
Som@li
Nomads-
Content Count
5,922 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Som@li
-
Yur, Accuubi Bilaah!
-
I love Cadriyad, I wish I knew how to make, betting on my future wife!lol
-
it is art! calligraphy!
-
Umada habaarka ka daa!
-
naagtan qawsaaxda ah bal maxaa idin daba dhigay!
-
Waaryaahe JC masaas baa kuu danbeeysay, in aad waxaas naruuro ka daydid? isku xisho ninyahow!
-
Tagsiile ma kii haraga cadaabaa?
-
You have to understand, she lost her son!
-
The other day I find atleast 3 entries in my cellphone of people who passed away, Rabi ha u naxariisto intii dhimatay.
-
Saudi Arabia approaches Somali Conflict at the Wrong Side
Som@li replied to Jacaylbaro's topic in Politics
lool, it is ok to have diff opinions, but always angered by pple who advocate to dissmember SOMALIA! , I know you are not one of those -
Saudi Arabia approaches Somali Conflict at the Wrong Side
Som@li replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Sxb dont post this kinda articles, it is a cry! so far there is only one Somalia, and that is how it gona be. -
Saxb xagee weeye meeshaasi?
-
lool,waa run xooga baa dhan u tuuri, kaaley horta ma waaxad ka tirsanaan jirtay Ubaxii gacaanka ee waagi siyaad BARRE, maxaa caruur bacad la tubay,inta iskoolaa laga waday oo baanaan la tubay? Aboow Siyaad! waad xusuusata soo maaha! kuwaaba ciddi wax ma siin jirin,lol laakin hada waxa dhibka keenay saboolka haya Soomaalida.
-
Saxb meeshii sidaa bay isku bedeshay, weliga ma aragtay nin madaxwayna sheeganaya oo BBCda ka leh, anagu 3 makiinadood baanu haysaa oo hadba xogaa ku rognaa, tuuganimo cad! waa wax lala xishoodo runtii. Waxa la yiri hadaad tuug habeen u fasaxdid magaalo in uu dhaco/xado,habeenka labaad tuugada dhan baa soo shaqo tegi!lol Anyway, waxaa hambalyo mudan kanacsatada reer Dubai ee diiday in ay qaadaan konteerada.
-
Caruurtu waxa ay u hibeeyeen waqtigeeda iyo maalkooda umada soomaaliyeed, si ay u heshiiso,lol, they are the future leaders, so xooga lacagta ah ee laga cunay waxba yeeli mayso. waxaa dhib ah uun waxa ay u 3 bilood la haraadeen in ay noqoto hal bacaad lagu lisay!
-
Koonteynato ay ka Buuxaan Waraaqaha laga Sameeyo Lacagta oo Lagu Xayiray Dubay Dubai:- Konteynaro ay ka buuxaan waraaqaha laga sameeyo lacagta oo loo waday Puntland ayaa ku xayirmay Dubay kadib markii ay ku mudaaharaadeen ganacsatada Puntland ee ku sugan Imaaraadka Carabta. Waxa beryahan danbe ka jiray guud ahaan Soomaaliya sicir barar aad u xooggan oo ka dhashay lacagaha lagu sameeyo dalka gudihiisa oo aan loo aaba yeelin, waana arinta dhalisay inay ganacsatada reer Puntland ee Imaaraadku is hortaagaan qaadista koonteynaradaas ay ka buuxaan waraaqahasi si aanay u gaadhin Boosaaso iyo wadanka intiisa kaleba. Faarax C/Raxmaan oo ka mid ah ganacsatada Puntland ee Imaaraadka isla markaasna wax ka rara doonyaha xamuulka qaada ayaa u xaqiijiyey Shabakada laasqoray inaan la qaadi doonin koonteynaradaas. "Ma qaadi doono koonteynaradaas mana geyn doonno wadanka" ayuu Faarax u sheegay shabakada laasqoray wuxuuna sii raaciyey "Waxa ay ganacsatada wax u rarta Puntland ku tashatay inaanay u ogolaan doonyohooda inay qaadaan waraaqahaas, doontii qaadana in la qaadaco waxna lagu raran isla markaasna aan lala yeelan wax macaamil ah ninka masuul ka ah doontaas". Waxa la yaab ku noqday shacabka Puntland lacagaha sida xoogga leh loo sameeyo ee sababay sicir bararka iyadoo aanay helin shaqaaluhu mushaharkooda iyagoo ku shaqaynaya sidii iskaa wax u qabso. LaasqorayNet-Dubai. Source
-
^I dont think so, Yusuf Garad is very smart man! i think he will like the challenge!
-
Good luck with the book, and when it is out, will be the first to buy Insha Allah. I am now helping a friend, who wrote a beautiful somali novel,( a story of cishqi iyo Colaad),with the publications,and final proof reading, damm it is costly, but finaly managed to get one publisher, and Insha Allah it will be out in 2 weeks.
-
A man emerged from the back door of a coffee shop and opened his plastic bag, showing the half-bundle of khat he had just purchased for $40. Asked how much he had earned at work that day, he looked embarrassed. "Seventy-two dollars," he said. waa umad waalan, kani waaba shaqeeystee ku daynta ku cunaaya ba ka daran.
-
Yes, Vey dull, staff of 70, only 6 people work on saturdays! but it is nice as nobody will disturb you!
-
By Patrick Di Justo 09.26.07 | 12:00 AM Sheikh Muszaphar Shukor of Malaysia, a crew member on the 16th mission for the International Space Station, gives thumbs-up near the Soyuz-TMA capsule before the final test outside Moscow on Tuesday, Sept. 18, 2007. Photo: Associated Press / Mikhail Metzel Sheikh Muszaphar Shukor has a problem. Two problems. The first is that Mecca keeps moving. Well, not really. It's Shukor who'll be moving. As Malaysia's first astronaut, he's scheduled to lift off October 10 in a Russian Soyuz spacecraft for a nine-day visit during the holy month of Ramadan to the International Space Station. He's a devout Muslim and when he says his daily prayers he wants to face Mecca, specifically the Ka'aba, the holiest place in Islam ("Turn then thy face towards the Sacred Mosque: wherever ye are, turn your faces towards it .... " The Quran, Al-Baqarah, 2:149). That's where the trouble comes in. From ISS, orbiting 220 miles above the surface of the Earth, the qibla (an Arabic word meaning the direction a Muslim should pray toward Mecca) changes from second to second. During some parts of the space station's orbit, the qibla can move nearly 180 degrees during the course of a single prayer. What's a devout Muslim to do? "As a Muslim, I do hope to do my responsibilities," Shukor says. "I do hope to fast in space." More........