Sharmakee

Nomads
  • Content Count

    82
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Sharmakee

  1. Mogadishu 05, Oct.06 ( Sh.M.Network) Golaha maxaakiimta Soomaaliyeed ayaa maanta shaaca ka qaaday in hubka dhigis ay ka sameyn doonaan dhamaan goobaha ay ka taliyaan si wax looga qabto dhinaca amaanka. Madaxa nabadgalyada gobolka Banadir Sheekh C/laahi Cali naxar Abu Quteyba ayaa maanta sheegay in dhowaan ciidamada golaha maxaakiimta Somaaliyeed ay sameyn doonaan hub uruurin gudaha Muqdisho iyo gobolada kale ee Maxkamadaha ay maamulaan. “ Dadku ha u diyaar garoobaan in aan la ogolaan doonaan in hub sharci darro ah lagu heeysto dalka, gacanteena gacan aan aheyna looma ogolaan doono†ayuu yiri Sheekh Abu Cuteyba oo sheegay in uu jiri doono tartan loogu tartamayo dhinaca nabadgalyada Saldhigyada degmooyinka gobolka Banadir iyo xaafadaha. Madaxa amaanka gudaha golaha maxkamadaha waxa uu xusay in nabada maanta Muqdisho ka jirta loo soo maray marxalado kala duwan, isagoo uga mahad celiyay shacabka Muqdisho sida ay u garab istaageen golaha maxaakiimta guusha ay maanta gaareen. Hadalka Sheekh Cuteyba ayuu maanta ka jeediyay Xaflad balaaran oo lagu soo bandhigay dhismaha 4 maxkamadood oo ay ugu weyn tahay maxkamadda ku dhaqanka shareecada islaamka ee gobolka Banadir, kaasoo ka dhacay xarunta Villa Somalia ee magaalada Muqdisho.
  2. Mogadishu 05, Oct.06 ( Sh.M.Network) Golaha Maxkamadaha islaamka Somalia ayaa maanta kaga dhawaaqay magaalada Muqdisho si rasmi ah Maxkamada ku dhaqanka shareecada islaamka ee gobolka Banadir oo ay hoos imaanayaan dhamaan Maxaakiimta islaamka Somalia. Xalada ku dhawaaqida Maxkamadda ku dhaqanka shareecada islaamka ee gobolka Banadir, oo Saacado ka socotay xaruntii hore ee Madaxtooyada ee Villa Somalia ee magaalada Muqdisho oo ay isugu yimaadeen dhamaan madaxda sar sare ee Maxkamadaha islaamka ayaa soo gabogaboobay, iyadoo lagu dhawaaqay Maxkamadda islaamiga ee gobolka Banadir oo mideyneysa dhamaan Maxkamad beeleedyada ka jira magaalada Muqdisho. Kulankaasi oo ay ka qeybgaleen Mas'uuliyiinta golayaasha shuurada iyo fulinta ee Maxkamadaha islaamka ayaa waxaa lagu dhisay afar maxkamadood oo kala ah 1. Maxkamadda hanti isku celinta gobolka Banadir oo gudoomiye looga dhigay Dr. Cumar Cabdalla, kana kooban 11 xubnood. 2. Maxkamadda racfaanka gobolka Banadir oo gudoomiye loogu doortay C/raxmaan Xasan Cumar, kana kooban 12 xubnood 3. Maxkamadda gobolka Banadir oo gudoomiye looga dhigay Dr. Xuseen Cabdi Cilmi, kana kooban 12 xubnood. 4. Maxkamadaha degmooyinka gobolka Banadir oo ka kooban 21 saldhig lehna 64 garsoore. Dhamaan Maxkamadahaasi waxaa goobta shirka kaga dhawaaqay Madaxa xafiiska garsoorka golaha fulinta ee Maxkamadaha islaamiga Sheekh Xasan Cismaan Axmed (Xasan Mahdi) Sheekh Xaxan Mahdi waxa uu warbaahinta u sheegay in dhamaan xubnaha 4ta Maxkamadood ee maanta lagu dhawaaqay dhismahooda uu ka kooban yahay 110, xubnoo oo 35 oo ka mid ah oo ah gudiga hanti isku celinta ay si rasmi ah u howl-gali doonaan maalinta sabtida ah ee soo socota. Sidoo kale Sheekh Xasan Mahdi waxa uu sheegay in labada Shabelle dhowaan loo dhisayo maamul la mid ah midka gobolka Banadir Muanaasabaddaan ayaa waxaa hadalo ka jeediyay Mas'uuliyiinta ugu sareysa Maxkamadaha islaamiga oo ay ka mid yihiin Sheekh Shariif Sheekh Axmed gudoomiyaha golaha fulinta iyo Gudoomiyaha golaha shuurada Sheekh xasan Daahir Aweys Sheekh Aweys ayaa si weyn u soo dhaweeyay dhismaha maxkamadahan ee maanta lagu dhawaaqay, isagoo sheegay in ay wax weyn ka tari doonaan arimaha garsoorka iyo amaanka ee ay u baahan yihiin shacabka Soomaaliyeed. Waxa uu ku booriyay shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan in Maxkamadaha ay ku taageeraan howlaha amaan ku soo dabaalida dalka iyo sidii looga shaqeyn lahaa arimaha horumarka bulshada, ayna si dhab ah ugu dhaqmaan shareecada islaamka. Gudoomiyaha golaha Fulinta Maxkamadaha islaamka Somalia oo hadalo ka jeediyay kulanka ayaa waxa uu sheegay in Maamulkaan cusub uu yahay mid looga baxayo cadaalad darada umadda horey u heysatay. Sheekh Shariif ayaa qudbadiisa waxaa kale oo uu kaga hadlay xarigga iyo jirdilka maamulka Somaliland ay u geeysteen Sheekh Max'ed Ismaciil, isagoo sheegay in arinkaasi ay ka xun yihiin Maxkamadaha islaamka, isla markaana ay ugu baaqayaan maamulka Somaliland in ay sii daayaan Sheekha iyo culumada kale ee sida qaldan loogu heeysto arimo aysan shaqo ku laheyn. Sheekh Sharifi waxaa sidoo kale uu cambaareeyay fara galinta ciidamada dowladda Ethiopia ay ku hayaan gudaha Somalia, isagoo sheegay in ciidamo Ethiopian ah ay ku sugan yihiin gudaha Somalia. Sidoo kale munaasabadaasi ayaa waxaa hadalo ka jeediyay madaxa amaanka gobolka Banadir Sheekh C/laahi Abu cuteyba iyo K/xigeenka guud ee amaanka golaha maxkamadaha Sheekh Muqtaar Roobow Abu Mansoor oo faahfaahin ka bixiyay isbadalka howlaha amaanka ee gobolka Banadir tan iyo Markii Maxkamadaha ay gacanta ku dhigeen caasimadda iyo howlaha saldhigyada gobolka Banadir oo hadda ay ku jiraan maxaabiis fara badan oo ku eedeysan dambiyo kala duwan sida uu sheegay madaxa amaanka gobolka Banadir Sheekh Abu Quteyba. Sidoo kale waxaa halkaasi gabayo qiiro leh ka jeediyay Abwaan Abshir Nuur Faarax Bacadle iyo Abwaan Cismaan C/laahi Guure. Ku dhawaaqida 4taan Maxkamadood ayaa ah talaabadii ugu joreysay ee dhinaca maamulka ay u qaadeen golaha maxkamadaha tan iyo markii ay la wareegeen caasimadda Somalia, taasoo soo afjareysa nidaam la'aanta iyo isbarbaryaacii ka jirey caasimadda Somalia ee Muqdisho. The real government in action pics http://shabelle.net/2006/october/n8868.htm
  3. The courts have done great job and ali mahdi or any ex-warlord shouldn't be allowed to carry weapons good job by the courts again
  4. The Somalis are beaning targeted this heavily because they are a 'soft' target. I hope they can unite to fight these people, relocating or leaving the country is no option for most Somalis in SA so its time to fight back. ME i think its not a matter just uniting but the police are hardly safe from being bribed and unless maybe each somali can afford his own gun or pistol this ****** senseless killing then robbing insult wont end
  5. The ministers that quite just returned like ismaciil and abshir thats funny maybe they should have half the count of ministers and half less MALES with alot of females and that would be a change this time
  6. I dont see the reason as to why a peacekeeping troops are necessary right now when 1.southern somaliya is peaceful 2. warlords are out of banadir 3. xamar is peaceful I think the IGAD or AU endorsement is simply to destroy somalia and weaken it worser than it is now
  7. i bet you he doesn't even maybe now how to shoot a ball giving his advantage Xuseen Bisad [photo: bbc UK] -------------------------------------------------------------------------------- Da': 27 jir Dherer: 2.40792 mitir Miisaan: 209.75 Kg Kabaha: size 26, qiime £600 Deggan: London, UK Kayimid: Qardho, Soomaaliya Hussain [7ft 9ins] iyo Sarah, [6ft 8ins] oo kukulmay London sawirka: the SUN Newspaper -------------------------------------------------------------------------------- "After reading in The Sun yesterday about 7ft 9ins Hussain Bisad, 6ft 8ins Sarah Fowler was just longing to see him. So we arranged a summit conference between her and 33st Hussain — and it soon looked like love was in the air." The SUN Hussain oo lataagan nin kamida dadka dhaadheer ee Ingiriiska oo lagumagcaabo sawirka: the SUN Newspaper Xuseen, nin dadka dhaadheer ah iyo nin dadka gaagaaban ah sawirka: the SUN Newspaper Xuseen oo lataagaan laba carruur ah sawirka: the TIMES UK -------------------------------------------------------------------------------- "Being so tall is hungry work. A main meal consists of about 5lb of pasta. If peckish, he snacks on half a loaf, two tins of baked beans and three tins of tuna. He has to drink three gallons of water a day to avoid dehydration." The Times UK NINKA ADDUUNKA OO UGU DHEER OO NOQDAY SOOMAALI -
  8. Ninka aduunka ugu dheer ayaa lagusoo waramay in uu noqondoono nin Soomaali ah oo 27jir ah oo lagu magcaabo Xuseen Bisad. Dhererka xuseen waa 7ft 9in (2.40792 mitir), taas oo uu inyar kadheeryahay ninka hadda dhererka aduunka haysta oo u dhashay dalka Tunisia oo lagu magcaabo Radhouane Charbib, dhererkiisuna uu yahay 7ft 8in. Waxaa wararku muujiyeen in Xuseen Bisad uu hadda yahay ninka ugu dheer Soomaalida, laakiin si uu u qaato cinwaanka ninka ugu dheer dunida, looguna daro buuga looyaqaan Guinness Book Records ee lagu qoro waxyaabaha mucjisooyinka ah, waa in khubaro cabirka kuxeeldheer arintaas cadeeyaan, waxaana lasheegay in bisha soo socota markale lacabiri doono. Waxaa lagusoo waramay in Xuseen uu sheegay in weli uu dherer ku darsamayo, taas oo ay dhakhaatiirtu walaac kamuujiyeen in hadii dhereku sii socdo ay u keeni doonto dhibaato caafimaad, taas oo lagula taliyey in uu dhakhaatiirta latashado. Xuseen Bisad waxa uu hadda kunoolyahay dalka Ingiriiska, gaar ahaan woqooyiga magaalada London, xaafadda Neasden [eeg sawirka dhanka bidix], halkaas oo qaxootinimo kutegey bishii September, markaas oo uu kasoo kicitimay magaalada Qardho ee Soomaaliya, kadib markii ruuga ay katoogteen tuugo. Markaas oo uu gaari nooca looyaqaan Lorry u raacay dalka Itoobiya, kadibna halkaas diyaarad lagaga so qaaday, markaas oo laba kursi ay shaqaalihii diyaaradaasi u qoondeeyeen. Sida ay ku warantay jariidada "The Times UK" waxaa hadda Xuseen loo ogolaaday in uu si rasmi ah u joogikaro dalka Ingiriiska. Xuseen hadda shaqa mahaysto, laakiin waxaa taageera qaraabadiisa kunool dalka Ingiriiska, waxaana lasheegay in dhererka sariirta uu kuseexdaa ay tahay 9ft [2.743 mitir], kabaha uu xirto waxaa lagusoo sameeyaa dalka Thailand qiimohooduna waa £600, cabirka kabahaasina waa 26 . Waxaa lasheegay in qoyskiisu aysan sidaas uwada dheerayn, xataa waxaa jirta gabar mataantiisa ah oo lagu magcaabo Khadra oo dhererkeedu yahay 5ft 5in [1.67 mitir], miisan ahaana aad ayey uga yar tahay miisaanka Xuseen oo ah 33 stone [209.75 Kg]. Sida ay ku warantahay jariidada "the SUN' caddadkeedii maanta (feb 19), gabar lagu magcaabo Sarah oo u dhalatay dalka ingiriiska ayaa markii ay qoraalka ninkaas ka aragtay jariidada aad u xiisaysay in ay la kulanto. sidaad daraadeed ayaa jariidadu Xuseen iyo Sarah u qabanqaabisay kulan dhexmara, taas ay ku kulmeen magaalada London. [sawirka dhanka midig ka eeg Xuseen iyo Sarah oo dhexda ia haysta]. Sarah oo 32 jir ah waxa ay sheegtay in ay jeceshahay ragga dhaaddheer, taas oo xuseen uu halkaas kasoo dhalaalalay. Sarah waxa ay jariidada 'the SUN UK' u sheegaty in "maadaama uu xuseen iyada siiyey Ubax, ilsa mar ahaantaana ay ahayd gabdhii u horeysey ee katirsan ururka dadka dhaadheer ee Ingiriiska, ay gabdha badan oo urukaas ka tirsani kamasayri doonaan arintaas". Waxaana wargeysku intaas kudaray haddaa xiriirkooda jacayl ee Xuseen iyo Sarah uu horamar yeesho, waxay noqondoonaan qoyska ee ugu dheer dalka Ingiriiska, waa sida wargeysku u dhigaye. Waxaa wararku sheegeen in xuseen uu ahaa ninka Soomaaliya ugu dheer ilaa sannadkii 1999 markaas oo uu dhererkiisu gaarey 7ft 7in, intii kadambeyseyna uu aad u dheeraaday. Cuntada uu cuno waxaa lasheegay in ay kamid tahay 5lb [2.27 kg] oo baasto ah, waa cuntada dhexe ee maalintii. Ninkii weligiis dunida ugu dheeraa, inta diiwaan gashan, waxaa lagu magcaabi jirey Robert Wadlow oo u dhashay dalka Maraykanka, waxaana dhererkiisu ahaa 8ft 11ins [2.47 mitir], ninkaasi waxa uu dhintay sanadkii 1940. NBA players would probably be no match for this gians link....http://www.somalitalk.com/tallman/
  9. The idea of cyber-marriage by me looks very interesting of course you know what might work for two cant work as well for another two. Anyway whos the xassan and xalimo and whats the xalwoo cause you know.. :cool:
  10. I harldy think that these so-called empagathi click led by Mr. Geddi would want to participate in the khartum talks especially after what he has said about the arab member leagues so who is the pm or the pres in this government i think its geddis government really
  11. I dont get the blame that the ICU receives that the warlords didn't in baydhabo ..where the warlords not those that dragged the country into 15 years of problems and today all the sudden the courts are bad because they wanna unite the country and the so-called states putland somaliland prove this self-naiveness...
  12. Qaar ka mid ah ciidamadii dowlada ee ku jiray xerada Manaas oo u baxsaday deegaanka Buurhakaba. July 19,2006 HornAfrik, Muqdisho , Somalia . Qaar ka mid aha ciidamadii dowlada ee ku jiray xerada Manaas ee duleedka magaalada Baydhaba ayaa lagua waramay in ay u baxsadeen dhanka Deegaanka Buur hakaba. Warkan oo aynu ka soo xiganay illo muhiim ah oo ku sugan Magaalada Baydhaba iyo qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada xerada Manaas oo diiday in la soo xigto magacyadooda ayaa xaqiijiyay in xeradaasi ay ka goosteen ciidamadii dowlada ee halkaasi tababarka lagu siinayey. Ciidamadan oo xalay ka soo baxasaday xeradaasi ayaa waxaay yihiin kuwo ka soo jeeda gobalka Hiiraan islamarkaan ah kuwii ugu horeeyay ee lagu xareeyay xerada Kongo ee duleedka magalaada Jowhar . Ciidamadani ayaa tiradooda lagu qiyaasay ilaa 200 ilaa iyo 300 oo askari sida ay tilmaamayaan wararka qaarkood ,iyadoo warar goor dhaw ina soo gaaray ay sheegayaan in ciidamadaasi ay gaareen deegaanka Buurhakaba xilli halkaasi ay gaareen mas`uuliyiin ka tisran maxkamada Albayaan ee beelaha Digil iyo Mirifle. Ciidamadani ayaa la sheegayaa markii ay xalay ka soo goosteen xerada Manaas in ay jireen ciidamo kale oo iyana soo raadiyay kuwa soo baxsday,mana la sheegin wax dhib oo oo labada dhinac dhexmaray. Waa markii ugu horeysay oo ciidamadii loo tababaray dowladda ka soo goostaan magaalada Baydhaba isla markaan ay yimaadaan deegaanka Buurhakaba oo aysan ka arimin dowlada iyadoo ay hore u jireen ciidamao ka tisarn beelaaha Digil iyo Mirifle oo ka goodayay xerada Daynuunaay bishii hore laakiin lagu guuleystay in dib loo celiyo.
  13. Qaar ka mid ah ciidamadii dowlada ee ku jiray xerada Manaas oo u baxsaday deegaanka Buurhakaba. July 19,2006 HornAfrik, Muqdisho , Somalia . Qaar ka mid aha ciidamadii dowlada ee ku jiray xerada Manaas ee duleedka magaalada Baydhaba ayaa lagua waramay in ay u baxsadeen dhanka Deegaanka Buur hakaba. Warkan oo aynu ka soo xiganay illo muhiim ah oo ku sugan Magaalada Baydhaba iyo qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada xerada Manaas oo diiday in la soo xigto magacyadooda ayaa xaqiijiyay in xeradaasi ay ka goosteen ciidamadii dowlada ee halkaasi tababarka lagu siinayey. Ciidamadan oo xalay ka soo baxasaday xeradaasi ayaa waxaay yihiin kuwo ka soo jeeda gobalka Hiiraan islamarkaan ah kuwii ugu horeeyay ee lagu xareeyay xerada Kongo ee duleedka magalaada Jowhar . Ciidamadani ayaa tiradooda lagu qiyaasay ilaa 200 ilaa iyo 300 oo askari sida ay tilmaamayaan wararka qaarkood ,iyadoo warar goor dhaw ina soo gaaray ay sheegayaan in ciidamadaasi ay gaareen deegaanka Buurhakaba xilli halkaasi ay gaareen mas`uuliyiin ka tisran maxkamada Albayaan ee beelaha Digil iyo Mirifle. Ciidamadani ayaa la sheegayaa markii ay xalay ka soo goosteen xerada Manaas in ay jireen ciidamo kale oo iyana soo raadiyay kuwa soo baxsday,mana la sheegin wax dhib oo oo labada dhinac dhexmaray. Waa markii ugu horeysay oo ciidamadii loo tababaray dowladda ka soo goostaan magaalada Baydhaba isla markaan ay yimaadaan deegaanka Buurhakaba oo aysan ka arimin dowlada iyadoo ay hore u jireen ciidamao ka tisarn beelaaha Digil iyo Mirifle oo ka goodayay xerada Daynuunaay bishii hore laakiin lagu guuleystay in dib loo celiyo.
  14. Ra’isulwasaare Cali Maxamed Geeddi ayaa Wakaaladda Wararka ee AFP u sheegay in Isbahaysatadda Maxaakiimta Islaamka Soomaaliya ay weerar ku yahiin Magaaladda Baydhabo ee Gobolka Bay,isagoo ku eedeeyay inay wadaan daandaansi cusub oo ku wajahan Caasimadda KMG ah ee dowladda. Proff Geeddi waxaa uu sheegay in dowladda iska caabin doonto,weerar kasta oo ay ku soo qaadaan Kooxaha Mayalka adag ee Maxaakiimta balse loo baahan yahay inay beesha Caalamka marqaati ka ahaato,cida iska leh eeda dagaal ka dhex qarxa dowladda iyo Maxaakiimta. Inkastoo aan la helin dhinaca Maxkamadaha cid ka jawaabta eedeeyntaas hadana hadalka Geeddi ayaa ku beegan waxyar uun kadib markii Maxaakiimta la wareegtay gacan ku haynta Magaaladda Buurhakaba ee gobolka Bay. Baydhabo waxaa ku sugan afar kun oo ka tirsan maleeshiyadii Puntland ee ilaaladda u ahayd Cabdilahi Yusuf iyo maleeshiyooyin kale oo taabacsan Gudoomiyaasha RRA sida Sheekh Aadan Madoobe,Xaabsade iyo Shaatigaduud laakiin lama ogga inay difaacayaan duulaanka Maxaakiimta uu Geeddi ku eedeeyay,hadii uu dhab noqdo.
  15. Somalia is indivisible and too small to divide as all clans are inter-mingled within the entire surface north or south. Diplomatic is one thing and recognition another
  16. Geddi is really in tune with what can happen once the courts get rid of last warlord andd to make it further geddi will be replaced sooner or later when the majority of the mp's depart for muqdhisho for the real show
  17. Warlordism days are gone and the new fever in somalia is know the holly wadaads who saved the capital from years of anarchism along with the people who played the bigger part. Embrace yourselfs for an islamic state of somalistan lolz
  18. Good news for courts and barawa people. The islamic courts have been doing more good for the southern somali population and barawa will have its own islamic court just like jowhar hiiraan and muqdhisho this could be the begining of a new islamic somalia
  19. SARAAKIIL KA SOCOTAY UN-KA OO MUQDISHO KULA KULMAY MAS'UULIYIINTA MAXAKAMADAHA ISLAAMKA (Maxaa ka jira in Saraakiishaas qadar daqiiqado ah lagu xayiray gudaha Dekedda Muqdisho) Talaado, July 04, 2006(HOL): Labo sarkaal oo ka socday Qaramada Midoobay, gaar ahaan Hay'adaheeda ammaanka ayaa shalay waxay socdaal indho indheyn ku tageen magaalada Muqdisho, iyagoo kulamana la qaatay Mas'uuliyiin ka tirsan Midowga Maxkamadaha. “Saraakiishan ka socotay UN-ka waxay u yimaadeen Muqdisho in ay hubiyaan amaanka magaalada Muqdisho ka hor inta aysan dib uga howl bilaabin shaqaale UN-ka u shaqeeya oo haatan dalka ka maqanâ€ayuu yiri C/raxiin Ciise oo ka mid ah saraakiisha ugu dhow dhow Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka. Sarkaalka UN-ka u qaabilsan arrimaha Ammaanka Soomaaliya Mr. Joe Gordon ayaa la kulmay Shiikh Shariif Shiikh Axmed, waxayna isla soo qaadeen arrimaha ammaanka Muqdisho iyo sidii sare loogu soo qaadi lahaa, halka intii uusan dib ugu laaban Nairobi-na lagu soo wareejiyay qeybo badan oo ka tirsan Magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo goobaha ay ku yaaliin ay ka taliyaan Maxkamadaha Islaamka. “waxaan qiimeyneynaa xaaladda Muqdisho, haddii aysan wax dagaal ah jirin waxaa la sii amba qaadi doonaa duulimaadyadii ay diyaaradaha UN-ka u kireysan ku imaan jireen caasimaddaâ€ayuu yiri Joe Gordon. Dhanka kalena, Warar aan si rasmi ah loo xaqiijin balse uu qoray Wargeyska Towfiiq ee Muqdisho ka soo baxa ayaa sheegaya in wafdigii ka socday UN-ka ee shalay booqashada ku yimid magaalada Muqdisho markii ay booqanayeen Dekedda Muqdisho ay qadar daqiiqado ah la kulmeen iska hortaag uga yimid Xildhibaan Maxamed Jaamac Furux oo isagu u taliya ciidamada ku sugan gudaha dekedda. Wararku waxay intaas ku darayaan in wafdiga oo booqashadooda ku gudaha jira uu Dekedda uga daba tegay Xildhibaan Furux, kadibna uu u sheegay xubnihii la socday wafdiga oo ay ka mid ahaayeen Yuusuf Indhacadde iyo Maxamuud Cumar Cadaan in ay wargelin la'aan galeen dekedda. Arrinta oo faraha ka bixi gaartay ayaa markii dambe waxaa lagu guuleystay in wafdiga laga sii daayo Dekedda oo markii hore dusha looga xiray, waxaana arrintaas ka garaabay Maxamuud Cumar Cadaan oo u sheegay Furux in laga ba'naa oo la dhinac maray iyadoo aan wax wada tashi ah lala sameynin.
  20. I wonder when will col yusuf join the ranks of this newly captured warlord. Maybe this time badabo will become a new islamic court or ICU
  21. Just as electrical shocking of the human impulses is cruel this one should sound as cruel but however in the hearts of the public they want harsh judgement so this is prime..
  22. The truth has finally reached mainstream somalis across the country and shiikh shariff and Aweys are determined to shift the boat to places beyond muqdhisho. First of the court systems as i've been explained to by a friend of mine who recently came from Xamar is runned by mansha allah young men between late 20's and 30's who are relegiously trained in both abroad and inside somalia and they carry out security checks and public fundings. No wonder all of muqdhisho support them and beyond sample of some islamic court servie people http://www.hiiraan.com/news/2006/jun/Bannaanbax-Mogadishu.aspx
  23. The truth has finally reached mainstream somalis across the country and shiikh shariff and Aweys are determined to shift the boat to places beyond muqdhisho. First of the court systems as i've been explained to by a friend of mine who recently came from Xamar is runned by mansha allah young men between late 20's and 30's who are relegiously trained in both abroad and inside somalia and they carry out security checks and public fundings. No wonder all of muqdhisho support them and beyond
  24. In the short periods of just few weeks after ousted warlords that possessed large weapons and arms people across somaliya especially the south are ready for full kacdoon so i guess the next target is all the way north LOL why cant we welcome sharia law i dont get it???
  25. Garoowe:-Waxaa maanta magaalada Garowe ka bilowday shir ay yeelanyaan Dowlada Puntland iyo culumaa' udiinka gobalada Puntland,shirkan ayaa looga hadlayaa sidii ay dowlada iyo culumaa'udiinka ayagoo isku duuban ay u adkeyn lahaayeen amaanka gobalada Puntland. Shirkan ayaa looga hadlayaa dhaq dhaqaaqyo khal khal ku keeni kara oo ay wadaan xubno xiriir gaar ah laleh Maxkamadaha Muqdisho. Culumaa' udiinka ugu caansan gobalada Puntland ayaa ayagu soo dhaweeyey in ay dowlada kala shaqeeyaan dhanka sugida amaana iyo wacyo gelinta shacabka. Maalinta berito ah ayaa lagu wadaa in kulan dheeraad ah ay culumaa'udiinka la yeeshaan Madaxweyne kuxigeenka Puntland ahna siihayaha xilka Madaxweynaha Md.Xassan Daahir Maxamuud. Culimada ayaa sidoo kale lagu wadaa in ay kulan la yeeshaan Madaxweynaha Puntland MD.Cadde Musse oo lagu wado inuu soo gaaro dalka maalinta berito ah ee Isniinta. Maamulka Puntland ayaa horey digniin uga soo saaray wax uu ugu yeeray dad xukun raadis ah oo soo gashtay Shaati Maxkamado diimeed, waxayna shaaca ka qaadeen in gacan adag lagu qaban doono cid allaale oo ka hortimaada amniga gobalada Puntland. There are tons of hundreds of wadaads in putland that are culimo types in such cities galkacyo, garowe,qandela and Bosaso and that are ready for islamic rule . http://www.halgan.net/view_article.php?articleid=2529