Caano_Geel

Nomad
  • Content Count

    625
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Caano_Geel


  1. Kan Puntland baa maskaxda ka gashay, Puntland Puntland

     

    Waxaan ka baqayaa kan hadduu dhimanaayana in laga kari waayo waar ashahaado...Bal yay naftu ku dhaafin adigoo leh Puntland PUNTLAND haaah Puntland.


  2. OdaySomali;811234 wrote:
    :D
    :D
    :D
    Eeyahee waa duqa, maxaad la subxaanalaysanaysaa LMAO
    :D

     

    Anigu duq ma ihi, in waqooyi duq iyo raqayo waxa loo yaqaana, qof cimrigiisii dhamaaday oo sii dhimanaaya, like this photo below

     

    FCKiO.jpg


  3. Buluc?

     

    Waxaad u jeedaa Muluc

     

     

    Geel ka cabaadis

    Qorato

    Caasha badhi

    Malow

    Dibigaale

    Shurun-shuur

    Jir-jiroole

    Roob la dhac

    Jiifaa

    Xamaarato

    Jinac

    Dhuxun ku reeb

    Macaan jecel

    Fiid meer

    Qalajiso

    Maska cagalay

    Cali gobyaale

    Digirin

    Yaryaro

    Qooley

    Xoor


  4. Ciyaaraha iyo madadaalada qaar

     

     

    Bad ka shuba

    Seeman

    Layli-gobalay

    Laadhuu

    Dubnad

    Ay-ay

    Shax

    Naas-dheer

    Irmaan

    Shax-weyn

    Shax-yar

    Footari

    Xaasid-xaasid

    Rako

    Baran-boorri

    Turub

    Rikoodheyaal