ANTARA

Nomads
  • Content Count

    231
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by ANTARA

  1. This is not unique to Borama, worst is been happening for the last two days in Hargeisa. Dadweynahan oo ka kala yimid qeybo kala duwan oo magaalada Hargeysa ka mid ah ayaa isugu soo baxay wadooyinka waaweyn ee magaalada iyagoo gubaya taayarada baabuurta isla markaana ku qeylinaya ‘dooni meyno dowlad caddaalad darro ah”. Waxa la arkayey dadweynaha qaarkood oo sita calanka Soomaaliyeed ee Buluuga ah xiddigta cadna dhexda ku leh kuwaasi oo socod ku maraya wadooyinka. Dadka mudaaharaadaya ayaa u badan dhalinyaro iyo haween inkastoo ay ku jiraan odayaal waaweyn oo reer Hargeysa ah. Similar news was reported by Hadhwannagnews and others. It was expected of the young to react in this way but the leaders and elders of Borama are no anarchists. I agree though that reer awdal have the potential to lead more than 2 ministries but this cabinet shouldn’t be judged in terms of the representation of different tribes in it but on their achievements. Besides government is not only made up of ministries, there will be more crucial appointments to come in the near future. They can also build a strong opposition party and there is plenty who will be willing to join as evident from Hargeisa’s demonstrations. It’s good that they make themselves heard. Remember, this is a democratic country and not the wild wild south.
  2. Dawlada uu Madaxweynuhu soo dhisay waa dawlad tayo ka muuqato oo aqoon iyo xilkasnimadi ku dheehan tahay. Badankoodu beel ku faanta iyo beel ay ku faanaan midna ma jirto. Dawladu waxay ka kooban tahay qaadhaan diidka beelaha oo lagu yara dhex badhxay Qaadhaan ururiyaashii iyo calan sidayaashii Kulmiye ee qurba joogta. Waxaa kale oo uu M/weynuhu u sed kordhiyey Haweenka oo saamigoodii hogaaminta dalka wuxuu gaadhsiiyey sedex jago. Taasina waxay muujinaysaa isbedelka bulsho ee soconaya in uu la jaanqaadaayo. Haddii beelaha cid soo dirta la yidhaa ma jirto beel gabadh soo dirsanaysaa, beel waliba waxay keeni lahayd laba xiniinyoodle wax boobi yaqaan. Ragga iyo haweenka la doonayo in ay isbedelkii loo baholyoobey hirgaliyaan waa kuwan qaadhaan diidyadii iyo Maasiyada loo kala diray. 1. Meesiga Arimaha Dibada iyo Xidhiidhka caalamiga Qaadhaan diid Maxamed C/laahi Cumar. Iskii iyo kartidiisa 2. Meesiga Arimaha Gudaha Qaadhaan diid. Maxamed Cabdi gaboose waa qaadhaan diid heer qaran ah oo doonaya in aan beesha la adeegsan ee loo adeego. 3. Meesiga Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta Qaadhaan diid. Sacad Ali Shire. Shaqo iyo qaran mooyee beeshiisu hore duco iyo habaarba ugala quusatay 4. Meesiga Maaliyada Qaadhaandiid Maxamed Xaashi Cilmi Qaadhaan diid No. 1 shaqo iyo qalin aan agoonta lagu xadin oo aan dhiig qabiil lagu khadayn ayuu sitaa oo uu la godgelayaa. 5. Meesiga Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Qaadhaandiid Xuseen Axmed Caydiid. Waa safka hore ma innagaa aragnaba beel magaciisa ku tasbiixsanaysa 6. Meesiga Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Samsam Cabdi Aadan dhaqan ahaan waa qaadhaandiid oo sidoodaba haweenka qaadhaan lama weydiin jirin , xilna looma dhiiban jirin. 7. Meesiga Caafimaadka Qaadhaan diid Xuseen Muxumed Maxamed Ma hayno beel ku tasbiixsata amma uu ku tasbiixsado 8. Meesiga Gaashaandhiga qaadhaandiid Axmed Xaaji Cali Cadami Waa hore ayuu kud iyo cadhaba reebay oo ay beelnimo kala quusteen beel tirsanaysa iyo beel uu tirsanayaa midna ma jirto. 9. Meesiga Ganacsiga Warshadaha iyo Dalxiiska C/risaaq Khaliif Axmed 10. Meesiga Xanaanada Xoolaha Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga qaadhaandiid Axmed Xaashi Oday beel uu u dudayu iyo beel ka dudaysaa midna ma jirto 11.Meesiga Boosaha iyo Isgaadhsiinta C/risaaq Ibraahin Maxamed 12. Wasiikra Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka Prof Ismaaciil Muumin Aare 13.Meesiga Diinta iyo awqaafka Sheekh Khaliil C/laahi Axmed 14. Meesiga Shaqada iyo Ariamaha Bulshada Ilhaan Maxamed Jaamac 15. Meesiga Kaluumaysiga Khayraadka Badda iyo Maamulka Dekadaha Dr. Maxamd Yaasiin Xasan 16. Wasiikra Wasaarada Macdanta Biyaha iyo Tamarta Dr. Xuseen Cabdi Ducaale 17. Wasiikra Wasaarada Ciyaaraha Dhalinyarada iyo Dhaqanka Maxamed Xaashi Madar 18. Meesiga Beeraha Qaadhaan diid Faarax Cilmi Maxamuud 19. Meesiga Duulista iyo Hawada Maxamuud Xaashi Cabd 20. Meesiga Warfaafinta C/laahi Jaamac Cismaan (Geel jire) By: Xaamud Ducaale
  3. lol@Dhubad Originally posted by AAliyah416: what so masculine about one earring Cara? I find it distasteful, but everyone can do whatever.. Anyways, congrats to the brother.. He's changed a bit I guess.
  4. Allah yar7amhum wa yad5ilhum fasii7a janatihi. Lakiin geeridu geeljire iyo waxey ku fiicantay nimaanad garaneyn.
  5. Originally posted by Foolxumo: nasiibxumo..he's flyin' the british flag proudly every day, Not every day mate, here comes a Somali flag too
  6. It is only 20 ministries which I think is more realistic than 15 but the honey moon is over for the new president. I hope he announces his new reduced salary soon.
  7. ^^ If Abdillahi yusuf who is from Puntland hadn't invaded Moqadishu with help from Ethiopia it could have been peaceful now. And if Godane who is from S/land didn't start his aimless war, Moqadishu could have been peaceful today.
  8. Caydhgate scandal can be put to rest for a while. Indeed, a very positive role model for the young kids here in the UK. I think the fact that Mo is now so prominent in sports gives him that rare opportunity to inspire young Somali men in the U.K, something Rageh couldn't do when he was the only role model. And today at work colleagues keep coming to me with different newspapers showing Mo with his big grin as if they are telling me “we finally have some good news about Somalis”.
  9. The Independent: Mo Farah can kick-start British gold rush Watch the race and the interview on the BBC web page
  10. Finally the daily Mail can write something positive about Somali-Brits Well done to Mo Farah, the guy is a legend. Mo Farah gave Britain the perfect start to the European Championships in Barcelona with a fabulous win in the 10,000m. Farah led home a British one-two, with Chris Thompson finishing brilliantly to claim second place. Both athletes have put down a memorable marker two years away from the London Olympic Games. Pure joy: Mo Farah celebrates victory in Barcelona Farah turned in a superb performance to win in a time of 28 minutes, 24.99 seconds. The 27-year-old stormed clear of Spain's Ayad Lamdassem with 350m to go, and never looked like being caught. Thompson produced a rousing final lap to overhaul Lamdassem and just beat Italy's Daniele Meucci on the line. A delighted Farah said afterwards: 'It's awesome to win this, this means so much to me and my family. 'I had big doubts in the winter. I put it behind me and kept training. 'I gave it 100 per cent four years ago, but got beaten by the better man. This time it all went right. He is also holding the Somaliland flag there,Kudos Mo Brit of all right: Mo Farah and Chris Thompson are all smiles after winning gold and silver in Barcelona The Daily Mail
  11. Originally posted by Maaddeey: ^'Fulay Ulo badan' baan maqli jiray, meeqa thread iyo posts baad u baahantahay si aad Atom uga adkaatid?. Classic
  12. The Count of Monte Cristo, watch it on youtube and trust me you will love it.
  13. Could this be Cawke's fb profile, check out the classic photos on there. Dinilson Baba is a joker runti
  14. ^converter danbe ha isku doonan waar . SOL riwayd bilaash ah bay noqotey
  15. Good luck STOIC but be business minded my friend what is this soft talk of respect and whatnot . On a serious note, the people of Somaliland are at the end of the day your sisters and brothers so such noble causes is what we should be doing.
  16. ^^LOL@ third world war, it was bit embarrassing horta, lakiin odaygu balaayo ayuu arkay I think
  17. Report by Qarannews Dadkii goobta joogay ee laha mucaarid iyo muxaafid waxa indhahooda ku soo istaagtay ilmo, qiiro leh iyada oo ay maanta uu jawigu ka duwanaa sidii hore oo aad la isugu dhoola cadynaayay hadalo qab qabowna la is waydaarsanaayay xagii barigii hore dhamac la is waydaarsan jiray Madaxweynahii hore ee Somaliland ayaa markii ay xafladu dhamaatay ayaa waxa uu u soo lugeeyay ilaa gurigiisa cusub oo aan ka dheerayn xagaasi, iyada oo shicibkii ku xeernaa xayndaabka dibada ee aqalka madaxtooyada iyo dadkii xaflada ka soo qayb galay ay qaarkood soo galbiyeen iyada oo ay mudane Rayaale ay dadku kor u qaadeen isla markaasina ay aad iyo aad u amaaneen uguna dhawaaqayeen hadalo iyo sacab iyo waliba mushxarad ay ku taageersanyihiin sida uu xilka u wareejiyay ee gobanimada leh Rayaale oo goobtaasi ka hadlay ayaa sheegay in uu aad ugu farxsanyahay isbadalka maanta uu yimid, taasina ay tahay dimuquraadiyadii uu soo dhisay waxa aanu sheegay in uu dalka isu keenay intii uu xilka hayay inta dhimana laga sugaayo xukumada cusub, waxa uu ku nuux nuuxsaday in markii ugu horaysay ee uu xilka qabtay uu shaqadiisii u horaysay ka bilaabay nabada iyo jaar wanaaga isla markaasina uu xidhiidh Fiican la samaystay Jabuuti, Itoobiya iyo Kiiniya, isla markaasina uu maamulka dalka ku fidiyay, xafladan maanta loo fadhiyaana ay tahay midhihii u beeray ee uu soo dhisay. Sidoo kale Axmed Siilaanyo ayaa goobtaasi uga mahadnaqay madxwaynahii hore ee Somaliland iyo ku xigeenkiisa Axmed Yuusuf Yaasiin iyo masuuliyiintii kale iyo dhamaan dadkii ka soo qayb galay xaflada isga oo si gaar ahana ugu mahadnaqay wadamada darsika, waxana uu sheegay madaxweynahu in uu xukumadiisa soo bandhigi doono maalinta bari ah oo uu ku dhawaaqi doono golahiisa wasiirada
  18. Lool @ suldaanka, you should have left it there. The kenyan deputy speaker looks different in that picture. Riyaale gave a historic speech in that event, I'm still listening to Siilaanyo.
  19. Indeed, thanks to President Riyale and thanks to the first lady Huda Barkhad. I doubt if he will ever write a memoir of his time in office but there is a lot of shady things he could shed more light on. For instance, the dealings of his party with the then leader of the guurti, Sheikh Ibrahim(AUN), after winning the last elections albeit only by 80 votes and how difficult he found the opposition parties to deal with. What compelled him to arrest the Qaran leadership and one of the main Suldans of Burco and whether he considered arresting men like Muuse Biixi and Mohamed Kahin as well as the real reasons behind delaying the elections twice. His strategy of increasing the number of regions in Somaliland and the real reasons as to why he couldn’t do much about the hostilities in Ceelberdaale. His shortcomings shouldn’t be forgotten lest future leaders think we will forgive them too as easily, Cigaal shidaadna ileen waa kii yidhi “yaaney wada halaq noqone”. Nonetheless, Riyale's tenure will be remembered for many good things too and the following statements will most certainly be remembered in history long after we are gone. "If I lose the election I will hand over responsibility in a very...... democratic way," Kahin told reporters. "This was a friendly match and at the end somebody had to emerge as a winner. I congratulate President Ahmed Mohamud Silaanyo and his Kulmiye party for winning the presidential election," Kahin told journalists
  20. Lazie could be on to something here, atleas, on one issue and Mashqac-geliye might agree with her. This was part of his last interview with Siilaaanyo: S: Md. Madaxweyne, waxa aad tidhi markii lagu doortay Ictiraafka Somaliland waxa aan ka doonayaa dalalka Carabta, taasoo dad badani u arkeen inay jar iyo qar isku qaad kaa ahayd, balse aanad daacad ka ahayn ictiraafka Somaliland, maxaa ka jira arrintaa? J: Adeer waa taan Hadraawi hees ka waayaa oo Muuse Biixi iga dudaa oo Samaale Xerta Yagoori ku dhiibaa oo Saleebaan Muslin mar denbe fiintu-na dhex mirataa oo Xinif Computer-ka Virus ka gala oo Gabboose Urur waayaa, daacad ayaan ka ahay ee i rumeysta. Taladani waa taladii qurbo joogta KULMIYE ee maaha si kale. full interview
  21. Khudbadii Gudoomiyaha Jaamacadda Hargeysa ee munaasabdii qalin jabinta dhakhaatiirta cusub cusub ee 2010 ka baxay jaamacada hargeysa 17 dhakhtar 12 raga iyo 5 gabdhood. Mabruuk The 2nd Graduation Ceremony for the Faculty of Medicine of UoH was held. The colorful ceremony took place at Mansoor Hotel on Friday 23 July 2010 and was attended by Guurti Members, UoH community in general, chairman of Somaliland doctors Association, external examiners from King's College London (University of London), International organization heads, donors, friends and well-wishers. The graduates were 17, 5 Females & 12 males. While presiding over the ceremony, the UoH president, Dr. Bulhan, congratulated the graduating class of 2010 for a job well done. “It is a remarkable and commendable achievement. It has taken a lot of hard work on your part and on the part of the University for this day to become a reality”. Said the President. For more visit the University's web page
  22. Interview with the chairman of the Kulmiye political party Axmed M. M. Siilanyo by Tv SL Europe. Watch Here: Link