Jumatatu

Nomads
  • Content Count

    1,570
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Jumatatu

  1. Originally posted by Nationalist: Till now only AllGedo and Hobyonet have posted this garbage as far as I know. What a hypocrite...and according to you widh-widhonline is top class.... as much as this garbage to you so is widh,puntlandpost, etc. garbage to others....so grow up and accept views of different opinion.
  2. Originally posted by Bari_Nomad: If I am not mistaken this is the first positive article you've posted. Good to see you've finally come around. Welcome on board, mate. Loool...thanx...but go and get your specs and read again sxb...!
  3. Xildhibaanada Beesha USC oo maanta isku raacay in ay dowladda cusub ee Soomaaliya ka kaxeeyaan Dalka Kenya Arbaco, November 24, 2004 (HOL) Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegay in maanta shir ay magaalada Nairobi ku yeesheen Xildhibaanada Beesha ****** ay isku raaceen in ay dowladda cusub ee Soomaaliya loo dhisay ay ka kaxeeyaan dalka Kenya, isla markaana ay geeyaan dalka Soomaaliya. Shirkan oo ay ka wada qeybgaleen dhammaanba Xildhibaanada beelaha Hawiyaha ayaa waxaa gogooshiisa dhigay Ra'iisul Wasaare Cali Maxamed Geeddi oo horay ugu guuleystay in uu heshiisiiyo Xildhibaanada beelaha Hiraab, iyadoo shirkan maantana uu ahaa kii ugu dambeeyay ee ay ku heshiinayeen Xildhibaanada beesha Hawiyaha oo iyada la sheego in ay tahay tan furaha u ah xal laga gaaro arrinta Soomaaliya. Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo ay Xildhibaanada Beesha Hawiyaha u doorteen in uu shirkan Afhayeen ugu noqdo ayaa hadal ka jeediyay shirka isagoo warbixin siinayay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf, Ra'iisul Wasaare Cali Maxamed Geeddi iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan, wuxuuna Qanyare caddeeyay in haddii ay yihiin Xildhibaanadii Beesha ****** ay diyaar u yihiin in ay dowladda geeyaan dalka Soomaaliya, gaar ahaan Caasimadda, ayna la shaqeeyaan. Waxaa Xusid mudneyd in ay shirka isku cafiyeen xildhibaano ka wada tirsan beesha Hawiyaha, kuwaasi oo xurguf hoose u dhaxeysay, waxaana ka mid ahaa Muuse Suudi iyo Maxamed Qanyare, iyadoo Maxamed Qanyarena uu caddeeyay in aysan jirin qof uu si gaar ah wax ugu qabo balse cabashadiisa ay ahayd in ay wax isku fasho beesha ****** . Beelaha kale ee Soomaaliyeed ayay beesha Hawiyaha ka codsatay in ay sideeda oo kale heshiis ka gaarto wixii khilaafaad ah ee ka dhex jiro, isla markaana ay dowladda ku soo garab galaan taageero buuxda, iyadoo shirkan looga dhawaajiyay in waqtiga ay heysato dowladda Soomaaliyeed in ay ku sii joogto dalka Kenya uu yahay mid aad u yar. Dabcan taageerada ay dowladda u fidinayaan Xildhibaanada beesha ****** ayaa ah mid loo baahan yahay, waa haddii ay dhab ka tahay hoggaamiye kooxeedyadii Xildhibaanada noqday ee beesha ****** horboodaya. Dadka Arrimaha Siyaasadda ka faallooda ayaa sheegaya in taageero ay soo jeediyaan xildhibaanada beelaha Soomaalida aysan waxba ahayn, hasyeeshee uu xaalku si kale noqon doono marka la gaaro soo magacaabidda golaha Wasiirrada, xiligaasoo ay hoggaamiyayaasha qaarkood weyn doonaan xilal ay hadda ku sii tashanayaan in ay qaban doonaan, waxaanse leenahay yaanan ka hordhicin oo aan sugno sida ay wax noqdaan. Salaad Iidow Xasan (Xiis) Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia There is a light by the end of the tunnel. All 61 of them deserve nothing more or nothing less than new blouses and bra's
  4. ^^^And I suppose Orgi-d***e is yours too....
  5. ^^^ohinta ohin orgi ka weyn...!
  6. Please and please Sophist do not put these two men in the same paralel. C/risaaq Hussein is well reputed for his respect for people's opinion and democracy, and was the part of the machinary that kept Somalia in freedom of expression and election for over nine years. The other Galleydh however much he is termed us during Arta times he is though marred by accusations suggesting the looting of national revenue both the Barre regime and the Arta conspiracy. Hussein is a legend in his own right and will be respected as such.
  7. ^^ I trust you will be labeled as a terrorist for calling them 'learned elders'. the only accepted learned elder is Raami (the artist formerly known as Ngonge)..
  8. Originally posted by Nationalist: Abdullahi Yusuf Ahmed has appointed a delegation that includes one of his sons Ahmed Abdullahi Yusuf to represent the president of Somalia in the fund transfer. Ahmed Abdullahi Yusuf has the merits to be burdened with this responsibilty and he proved his loyalty to the Somali people in Pland development activities. ^^Bal qodhin iyo xeradiin firsha dadka aan la gos-gosaneyno. To justify this warrants nothing more than to be termed as a blind loyalty.
  9. Ma garanayo meel uu C/llaahi Yuusuf ka keenay sharciga uu ciidamada shisheeye ku dalbanayo Quote from the article : Max’ed dheere wuxuu sheegay inuu ka soo horjeedo in dalka Soomaaliya la geeyo ciidamo shisheeye oo aanan loo baahneyn ciidamo dalka xoog ku qabsada wadanka, sharciga dalka u yaalna aaney meel ugu oolin in ciidano ajnebi ah dalka la keeno isla markana qorshaha keenista ciidamada shisheeye ay tahay mid u gaar ah C/llaahi Yuusuf balse aaney iyagu la qabin fikirkaas, haddii taasi ay dhacdana ay tahay mid jebineysa heshiiskii la galay ee ahaa in dowladda la taageero, hubkana lagu wareejiyo haddii heshiiskaasi la jebiyana aysan waxba socon doonin. Need I say more...!
  10. It carries the hopes of millions of Somalis and the aspiration of likewise..yet it is behaving in way that is similtitude to the many we saw before. For the son of the President, Abdullahi Yusuf to go and collect in person funds allocated for the Federal government of Somalia speaks in volumes, above anything else it shows that there is the absence of sincirity in here. FOr this kinds of actions to happen at this early stage of the Reconciliation government shows we are heading towards the same path of Arta and trying to achieve the same nepotism as during Barre times. DIsgusting utterly disgusting.. Read more at : Yemen oo diiday in dhaqaalaha Soomaaliya ay u dhiibto wiilka uu dhalay C/llaahi Yusuf Dowlada Yemen ayaa waxay diiday dhaqaalaha ay ugu talagshay Soomaaliya ay siiso wiilka uu dhalay C/laahi Yuusuf oo lagu magacaabo Axmed C/laahi Yuusuf oo haatan ku sugan magaalada Sanca ee wadanka Yeman.... Arintan uu ku doontay dhaqaalaha Soomaaliya loogu deeqayo wiilka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, ayaa u ekaaneysa in hantida dowlada oo ka dhaxeysa shacabka Soomaaliyeed uu aabihii lee yahay. I say kudos to the Yemen government for refusing to give him the funds in personal...he should know it belongs to the Somali people, not his father.. :mad: :mad:
  11. Originally posted by Nationalist: Opposing a government because the president happens to be from a certain qabiil Lool WD ! and what do you call supporting a president cause of your tribal affiliations to him...patriotism I guess....
  12. ^^^^Is this guy for real..? Or is he typically another mentally disoriented tribalist Somali . And for your info Ex-WD no one in his right mind will associate himself with C/llahi Yusuf.
  13. ^^^ I remember them since Ben Gedi's days...they were vicious and an alternative force to the 'jeshi za mzee'
  14. Walal Allah uu naxaristo, samir iyo iman Allah idin ka siiyo adiga iyo inta ehelededa ah. May Alah SWT ease the pain and agony you are going through, walal please remember your pious deeds in this earth will help her also in the hereafter.
  15. Originally posted by OG_Girl: Bu we are looking good girl for him who not good for him only but good for family too. Daman I feel pity for the guy, he is not been given the independence to make the choice that solely concerns him
  16. Originally posted by HornAfrique: As for Jumatutu, plz do not politicize events when they don't have to be. hurdada marki aad ka kacdiid ayan is warsaneyna...!
  17. However much you try to put it in romance the script by Osman Yusuf kenadid was not popularly accepted as a sript for the Somali language. However it is much clear why this is picking up momentum now, and I assume one of the suggestions that will be produced by our 'scholars' in SOL will be something along the line like to put the portrait of Boqor Cali Yusuf in future coins of Somalia.. :confused: People dont over strech your luck and put a lid on your excitement please.
  18. does Las Canod have two different 'Qibla's' how come the men are facing one direction and the women the slightly different side side...? :confused:
  19. ^^Ahem and who else in and among the 275 Members of the Parliament?
  20. Originally posted by raula: cool it..no need to reiterate "Nayaa" boqol jeer.. And what are you exactly doing now..mpenzi wangu..! And yes Eid Mubarak to you hundred times..!