ANTARA

Nomads
  • Content Count

    231
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by ANTARA

  1. Walaal, aniga maaha. But he is well known and a trusted journalist, besides i know some of the names myself. Ilaaheyna ha unaxariisto kuwii kushahiidey when the jihaad was agianst gaalada. Obviously people knew these guys all along when the jihaad was agianst the xabashida, but now that the madness came close to home they are understandably angry, and rightly so.
  2. After omitting tribal names, this is entirely the work of Osman Abdillahi Sool (Freelance Journalist). Garab ka mid ah Maxkamadaha oo Soo Gudbiyey Magacyada Al-shabaab-ka ka soo Jeeda Beelaha Somaliland, Isla Markaana Canbaareeyey Qaraxyadii Hargeysa The names in this list and info abt training camps were leaked by some the Landers who work with the so called shabaab. (Sir culus oo la helay) 1.Sheekh Aadab Axmed Caarre"Aadan Jihaad" Burco 2.Maxamed Maxamuud Nuur"MM.Nur"Faruu" Burco 3.Mubaarig Xadhigle. Burco 4.Xasan Askari" Muuse Abokor"Cali Barre"Adaraxmaan Barre" Burco 5.Aadan Xoosh. Burco (one of the leaders currently on the run) 6.Siciid Faras" (Burco). waxa uu ku shahiidey (alaa yarhamu) dagaalkii lagu hoobtay ee Daynuunaay" 7.Mustafe Abokor Afdhanle Burco. shahiidey (alaa yarhamu) Luuq Gobolka Gedo wakhti hore. 8.Cabdikariim Xadhigle" shahiidey (alaa yarhamu) ku dhintay Afqaanistaan" 1.Siciid Axmed Jaar Burco 2.Saleebaan Suudi Carraale * Burco * waxa uu ku xidhan yahay Guatanamo Bay, Cuba" 3.Sh.Cabdilqani Aw Saalax Burco 4.Xuseen Al Xusayni: Reer Burco 5.Cabdiraxmaan Xagar, Reer Burco Hargaysa Militants 1.Ibraahim Xaaji Jaamac Meecaad, Hargaysa. 2.Magan Maxamed Xaashi Cilmi" Hargaysa "ku dhintay Xamar 3.Maxamed Ibraahim"Laba Qumacle"Bah Gobo, ku dhintay Xamar I thought Labo was an SNM veteran and as far as I knew he was incarcerated in mandheera, any confirmation from u guys especially J.baro 4.Sacad *Cabdalle Sacad* Hargaysa 5. Ibraahim-Afgaan oo isna ku hawl-gala magaca ah Sh. Abubakar Al-Zaylici Beesh *** hargeisa 1.Maxamed Sahal, ku dhintay shil baabuur barabara iyo Hargaysa dhexdooda 2.Khadar Cabdilaahi Badeed, Hargaysa 3.Sh, Maxamed Cali Geedi ,Hargaysa Beesha *** Hargeisa 1.Sh. Axmed Cabdi Aw Muxumed"Ina Cabdi Godane *Abokor Axmed, Afyare* oo ku hawl-gala magaca ah Sh. Mukhtaar Abu-Zubeyr 2.Cabdilaahi Gaab, Cabdalle Abokor, Hargaysa 3.Maxamed Cilmi Samatar, Cabdalle Arab. ku xidhan Hargaysa laga soo xidhay Burco. Sool 1.Jaamac Kutiye, ku xidhan Hargaysa 2.Cabdilaahi Carrabay Borama 1.Cabdiraxmaan Diyo, ku xidhan Hargaysa 2.Cabdiraxmaan Indha Cadde, ku xidhan Hargaysa Beesha: ***** 1.Sh.Maxamed Sheekh Ismaaciil, ku xidhan Hargaysa Saraakiisha Al-Shabaab ee u dhashay Somaliland mar-marna si dhuumasho ah ku yimaada dalka waxa ka mid 1.Aadan Xoosh *Reer Burco* 2.Xasan Cabdi Askari * Gar''adag* Ragga Gudaha ku jira ee Abaabulka wada waxa ugu muhiimsan labadan nin ee kala ah--- 1.Khadar Cabdilaahi Badeed *Reer Hargaysa" 2.Siciid Axmed Jaar *Reer Burco* iyo waliba qaar kale oo badan. La-soca Garabka Sheikh Shariif hogaaminaayo iyo Kooxda Al-shayaadiin waxa iminka ka dhex-oogan Colaad iyo Nacayb meel sare gaadhay, taas ayaana keenaysa in la is-fashiliyo oo aan waxba la isu-lahadhin. By: Osman Abdillahi Sool......Freelance Journalist. sooldhuub@hotmail.com Source = http://gabiley.net/
  3. Salaan sare saxibayaal, "One should talk about Somalia Student' Life after Uni in Asia. Very disappointed!!" ^^ I couldn't agree more with yaabka, those studying in the west are very lucky in comparison, all you have to do is get your first class and you are bound to find a job sooner or later(with some luck). But getting used to life after uni as in working 9-5 with only 20 days holioday for the whole year will definitly be a challenge for me.