checkmate

Nomad
  • Content Count

    1,306
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by checkmate

  1. Am the moderator of "dood wadaag" section, how may i be of service to you guys, what's that you are having problem with? lemme know please If NO problems then, please and please stop wasting our valuable space and thank you asxantu
  2. Waxaa horay loo yiri "NIn madoow Naftaada uga baq, Nin cadna (lightskinned) Naagtaada uga baq",that's why you will never ever see me mess with a dark skin brother, no way jose,you krazy asxantu
  3. Simple, i thought in aad aniga iga balan qaaday mataantaada, lacala hadaa iga dhimatid adiga(ilaahey managu keenee, aamiin), laakiin waad iga balan qaaday in aad ii heysid iyada, just incase, hadana qofkale aa siinoosaa, maxaa dhacay asxantu
  4. ^^^Waarbal ukaadiya ninbaa halkaan anigoo idhahayga shan yihiin doonaaya in uu gabadha kaliya aan ishaaraystay in uu iga dhaco, war bal xaajiyooow i dhageyso xaawooley ilaah baa badiyey, ee mid kale raadso "Simple" anigaa mar horay caashaqay...warmooge alla ma cadaabo sxb, hada makuu gogol dhiganaayo, laakin mar danbe yaa naan waxaan oo kale iskugu imaanin,ok asxantu
  5. posted by raula Checkmate-maxaa waaye qooqaan qalfsaan beryaahan waan uu jeedaa "vacation" aad weli ku jirtaa yah allaha kuu sahlo mandhow. LooooL xaajiyo waad ogtahay, it's that time of the year again, oon aan basteey la ahay , waxaad moodaa in ayaamahaan saxaraa la i geeyey,cadceedana madaxa korkiisa la iisaarey..basteey aan ahay, ha ila yaabin Ps: waxaa la yaabka leh, sida aan durbadiiba ii garatay.taloow adiguna dhibku maku haystaa asxantu
  6. -------------edited----------------------------------------------------------------edited asxantu
  7. ^^Erayga "waa iga hoos baxday" gabdhaha in ay dhahaan ma u fiicno, maxaa yeelay meelkasta ayaa loo jiidi karaa . Waxaan ka jeclaan lahaa adigoo dhahay, waan iloobay my luv asxantu
  8. ^^Same goes for you Mr. contributer asxantu
  9. ^^^It's Spanish you caproone and please refer to me as el jeffe sxantu
  10. ^^^outta of all of them, malyuun ismahaan, ifraax and laila are the sexiest.I know this because i seen them, but i vote for MALYUUN "she is a KO and the mother of my future children" One day fellaz asxantu
  11. Posted by ^^ how can you chat in a forum?..... Try it sometime, it's fun asxantu
  12. Wile E. Coyote Motto: Genius! Suggested professions: crash test dummy, rocket scientist, stuntman Famous Wile E's: Evel Knievel, any contestant on Fear Factor. AM KRAZY LIKE THAT!!! asxantu
  13. I have seen better, thanx anyhow asxantu
  14. ^^^He means, tell the missy to stop giving you "action", because the reaction will conflict with the recovery ....i think....But all in all do what best for you brah...hope you get well soon asxantu
  15. ^^^waxaad jeceshahay oo dhan hadaan jeleclahay, oo adiga Xaadadaada/shaqsiyadaada/laafyahaaga/xishoodkaaga iyo dareenkaaga aan aad iyo aad iyagana u sii jeclahay....Simply the Best abaayo Sanbabkeeyga dhixdisa aa Sabuul ku dhex cunoosaa yaa kheey asxantu
  16. Bari sxb, with all due respect, it's ideologies of such manner that don't succeed, mistakes are very crucial in the beginning of every jaurney.These so called politrickians are ONLY thinking for today NOT for what's to come for tomorrow, and it's NOT about giving chance sxb, it's about principal, it's about history, it's about framework.Which these folks have NO idea about,besides you can't please everyone. asxantu
  17. ^^it honestly is an interesting issue to ponder upon. As far as i remember or should i say somali history goes, somalians were NOT known for apologizing in a form of words, but in a form of giving conpensations to the violated party. But then again it's very hard for a person to apologize, when they think they have done NO wrong... asxantu
  18. ^^she was actually quite nice, NOT naughty at all Intuition, great to have you back sis.. asxantu
  19. Macalimuu,i couldn't agree with you more... World power(america)has 24 ministers Great britain(the inglish) have 21 ministers laakiin a/laahi yussuf and his little chihuahua PM(who was hired on "waxaan ku dhaho haye dheh yaa" where he responded "haye"),want to nominate every warlord anything that rhymes with "waziir", their target is toatleast nominate 99 waziirs i think. On thing that we really oughta keep in mind is that, "geedku haduu yaraanta ku qaloocdo, weynaanta kuma tooso", this goes way back,back in 1960 or earlier than that maybe. asxantu
  20. Nationalist, brother you should also include an option that says "non of the above" in your voting poll. asxantu
  21. ^^sxb if sh!t was money, am sure by now you would have been a millionaire, because you talk alot of SH!T for real.Anyhow i gonna give you the benefit of the doubt since you haven't read the story at all. cafwan! asxantu
  22. Sheeko #2 Markaan waxaa wadanka Canada joogay 1year and 2months, school(adult school) ayaan dhigtaa, waxaan aad iyo aad iskugu taxaluujin jiray sida aan luqada af ingriiska "Fluent" ugu noqdo, macalimada waxay ay na bari jirtay sida ay erayada "singular iyo plural u noqdaan, sida 'ing' loo isticmaalo" iyo waxyaalo fara badan. Maalin maalmaha ka mid ah, ayaa waxaan soo gelay, galaaska iyadoo macalimada la sugaayo, bas kuwa indhoyar ah aa iskala fadhiistay, markaas ayeey waxay bilaabeen in luqada ay isku practice gareeyaan,anigu shib baan iska ahaa, oo waa uun iska dhageey sanaayey. Markay dhagteyda kusoo dhacday erayga sushi, ileen dadkaan Cunto indhoyar ayeey ka hadlaayeen, anigoo war moog ah ayaan damcay in aan saxo, oo waxaan ku iri" "It can't be SUE-SHE, It has to be SUE-HER guys" Kolkaas ayeey intay is wada fiirsheen, igu wada qosleen, markay macalimadii timi ayeey warkii u sheegeen, markaas ayeey macalimadii qosal kala wareegtay meeshi, oo macalimiinta kale oo dhan ayaa isku key sheegay, markaan hallwayga lugeeynaayo ay wijigeeyga arkaan waa igu qosli jireen... markaan hada soo xasuusto waxyaalahaan, waan iska qoslaa kaligeey..LooooL Ps: qosla hadaad rabtaan, laakiin si xaasidnima ah yaan la iigu qoslin fadlan.... asxantu
  23. Best of luch SHEHERAZADE... Haye dhalinyaro, maxaa la go'aan saday? asxantu
  24. checkmate

    REAL WORLD

    ^^brother we are in the VERY END OF 2004, Stop being cauch potato and while you'r at it please upgrade your TV asxantu
  25. I wanna take some time, aan idinkaga sheekeeyo "jababka badan oo iga qabsaday qurbaha markaan imi", wallee waa dhibaato marka adigoo nin weyn ah lagu yiraahdo "waa tan CANADA iska dhici".... sheeko #1 Wadanka CANADA oo dhanba waxaan aan joogaa 8bilood/months, ayaan shaqo helay orieantation ka ayaan maray waxay i waydiiyeen "in aan u keeno VOID" cheque/checks, waxaan u geeyey isagoo waxba ay ku qorneyn, wuu igu soo celiyey wuxuu yiri"VOID ku dul qor" wuxuu uu ka wado waleey iga tahay in aanan warba u heynin, ka soco... Shaqadii aan bilaabay 2isbuuc ayaa ii dhamaatay, waxaa shaqada la iga soo siiyey "pay stab" keygii ugu horeeyey, oo aan u qaatay "pay cheque", mid aan saaxiib nahay ayaan weydiiyey wuxuu igu yiri ATM ka tag oo deposit ku samee, anoon aqrin, inkastoo wax fahanka uu igu yaraa, ayaan "pay stab"kii la orday oo aan deposit ku sameeyey ATMka, labo casho ka dib anigoo guriga iska jooga, ayaa walaashey waxay tiri"waxaan aadayaa grocery shopping", markaas ayaa anoo is xarfaaninaaya soo boodoo waxaan iri"abaayo hoo bank card keyga oo ku soo samee grocery shopping", markay soo noqotay ayay waxay igu tiri"war card kaaga ma shaqeey naayo, ee naga qabso", dhagba maanan waxaan is iri "iyadaa wax isku qalqaladay". Maalintaa milintii ku xigtay ayaan is iri ATM ka $20 kala soo bax, markaan cardkii machineka galiyey ayaa waxaa isoo qormatay"visit your local brunch",yaab iyo istacajib anoo ku jira ayaan bangigii aaday,markaan tusay naagtii tellerka aheyd my card ee ay jeegareysey, ayey waxay igu tiri"halkaas fadhiiso waa laguu imanayaa"waxay iila hadashay si aad iyo aad u fool xun, anigoo naxsan ayaan fadhiistay, nin baa ii yimid xafiiskiisa ayuu i gishatay, markaas ayuu wuxuu igu yiri "fraud" ayaa sameyneysaa soo ma aha, ilaa iyo iminka walee iga tahay in aanan warba u heynin dadkaan waxa ay ka hadlaayaan. Anigoo meel aan talo u qaado laheyn, ayuu wuxuu igu yiri "cheque miyaa deposit ku sameeysay", markaas ayaan waxaan iri" haa, shaqada midkeeygii ugu horeeyey buu ahaa", markaas markuu ninkii arkay sidaa aan daacada u ahey, ayuu intuu qoslay igu yiri "ma ogtahay in shaqadaadu ay chequeka kuugu soo rido accounta, waxaa la yiraahdaa direct deposit " wuxuu kale uu i waydiiyey in aan aqriyey pay stabka waxa ku qoran, markaasuu i tusay cheque geygii uu igu yiri, hada adoon waxba ogeyn oo aan aduunba la socon, ayaan dooneyney in aan policeka kuu dhiibo. markaas ayuu wax kasta ii sharaxay, nin aad iyo aad u wanaagsan buu ahaan, Nick ayaa la oran jirey.. Ps: qosla hadaad rabtaan, laakiin si xaasidnima ah yaan la iigu qoslin fadlan.....kuwa kale oo badana waa soo wadaa asxantu