Jaamac_Bootaan

Nomads
  • Content Count

    127
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Jaamac_Bootaan

  1. SOME MORE PHOTOS OF BAY & BAKOOL Somali agriculture road between Baydhabo and Buur Xakabo
  2. SOME MORE PHOTOS OF BAY & BAKOOL baydhabo airport Greetings from baydhabo Former President of USA George Bush senior in baydhabo
  3. The photos of Muqdhisho are for many people from Muqdhisho very disturbing to see, because they feel it hides the fact how people are suffering in Muqdhisho. The photos are only of a small part of Muqdhisho wich has been build and where only Somali businessmen roam. Thoso photos of Xamar are not representative for the city, because the city is still destroyed after 14 years. This is a recent article of Hiiraan.com: 14 sano oo dowlad la’aan iyo bur bur ah kadib waa sidee muuqaalka faras magaalihii Muqdisho? Isniin, February 23, 2004 Dabcan in badan oo ka mid ah dadka soomaaliyeed oo aan ku nooleyn gudaha dalka Soomaaliya marka lagu soo hadal qaado Muqdisho waxaa u sawirmaya in magaala madaxda dalka Soomaaliya oo beri ka mid noqotay kuwo ugu nabadgelyada badan caasimadaha dunida in ay haatan tahay mida ugu nabadgelyada xun oo ay aalaaba ka dhacaan falal lid ku ah bani’aadannimada sida dilka, kufsiga, af-duubka, dhaca IWM. Run ahaantii sawirkaas laga heysto magaalada Muqdisho waa mid jira, falalkaas ka baxsan bani’aadannimada wey ka dhacaan, inkastoo maalmahaan ay soo yaraanayaan kadib markii ay dad waxgarad ah u sara istaageen la dagaalanka kooxaha burcadda ah ee ka dambeeya fal dambiyeedyadaas. Haddaba si aan aqristaayeesha qiimaha leh aan u tusno sida uu yahay muuqaalka magaalada Muqdisho oo bur bur weyn ku dhacay ayaan haddii aan nahay bahda Hiiraan Online aan dhexda u xiranay sidii aan sawirro uga soo qaadi lahayn bur burka magaalada, gaar ahaan meelihii caanka ahaa. Runtii ma ahan wax sahlan in aad si dhib la’aan ah sawirro uga qaadato bur burka magaalada Muqdisho waayo waxaa goobaha aad sawiradooda daawaneysaan gacanta ku haya maleeshiyooyin beeleedyo kala beel ah oo ilaa qabiil ka soo jeeda, kuwaasoo leh soohdimo yar yar oo aysan isaga tallaabi karin iyaga qudhooda. Intii aan ku guda jiray sawiridda bur burka magaalada waxaa dhex socday meelo bilic ahaan aad qurux badnaa xiligii dowladda jirtay, balse haatan marka aad dhex mareyso aad baqeyso, waxaadna maqleysaa codka shimbiro deegaan ka sameystay geedo waa weyn oo ka baxay gudaha daaraha bur buray ee isugu jiray kuwo ay dowladdii lahayd iyo kuwo ay dad gaar ah lahaayeen. Waxaan ka bilaabay taaladii Dal-jirka dahsoon oo sida aad sawirka ka arki arktaan bur burin loo geystay iyo weliba xaruntii baarlamaanka oo ilaa maanta bur burin lagu hayo, iyadoo ay dad wax ma garato ah kala baxayaan dhagxaan adag iyo biraha shubka ah oo ay dib u sii iib geysanayaan, waan ka sii gudbay waxaan dhinac maray aniga oo hareeraha eeg eegaya Hotel Shabeelle oo gebi ahaantiisba dhulka lala simay, waan ka sii gudbay waxaan qooraansaday gurigii Talyaaniga ee la oran jiray Casa Italia oo ay qaxooti dhex degan yihiin, kaliyana lagala baxay daliishadihii iyo albaabadii, waan ka sii socday waxaan dhexgalay kaniisiddii oo si ka duwan sida loo bur buriyay guryaha kale ee hareeraheeda ku yaala u bur bursan waayo sida la ii sheegay waxaa dhowr jeer bam ku xiray kooxo diimeedyo ka soo horjeeda in ay barteeda sii jirto, waxyaabihii aan la yaabay ee aan kaniisadda ku dhex arkayna waxaan ka mid ahaa lafo dad oo ku dhex jira ceel aan dheereyn oo guray, waxaana u qaatay in qofkaas inta la dilay meydkiisa ceelka lagu soo dhex riday. Waxaan soo abaaray bangigii ganasiga iyo keydka Soomaaliyeed oo ay ku taalo busteejo laga raaco gaadiidka dadweynaha, waxayna meesha isbaaro u taalaa maleeshiyooyin lacag baad ah ka qaata gaadiidka laga raro busteejadaas, intii aanan soo gaarin oo aysan si fiican ii arkin maleeshiyooyinka hubeysan ee halkaas ku sugan ayaan sawir xatooyo ah ka qaatay wejiga hore ee bangiga, kadibna waxaan u sii gudbay Hote-lkii Curuba oo isaguna weliba bur burin lagu hayo. Waxaa hoos fadhiya Hotel-ka oo isugu yimaada sida ii muuqatay kooxo xarfaan ah oo qaarkood meesha u yimaada in ay dhagaxa kala sii baxaan Hotel-ka iyo kuwo kale oo meesha ku gaadaya wax dagan oo ay horay u sii qaataan. Aniga oo darridda Camerada ku haya nin buris ku garaacaya tiirarka hoose ee Hotelka ayaa waxaa si kedis hoosta iiga soo gelay seddex wiil oo dhalinyaro ah, kuwaasoo meel dheer iga soo wiideystay, waxayna igu qabteen qori AK47 ah oo uu mid ka mid ah ku hubeysnaa, waxba isma waalin, mana argagixin waayo in badan ayaan u soo joogay dhacdooyin noocaan oo kale ah, midkii qoriga watay ayaa igu yiri “keen camerada, gadaalna u siko”, waan qaatay amarkaas aniga oo baraf ka qabow, dibna waan u sikaday, waxaa ii soo baxday arrin aan ka cabsanayay oo ahayd in aan la kulmayo arrin sidan oo kale ah waayo meesha aan wax ka sawirayay xitaa looma ogolaado in ay sawirro ka qaataan wariyayaasha ajnabiga ee ay la socdaan maleeshiyooyinka hubeysan, dhowr jeer ayayna meeshaas ka dhacday is-rasaaseyn sababtay dhimasho iyo dhaawac. Dood dheer kadib waxaan is-af-garanay mid ka mid ahaa wiilashii hubeysnaa oo aan si hoose ula hadlay, kadibna wuxuu igu yiri “aniga ayaa kuwan la hadlayee ma heysaa wax aan camerada uga fujino”, markaas ayaan jeebka si deg deg ah uga soo saaray lacag aan badneyn oo aan gaari raac ahaan u watay, kadibna sidaas ayay cameradii iigu soo noqotay iyaga oo weliba ii ogolaaday in aan qaato sawirro ii harsanaa, kadibna si dhaqsi ah ayaan uga laabtay goobihii beri ahaa faras magaalaha Muqdisho balse haatan aad nafsaddaada kala baqeysid. Waxay ahayd arrin aan u bareeray si aan bur burka magaalada u tusno aqristayaasheena dibadaha ku nool ee aadka u daneynaya in arkayaan sida haatan tahay Muqdishadii ifeysay 14 sano ka hor, waxaana filayaa in ay dad badan oo yaqiinay daaraha haatan bur bursan ee aan soo sawirnay sida ay ahaan jireen xiligii dowladnimada ka jirtay Soomaaliya ay ilmo ka soo daadan doonto indhahooda bacdamaa muraayaddii dalka Soomaaliya uu sidan noqday nasiibkeeda. Si kastaba, dadku wey nool yihiin weli, inkastoo ay daawanayaan maati dayacan, maleeshiyooyin degta qoriga ku wada sita, daaro bur bursan, waxayna badankood hadal hayaan in mar ay ahaataba dhibaatadaan laga bixi doono, Muqdishana uu dib ugu soo laaban doono muuqaalkeedii quruxda badnaa. Salaad Iidow Xasan (Xiis) Hiiraan Online saladxiis@yahoo.com Mogadishu, Somalia
  4. Sophist, I'm an 18 year old senior high school student in ATL Georgia. And Insha Allah I'll go to college next year if I pass the SAT, but I'don't know what to study. The only thing I know is something that involves helping other people (no medecine!!). I was thinking about studying Law in Minnesota state University but my dad said that being a lawyer is bad in islam and I don't want to commit a sin every day till I retire. Probably it's gonna be in the direction of business or politics. Gonna live with my uncle there in Minnesota and hope to take classes from a Somali professor and study with Somali students. That would be the bomb but nothing is sure yet, only haddi Alle idmo! Nabad iyo Caano PS: if practising Law is Xaaraam than why were there even lawyers back home in Somalia? Or were they just westernized?
  5. Ameenah you're totally right about praying, because knowing Ilaahay is there to protect you against that EVIL test makes you more confident and relaxed. And about not studying with friends, it depends with kind of friends you have. If you have serious friends who are as motivated as you are, there's no problem. Of course you're gonna talk but at least you can test each other and ask questions to each other. And if you feel insecure about the test than you can compare yourself with your friends from school. No big deal, we do it all the time. After school get some pizza or whatever and go to someone's house and study till we drop or go to the library but that's boring and you can't discuss. I hope some people will agree with me on this one. Nabad iyo Caano
  6. Ameenah you're totally right about praying, because knowing Ilaahay is there to protect you against that EVIL test makes you more confident and relaxed. And about not studying with friends, it depends with kind of friends you have. If you have serious friends who are as motivated as you are, there's no problem. Of course you're gonna talk but at least you can test each other and ask questions to each other. And if you feel insecure about the test than you can compare yourself with your friends from school. No big deal, we do it all the time. After school get some pizza or whatever and go to someone's house and study till we drop or go to the library but that's boring and you can't discuss. I hope some people will agree with me on this one. Nabad iyo Caano
  7. DON'T FORGET JUBBALAND = PUNTLAND. SAY HELLO TO THE THID LARGEST CITY OF PUNTLAND; KISMAAYOOOOOO!!! SAILING ON THE COAST OF KISMAAYO KISMAAYO KIDS AND THE CARTON PLANT IN LAAS QORAY WORTH $1.2 MILLION USD
  8. LET ME SHOW YOU MY HOME CITY OF KISMAAYO. BORN & RAISED TILL I WAS 5 YEARS OF AGE. HOPE THE INVADERS OF JVA WILL BE CHASED OUT BY GENERAL MAXAMED SICIID XIRSI. KISMAAYO!!!!!!!!
  9. Nice photos Walaahi especially those of Baydhabo, I've never seen the city or it's environs before but this is absolutely terrific. I hope peace and prosperity will reign in the Bay and Bakool regions. Bari nomad nice job, man! great photos of Bay and Bakool. You can really see these Somalis have another subculture very Agriculturish!
  10. You know what I do? I do nothing just relax and do my thing and sleep very early. Then I wake up at 5 or 6 o'clock take a long shower and eat a lot and.....study till I have to go to school. It works for me...I've done that a couple of times and I got straight A's. Maybe it will work for you...you do need a good pair of heavy balls to do that, cause if you oversleep than you got some serious PROBLEMS!!! Nabad iyo Caano PS: tell me if you have a good method of studying!
  11. You know what I do? I do nothing just relax and do my thing and sleep very early. Then I wake up at 5 or 6 o'clock take a long shower and eat a lot and.....study till I have to go to school. It works for me...I've done that a couple of times and I got straight A's. Maybe it will work for you...you do need a good pair of heavy balls to do that, cause if you oversleep than you got some serious PROBLEMS!!! Nabad iyo Caano PS: tell me if you have a good method of studying!
  12. Mansha Allah Nasir, looks very nice indeed. Big up to our Somaliland brothers. Look at these bleuprints of a villa neighbourhood with 100 houses costing $3.000.000,-USD in Boosaaso of Hilaac construction company. half of the new xaafad front of the house new clinic for this xaafad new Mosque for the new xaafad [ February 24, 2004, 01:18 AM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]
  13. Warbixin ku saabsan Maamulka Degmada WidhWidh ee Gobolka Cayn. Laascaanood(radiolascaanod)19-02-04,Khamiis:- Tan iyo intii Gobolka Cayn lagu dhawaaqay waxaa si habsami ah u socday, hawlaha Gobolka, oo degmooyinkana ay maamulo tayo lahi ka dhaqaaqeen ,marka loo eego Degmooyinka iyo Gobolada kale, hadaba waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa warbixin kooban oo ku saabsan degmada WidhWidh ee Gobolka Cayn. Degmada widh widh waxaa ka jira maamul, ka kooban guddoomiye iyo laba Guddoomiye ku xigeen, Xoghayn, hanti Dhawrka Guud iyo Khanajiga degmada, waxa kale oo ay leedahay maamulka qaybihiisii kale.Waxaana degmada Gudoomiye ka ah C/laahi Saleebaan Xaaji Axmed Debay. Waxaana ku xigeeno u ah, ku xigeenka Koowaad, C/laahi Barkhadle Cashuur,ku xigeenka Labaad Jaamac Axmed Kooreeye, xoghayaha Dawlada Hoose Axmed Ibraahim, Hanti dhawrka Guud C/laahi Diiriye Warsame, Kasnajina waxaa ka ah Maxmuud Saleebaan Dhamac. Wuxuuna maamulkani intii uu jiray ku guulaystay in uu waxyaalo badan wax ka qabto sida wadooyinka magaalada oo markii hore cidhiidhina ahaa, dhagxaana lagu gooyey, oo uu maamulku ku guulaystay in uu baneeyo. Waxa kale oo ay wax weyn ka qabteen nadaafada magaalada oo ay u sameeyeen goobo qashinka lagu ururiyo, iyada oo markii hore magaalada uu qashinku dhexdeeda ka buuxi jiray, maamulka degmadu waxa kale oo ku guulaystay in uu xerodhiigda,xoolaha lagu qalo magaalada dibada luga saaro, si nadaafadu tayo u yeelato, faya-dhawarkana loogu dadaalo. Dhinaca waxbarshada waxaa magaalada widhwidh ka jira dugsi Hoose/Dhexe oo ay dhigtaan ugu yaraan 250 arday, ayna intaas ka sii yaraadaan xilliyada reeruhu hayaamaan, gaar ahaan xilliga jilaalka,waxaana ka hawl gala ugu yaraan lix macalin, hasa yeeshee aan wax taagulayn ah ka helin sida ay sheegeen dibad iyo guda toona,waxaana guddoonka waxbarashada madaxka ah Cabdi Maxmuud Cali Samatar(suulcayn). MCH , dhinaca caafimaadka oo laba qol ah ayaa isaguna ka hawlgala degmada WidhWidh, la dhisay sadexsanadood ka hor, in kastuu shaqeeyo oo uu magaalada hawlo badan u fuliyo hadana waxaa baahi badani ka taagan tahay dhinaca dawooyinka iyo qalabka kale ee adeega caafimaadka waxaana ka hawlgala Dr Faarax Xasan Aadan(Coomaade). Magaalada waxa kale oo ka jira saldhig Boolisku ka hawlgalaan waxaana madax ka ah Taliye Daahir Maxmuud Xoosh, waxaana ku sugan Boolis tayo leh, oo ku filan sugida nabad galyada degmada WidhWidh. Waxaa iyaguna ku sugan degmada Ciidamada Daraawishta oo uu hogaaminayo G/sare Aar Xaaji Muuse, waxayna heegan u yihiin sidii ay dalkooda u difaaci lahaayeen. Magaalada waxaa ka shaqeeya Sadex Xawaaladood , waxayna leedahay Matoor koronto oo shaqeeya lixda galabnnimo ilaa iyo laba iyo tobanka habeenimo. Inkastooy jiraan dhibaatooyin u baahan in waxlaga qabto , hadana waxaa la odhan karaa maamulka degmada widhwidh waa mid tayo leh, hanaqaaday oo ku dayosho mudan. Xafiiska Shabakada Warbaahinta SSC. Laascaanood Soomaaliya.
  14. Let ALLAH's light shed on Somali people where ever they are! Nabad iyo Caano
  15. :: : ::L::..:::A::N::A::A::G::..::C::A::Y::N::..::PUNTLAND REGION secondary school in Laascaanood outskirts of Laascaanood Gaalkacyo Boosaaso airport
  16. IF YOU GUYS LIKE THE PHOTOS AND WANT MORE LET ME KNOW OKAY!!!! Aqoon la'aan waa iftiin la'aan!
  17. President of Puntland meeting Col. Cabdixaamid of Libiya representing Muammar Khaddafi Libiyan Col. Candixaamid visiting the port of Boosaaso arriving at the Presidential palace meeting Col. Cabdisamad Cali Shire, the deputy commander of the Daraawiish Col. Cusmaan Salaad (with purple shawl) commander of Mudug police in Karin Left to Right: Xuseen Gacayte, Col. Cabdullaahi Yuusuf and Ugaas Xasan Ugaas Yasiin Left to Right: Buurmadow, Gen. Cadde Muuse, Col. Cabdullaahi Yuusuf and Ugaas Xasan Ugaas Yasiin Xuseen Gacayte speaking and at the background Col. Axmed Ismaaciil Boqor on the chair
  18. Puntland university students in Suudaan Puntland minister of trade & industry Eng. Faarax Dooxojoog congratulating a new Puntland teacher commander of Puntland Police, Col. Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf commander of the Daraawiish, Col. Cabdullaahi Mire Carays vice-President of Puntland, His Excellency Maxamed Cabdi Xaashi tallest and shortest men of Puntland ____________________________________________ Remembering SYL and the peaceful 60s in Gaalkacyo
  19. SCHOOLLIFE IN PUNTLAND delegation from LaTrobe University, Australia visiting Ciise Faarax Dholowaa in Boosaaso welcoming the Australians gifts from LaTrobe gifts from Puntland community in UK
  20. Don't forget Galdogob guys!!! Galdogob neighbourhood Astaanta Puntland Col. Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf (Afguduud) and Governor of Sool Ibraahim Jaamac Daad Building the new tarmac road of Gaalkacyo-Jariiban-Garacad to boost business in north Mudug Mudane Maxamed Axmed Kulan, vice-chairman of the PL parliament Carmo, town close to Boosaaso Carmo waterreservoir Dr. Cabdinaasir Maxamuud Abokor (in blue polo), first medical doctor to talk about AIDS publicly.
  21. looooool @ ship them to arraweelo land. Qori not all of them are *** -holes.....some of them like Mudane Cabdullaahi Yuusuf Axmed want to lead Somalia back to it's glory. But I'll be careful about my judgement about him I personally would like the honourable ex-prime minister Cabdirisaaq Xaaji Xuseen as new president. But he is old and maybe politically to weak to get Somalia out of this shit. This isn't the peaceful 60s years anymore you know. So I'm not nessecarily saying that Cabdullaahi Yuusuf Yeey should be president but there isn't much option.
  22. DAWLADDA PUNTLAND PUNTLAND STATE OF EE SOOMAALIYA SOMALIA XAFIISKA MADAXWEYNAHA OFFICE OF THE PRESIDENT ____________________________________________________________________ Bosaso, 17 July 2002 SUMMARY OF THE BIOGRAPHY OF PRESIDENT OF PUNTLAND STATE OF SOMALIA. 1. Born in December 1934 at Galkayo, Mudugh Region of Central Somalia ( now a region in Puntland State of Somalia). 2. Married with four children, Mohamed, Mariam, Khadija and Ahmed of the same mother, Madam Hawa Abdi Samater. EDUCATION 3. Staff College, Italy, 1954-1957 (Modena) 4. School of War (Staff & Command), 1965-1968, Soviet Union (Frunze). 5. - Attended Law School, University of Somalia, 1977. 6. - Holds a number of military decorations for bravery and leadership POLITICAL & MILITARY CAREER 1. Corp Commander of the Somali National Army at rank of Colonel. 2. Officer-In-Charge of Department of Officers and Personnel of the Somali National Army. 3. -Opposed the Military Coup of Dictator Siyad Barre, subsequently arrested by the regime for six years without court trial. 4. Following the ****** War of 1997-78 was among the officers attempting a change of the Government of Siyad Barre. 5. -Formed the exile Somali Salvation Democratic Front (SSDF) in Ethiopia as its leader in 1978-1985. 6. -Arrested by Dictator Mengistu Haile-Marian of Ethiopia for six years for opposing the Latter¡¯s policy on Somalia and diverging national interests. 7. -Re-instated as SSDF leader in former Northeast Somalia following his prison release in Ethiopia in 1991. 8. Commanded the resistance and defence of the regions now comprising Puntland State against General Aideed¡¯s forces. 9. One of five Co-chairmen of the National Salvation Council (the Sodere Group) in 1996-1997. 10. -Elected President of Puntland State, 1998- 11. - has excellent working relations with the leaders of Ethiopia and Kenya. 12. -Commands a high degree of admiration and influence throughout Somalia and beyond. VISION FOR SOMALIA 1. A Federal State with stronger powers for the Provinces ( states). 2. A Somalia free from radicalism and religious extremism 3. A free market-oriented national economy. 4. A good neighbourly relation with the countries in the Horn of Africa. 5. A Stronger ties with the West. PRINCIPLES, LIFE STYLE AND INTEGRITY 1. He has unmatched integrity and political consistency rarely found in political establishment. 2. He is unmatched, perhaps a unique African leader who is extremely anti-corruption and self-interest. 3. Being a non-smoker and non-drinker, he leads a modest and dignified life. Signing the peace treaty with the GBP Golaha Badbaadinta Puntland of Gen. Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde Muuse)