Som@li

Nomads
  • Content Count

    5,922
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Som@li

  1. Walle ceeb baa taagan, masaakiin, waa lacag waa lakala qaybsadey, waxna weli la isku haysto!
  2. Thank you all, and good bye. Yes, North, I am back saxb. Macasalaama!
  3. Honesly I dint eat much, it is the weather, and so far I have been once to one the sheikhs' iftars, they have all kind of foods, local fav are Harisa, and Farida. and you eat till Isha prayer!lol
  4. Will do that, it is abt 1 hour and half, will stop on the way Insha Allah.
  5. DD, you are right, it may not bring enjpyment to the user, but who cares as long as the partner thinks you have something still going,lol. I have to drive from Dubai to Abu Dhabi now, and I am feeling sleepy, after iftar!
  6. MS DD,with all these modern medicine available today, men are kicking till they die! and Hugh hefner is wealthy man who can afford the medicine, and the women.
  7. Yes, busted! very bad scene.
  8. No, if Farahs are indho adayg, so the Halimos, that is what i meant! still long way for you to go in somali lang depart!
  9. ^what? waa indho adagyihiinaa? how can you prove it? hadayseba runtahay yaa ku dhalay?
  10. Ghanima, good luck with your research, and you can always take a trip to the country, and do your own research there!
  11. Originally posted by Northerner: quote:Originally posted by Thierry: Saxiib thanks a lot, you have to give us reviews of the place you are residing I am applying for jobs in the Gulf. I am sick and tired of paying so much tax and seeing no improvement in public services Well its alot better than UK thats for sure but you do miss the smaller things like proper brown bread and good manners (i'm talking like a brit now). When applying for jobs try not to give out your CV to every agency. Its better you use 1 or 2 agencies. PM me your job title(s) and I might be able to point you in the right direction. ps this place is expensive these days so take note. UAE is a great place, though it is getting expensive as Dirham has declined with US Dollar. The dammest agency forwarded my CV to the company I work for,and my Boss, , and I have to explain myself, "like was checking the market! so becarefull and dont flood your Cv.
  12. Gabdhoow waxaas dhibka idinkeenaya iska daaya!
  13. ^ you make sound like all Farahs are wild animals, who just cant control themselves. what abt other men?
  14. Kuwaa u reer magaaleeyey. Madaxwyanaha Puntland Md:Cadde Muuse oo laga dhacay Sadex Melyen oo dollar isagoo ku sugan Emirates Warkii 26-Sep-2007 iyo Qormadii: Afnugaal Wararka Naga soo gaadhaya magaalada Dubai ee dalka Emirates ayaa sheegaya in Madaxwaynaha dowlad goboleedka Puntland Cadde muuse laga dhacay aduun dhan Sadex melyan oo dollarka maraykanka ah lacagtaas oo la sheegay in uu Guri kaga iibsan lahaa Imaarada Fujairah:::: Sii akhri::: Dhicitaanka loo gaystay Madaxwaynaha Puntland Mudane: Cadde Muuse Xirsi ayaa la sheegay in uu yimid ka dib markii koox dilaaliin Somalia ah oo ku sugan magaalada Dubai ay u keeneen madaxaynaha nin asalkiisu Yemen ka soo jeedo balse haysta dhalasho dalka Suuriya , ninkaas oo Document faalso ah kaga qaatay madaxwaynaha Carbuun ama hor'umaris ah lacag taas oo dhan sadex melyan oo dollar.. Waxaa haatan ka socota magaalada Dubai dacwad u dhexaysa madaxwaynaha dowlad goboleedka Puntland iyo ragii Somalida ahaa ee u keenay ninkii lacagta dhacay, waxaana si aada looga dareemayaa guud ahaan dhulka Somalidu degto ee magaalada Dubai xiisada udhexaysa madaxwaynaha iyo dilaaliinta Somalida ah, iyadoo ayna ku dhexjiraan gacacsatada reer Puntland ee ku dhaqan isutaga Imaaraadka Carabta.. Ninka Carabka ah ee lacagta dhacay oo lagu magacaaboAbdiRa'uuf al- muxsin ayaa dilaaliinta Somalidu waxay ku andacoonayaan in uu dilaal wayn ahaa oo ayna ku ogayn tuugnimada noo can oo kale ah halka wararka qaarna sheegayaan in uu ahaa nin tuug ah oo ay wada qudhaabtaan qolyo Somali ah .. Warar aanu si hoose ku helayno ayaa sheegaya in Madaxwayne Cadde muuse oo goor hore la filayey in uu dalka yimaado xili ay colaado ka taagan yihiin gobolka Sool ayaa la sheegay in arinta lacagta ladhacay awgeed uu dib ugu dhacay. Waxii wara ee ka soo kordha kala soco www.afnugaal.com Afnugaal News Dubai United Arab Emirates Info@afnugaal.com.
  15. Madaxweyne Cade Muuse oo laga dhacay sadex melyan oo doolar. Boosaaso, Arbaco , September 26 2007 SMC Waraarka laga helayao ilo muhiim ah oo ku sugan dalka isu taga imaardka carbta aya shaac ka qaaday in Madxawyne cade laga dhacay aduun lacageed oo gaaraya 3 Milyan oo doolar lacgtaasi oo sida la sheegay uu guri kaga gadan lahaa degaanka Fujeera Biij. Dhicitanaka lacgtaan ayaa ku timi markii Koox qurba joog dulaaliin ah ay u keneen nin carb ah oo guryha kala gadi jiray kaas oo dukuminti falso ah kaga qaatay lacgtii Cabdrauuf al muxsin oo ah ninka lacgtaan dhacay ayaa ka soo jeeda asal ahan dalka yeman Lakiin waxuu sitaa jinsiyda dalka suurya. Soo haac bixtaanka lacgtaan la dhacay ayaa si toos ah uga soo if baxay gud ahaan xafadha soomlida degto ee magalada dubey waxaana haatan socda dawcd u dhexysa madxawyne cade muuse iyo ragii dulalaka ka aha a ninkaasai oo ah rag qurbo joog isla ahyeen. Maxkamada Magaalaada Dubay aya maaanta gudaheeda waxaa ak dhacay hanjabdo rag ay cade muuse jifo yihin iyo ragii loo saarayin ay kneen carbka wax dhacay dhacitaanka lacgtaan uu guriga ku gadanlahaa ayaa ku soo aday xili ay puntland ak jirto dhaqaale xumo baahasan iyo dagaal lagula jiro maamulka soomalilanad . Waxaa intaasi dheer magaalada Boosso oo ah magaalad inta badan ay ak soo baxdo cashurta ugu badn aya waxaa ka dansanaa bishii ugu danbsay kortandii oo u fadhida lacag lagu qiyaasay in ka yar boql kun oo doolar . Caadad guri iibiga ayaa ah mid aan horay llogu aqoon maamulka Puntland lakiin dadku markii ay maqleen aad ula yabeen madaxawyne Cabdulaahi oo mudo dheer ka talinaayey puntland ayan haba yartee ku yeelka iyo dibdiisa midnaba xtaa hal qol oo cariish qaar ka mid ah golhisa xukumda oo haatan ku sugan dalka imartka aaya warkaan u xaqiijyey oo manaata Puntlander khadka telfonka la tigsatya waxaana laga yaba in ay baajiso mishlkaldani imtankisii laga sugaayey madaxwaynhu inuu yimaadao Somaliweyn Media Center (SMC) Boosaaso Somalia
  16. Dubai:- Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Cadde Muuse Xirsi oo ku sugan dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa waxa uu maalmahan ku noqnoqonayey maxkamada Dubay, isaga oo dacwad kusoo oogay niman ganacsato ah oo u keenay nin asalkiisu yahay Yamani oo la sheegay inuu ka dhacay Madaxweynaha lacag dhan US$ 3,000,000 (sadex milyan doolar). Lacagta laga dhacay Madaxweynaha ayaa ah mid hore looga dhacay shacabka reer Puntland oo aan nasiib u yeelan inay dhaqaalaha dalka kasoo baxa dib loogu celiyo dalka, iyadoo had iyo jeer gacanta ugasha koox yar oo ah masuuliyiinta sar sare ee maamulka Puntland. Dhowaan ayay ahayd markii uu Cadde Muuse isdaba mariyay lagana soo saari kari waayey hanti dhan $500,000 doolar oo loogu dhiibay in wax lagaga qabto dekeda laga hirgelinayo Laasqoray. Sida ay xaqiijinayaan wararka ku saabsan dhacdadani wax uu Cadde Muuse heshiis xaga caqaaraatka ah (real estate) la galay nin yamani ah oo lagu magacaabo C/Rauuf Al Muxsin isagoo carbuun usii bixiyey lacag dhan sadex malyan intii kalena aan weli la kala qaadan ayuu ninkaas yamaniga ah dhacay lacagtaas. Waxay arintani soo baxday xilli caalamuku isku raacay inay Soomaaliya tahay wadanka ugu horeeya aduunka xaga musuqmaasuqa iyo isdaba maryaynta taas oo shacabka soomaaliyeed ku ah laba geeriyood, Waxana ay halwadeenada Soomaaliya ku caan bexeen ku tagri falka raasamaalka shacabka saboolka ah ee soomaaliyeed. Wixii danbe ee arintan kusoo kordha waxaad kala socon doontaan: LaasqorayNet - Dubai, UAE.
  17. It is matter of convinient, if you can afford to get a nice place in the front, why not!
  18. They have taken tha survey not from TFG alone but from Puntland, Somaliland, I believe corrupted society has all evils, so one has to get rid off corrupted leaders first. one of the face's of corruption!