Caano_Geel

Nomad
  • Content Count

    625
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Caano_Geel


  1. nuune;922869 wrote:
    lool something like this, that is the worst design I have ever seen, what ever happened to creativity, that building yaa Caano-Geel really looks like a prison similar to the one in Al Catraz.

    LOL waar niyaw I can't talk about the design but the building is big enough to handle for immigaration stuffs.


  2. *Blessed;922549 wrote:
    ^haye la soo dhakhso, I hope arimihii inay kuu hagaageen.
    :)

     

    NG, nuune wuxiisu waa af carabi. I think we found our man, Caano Geel! What d'ya think Chuba?

     

    Blessed alhamdulillah inaadeer, haa arrimihii way ii wada hagaageen...ilaahay mahaddii weeye nimcaan la luudayaa.

     

    Isha allah I will post more photos


  3. Alpha Blondy;921837 wrote:
    you do realise burao is Somaliland's second biggest city. what's this nonsense you're spewing about
    Somalia
    ?

     

    waar, are you Somaliland or Somalia. clarify your position.....

    Somaliland :)


  4. Abwaan;921695 wrote:
    Maasha Allaah Burco dhaqaaqday. Magaalada caanka ku ah Suuqa xoolaha ee ugu weyn Soomaaliya.

    Haa waa sidaa Abwaan, laakiin gabay inaad u tirisaa magaalada ayaa lagaa rabaa :) ileen abwaan baad tahee!!


  5. Haatu;921610 wrote:
    Oo ma erey shisheeye baad ka doorateen kii Af Soomaaliga ahaa?
    :D

     

    Anyway, back to Burco
    :D

    What erey shisheeye are you talking about? Neither one is Somali Biriish nor Buundo

    Bridge is an English word and we Northerners say Biriish feel the similarity

    Ponte is Italian word of Bridge and you Southerners say buundo feel the similarity this too.

     

    Somaliland or most northerners words are mixed with English words because of the colonial era

    While the most Southerners words are mix with the Italian words because the colonial era as well.


  6. Haatu;921578 wrote:
    Nonsense sxb. Buundo=Bridge.

    We northerners say Biriish unlike Southerners who say Buundo, markaa sidaad u taqaano u hayso, anna sidaan u aqaano ii daa. waan fahantay baan filayaa.

     

    Waqooyi iyo Koonfur markooda horeba way kala hadal duwan yihiin.


  7. Haatu;921552 wrote:
    Can I ask a small question? What have you northerners got against the word
    Buundo
    ? Biriij ku laha
    :D

    Buundo = humps of the road

    Biriish = bridge

     

    I hope you get it sxb.


  8. Alpha Blondy;921561 wrote:
    THANKS for proving the HATERS wrong Canno!

     

    waay dushay burao walle....ma istidhi? LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL.....
    :D

    What are you LOOLING?... Burco is doing well within its own way.


  9. Haatu;921517 wrote:
    So it does exist
    :D

     

    Caano, how do you know it's the most well planned town?

    Here Can you find a Somali town who;s well planned as Burco, bal sida ay magaaladu u qaabaysan tahay eeg

     

    vAML2Cx.jpg


  10. Bluelicious;921509 wrote:
    Great pictures didn't expect this thanks Caano_Geel. Finally I see the so much talked about Burco. The place looks alright and not how it was being described on SOL.

    Blue

     

    Walaal dadku waa xaasidiin, they always troll other cities/towns while they hide looks of their cites/towns!! No one will post his hometown photos and yet he keep trolling other towns....Markaa waan ka yaabay walaal.


  11. HATERS WILL ALWAYS HATE

     

    - Burco have the best town planning of All Somalia Even better urban planning than Mogadishu, which is the Nation's capital, and all we know Mogadishu was shaped by the Italians.

     

    Thread-kan waan iska ilaaway, I will post few photos now, inta kalena markaan wakhti u helo ayaan soo dhigi isha allah.

     

    cb1yol9.jpg

    bGbls.jpg

     

    7346675484_83fa4f0112_b.jpg

     

    7346661864_773d890afd_b.jpg

     

     

    XBOmw.jpg

     

    nyzbe8.jpg

     

    2noc2a.jpg

     

    2lxxk74.jpg

     

    mBiLN.jpg

     

    6IBDF.jpg


  12. ^^^

    jb taas baan kuu yara saxayaa siday ahayde u kaadi

     

    markuu yidhi aabo calculator kii iisoo dhiib buu ku yidhi, islaanta waxaa la joogay dad kale

    markaasay tidhi odayga waxaad ku tidhaahdaa ''calculator kii waan yara waayee bal waan raadinayaa iska yara sug... Markay dadkii ka tageen oo xoogaa kasoo wareegtay ayay islaantii tidhi ''aabo calculator kii waa la helay ku dheh.... Laakiin wuxuu ugu jawaab celiyay ''iska daa ku dheh xisaabtii maanta gacanta ayaan kaga shaqeeyee'' halkaasuu sheekadii kusoo xidhay iyadoo cidina fahmin!!


  13. xaaji xunjuf;915768 wrote:
    not going to happen alpha blondy will organize a demo in berbera demanding the resignation of the the new governor if that happens:d

     

    by the way the new governor of awdal is from togdheer now that is going to be funny. Reer togdheer and reer awdal isku af somali maha.

     

    this is funny wallee when a burcaawi from burco say ''waar maxamuudow orodoo ninkaa raacoo nootaayadii ina ina muuse dhag-jar, kasoo saxeex war-qada kala goynta labada baloodh ee cadaynta sar-faynka dhulka''

     

    reer borama ''huuno ninka muxuu ka hadlayaa? Waar yaa alalh yaqaan oo nooga turjuma :D


  14. So far only two forumers understood my point...these are Odey and Waranle Warriors

     

    All I meant if Mogadishu is the Capital of Somalis then it should be equal to all the somali citizens with equal opportunities when it comes jobs and other positions....But.... big but......if you say Mogadishu is only for Mogadishians then force other Somalis claim Mogadishu as their national capital.

     

    And for the other cities towns in Somalia they all belongs to one or two/three particular clans, simply their cities towns are not capital of Somalis but rather capital of a particular clans... Markaa lama bar-bar dhigi karo Mogadishu.


  15. If so...can a non Mogadishan from the other regions, cities of Somalia... e.g Las Anod, Kismayo, Borama, Hargeisa, Garowe etc can be the Mayor of Mogadishu?

     

    If the answer is NO then how Mogadishu can be the Capital of Somalis?

     

    Bal iga jaahil saara niman-yahaw.

     

     

    Mahadsanidiin

     

    CAANO.