Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Showqi


  1. Raamsade;882120 wrote:
    Maarodi, I'm deeply worried about you and Showqi with all this talk of protecting these gaalo. We are Somalis we don't respect no body unless they're tolka. I can assure you eeydan qoyan iyo nijastooda in dalka waxba ku yeelan doonin. Like that exceedingly daft Kacaan song used to go: dilla gaalada, gaalshire ku tuura, gowraca (why would you throw a dead corpose in a jail only to take it out and then behead it? Dumb Somalis never think do they?).

    Raaamsade aka qaniinaaye slow down brother, hadii aad Muslim tahay oo qalbigaagu nadiif yahay cid diintaada wax u dhimeysa ama qalbigaa masaxeysa ma jirto! xitaa hadii uu gaalku guriga kula deganyahay diintaada wax uma dhimayo. Marka walaalo gaalada amaan gali. Aakhiro illaahay ayaa la xisaabtami doona iyaga. Inta aad ifka joogtanay Aadamigu gaal iyo Muslim wuxuu doono ha ahaadee amaan ha kaa heleen..


  2. The title is sooooo wrong. It should say: Dad aroos ka qeybgalayey oo la xasuuqay.

    Al-Shabaab waa cawaan. Xitaa ummaddii isguursaneysay ayaan ka nabadgLeynin, bal maxaa ka galay qoob ka ciyaarkooda. Ma illaahaybaa iyagu mise waa malaa'igtii dambiga xisaabineysay?

     

    Illaahay adoontiisa wuu arkaa, qof kastana waxaa loo sameeyey malaa'ig xasanaadkiisa iyo dambigiisa xisaabisa. Bal Al-Shabaab maxaa shaqadii malaa'igta Ku itaxaamay:mad::mad:


  3. Oba, I am not saying you are a racist but please be fare to other nationalities and allow them to be a Somali if they want that, besides your not the Minister of Immigaration of Somalia:D Remember my brother when you and I were misaakiin Qoxooti ah the Western countries gave us a Natinalities and a Passaports. So please saaxiib gob noqo oo dadka ha cadaadinin:cool:


  4. If there was a white girl pretending to be a Somali ouwr friend Oba will be very happy but since the lady is madow foolxun wuu yasayaa inanta! By the way there are a lot foreigners who has their last name as Somalia. I do remember one black Soccer player who use to play for Faynoord in the 90s and his last name was Somalia who knows maybe his ancestors were from Somalia:p


  5. I really don't understand why you guys make big deal about Reagans! It's okay to say I was born that city or my parents are from that province but you can not claim a city or entire province waxaasi waa waali iyo nacasnimo. Even if we give you the city or the entire province what are you gonna do with it? Wixiinu waa xin iyo xaasidnomo oo Soomaalida kale waxba uma ogolidin:(