
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Wasiir Ku Xigeenka G/Dhigga Oo Ku Sugan Deg. Galinsoor Dhageyso Salaad Jeelle-Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya audio
-
^^^Adeer let me correct you again. The Ethiopian troops entered the scene when BAIDOA was attacked by the alliance led by Eritrea. Thats a fact. The fact that all the courts are in Asmara is a testimony to the fact that Eritrea was involved and even the US warmed them and blacklisted them, why? There is no occupation by Ethiopia as there is no Ugandan occupation or a Burundian one coming. Yes our neighbours have a presence in Somalia however Somalia has a legitimate government recognised by the world with its own army and police being built up. As for the final comment, it just highlights the fact that the country is in a bad state, one the TFG is trying to improve. Stop with the excuses your group was defeated if you can tell them the truth tell them to stop the bombings and give peace a chance, or be dealt with. Its their choice.
-
Seddexda mas’uul ee DFKMG oo maanta ka wada Hadley arimo ay ka mid yihiin shirka dib u heshiisiinta Jamaal Cismaan ______ Muqdisho, July 18, 2007 (WDN) - Madaxweynaha DFKMG Md.C/laahi Yuusuf Axmed ,R/wasaare Md. Geeddi iyo Gudoomiyha Barlamanka KMG Md. Sheikh Aadan Madoobe, ayaa saakay Kulan 3 geesood ah ku yeeshay xarunta Villa-Somalia ee magaalada Muqdisho. Kulankaasi oo albaabada u xirnaa, ayaa ilo muhim ah oo ku dhaw dhow shirkaasi waxa ay sheegeen in kulanka 3da mas’uul looga hadlay qodobo dhawr ah oo ay ka mid yihiin nabad-galyada caasimada, shirka dib’uheshiisinta Beelaha iyo Cabashada Mushahar la’aanta xubnaha Baarlamanka KMG. Sidoo kale kulankaasi ayaa la sheegay in looga hadlay Deeqdii lacagta ee uu Ra’iisul Wasaare Geeddi ka soo qaaday dalka Sacuudiga oo dhawaan uu boqosho ku tagay. Dhinaca kale qaraxyo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta mar kale ka dhacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. labo qof oo mid ka mid ah uu yahay ciidamada Dowladda Kmg ayaa ku geeriyooday, 7 kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray 2 qarax oo saakay ka kala dhacay gudaha Suuqa Bakaaraha iyo isgoosyka Baar Ubax ee magaalada Muqdisho. Qarax 1aad ayaa laga maqlay gudaha suuqa Bakaaraha qeybta daawada,halkaasi oo uu ku geeriyooday askari ka tirsan ciidamada Dowladda Kmg oo bam gacmeed lagu tuuray. Waxaana halkaasi ku dhaawacmay 4 ruux oo rayid ah, oo qaarkood ay haleeshey rasaastii ay ciidamada dowladda rideen qaraxa ka dib. Qofka 2aad ee ayaa ku geeriyooday rasaas ay fureen ciidamada Dowlada Kmg ka dib qaraxa bamka. Qarax kale oo ka dhacay isgosyka Baar-Ubax waxaa ku dhaawacmay 3 ka tirsan ciidamada Dowladda Kmg oo watay Gaari yar, iyadoo lagu weeraray Bam gacmeed xili suuqa Baar-Ubax ay qaad ka iibsanayeen, sida ay sheegeen dad goob joogayaal ahaa. Dhinaca kale qaar ka mid ah ganacsatada Suuqa bakaaraha ayaa Ku edeeyay ciidamada Dowladda Kmg inay dhac ka geesteen Suuqa sarifka Doolar, isla markaana maanta xireen gabi ahaan Howlihii ganacsiga suuqaasi. Ganacsarada qaar ayaa billaabey in ay ka guuraan suuqaasi iyagoo goobo gancsi ka furanaya deegaanada Suuq Bacaad, Xamar Weyne iyo Madiina. Jamaal Cismaan WardheerNews, Muqdisho
-
Kurta-Waarey: Mas’uuliyiinta Sh/Hoose oo maanta la wareegay maamulka Kurtun Waarey 18. July 2007 Kurta-Waarey(AllPuntland)- Mas’uuliyiin ka socotay wasaaradda arrimaha gudaha oo ay wehliyaan kuwo gobolka Sh/Hoose ayaa maanta la wareegay maamulka degmada Kuntu Waarey, iyadoo munaasabad ka dhacday halkaasina ay xilkii kula kala wareegeen maamulkii hore midka cusub. Guddoomiyaha cusub ee degmada Kurta Waarey Maxamed Axmed (Maxamed Nuur) auaa lagu wareejiyay maamulkaasi iyadoo guddoomiyihii hore Salaad Nuur uu halkaasi si dimoqraadiyad ah ugu warejiyay xilka mas’uuliyiinta cusub ee loo soo magacaabay degmada Kurta Waarey. Mas’uuliyiinta dowladda iyo kuw Sh/hoose ayaa maalmahanba waday sidii maamulada cusub ee gobolka Sh/hoose ay ula wareegi lahaayeen degmooyinka iyagoo horay ula soo wareegay Degmada Baraawe, Marka, Shalaambood, Buulo Mareer iyo deegaano kale. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
-
Yaaq Bari weyne: Lower Shabbele admin welcomed PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Damn I used to go there with my family and neighbours for the summer. It had a lake of some sort and there were deer on sale. Thats about as much as I remmeber. Beutiful place. -
Tragic and utter failure, they should shoot all those who were there and did nothing to stop it.
-
source
-
Muqdisho: Sadex Masuul ee ugu sareeya dalka Soomaaliya oo Vila Soomaaliya ku kulmay. 18. juli 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Sadex masuul ee ugu sareysa Soomaaliya ayaa waxa ay maanta kulan ku yeesheen xarunta Vila Soomaaliya oo ah halka looga taliyo wadanka Soomaaliya. Kulankaan dhexmaray Madaxweynaha dawlad Faderaalka ee Soomaaliya Md.C/laahi Yuusuf Axmed,raysal wasaaraha dawlada Soomaaliya Cali Maxamed Geedi iyo Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu ahaa mid Saxaafada loo diiday. Waxyaabaha ay ka wada hadleen masuuliyiintan ayaa warar ku dhow dhow kulankaan sheegayaa in ay ka mid yihiin shirka dibu heshiisiinta beelaha Soomaalida oo bari markale ka furmaya Muqdisho,arimaha amaanka ee caasumada Soomaaliya iyo hawlaha dawlada Soomaaliya ee dalka Soomaaliya ka socda. Madaxda ayaa lasheegay in ay si weyn uga wada hadleen waxyaabaha dawlada Soomaaliya kaga soo aadaya shirka Muqdisho iyo sidii loo sugi lahaa amaanka goobta shirku ka socda oo ah xaruntii Gaadiidka Booliska gobalka Banaadir. Shirka Dibu heshiisiinta oo ay dawlada Soomaaliya qabsoomidaasi dadaal dhee ugashay ayaa wuxuu haatan mar kale maalinta beri ah ka furmayaa caasumada Soomaaliya ee Muqdisho,waxyaabaha looga wada hadlayo ayaan la aqoon ilaa iyo hada. Madaxweynaha C/laahi Yuusuf ,Raysal wasaare Cali Maxamed Geedi iyo Gudoomiyaha baarlamaanka Sheekh Aaden Maxamuud Nuur ayaa waxa ay is weydaarsadeen hadalo ku aadan xaaladaha kala duwan ee dalka Soomaaliya. Amaanka Caasumada Soomaaliya oo siweyn looga wada hadlay ayaa waxa ay Madaxda dawlada Soomaaliya ,isku raaceen in kor loo qaado hawlgallada ay wadaan ciidamada dawlada Soomaaliya ayadoo magaalada Muqdishana ay maanta ka dhaceen hawlgallo kala duwan. Kulankaan oo aysan Saxaafada cidna uga waramin ayaa waxaa lasheegay in uu ku soo dhamaaday jawi wanaagsan sida ay AllPuntland usheegeen saraakiil ku dhow dhow Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland
-
PM Geedi visits hall states NRC must not fail
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ra’isulwasaare Geedi oo ka digay fashil ku yimaada shirka dib u heshiisiinta. Mogadishu 18, July 07 ( Sh.M.Network)- Ra’sal wasaaraha dowladda Somalia Cali Max’ed Geeddi ayaa ka digay fashil ku yimaadda shirweynaha dib u heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed isagoo arrintaasi sabab kaga dhigay waxa uu ugu yeeray iska indhatirka ay dowladda Mareykanka iyo ururka midowga yurub iska indha tireen taakuleyna shirka . Raysal wazaaruhu waxa uu sheegay in ururka midowga Yurub iyo Mareykanku aanay oofin ballamihii ay ku qaadeen in ay kaalin ka qaataan maalgalinta shirka beelaha Soomaaliyeed. Mr:Geedi waxa uu ku sheegay hadal qoraal ah oo ay Sharqul awsat heshay nuqul kamid ah in inta badan ergadii loogu yeeray ka qeyb galka shirka aanay awood u yeelan in ay yimaadaan xarunta uu shirku ku qabsoomayo oo ku taalla magalada Muqdisho sababo la xiriira qarash la’aan awgeed. Raysal wazaaruhu waxa uu xusay in 900 oo ergay oo kaliya ay yimaadeen xarunta shirka halka la filayay in ay soo xaadiraan 1300 oo ergay Cali Max’ed Geedi waxa uu hadalkiisa kusoo gabagabeeyay in ururka midowga Yurub iyo dowladda Mareykanka ay ballan qaadeen in ay maalgalinayaan shirka hase yeeshee aanay waxba ka hir galin ballanqaadkaasi ilaa iyo haatan. Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net -
PM Geedi visits hall states NRC must not fail
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
PM Geedi visits hall states NRC must not fail
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
PM Geedi visits hall states NRC must not fail
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Muqdisho kusoo laabtay sidiirana logu soo dhaweeyey.Daawo Sawirada Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safaro heer qaran ah oo uu dalka ugaga maqnaa. Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safaro heer qaran ah oo uu dalka ugaga maqnaa. Ra'iisul Wasaaraha ayaa safaro ku soo maray Dalalka Mareykanka, Ghana iyo Dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya. Mudane Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa Magaalada New York kaga qeyb galay Kulanka Madaxda Dowladaha Qaramada Midoobey, taasoo uu ka jeediyay Qudbad aad u xasaasi ah oo ku aadaneyd Xaalada Dalka. Ra'iisul Wasaare Mudane Prof. Geeddi ayaa Qaramada Midoobey ka codsaday in ay Qaramada Midoobey soo de dejiyaan Ciidamada Nabada Ilaalinta ah ee bedelaya kuwo AMISOM. Isla dalkaasi Maraykanka ayaa waxa kulamo gooni gooni ah iyo mid guud kula qaatay Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka iyagoo soo bandhigay siday dowladda Federaalka ay u garab istaagan yihiin isla markaana ay u heli lahaayeen xiriir wanaagsan oo ay la soo sameeyaan sidii ay ku heli lahaayeen cida ay la kaashanayaan. Sidoo kale Ra'iisul Wasaaruhu waxa uu Magaalada Accra ee Dalka Ghana kagala soo qeyb galay Madax badan shirkii Madaxda Afrikaanka ee AU. Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa kulamadiisa kusoo gunaanaday dalkaSacuudiga oo uu halkaasi kula kulmay boqorka dalkaasi u adeegaha labada xaram ee shariifaynka Boqor Cabdalla bin Cabdal casiis, Wasiirka Arrimaha gudaha Naa'if Bin Cabdulcasiis, Wasiirka Arrimaha dibada Boqor Suldaan Bin Cabdulcasiis dhamaantood kulamadooda ayuu kusoo gabagaboobay si guul ah iyadoo dalka Sacuudiga ay ugu deeqday deeq lacageed oo lagu wareejiyey dowladda Soomaaliyeed. . Ra'iisul Wasaare Mudane Prof. Geeddi ayaa saaka ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde Airport, iyadoo halkaasina ay ku soo dhoweeyeen xubno ay ka mid yihiin Ra'iisul Wasaare Kuxigeenka ahna Wasiirka Tacliinta Sare Mudane Saalim Caliyow Ibrow iyo Xubnaha Labada Gole gudoomiyaha gobolka Banaadir iyo kuxigeenadiisa iyo golayasha dowlada sida Saraakiisha Ciidamada. Ra'iisul Wasaaraha ayaa markii uu ka soo degay Garoonka waxa uu kulan kula qaatay Xarunta Madaxtooyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaal :Mudane C/llaahi Yuusuf oo uu uga warbixiyay safaradii uu dibada ku soo maray, iyadoo labada mas'uulna ay kagala warqaateen Xaaladaha uu dalku marayo. Intaas kadib Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha ayaa si wada jir ah kormeer ugu sameeyay dhismayaal cusub oo laga higiliyay Xarunta Madaxtooyada, kaasoo ay ku shaqeyn doonto Madaxtooyada Federaalka Soomaaliya. Ra'iisul Wasaaraha ayaa la filayaa inuu shir jaraa'id uu kaga warbixinayo safaradii uu dalka ku soo kala bixiyay dalalkii uu booqday. Xafiiska Warqabadka ee Shabakada carmooyin.com Muqdisho -
Muqdisho: Ra’iiisul Wasaare Geeddi oo booqday goobta shirka dib u heshiisiinta Beelaha. 18. July 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi oo shalay dib ugu soo laabtay dalka ayaa maanta booqday xarunta shirka dib u heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed ee xeradii Ex-Gaadiidka Booliska ee Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha ayaa soo kormeeray qeybaha io dhismooyinka laga hirgeliyay goobtaasi xili uu ka maqnaa furitaankii shirka iyo mudo ka horeysay qaban qaabadiisa. Prof. Geeddi ayaa halkaasi warbixin kaga qaatay Guddoomiyaha Guddiga shirka dib u heshiisiinta Md. Cali Mahdi Maxamed oo ugu warbixiyay in ay dhamaatay howlihii dayactirka ayna diyaar yihiin dhamaan agabyada ay u baahan yihiin ergooyinka ka soo qeybgalay shirka dib u heshiisiinta. Cali Maxamed Geeddi ayaa gabagabadii booqashadaas ugu mahad celiyay dadaalka ay sameeyeen guddiga qaban qaabada mudadii ay bilaabeen diyaarinta goobta shirka oo uu sheegay iney socotay mudo har iyo habeen ah sida uu ku arkay isbadalka weyn ee ka muuqda goobtaasi. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
-
The same article in Asharq Alawsat claims that the TFG have given the green light to the European envoy to talk to the Islamic Courts and try to bring them to the conference! According to the article, this envoy also claims that Somaliland is sending representatives to this conference! Wonder if any of this is true! Here Shabble news has taken the words out of context I wonder why?
-
^^^A nation that went under a 17 year nightmare could be fixed in 6 months? Adeer we have a long way to go, a decade or so of peace is required before our wounds are healed.
-
Tahliil so its a success, if people are paying $100 dollars to attend its a hit then? You agree?
-
Its a hit People want this to succeed they are paying $100.00 to face the mortars and the "dangers" just to make peace. Bravo Somali delegates.
-
^^^loool. That was funny for once you got me. ,. Though I wonder when will the orphans of the not yet dead Queen of England get their recognition?
-
^^^So people are buying it, thus want to come? You would have us belive that the poor Somali's are now spending their remitance money to come to a conference that according to you is a "sham" oh sorry, a"total sham" yet they would pay $100.00 and hence the TFG wants to make wait for it,$130,000.0 when they spent more than that on the venue alone?
-
Brother Khalaf, thanks for the questions and I will attempt to give you the answers required. Without any caveats, though I would like to say outright that I am not a politician I try to follow events and understand their underlying causes. 1. A. To be honest I do not support, for one minute the Ethiopian presence in Somalia at all. I understand why they are there but If I had a better option or alternative available I would have formulated it long ago and championed it. I think it highlights the depth we have fallen as a nation and people that our local rival has become a viable option of getting out of this mayhem that we created with our hands. It also highlights how weak we are as a people, some would point to the Ethiopians neglecting the fact that the other side is dependent on the Eritrean regime and thus not entirely independent. Today the opposition is in Asmara so how independent are any of us? We need a Somali centric movement. B. All indications are they will leave and so far I have not seen any signs that they have the appetite to stay long term. One must consider that Ethiopia is a poor nation most of their troops are conscripts and there is much unrest within its own borders not to mention their war with Eritrea which could heat up at any time. C. Uncle Sam is a different kettle of fish, he is everywhere and his interest is much deeper than our neighbors, Oil, LNG are the main goals of this fellow. His interest is not close to the average Xalimo and Farah at all. However its better to have this giant and our neighbors on our side and not against us. The average Xalimo and Farah are tired and need a long respite from conflict of any kind. 2. My opinion on the war on terror is quite simple, it is an attempt to further control the Muslim world and to keep it in the darkness that has engulfed it for the past five hundred years. Thus in East Africa its an extension of this wider war, you keep Somalia the only 100% Muslim nation without stability and governance at the mercy of NGO’s in Nairobi, its clever that a “Muslim Jihadi” group is waging a war not in Addis-Ababa, Asmara and Nairobi were Muslim have never ruled and should have more say in their nations affairs, but in Mogadishu were the leaders will always be Muslim. 3. The TFG faces many challenges, some I have touched upon above they are external the rivalry of our neighbors, the powerful NGO’s in Nairobi, the US/China African scramble for resources. However another danger is internal corruption, incompetence and the lack bureaucracy i.e. the machinery of governance does not exist yet. The internal clan rivalry and hatred and the opportunistic nature of the average Somali politician will represent much danger to the strengthening of the TFG as it moves forward to national elections. 4. With any time of drastic change there will be resistance to such change lets not get this mixed up with real grievance. However I believe that empowering the locals will go to soothing any real or perceived grievance. Every region should be ruled by the locals and then they should form their states which then will elect the leadership. No clan no matter how small should be marginalized and no clan no matter how large should monopolize power. Occupied properties especially private should be returned and we must forgive what happened in the past and give amnesty in order to heal our wounds. 5. “What does not kill you makes you stronger” is a saying I am quite fond of, Somalia can only move forward it has no more room to reverse. Through self governance and building of national institutions, comes employment and some dignity which will go some way to getting us to preferred destination. Self governance, true independence and unity of purpose. Thus peace even when it is not perferct is better than war, also the Somali Republic is not one for its inhabitants alone, the Somali republic is home to all Somali’s no matter were they live its their single real estate in this planet.
-
Yaaq Bari weyne: Lower Shabbele admin welcomed PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
locals welcoming the admin -
Agaasimaha Horumarinta iyo Reer Miyiga ee Wasaarada Arrimaha Gudaha oo Maamulka tuulada Yaaq Bari weyne ku dhawaaqay Mugadisho, Isniin, Julaay 16, 2007 SMC Waxaa shalay si rasmi ah loogu dhawaaqay maamulka cusub ee ay yeelaneyso Tuulada Yaaq bari weyne oo ka tirsan gobolka shabeelaha hoose, kaas oo ay soo doorteen dadka ku dhaqan Tuuladaas. Agaasimaha Horumarinta reer Miyiga iyo Deegaanka wasaarada arrimaha gudaha Dr. Maxamed Macaawiye Xuseen oo isagu wakiil ka ahaa wasiirka arrimaha arrimaha gudaha dowladda federaalka Soomaaliya. Dadweyne aad u fara badan ayaa isugu soo baxay goob fagaare ah oo isla Tuuladaas ah, waxaan halkaas laga aqriyay wareegatada lagu magacaabay gudoomiyaha tuuladaas oo magiisa lagu magacaabo Axmed Xaaji Xasan, iyadoo wareegatadaas uu halkaas ka aqariyay Agaasimaha Horumarinta reer Miyiga iyo Deegaanka wasaarada arrimaha gudaha Dr. Maxamed Macaawiye Xuseen. Waxaa halkaas ka hadlay taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ee wadada isku xirta Wanla Weyn ilaa Yaaq bariweyne Col. Yuusuf Maxamed Xuseen [Ku dal dal] oo isagu sheegay in loo baahan yahay inay maamul yeelato tuulada yaaq bari weyne, wuxuuna carabka ku dhuftay in maamulkooda ay ka shaqeyn doonaan sidii deegaankaas ay nabadiisa u sugi lahaayeen. Intaas kadib waxaa isna halkaas ka hadlay gudoomiyaha Tuuladaas Axmad xaaji Xasan oo sheegay in dadka deegaanka ay si buuxda raali uga yihiin xilkaas cusub ee loo magacaabay, wuxuuna sheegay inuu ku dadaali doono sidii uu cadaalad ugu hogaamin lahaa dadka Yaaq Bariweyne. Sidoo kale munaasabadaas waxaa goob joog ka ahaa gudoomiyaha Degmada ********* oo sheegay isna inuu maamulkaas la shaqeyn doono, islamarkaasna dadka Tuuladaas looga baahan yahay inay is garab taagaan Maamulkaas cusub. Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho Somalia
-
The courts as they were
-
Geel_Jiire 1. Eritrean, Oromo and foreign groups were transported into Somalia in support of this group and they bolstered the clan courts forces which would not have won any significant battles without this armed support and expertise. Xasan Turki admitted this fact, IndaCade called for foreign terror groups and the clan courts leaders are now housed in Asmara and no where else, why? 2. The TFG parliament requested support from any country including the front line states in case of an emergency [hence the Ethiopian entrance]. 3. Ethiopia gave an advantage to the TFG by countering their Eritrean enemy and Oromo rebels support to the clan clowns. 4. The TFG liberated the lower Shabbele, from the terrible clan militia of InadaCade/A/qasin, and gave the locals power for the first time in 16 years by naming a local Dr A/Qadir Sidi as governor. 5. The US was hunting AL/Qaeda suspect’s, international terrorists who were sited by various people from Barre Hiiraale to A/Qaybdeed and even A/Qasin was worried about them back in 2001. Its all the above adeer