General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Ra'isal wasaare Geedi oo la kulmay Amiir Nayf Last Updated::2007-07-12 12:31:22 Jeddah;-Ra'isal waaaraha Somaliya Cali Maxamed Geedi oo booqasho ku jooga dalka Sucuudiga ayaa waxaa uu shalay kulan la yeeshay-- wasiirka arrimaha gudaha ee dalka Sucuudiga Amiir Nayf Bin Cabdulcasiis kulankan oo ka dhacay xafiiska amiirka ee magaalada Jedda ayaa waxaa labada masuul ay kulankodan kaga wada xaajooden arrimaha dalka Somaliya iyo sidii labada dal ay u xoojin lahayeen xiriirka iskaashi ee u dhexeeya Kulankan ayaa waxaa goob joog ka ahaa dhinaca Sucuudiga masuuliyiin ay ka mid ahaayen Dr Musaacid bin Maxamed Al-caybaan oo ah wasiiru dawlaha adeega guud kana tirsan golaha wasiirada iyo agaasimaha guud ee xafiirka wasiirka arrimaha u qaabilsan dhinaca baaritanada Gen Sucuud Bin Salix bin Dawud Halka dhinaca kale ee Somaliya ay goob joog ka ahaayeen wasiirka kaluunka iyo khayraadka badda Xasan Abshir Faarax,wasiiru dawlaha arrimaha dibeda Faarax Cali Maxamed iyo safiirka Somaliya u fadhiya boqortoyada Sucuudiga Axmed Cabdulahi Maxamed Wakaalad@hotmail.com HorseedNet.com
  2. Madaxweyne Yuusuf "Kuwa amni darada ka wada Muqdisho waa kuwo dano gaar ah leh oo doonaya inaan la qaban shirka dib u heshiinta Qaran, wuuna furmayaa Hoobiye iska daaye xittaa Nuclear haddii ay soo tuuraan"
  3. Madaxweyne Yusuf oo sheegay in shirka dib uheshiisinta qaran la qaban doono waqtgi loo balamay Last Updated::2007-07-12 17:29:10 Madaxweynaha Somaliya Cabdulahi Yusuf Axmed ayaa shir jara'id uu maanta ku qabtay xarunta madaxtooyada ee Villa Somaliya waxaa uu daboolka ka qaaday in shirka dib u heshiisiinta qaran la qaban doono waqtigi lagu balamay ee 15 Julay isla markana aysan waxyaalaha ka dhacaya magaalada Muqdisho wax saamayn ah ku yeelan doonin qabsoomida shirka Madaxweyne Cabdulahi Waxaa uu sheegay in xataa hadii ay adeegsadan kooxaha ka soo horjeeda hubka Nuclear uu shirku sidii loogu tala galay u socon doono Waxaa madaxweyne Cabdulahi ugu baaqay dhamaan beelaha Somaliyed in ay ka qayb qaatan shirka dib u hesshiisinta Waxaa sidoo kale uu madaxweynuhu sheegay in DFKMS ay cafis u fidisiyay dadkii gacan saarka la lahaa maxkamadihi Islaamka marka laga reebo kuwa aduunka u aqoonsaday in ay yihiin aragagaxiso caalami ah Waxaa sidoo kale shirkan jara'id ka hadlay Guddoomiyaha golaha midnimada beelaha ******, Xaaji Cabdi Iimaan oo sheegay in cafiska ay dawladu fidisay uu yahay mid la soo dhawayanayo isla markana loo qaaday dhanka dib uheshiisinta waxana uu ugu baaqay shacabka Somaliyed in ay kala shaqeeyan dawlada sidii ay xasiloonida iy degaanan shaha ugu soo dabaali lahayd dalka Somaliya . Wakaalad@hotmail.com HorseedNet.com
  4. Muqdisho: Madaxweynaha DFKMGS oo ka hadlay waxyaabo ka jira Soomaaliya. 12. juli 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Madaxweynaha dawlad Faderaalka KMG ee Jamhuuriyada Soomaaliya Md.C/laahi Yuusuf Axmed ayaa wuxuu maanta saxaafada kula hadlay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wuxuu ka hadlay arimo ay ka mid yihiin bixitaanka ciidamada Shisheeye ee ku sugan dalka Soomaaliya,Shirka dibu heshiisiinta beelaha Soomaaliyeeed iyo cafis dhawaan loo fidiyay maxaabiistii Maxkamadihii Muqdisho. Madaxweynaha ayaa mar uu ka hadlayay Shirka Muqdisho ayaa sheegay in uusan marna shirkaasi dib udhaceyn ayna ka qeybgalayaan dadkii loogu talagalay ,isagoo sheegay in ay tahay in lataageero shirkaasi . Wuxuuna Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed sheegay in ay dawladiisu aysan maamuleyn shirkaasi ee hawlihiisa gacanta ku hayaan gudiga uu Madax uyahay Cali Mahdi Maxamed isla markaana dawlada Soomaaliya ay ka caawineyso ergayada oo amaankooda ay sugto. Md.C/laahi Yuusuf Axmed ayaa wuxuu ku booriyey dhamaan beelaha Soomaaliyeed in ay shirkaasi ka soo qeybgalaan isagoo Madaxweynuhu ugu baaqay beelaha aysan soo xaadirin ergadooda in lasoo dadajiyo. Madaxweynaha dawlada Faderaalka ee Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay in ciidamada shisheeye ee ku sugan dalka Soomaaliya ku yimaadeen dalab ka yimid dawladiisa isagoo Madaxweynuhu sheegay in ay baxayaan markii dawlada Soomaaliya sameysato ciidamo sugi kara amaanka dalka Soomaaliya oo dhan. Md.Yuusuf ayaa sheegay in ciidamada ka socda Itoobiya yihiin kuwa ku yimid codsi ay dawlada Soomaaliya ka codsataya dawlada Itoobiya in ay ka taageerto dagaalkii lugula jiray kooxihii dalka laga saaray dhamaadkii sannadkii 2006-dii. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay in cafiska ay fidisay dawlada Soomaaliya yahay mid dawlada Soomaaliya ay qorshestay in dadkaasi layska siidaayo ,maadama uu soo dhaw yahay shirka dibu heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed ayadoo dawladuna tahay mid ay shacabka Soomaaliyeed u dhan yihiin. Shirkaan Jaraa'id ee uu qabtay Madaxweynaha DFKMGS Md.C/laahi Yuusuf Axmed ayaa waxaa hareer fadhiyay masuuliyiin ay ka mid yihiin gudoomiyaha golaha dhaqan beelaha ****** Cabdi Iimaan iyo C/laahi Shiikh Xasan oo labadooduba ka midaa masuuliyiinta dawlada Soomaaliya sida weyn uga soo horjeeday haatana taageersan. Madaxweyne C/laahi Yuusuf wuxuu ugu baaqay dhamaan shacabka Soomaaliyeed in ay taageeraan dawlada kaliya ee ka jirta Soomaaliya ee ah dawlada Faderaalka KMG ahna mid kaliya ee ku guuleystay gacan ku qabashada caasumada Soomaaliya. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland
  5. ^^^lool jelous of what my own brother? Nah I dont speak for other Somali's from the Puntland state or the south, but I love them kinsmen of mine from the North West regardless of the secessionits.
  6. ^^^lool. Indeed the new foreign chief of the secessionist group is a bit more advanced than the old one, Mrs Edna Adan who claimed she "her people were the orphans of of the Queen of England" before she was rudly interupted by someone who reminded her that her "mother" was still alive and well in the UK. I know were you are coming from secessionists
  7. ^^^ Adeer it’s quite amusing that you would think that, since we have come accustomed to certain individuals exhibiting symptoms that even go beyond the strange Stockholm syndrome by praising and following those very same thugs [Clan Courts] who occupy their homes and birth places. Parroting every argument they present and defending them when logic dictates otherwise.
  8. USC/Warlords ++++++++++ SNF/ Warlords = JVA Thus the biggest players in the Baidoa massacre ar still the problem in Somalia. :eek:
  9. ^^^Xiin, a disapointing attempt on your part. Edit-- According to Duke: M Dheere is a effective adminstrator. Qaybdiid is a beloved leader. Not only that but so far both men are doing a wonderful job, Duke says! I could care less for the two men above so long as the security job gets done. Beloved leader lol.
  10. Adeer Farax, if you concentrate a little you shall understand. 1. I never called these men a hero’s, I said that Qaybdeed was hero to his sub-clan, am I wrong in that statement? Consider this not long ago this fellow was arrested in Sweden for crimes committed in his USC days in and around Kismayu. The reactions to his arrest was spontaneous demonstrations in Mogadishu[held in the stadium] and in Swededn as well as a quick footed action by the clan to get him off. The local clan based media played their role led by Shabble, HornAfrik and Dayniile. With “ release Gen Qaybdeed” the new slogan around Mogadishu consider he was not even a General at this time nor chief of police. This my dear Farax-Brown was only a year or so ago. Hence when has he become a criminal to the average member of the clan? Consider the case of Mohamed Dheere, a tough and at times quite ignorant fellow who as I have said before got too big for his boots. When Mr Dheere insulted President Yusuf a while back, he was proclaimed a hero and many agreed with his tough man stance. “Serves old Yey right”[i/] was the ringing endorsement his comments generated. As for your comment about warlords and the logic I used. Adeer you showed much faith in the courts, which contained more warlords than any movement I have come across. Or was Indacade an elected fellow from lower Shabbele who was spreading the faith to the locals? Again when did A/Qaybdeed and Dheere fall out of favour? Simple when they became subordinates of Yusuf Yey. Like Xaji Abdi Imaan who is now a “tuug”, while some used his arrset as an example of TFG hattred, he is a "tuug" because he has chosen to make deals with the TFG. Its quite simple really.
  11. Baidoa, Somalia, 1992 This photograph featured in the exhibition Somalia Photographs which ran at Dublin's Gallery of Photography in 1992. It was published in Pádraig's 1994 book African Shadows
  12. Secretary-General Boutros-Ghali (centre right) visiting young residents of a UN-supported orphanage in Baidoa, Somalia, operated by the Irish Humanitarian organization GOAL. He is accompanied by French Brigadier General Maurice Quadri, Commander of the French Contingent of the second UN Mission in Somalia, on January 22, 1996. (UN Photo #186266)
  13. Duke the SNF also occupied did what can be construed as an "occupation" of Gaalkacyo after the ouster of the USC. Why is this history being hidden or should I bring the articles from the early 90s? If you will dedicate a topic to the SNF exploit, you might as well do its legacy justice. Horn, what on earth has gotten into you my old comrade in arms. What a joke, you should try stand up comedy.
  14. ^^A/Qaybdeed is by far one of the most effective millitia commanders in the war period. He fought for Aydeed and was a hero at that time for his clan. Even Xasan dahir Aways credited him with fighting the US rangers and lauded his herioc efforts. He has been blamed by many for his actions during the war years. However he continues to be a leader and a hero for his sub-clan. He is the only man who fought the courts till the end. He is now Police chief of Somalia, due to his past career as a Police officer as well as knowledge of Mogadishu militia as well as the clan balance within the security forces. My view is that individuals like Qaybdeed and Dheere are better on board as long as they respect the system and play their part.
  15. ^^ The 'moron clan court leadership' did in six months what your littel tfg and its helpers could not do in almost three years... Xiin, again deluding yourself? the clan courts for all the hot air never set up a single admin for a single village, all they did was make noises about “Jihad” and postured like a super power, they avoided any real peace and when it came to the crunch they were defeated in four days. Adeer, the fact that they have not given up violence and continue to murder officials, maim children and cleaning ladies and propagate hate from their mole hole in Asmara, highlights what a pathetic group they are. War is easy adeer, but nation building is quite a different matter. Go ask the Americans in Baghdad. The TFG is rebuilding a nation, neglected by its people and the world. The clan courts never could and all they did is fight and mindless people cheered them falling for the simple lies.
  16. Beloved is way too strong a word. Ally for now, friend not yet.
  17. ^^Adeer only this once will I help you overcomeyour boredom. Mr Dheere was a mid level business man from North Mogadishu, who became an MP in the Arta Parliment. He is a man known for being tough and in 2001 was called by the locals of Middle Shabbele to come and organise the admin there. Long before courts and anyone else Mr Dheere created an effective admin in Jowhar He then got too big for his boots and lost the plot, got involved in the Alliance against terror and lost. With the demise of the courts he was named regional governer and mayor of Mogadishu. He has so far been quite successful in rebuilding the admin of the 16 districts.
  18. ^^^Adeer you seem to be sounding desperate, what does it matter if the world gives 32 million or 3 million to the NRC? Why hate saxib. The money will be spent in Mogadishu. As for value how much do you get for paying Riyaale $400,000. per anum
  19. JB: Hope is a wonderful think, so again lets keep hope alive. Qudhac, the TFG is what keeps you boys out of the corridors of power in the AU, IGAD, UN ARAB LEAGUE. So again keep hope alive lads.
  20. ^^^It will continue untill the job is done. Reer Mogadishu have only had a government for 7 months while they had none for 16 years. It takes time brother.