General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Dont belive the Duke, here is Horn Afrik with the latest
  2. Gaalkacyo: Ergooyinka Shirka Muqdisho uga qeybgalaya gobalada Somaliland Iyo galguduud oo ka dhoofay Magaalada Gaalkacyo. 21. juli 2007 Gaalkacyo(AllPuntland)- Ergooyinka Shirka dibu heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed uga qeybgalaya gobalada Waqooyi galbeed ee uu ka taliyo Maamulka la magacbaxay Somaliland ayaa waxa ay maanta ka dhoofay Magaalada Gaalkacyo. Ergadan oo ka kala yimid gobalada Somaliland ayaa waxa ay maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaayeen deegaanada dawlada Gobaleedka Puntland,ayagoo ugu danbeytiina maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo. Mid ka mid ah Ergadan oo magaciisa ka gaabsaday ayaa wuxuu AllPuntland usheegay in ay ka soo baxeen deegaanada Somaliland dhowr maalmood ka hor,isagoo sheegay in aysan wax baqdin ah ka qabin Maamulkaasi. Dhinaca kale waxaa isla maanta ka dhoofay magaalada Gaalkacyo ergo ka socota gobalka Galguduud ,kuwaas oo beelaha daga gobalkaasi qaarkood umatalaya shirka dibu heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed. Socdaalka ergada Somaliland ayaa wuxuu ku soo aaday ,ayadoo magaalada Muqdisho ay horay ugaareen xubno gaaraya 80 Ergay oo ka yimid Somaliland ,maamulka Daahir Riyaalana wuxuu horay usheegay in qofkii shirkaasi ka qeybgalay yahay danbiile waa sida uu hadalka udhigaye. Ergay ka mid ah ergadaasi oo aan su'aashaasi weydiiyay ayaa wuxuu ku tilmaamay hadal aan wax qiimo ah laheyn ,isla markaana dadka Soomaaliyeed yihiin dad walaalo ah oo aan kala maarmin talada Soomaaliyana Muqdisho looga taliyo. Waa Ergadii ugu faraha badneyn ee ka soo dhoofta magaalada Gaalkacyo ,ayagoo ku sii jeeda caasumada Soomaaliya ee Muqdisho oo shirka dibu heshiisiinta Qaran beelaha Soomaaliyeed ka socdo. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland
  3. Dowladda Maraykanka oo soo dhowaysay furitaanka shirka dib u heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed Waayaha.net Nairobi (July20,07): Sida uu ku cad qoraal uu soo saaray Tom Casey oo ah ku simaha af hayeen wasaaradda ariimaha ee Maryakanka ayaa dowladda Maraykanka waxay soo dhowaynaysaa shirkii dib-u-heshiisiinta ee Axaddi la soo dhaafay, July15,2007, ka furmay magaallada Muqdisho, waxyana dowladda Maraykanka tilmaantay inay filayso in shirku ku talaabsado toddobaaddada soo socda horumar cad oo la taaban karo. Qoraalkan ayaa lagu sheegay in dowladda Marykanku dhiiri gelinayso sida cad ee uu madax-weyne C/llaahi Yuusuf u sheegay in shirkan looga hadli doono arrimaha siyaasadda, sida awood qaybsiga iyo iyo wax qabadka xilliga kala guurka ah sida uu qorayo cahdiga ku-meel-gaarka ah ee federal-ka waa sida hadalka loo yiriyee, iyo waliba in xukuumadda Federal-ka ee ku-meel-gaarka ah ay dadrdar gelin doonto wixii ka soo baxa shirka dib-u-heshiisiinta, Qoraalka ayaa ugu baaqay in dhammaan qaybaha muhiimka ah ee Soomaalida ay si buuxda uga qayb qaataan shirkan iyadoo ujeeddadu tahay wax dhisid iyo in fursaddan ay u isticmaalaan Jid-khariidadeed (Roadmap) xasuusin u noqda hanaanka xilligan kala guurka inuu horseedo doorashada 2009ka. Sidoo kale ayaa qoraalku ugu baaqay xukuumadda qaranka, guddiga dib-u-heshiisiinta, iyo dowladda federal-ka ku-meel-gaarka ah in abuuraan jawi ay kaga soo qayb geli karaan dhamaan qaybah muhiimka ah ee ay haboontahay inay shirka dib u heshiisiinta ah ka qayb galaan oo gacan ka geysanaya sidii xal siyaasadeed loogu dhamayn lahaa arrimaha Soomaaliya.
  4. Sidee CNOOC iyo DFKMG ah u qaybsaden faa'ida shidalka? 20 Jul 20, 2007 - 6:32:48 PM Waxaa soo baxaya tafaasiil la xiriirta qaabka ay u qaybsaden faa'idada waxsoo-saarka shidalka shirkada laga leeyahay China (CNOOC) iyo DFKMG ah oo la qorsheynayo in sanadkaan dabayaqadiisa baaris saaliida cayriin ka bilowdo qaybo ka mid ah Puntland. DFKMG ah ayaa heleysa qismi balaaran hadii shirkada CNOOC ay shidaal ka hesho qaybaha la filayo in shidaalkaas laga qodo, inkastoo CNOOC ay qaadatey ku dhowaad bar faa'idada la filayo in laga helo wax-soo saarka shidaalka. Qaybsiga faa'idada wax-soo saarka ayaa heshiis la sixiixey May 2006 ayaa DFKMG ah wax ay heleysaa $50m oo u dhiganta 36m ilaa 25m oo bound taas oo laga helayo ceel kasta oo la qodo isla markana laga soo saaro 200,000 oo fuusto malintii, 75 maalmood oo isku xigtaa. Wargeyska Financial Times UK,London ayaa ka ogaadey qof arkey hehsiiska la kala sixiidey. Fu Chengyu, oo ah madaxa CNOOC Heshiiskan ayaa CNOOC iyo CIOG siinaya xuquuda baarista qaybo ka mid ah maamul goboledka Puntland kaas oo la filayo in uu bilowdo sanadkan gudihiisa. Hadii la helo shidaalka, ayaa qaybsiga faa'idada waxaa ay ku xiraan doontaa inta ay noqdaan canshuuraha iyo kharashka ku baxa wax-soo-saarka. Ma cada in labada shirkadood oo chines-ka ah ay baxsheen lacago horumarin ah markii heshiiskan la saxiixayey. Xogta ay FT ka soo xigatey qofka arkey heshiiskan aya shegeysa in ay ku sixiixnayen Chen Zhuobiao oo ah madaxa CNOOC ee Afrika; Judah Jay oo ah madaxa CIOG iyo labo sarkaal oo wakaalad ka haystey Madaxweyne Cabdulahi Yusuf Ahmad. Heshiiskan aya Madaxweyne C/lahi Yusuf ansaxiyay mar uu la kulmey Fu Chengyu, oo ah madaxa CNOOC China bishii November, kulankaan ayaa dhacey Asbuucyo ka hor inta aysan ciidamada Ethiopia weerarin magalada Muqdisho, xiligaas oo DFKMG ah ay awoodeedu koobneyd. Madaxweyne Cabdulahi Yusuf iyo Geedi Kashifaada heshiiskaan oo ay sameysay FT,UK ayaa waxaa ay kala qaybsanan ku sameysay xiriirka madaxada DFKMG ah oo ahaa mid jlicsan. Ra'isal Wasaraha DFKMG ah ayaa Financial Times u shegey in uusan waxba ka ogeyn heshiiskan isla markaana heshiisna uusan dhaqan gal aheyn inta Barlamanka Somalia ansaxinayo sharciga baarista shidaalka. Lakiin qoraal ay kala sixiideen wasiirka DFKMG ah u qabilsan shidaalka iyo madaxada shirkadaha Chineska ayaa sheegaya in TFG hirgalineyso ansaxida heshiiskan isla markaana u fasaxeyso in howlahooda ay bilowdaan CNOOC iyo CIOG iyada oo aysan ku imaan doonin wax hakad ah.
  5. Addiss ababa: Midowga Africa oo Rajo ka muujiyay Shirka dibu heshiisiinta beelaha Soomaalida 21. juli 2007 Addiss ababa(AllPuntland)- Midowga Africa ayaa waxa ay soo saareen Bayaan ay ku taageerayaan shirweynaha beelaha Soomaaliyeed uga socda Magaalada Muqdisho ee caasumadda Soomaaliya. Midowga Africa ayaa waxa ay ku tilmaameen Bayaankooda in shirka Muqdisho yahay mid Soomaaliya ka dhigaya Mid nabdoon ayna Soomaalida oo aan cidna udhaceyn ay wada hadlayaan. Goluhu wuxuu kaloo sheegay in gudiga qaban qaabada shirku yahay mid si dagan uwada shirka isla markaana shirku ku socda wado nabdoon ,lagana ilaalinayo waxyaabaha keenaya muran dhexmara beelaha Soomaaliyeed ee kulankan ka qeybgalaya. Midowga Africa ayaa wuxuu soo dhaweyn umuujiyay qodobada looga doodayo shirka dibu heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed oo maanta oo sabtida ah ,laga doodayo ajandayaasha shirka horyaala. Gudiga qabanqaabada shirka ayaa waxa ay horay usheegeen in shir noqon doono mid najaxa dawlada Soomaaliyana waxa ay ku taageertay go'aankaasi ,ayadoo ku tilmaamaytay mid Soomaaliya ku soo celinaya kala danbeyntii. Bayaanka Midowga Africa oo muuqday mid xasaasi waxaa kaloo lugu taageeray hawlgallada ay caasumada Soomaaliya sida wada jirkaa uga wadaan Ciidamada dawlada Soomaaliya oo ay taageerayaan Kuwa dawlada Itoobiya. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland
  6. Mareykanka oo soo dhawaweeyay shirka dib u heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed. July -21-2007-HornAfrik, Mogadishu. . Qoraal ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee Nayroobi ayaa lagu soo dhaweeyay shirweynaha dib u heshiisiinta qaran ee ka soconaya magaalada Muqdisho. Ooraalka safaarada ayaa lagu muujiyay sida Dowlada Mareykanka ula dhacsan tahay sida loogu guuleystay furitaanka shirka dib u heshisinta qaran , waxa ayna ugu baaqeen dhinacyada ka qeyb galaya in wadahadaladooda ay noqdaan kuwa wax dhisaya . Dowladda Mareykanka ayaa ku boorisay dowladda fadaraalka soomaaliya in si aad ah ay u fuliso waxyaabaha najiidada ah ee ka soo baxa shirka dib u heshiisiinta. Waxaa sidoo kale ay aad u soo dhaweysay dowladda mareykanka hadalkii Madaxweynaha soomaaliya uu ka jeediyey shirka furitaankiisii waxaana ay horay ugu deeqday shirka dowladda Mareykanku kaalmo lacageed. Shirka dib u heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed ayaa iminka waxaa uu si rasmi ah uga soconayaan Magaalada Muqdisho iyadoona la rumaysan yahay in khilaafyo badan ay ka dhex taagan yihiin qeybo kala duwan oo soomaali ah kuwaas oo dhamaantoodba dhaliilsan shirka doonayana in laga dhigo shir siyaasadeed wallow Raysal wasaaraha dowladda fadaraalka soomaaliya Pro:Geeddi uu sheegay Maalinimadii khamiista ahayd in talaabada xigta ee shirka kadib ay ahaan doonto mid looga hadlo siyaasad.
  7. Muqdisho: SAFIIRKA ITOOBIYA: “Ciidamadeenu waxay diyaar u yihiin inay dib ugu laabtaan Addis Ababa mar alla markii la helo Milateri & Boolis Soomaaliyeed oo xoogan” 20. July 2007 Safiirka Dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Amb. Fiseha Shawel Muqdisho (AllPuntland)- Safiirka Dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Amb. Fiseha Shawel oo u waramayey Shabakadda AllPuntland iyo Wargeyska Codka Banaadir ayaa waxa uu ka hadlay waxqabadka Safaaradda Itoobiya ay ku leedahay Muqdisho, isagoo sheegay in howsha ay safaaradu qabato ay isugu jiraan arrimaha difaaca dowladda Federaalka, gacansiinta Booliska iyo isku xirka xiriirka siyaasadeed ee labada dowladood. Safiirku waxa uu sheegay in safaaradiisu ay sidoo kale qabato adeegyada Viso bixinta, isagoo sheegay in dadka doonaya inay ka dhoofaan Hargeysa, Muqdisho, Jabuuti iyo Nairobi ay garoomada ku gaarsiiyaan Viisooyin, isagoo intaa ku daray in adeegaasi uu yahay mid kooban sababo jira awgood. Amb. Fiseha Shawel ayaa mar la weydiiyay howlgalka ciidamada Itoobiya ee jooga Soomaaliya inta uu qaadanayo ayaa waxa uu sheegay in ciidamada Itoobiya ay diyaar u yihiin inay dib ugu laabtaan Addis Ababa mar alla markii la helo ciidamo Boolis iyo Milateri isugu jira oo xoogan isla marka-ana ay leedahay dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo intaa ku daray in joogitaanka ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya uu yahay mid muhiim u ah xasilooni ku soo dabaalida dalka Soomaaliyeed. Waxaa sidoo kale Safiirku uu xaqiijiyay in Milateriga Itoobiya ay kuwa Soomaalida siiyaan tababarada, halka sidoo kalena ciidamada AMISOM ee Uganda ay iyaguna qeyb ka qaataan tababarida ciidamada Dowladda Soomaaliya. Mar uu ka hadlayay hab dhaqanka ciidamada Itoobiyaanka iyo xiriirka kala dhaxeeya bulshada, ayaa waxa uu sheegay in ilaa iyo hadda aan la shaacin wax dhibaato ah oo ay ciidamadu u geysteen dadka rayidka ah, isagoo intaa ku daray in ciidamada Itoobiya ay dadka Shaaha iyo Kafeega la cabaan isla markaana ay soo jiiteen shacabka Muqdisho saaxibna ay ka dhigteen. Mar wax laga weydiiyay sida uu u arko falalka qaraxyada iyo weerarada mararka qaar ka dhaca magaalada Muqdisho ayuu sheegay in waxaasi ay caadi iska yihiin kana dhacaan wadamada caalamka sida Ciraaq, Ameerika, London iyo Muqdishaba. “Xaaladda nabadgelyo ee Soomaaliya waa hubaal in wax weyn ay iska bedeleen, maxaa yeelay dowlad curdin ah ayaa iminka ka shaqeyneysa caasimada dalka, iyadoo wakhti gaabanna ay dowladdu wax weyn ay ku qabatay” ayuu yiri Amb. Shawel. “Ra’iisal Wasaaraheyga waxa uu kal hore u sheegay Odayaasha ****** in ciidamadu ay iska baxayaan mar alla markii la xasiliyo dalka” ayuu mar kale Amb. Fiseha oo intaasi ku daray in haddii iminka ay huleelaan ay dhici doonto dhibaato baaxad leh oo waxyeeleysa dadaalkii loo soo galay nabad ku soo dabaalida dalka Soomaaliya. “Waxaanu nahay bulsho ku nool hal gobol, Soomaaliya oo nabad ah, macnaheedu waa Itoobiya oo nabad ah, ujeedada aan ka leenahay dalka Soomaaliya waxay tahay oo kaliya inaan nabad ku wada noolaano oo noqono dad wadaaga saaxibtinimo, derisnimo” ayuu yiri. Safiirka dalka Itoobiya Ambassador Fiseha Shawel oo wareysigaasi maanta xafiiskiisa kula yeelanay ayaa intaa ku daray in dhismaha Safaaradda iyo goobta ay ku taalo aysan suurtagal ahayn xilligan inay qabtaan adeegyo badan oo dadka dan u ah, hase yeeshee waxa uu hoosta ka xariiqay in in ka yar laba bilood oo uu hayay xilka safiirnimada inuu qabtay wax weyn isla markaana si toos ah ay isugu xiran yihiin Safaaradda Soomaaliya ku leedahay Addis Ababa iyo tan isaga uu ka howlgalo ee Muqdisho. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
  8. Adeer its unfair just to name IndaCade. Abukar Cadaan was a warlord partner with Bashir Raage, Xasan Dahir was part of the occupation of the Lower Shabbele. Cirfo, Goobanle, and otehrs were part of the Clan Court movement. Macalin Xashi was warlord Musa Sudi's second. Sharif Ahmed used to work for Mohamed Dheere. Thus what are you talking about, if any of the above points are incorrect kindly do add. Khalaf Adeer the TFG has many different groupings, hard men who formerly were known as warlords are a few maybe 5% of the make up. However it emplyes many in the armed forces and civilain branches like, Prof Geedi, Ghamadheere, Gafow, Xubsireed, Gen A/lahi Ali Omar and many more who never used the gun in any way. Thus if Ethiopia is the blame dont neglect the fact that Uganda, Kenya and Yemen alos supported the TFG 100%. If Ethiopia and Melez are the issue, then why overlook Eritrea and Aferwarki who is a close relative of Melez? A non Muslim is a non Muslim, why are the "religious movement" seeking the aid of Aferwarki? Also if they are independent how come they are hosued in Asmara? Take care Cuz
  9. ^^^lool. Why wish death on these men for doing their job. Anyhow good luck to Mr Gafow.
  10. ^^^Adeer you dont want to use titles yet previously you stated that how does one know its the courts? Thus I tell you its important what one claims, what position one holds. These groups what ever title they use were the deadliest militia in Mogadishu and Somalia. They are not religious nor nationalist. As for the weapons, most weapons have been handed over and those hidden is being tracked, if one is honest these groups back has been broken hence the small mortars and hand grenades rather than the heavy wepaons they used to show off with. Also I will like to highlight a difference of stances which has become obviosu between you and I. One I belive this is a temporary stage a transition as the police,army and security apparatus gets on its feet. The security situation will no doubt improve. Hence there will be no perfect peace and there is none in the whole world even in the US there are grave crimes that take place. Hence the TFG has more grip on Mogadishu today than they did yesterday.
  11. Ergada ka qayb galay shirka dib u heshiisiinta oo loo qaybiyay qodobo looga doodayo shirkaasi Thu-19-July-2007 audio
  12. ^^^Xiin seems to be coming out of the cold, which is a wonderfull development. Khalaf, the al-shabaab clowns claimed responsability for these attacks. Mr Macalin Xashi a former tool of Musa Sudi tunred court also claimed from Asmara they would attack the delegates. Sharif Ahmed and Xasan Dahir call for violence on a daily basis. Masking it as "things wont change and so on. The courts are being made out to be something they are not Their militia were part of those who used to fight in Mogadishu throughout the 16 years. Indacade, Abukar Cadaan, AYROW [who dug up the graves of the Italians] had fighters who took such actions. Thus one should not call these groups "wadaads" what wadaad would have done what Xasan Dahir, IndaCade and the clowns in Asmara did?
  13. Mareykanka oo beeniyay hadalo ka soo yeeray RW Geedi Click here to find this article in English Mogadishu 19, July 07 ( Sh.M.Network)- Dowlada Mareykanka ayaa si weyn u beenisay hadalka dhowaan ka soo yeeray ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo uu ku sheegay in shirka dib u heshiisiinta uu fashilmayo haddii uusan helin dhaqaalahii lagu socodsiin lahaa ee laga sugayey beesha caalamka. Danjiraha Mareykanka u qaabilsan arrimaha Soomaaliya John Yates oo maanta u waramayey Shabakada Warbaahinad Shabelle isagoo jooga Nairobi ayaa waxa uu ka horyimid war dhowaan ka soo baxay xafiiska ra’iisal wasaaraha oo uu kaga digay in shirka nabada uu la kulmi doono caqabad ah inuu burburo sababo la xiriira iyadoo aan la aheyn maal-gelintii laga filayey Mareykanka iyo Q.M, waxa uuna Yates ku tilmaamay in hadlkaasi uu yahay mid lala yaabo. “Haa waan arkay wararkaasi uu sameeyey ra’iisal wasaaraha…..aad baana ula yaabay sababtoo ah si cad ayaana u sheegay taageerada aan u haayno shirka…haddii ay ahaan laheyd Midowga Yurub iyo wadamada kale ee deeqaha bixiya….marka aniga aad uma hubo…dabcan waxaad tixraacaysaa arrimaha dhinaca amaanka…waayo waxaa jira weli walaaca xaga amaanka ah oo ay qabto beesha caalamka….laakiin inta aan aniga ogahay waxaa jira taageero maaliyadeed oo loogu tala galay shirka oo Mareykanka uu ku doonayo in shirka uu ku guuleysto,” Mar wax laga weydiiyey sida shirak uu ku socon karo mar haddii ay jiraan cabasho ay muujinayaan qaar ka mida beelaha Soomaalida ayaa Mr. Yates waxa uu sheegay in arrintaasi ay tahay mid dhib badan laakiin sida uu isaga uu qabo la xalin karo waayo buu yiri Soomaalida iyaga ayaa laga rabaa inay dhameeyaan muranada ka dhex jira beelaha. Click here
  14. 1. The political speech of President Yusuf 2. On the NRC opening 3. On the representation and complaints of clans 4. On the continued support for the process of stabalising the country. I loved how the Horn Afrik dude was pointing to the "Bakara" the "Ahmed Diriye" groups, complaining as if the US envoy was his saviour.
  15. John Yates United States special envoy for Somalia express his effusive support to the ongoing Somali Reconciliation Conference in an exclusive interview with HornAfrik.Thu-19-July-2007 audio
  16. John Yates United States special envoy for Somalia express his effusive support to the ongoing Somali Reconciliation Conference in an exclusive interview with HornAfrik.Thu-19-July-2007
  17. UN chief wishes success for reconciliation talks in Somalia 14 Jul 14, 2007 - 6:30:06 PM UN Secretary-General Ban Ki- moon on Friday voiced hope for a successful national reconciliation conference in Mogadishu, capital of Somalia. "The secretary-general wishes the people of Somalia a successful beginning to the National Reconciliation Congress scheduled to start this weekend in Mogadishu," said a statement issued by Ban's press office. He urged "continued efforts to ensure the broadest possible participation in the process," it said. The UN chief condemned the violent incidents and threats in recent days aimed at disrupting the conference and called on opposition groups inside and outside Somalia to renounce violence and join the reconciliation process. "The secretary-general stresses that the National Reconciliation Congress is the beginning of the process of rebuilding consensus in Somali society," it said. Ban said the United Nations would "continue supporting all- inclusive efforts at national reconciliation and greater international assistance to help bring peace and stability to Somalia." Amid threats of insecurity and disruption from insurgents, Somalia is bracing up for the twice-delayed peace conference which looks set to be held on Sunday. Source: Xinhua
  18. EU welcomes Somalia National Reconciliation Congress BRUSSELS, July 18 (Xinhua) -- The European Union (EU)'s Portuguese presidency welcomed on Wednesday the launching of the National Reconciliation Congress in Somalia on Sunday, hoping for start of national reconciliation as soon as possible. "The European Union reiterates its support for the National Reconciliation Congress and efforts to promote peace and stability in Somalia," the EU presidency said in a statement. In the statement, the EU presidency also encouraged all Somali actors to renounce violence and participate constructively in the Congress. It underlined the importance of an environment that is conducive to reconciliation and allows all parties to engage in the Congress. he EU strongly condemns any attempt to undermine the spirit of reconciliation or the security of the venue of the Congress," said the statement. Somalia has been without a central authority since warlords overthrew former ruler Mohamed Siyad Barre in 1991. The current internationally backed Transitional Federal Government was set up in 2004 in Nairobi, the Kenyan capital, and has been struggling to establish its authority in the restive Somali capital of Mogadishu since it took over with the backing of neighboring Ethiopian troops last December. Source: Xinhua
  19. Hoobiyeyaal ku soo dhacay Degmada Shibis oo wexyeelo isugu jirta Dhimasho iyo Dhaawac u geystay Caruur Mugadisho, khamiis, Julaay 19, 2007 SMC Daqiiqado ka hor ayaa waxaa hoobiyeyaal lagu soo weeraray degmada Shibis oo deris la ah xarunta Gaadiidka Booliska oo ah xarunta uu shirku ka socdo. Ugu yaraan 5-hoobiyayaal ah ayaa ku soo dhacay degmada shibis, waxeyna hoobiyaashaan geysteen qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxyada Hoobiyayaashaas ayaa waxey geysteen dhimashada 6-Caruur ah oo ay afar ka mid ah walaalo yihiin, waxeyna hoobiyaashaas ku soo aadeen xili uu Gudoomiyaha Gobolka Banaadir uu ku sugnaa guri ku dhow goobta uu shilkaas hoobiyaha ka dhacay. Dhinaca ciidamada Dowladda federaalka Soomaaliyeed ayaa rasaas furay xiligii uu qaraxaas hoobiyaha dhacaayay, waxeyna rasaastaas sababtay dhaawacyo ku yimaada dadka rayidka ah. Ma aha markii ugu horeysay oo qaraxyo hoobiyayaal ah dhacaan, balse tani waxey ku soo aaday xili Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada C/Casiis loo fadhiyo shirweyne dib u heshiisiineed oo ay yeelanayaan Beelaha Soomaaliyeed. Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho Somalia
  20. Part4 Final Thoughts Rather than blindly rejecting anything of peaceful proposal, let us live up with the reality that is marked on our store today. Our children, families and people are dying in hunger and disease in thousands; it is time we should start to develop a culture of our own that is based on reconciling our differences, demonstrating an inclusive approach to governance, helping deliver security, and advancing political reconciliation. An objective look will show us that unity of Somalis is a primary and important goal that we must strive for, and be reminded reconciliation and forgiveness were the traits of our Prophet (peace be upon him) and there is a serious warning from Allah (Subhaanuhu-wa-ta’alaa) for those who create division among their people. “As for those who divide their religion and break up into sects, thou hast no part in them in the least” (6:159). A final suggestion is that DON’T BE FOOLED BY PROPAGANDA waged by the spoilers who threaten Somalia's peace process and some of the biased Somali Media those who promote conflict and alienate reconciliation among our people. “Allah knows him who means mischief (MUFSID) from him who means good (MUSLIH)” (2:220). It should come as no surprise that some of us reject every hope of stability for the country and see their future in anarchy because of their personal interests or some other self prejudices such as tribalism or annexing some other peoples’ land or properties. Whether we admit it or not, the fundamental truth remains that some of us emphasize other concern much more than concern for nationhood. That is the case. The Ex-Parliamentarian group in Asmara was a tiny percentage of members of Federal Parliament and wouldn't be the force except for the fact that the Ex-speaker has gone out of his way to make all of but Sh. Aweys’ extremism become true that is: it's OK to do “bad” things in the service of a "good" cause! Or on the other hand it is justified in their “good” cause to kill indiscriminately innocent school children, women cleaning Mogadishu streets, worshipers in their prayers in mosques, Government officials in their duties of national services……what “good” cause this will serve! If Asmara Group really desired to a sustainable peace and stability in Somalia let them renounce violence, participate in the reconciliation process and be wary of their quotations they use in creating division among their people for they are often deliberately fabricated propaganda. In South Africa, the South African Truth and Reconciliation Commission was set up to help deal with the crimes that took place under the apartheid era. They came up with initiatives that were carried out across South Africa to promote an ethos of forgiveness and peace. As Somalis we need to ask: What are we doing in this direction? May Allah (Subhaanuhu-wa-ta’alaa), give guidance to all of us, endow Mercy and Bless the whole of Somalia with Prevailing Peace - Ameen. By: Ahmed Mohamed Warsame: is a resident in Melbourne, Australia, a professional accountant, teacher, interpreter and translator. He is currently the treasurer of Board of Directors for Muslim Community Cooperative of Australia Ltd (MCCA LTD) (an Islamic financial Institution that offers Shariah compliant Home Financing and business investments). Ahmed had worked in the Ex- Ministry of Finance & Treasury and Ex- Ministry of Education of Somalia in the years of 1975 to 1990). Contact: Egal4@bigpond.com
  21. Part 3 No to Bloody escalation and extremism Today in Mogadishu and elsewhere in Somalia, we should not expose our children, in their childhood development stage, to such a shocking scene of dead human bodies. We brought up children to witness horrific scenes without taking into consideration the negative impact that it could possibly have on them. When children of that stage of development are exposed to such shocking sights, they usually suffer nightmares, experience a loss of appetite, lose concentration and, in this case, perhaps even develop a chronic feeling of hostility towards other people. These scenarios would have been totally different if we had chosen to teach our children a lesson in high morals and forgiveness to other people and hatred towards violence. From this incident, it does seem that we have failed to properly spread the concept of forgiveness and peace-loving in our society. This entire orgy of blood-letting is not part of Islam. It was never practiced in the time of the Holy Prophet (SAW) or the rightly guided caliphs and this practice is a total abomination in Islam. All peace-loving Somalis everywhere deplore this practice of such horrific and bloody scenes enacted on the streets and populated business areas of Mogadishu and other parts of the country, this creates besides loss of human life and properties other phenomena of deep emotional and psychological trauma, especially among young people. In view of the harsh times Somalis and particularly Mogadishu residents are facing, it behoves upon those who commit them to revisit this deviant contraption and put an end to these barbaric practices and atrocities which do not belong to the true Somali culture.
  22. Part 2 Simplistic Blame The spoilers who threaten the reconciliation process today wage an ongoing slander campaign against the Transitional Federal Government of Somalia, claiming that it is a government that brought Ethiopian peacekeeping forces to the country. We were often reminded of some escape goat tactics such as Ethiopian Peacekeeping forces in the country or image marring some government officials involved in the restoration of peace and stability in the capital. Before we buy the malarkey that is being produced by people with their own agendas or prejudices or who are just plain ignorance, let us follow the reality that after all, Ethiopia did not come to dominate Somalia. There is nothing wrong with asking assistance to your neighbouring country to restore stability, law and order and put an end to an anarchies situation prevalent in Somalia since 1991. It happened in many countries in the world like Uganda, Lebanon etc. These African peace keeping forces, with no exception to the Ethiopian Peacekeepers, were those requested by President Abdiqasim Salad Hassan of Arta Transitional Government in the last days of his tenure, where he based his request in the fight of terrorists and extremists in Mogadishu if foreign Peacekeeping forces were not supporting his government. We haven’t heard any criticism on Abdiqasim’s demand for Peacekeeping forces from the leaders of radical Islamic Courts of Mogadishu on those days. (La jiifiyaana Banaan is a Somali proverb used on opportunistic occasions when it is on someone’s favour!).
  23. A RECONCILIATION CONFERENCE: A CULTURE OF FORGIVENESS & SAYING NO TO EXTREMISM Ahmed Mohamed Warsame Today Somalis have come together to a national reconciliation conference to reconcile among themselves and overcome the legacy of anarchy and disorder of the past 17 years. A Reconciliation Conference is a necessary exercise to enable Somalis to come to terms with their differences on a nationally accepted basis and to advance the cause of reconciliation that can bring a real alternative to this madness of religious hypocrisy and extremism of intolerance towards all views other than one's own and disregard for the life, liberty, and human rights of others. Extremism is not an option for Somalis today but some people choose it as they always act in what they perceive, rightly or wrongly, to be in their self-interest. It became a tactic for those who interpret Islamic teachings very narrow-mindedly, and the result is that we are unforgiving towards each other. Somalis have come together from all corners of the world to a reconciliation conference of forgiveness and hopes of replacing violence with dialogue and saying no to those advocating a double standard of religious extremism, ordering the young people to commit genocide and committing infanticide himself on a mass scale under the mask of jihad. I don't believe you will find Jihad by mutilating the feet and legs of innocent school children and mothers and other pedestrians on Mogadishu streets. To my knowledge on the topic of jihad, this is an obnoxious propaganda of misrepresenting the essence of "jihad”, which means basically to struggle, but this, can be personal or spiritual, or a peaceful political struggle. Mogadishu residents are sick and tired of so many years of anarchy and today are fed up of planting and throwing bombs, ambush attacks, damaging of their properties and indiscriminate killing of their innocent civilian men, women and children in the streets. Enough is enough! Somalis should work together in reconciliation to stop this sort of violence and come up with an alternative to provide their children and families with shelter, food, education, health and protection. We remember when the union of Islamic Courts (UIC) came into Mogadishu we saw plenty of people crawl out from under their hidings and convert to UIC sympathisers, drawn by the smell of hatred towards the warlords of Mogadishu. But destabilizing their peace and stability in Mogadishu today by UIC insurgents would not make them and other Somalis to believe UIC insurgents much different from the warlords they drove from the capital.