dont mislead the girl.
  13. What a strange news, miyay washeen? subxaanalaah. This is great disrespect for the somali women
  14. My weekends are Thru and Fri, if the New year begins on sat, I will get three days, else only one day, I have to work on saturday. What abt you? btw, I am in Shj, will head 2 AD soon.
  15. Happy New Year, Kuli Aam wa antum Bil Khayr, Sanad wacan oo wanaagsan dhamaantiin nomands.
  16. Imitating a man could be dangerous, woman can be strong n tough in their own way.
  17. Well done bro, it is not about winning, it is about the cause.Indeed I will take part next year with you,IA, in the mean time will get my body in shape.( Though, I now run abt 8k, 4 times a week, :cool: )
  18. Gen Duke must have been one of the organisers of this demonstration..
  19. Martial law, :confused: President has all the powers, sounds fishy...
  20. This is another act of injustice against men, most probably the parents had a fight and now she is using this against him. Both of them should be punished for this crime.
  21. ^^No i am insane, it is worth it man,lol.....after watching u may never buy from the supermarket and grow ur own organic foods.