Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Showqi


  1. The title of this thread is: This is my Puntland. Where is your Puntland. Video. Which means: This is Punland Celebration day Video!

    Where is Somaliland celebration day video?

    Where is Khatumo celebration day video?

    Where is Azaaniya celebration day video? et cetera and cetera

     

    Dotore waxaas oo maalmo ah oo loo dabaal dagayo waa iska maala yacni iyo khayaali dadka adiga oo kale ah laga dhaadhacsiiyey. The only two important days that Somalis should remember and celebrate are 26 of June and first of July


  2. Abwaan, Cabdi Bille waa Soomaali dhab ah. Nin isaga oo kale ahna maanta Soomaaliya lagama helayo! waayo niyadiisa qabyaalad iyo eexasho kuma jirto. Dadka Soomaaliyeed sida ay u dhanyihiin wey u simanyihiin isaga, magaalo kasta iyo tuulo kasta oo Soomaaliya ka mid ahna wuxuu u arkaa magaaladisii iyo tuuladiisii.

     

    Maalinta ay Faroole, Siilaanyo, iyo Godane noqdaan sida Cabdi Bille oo kale maalintaas ayey Soomaaliya guul gaadhi doontaa.


  3. Juxa;856076 wrote:
    bisinka caloosha yeysan ku fakan!

    Juxa it's balanced diet. I have been eating this Suxuur every Ramadan for the past 10 years. And I have never lost or gained more than 5KG every Ramadan. You should tried it (Sareen mixed with vegetables for energy and vitamins, Eggs for protine and minlk for calcium.)


  4. Maaddeey;856034 wrote:
    Frankfurt aas kuu baashaalooyaa ninkaas.

     

    Edit: sorry, hilmaan hadal kuma jiro, Shaash buu ahaa ninkaan soo arkay.

    Maaddeey, Shaash was the best defender that Horseed ever had, but when I use to watch Horseed's training late in the 80s Shaash was already retired from Soccer, even though he still use to come and train with his (Horseed) former team mates once in the blue moon for the fun.But my favorite Horseed player was Shaarkey. Because Shaarkey use to be a talented, and humble guy who was at the same time a joker and a team player. I remember one day when Mr. Dujuuma the defender of Horseed challenged Shaarkey during a training session, but at the end of the training game Shaarkey beated Dujuuma's team. Shaarkey scored two goals and humiliated Mr. Dujuuma (Tuuneer uu ka bixiyey Dujuuma, markaasuu xitaa mar kalena banooniga ka kor qaaday)..:D:D

     

    MMA, if Shaarkey is still in Xamar I hope he is training the youth and discovering the new talented and future Somali soccer players (the same way Sheekhaalow use to do before he dead, illaahay u naxariistee)


  5. Homunculus;855722 wrote:
    Somais love to be contrarians. Somalia is approaching escape velocity and you still find some people trying to slow things down.

    Horumarka canaanyo baan ka qaadnaa hadaanu nahay qolooyinka siyaasada Soomaaliya ku mashquulsan.....


  6. Illaahay ha u naxariisto Samia.

     

    Juxa I am so jealous of you, you met my childhood favorite team Horseed. Late 80s we use to go Garoonka Horseed and watch Horseed soccer players practice. Yaa war u haya Shaarkey meeshii uu ku dambeeyey (the # 8 of Horseed)


  7. Apophis;855044 wrote:
    Women have been superficially enhancing themselves since the dawn of time yet men should embrace and accept what they don't like about their bodies?

    Hadii sidaad u egtahay lagugu doonayaayo. Maxaad sakiinta ugu carareysaa oo aad sanuuda isaga khasaarineysaa!

     

    Raula, fiyooraha waa wareega labaad dee. Xaajigu marka hore sow in uu xaragoodo oo uu yarta ka qoslisiiyo ma'aha. Marka xiga markey balantiisa ogolaato waa khasab in uu fiyooraha la soo cararo:D


  8. Inkasta oo aanan anigu bidaar lahayn hadana labadii sanno ama saddexdii sannoba mar baan madaxa iska xiiraa oo aan dhukur iska dhigaa;) Marka Mr. BoldnewSomali-yoow waxba ha ka war warin hadii ay timuhu kaa cararaan! inta hadhay wadda xiir oo dhukur iska dhig" koofiyado qurux badan oo fashion ahna soo iibso si aad winterka iyo xiliga qaboobaha ah u xidhato. Dumar hilidoodana ha ka wal walin mar hadii aad tahay nin wax bartay, shaqo fiicana heysta. Koley Xaawaleydu iyaga ayaa saf kuu soo gali doona. Ku dadaal in aad ka qoslisiiso dabeecadaadana wanaajiso. Intii kale illaahay koley wuu ku siiyey (Shaqo wanaagsan iyo cilmi).


  9. Abwaan;854926 wrote:
    Amuu Xamar xildhibaannimo u doontay XX? Annaguu malaha noo been guurayey.
    :D

    Abwaan, waxwalba waa laga yaabaaa inkasta oo XX uu ahaa nin reer SL ah hada hadii uu Sh. Shariif uu position siiyey waa wax suurto gal ah in oo noo aamusay beryahan:D:D

     

    Xaaji warkaaga keen. Bal xageed ku danbeysay baryahan...................


  10. Inadeer Xaaji Xunjuf, xageed ka dhacday beryahan reer Sol wey ku dabeed, oo waanu kaa warwarnehy! Bal warkaaga na soo gaadhsii meeshii aad ku danbeysay, iyo waxa ku aamusiiyey, waayo waxa aad ahaan jirtay nin buuq badan,,,,,, Oo hadana aan beryahan war kiiisa aan la maqlin!!!! waanu warwareeynaa ee bal warkaaga noo soo tabi Saaxiib


  11. oba hiloowlow;854632 wrote:

    Dhinaca kale qaban qaabo xoogan oo lagu soo dhoweynayo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka socota Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, waxaana wadooyinka laga dareemayaa dhaq dhaqaaq ballaaran oo lagu soo dhoweynayo.

     

    Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa waxaa ku sugan Haween xiran hidiaha dhaqan, Mas'uuliyiin iyo saraakiil, waxaana soo dhoweyntan ay tahay mid aad uga duwan soo dhoweyntii hore.

    Hooyooyinka waxaa laga doonayaa in ay babis iyo birqaab kala hortagaan Sh. Sharariif oo ay diyaarada ku celiyaan:D Sidani si ma'aha he has wasted a trip:o