Caano_Geel

Nomad
  • Content Count

    625
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Caano_Geel


  1. Safferz;951456 wrote:
    Finally lol. Is this just one or two roads or is this city wide construction?

    The mayor of Hargeisa said yesterday ''Hal ama laba wado kuma ekaanayso, dhismaha waddooyinka marna la joojin maayo''


  2. Bal orodoo car Somalia gudaheeda qof Soomaaliya carabi kula hadal, Oday, islaan ama inan yar, ma iyagaa fahmaya, wax salaanta dhaaf-siisan.

     

    Waar niyaw cid midh iyo dhifka carabiga iskuu u bartay ma matalo ummad dhan oo malaayiin qof ah.

     

    Waa been abuur, cid Soomaaliya gudaheeda carabi ku wada hadasha lama soo helayo.


  3. We all know that the official language in Somalia is (Somali). And there's no any other langauge which people communicate in Somalia.

     

    Wikipedia's saying Somalia official languages are Somali and Arabic!

     

    Where this Arabic came from?? Who speaks arabic in Somalia??

     

    We are muslims maashaa allah, we do read quran and hatiths, but reading and knowing your Islamic writings doesn't make an official language!

     

    Waar bal iga jaahil saara dee, yaa ku hadla Carabigan????


  4. nuune;947380 wrote:
    Bring sawiradii Burco kuwii aad keentay mooyaanee kuwa kale keen, and end this love of Burco, it is not healthy for you, explore the rest of the country where you have rivers, canals, oceans and everything.

    My friend I love all Somalia in general, but Burco wadnahay ka lulataa :D

     

    Waar magaalada sida loo qaabeeyay bal horta wax ka dheh, ka dibna aynu meelaha kale gaadhno.


  5. Waxa loo eegayaa, qaabaynta guud, beeraha iyo dhulka danta guud, ee magaalada gudaheeda, iwm

     

    Inkastoo aan ka xuma-hay tayadda sawirka oo madow ku jiro haddana aan ka bilaabo, my hometown :D

     

    33mlvmv.jpg

     

    35ksis1.jpg

     

    9j0ffo.jpg

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

    Kolay anigu goornaba kuma naco Burcoooooooy