General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^I tell you that the interior Minister aint going any where, all those that want to talk can, Riiyaale and Silanyo will come to Mogadishu competing for sports minister before Mr Guled goes anywhere least of all to the criminals in Asmara. Thats inside info lads.
  2. Even Ethiopia their dear "allies" do not recognise these clowns.
  3. 3 Wasiir, Xildhibaano, 2 Badhasaab, Oo Lagu Fadeexadeeyay Wajaale (Wajaale}18.7-7 Ciidanka Booliska Dowlada Itoobiya ee ku sugan xuduudka degmada Wajaale ee dhinaca Itoobiya, ayaa hor istaagay seddex Wasiir oo uu wasiirkii maaliyada ku jiro iyo laba Badhasaab oo ka socday maamulka hargeisa Kuwaas oo doonayay in ay u gudbaan gudaha dalka Itoobiya...................................................... Masuuliyiintan maamulka hargeisa ka socotay oo kala ahaa Wasiirada Maaliyadda Xuseen Cali Ducaale (Cawil), Xidhiidhka Goleyaasha Cabdi Xasan Buuni, Madaxtooyada Nuur Aamin Ismaaciil iyo labada Badhasaab ee Maroodi Jeex iyo Hargeysa Cali Xasan Maxamuud iyo Maxamuud C/laahi Cirro. Madaxdan ayaa ujeedada safarkooda lagu sheegay in uu ahaa in ay magaalada Harar ee Itoobiya kaga qayb galaan xuska sannad guurada 1000 aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay magaaladaas. Taas oo la sheegay in lagu casuumay madaxdaas. Wasiiradaas iyo labada Badhasaab oo ay weheliyeen ilaaladooda gaarka ah iyo darawaliintoodu, waxa sida la sheegay hor istaagay taliyaha Booliska Federaalka ee degmada Wajaale ee dawladda Itoobiya. Kaas oo sheegay inaan isaga la siin wax amar ah oo lagu farayo in madaxdaas inay u gudbaan dhinaca Itoobiya. Sida wararku sheegayaan masuuliyiintaas maamulka hargeisa iyo masuuliyiinta Itoobiya ee Wajaale, markii ay isku fahmi waayeen hadalkii, waxa ay weftigii reer hargeisa dib ugu soo noqdeen dhinaca ee degmada Wajaale, iyaga oo degay Hoteel. Wararka na soo gaadhayaa ayaa intaas ku daraya in arrinta markii dambe ay soo farogeliyeen masuuliyiin ka tirsan Itoobiya oo amar ka soo bixiyay dhinaca magaalada Addis Ababa. Kuwaas oo ciidankooda Wajaale ku amray in masuuliyintaas loo fasaxo inay u gudbaan gudaha Itoobiya. Widhwidh Online News Desk..Media Center
  4. Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Oo Ciidanka Booliska Itoobiya Ku Xanibeen Xuduudkooda Degmada Wajaale Wajaale(Geeska)- Ciidanka Booliska Federaalka Itoobiya ee ku sugan xuduudka degmada Wajaale ee dhinaca Itoobiya, ayaa shalay hor istaagay saddex Wasiir iyo laba Badhasaab oo ka socday xukuumadda Somaliland, kuwaas oo doonayay inay u gudbaan gudaha dalka Itoobiya. Masuuliyiintan xukuumadda Somaliland ka socotay oo kala ahaa Wasiirada Maaliyadda Md. Xuseen Cali Ducaale (Cawil), Xidhiidhka Goleyaasha Md. Cabdi Xasan Buuni, Madaxtooyada Md. Nuur Aamin Ismaaciil iyo labada Badhasaab ee Hargeysa iyo Awdal Cali Xasan Maxamuud iyo Maxamuud C/laahi Ciro, waxa ujeedada socdaalkoodu ahaa inay magaalada Harar ee Itoobiya kaga qayb gallaan xuska sannad guurada 1000aad ee ka soo wareegtay markii la dhisay ama la aasaasay magaaladaas Harar, taas oo la sheegay in lagu casuumay. Wasiiradaas iyo labada Badhasaab oo ay weheliyeen ilaaladooda gaarka ah iyo darawaliintoodu, waxa sida la sheegay hor istaagay taliyaha Booliska Federaalka ee degmada Wajaale ee dawladda Itoobiya, kaas oo sheegay inaan isaga la siin wax amar ah oo lagu farayo in madaxdaas Somaliland u gudbaan dhinaca Itoobiya. Sida wararku sheegayaan masuuliyiintaas Somaliland iyo masuuliyiinta Itoobiya ee Wajaale, markii ay isku fahmi waayeen hadalkii, waxa ay weftigii Somaliand dib ugu soo noqdeen dhinaca Somaliland ee degmada Wajaale, iyaga oo degay Hoteel Hase yeeshe sida warku sheegay waxa arrinta markii dambe soo farogeliyay masuuliyiin ka tirsan Itoobiya oo amar ka soo bixiyay dhinaca magaalada Addis Ababa, kuwaas oo ciidankooda Wajaale ku amray in masuuliyintaas loo fasaxo inay u gudbaan gudaha Itoobiya, waxaanay saddexdii wasiir iyo labadii Badhasaaba markii dambe ilaa magaalada Harar ku tageen baabuurtoodii gaarka ahayd iyo ilaaladoodii la socotay. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Siciid Cadaani, oo wefttigaas ka soo saaray warsaxaafadeed kooban, ayaan soo hadal qaadin xanibaada ciidanka Booliska Itoobiya ku sameeyeen weftigaas, waxase uu si kooban u yidhi, “Wafti balaadhan oo ka socda JSL ayaa maanta [shalay] u ambabaxay kilalka Harargi ee dalka Ethiopia ama (Herer State) caasimada ay u tahay magaalada Herer. Waftigaas oo ka kooban Wasiiro iyo saraakil sare oo ka tirsan JSL waxaa ka mida. · Wasiirka Madaxtooyada Nuur Amiin Ismaacil. · Wasiirka Maaliyada Xuseen Cali Ducaale (Cawil). · Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Cabdi Xasan Buuni. · Badhasaabka MaroodiJeex Cali Xasan Maxamuud (Cali Asad). · Badhasaabka Awdal Maxamuud C/laahi Ciro. Waxaanay Waftigaasi ka qayb gali donaan Xuska iyo dabaaldaga loo samayn doono sanad guuradii ka soo wareegtay qarnigii 10aad ama kun sanadood markii la dhisay magaalada Herer.”
  5. CNOOC's 49% oil profit deal with Somalia By Barney Jopson in Nairobi Published: July 19 2007 03:00 | Last updated: July 19 2007 03:00 CNOOC's oil contract with the Somali government grants the Chinese state giant the right to almost half of any profits from production but also promises large bonuses if significant discoveries are made. A production-sharing contract signed last year gives CNOOC and its partner, China International Oil and Gas, the right to 49 per cent of profits from any oil they discover, the Financial Times has learnt from one person who has seen the document. ADVERTISEMENT The remaining profit will go to Somalia's transitional federal government (TFG), which will also receive $50m production bonuses for any wells that yield more than 200,000 barrels a day for 75 consecutive days. Somalia remains a speculative region for oil exploration. Several western oil companies held exploration concessions in the country in the 1980s but it has no proved oil reserves and only 200bn cubic feet of proved natural gas reserves, according to the US Energy Information Administration. CNOOC is braving insecurity and political uncertainty as an insurgency against the interim government continues in Mogadishu, the capital. Somalia's own prime minister this week raised questions about the validity of the deal. But due to China's thirst for oil, the group has developed a reputation for launching high-risk ventures. The agreement gives CNOOC and CIOG the right to search for oil in part of semi-autonomous Puntland province and exploration work is due to begin this year. If oil is discovered, the final breakdown of profits will depend on other factors such as income tax and the payment of exploration and production costs. It is not clear whether the twoChinese groups paid an upfront sum to seal the deal when it was signed on May 24 last year. According to the person who has seen the contract, its signatories were Chen Zhuobiao, managing director of CNOOC Africa; Judah Jay, managing director of CIOG; and two junior Somali ministers who had been granted power of attorney by Abdullahi Yusuf Ahmed, the country's president. The contract was endorsed when Mr Yusuf, who is from Puntland, met Fu Chengyu, CNOOC chairman, at the Chinese group's headquarters last November. At the time the TFG had little authority outside its home base in the town of Baidoa. Revelations about the oil deal in the FT have illuminated divisions within the fragile interim government, whose support and authority across Somalia remainslimited. Ali Mohamed Gedi, the Somali prime minister, said this week he was not aware of the deal and that no valid oil deals could be struck until the country's parliament had endorsed a new oil law due to be published in the next two months. But a document signed last month in Nairobi by the Somali energy minister and the two Chinese groups says: "The TFG has and will continue to authorise CNOOC and CIOG to exercise their contract without any interruption during and after the effectiveness of the new national oil law." Copyright The Financial Times Limited 2007
  6. CNOOC's 49% oil profit deal with Somalia By Barney Jopson in Nairobi Published: July 19 2007 03:00 | Last updated: July 19 2007 03:00 CNOOC's oil contract with the Somali government grants the Chinese state giant the right to almost half of any profits from production but also promises large bonuses if significant discoveries are made. A production-sharing contract signed last year gives CNOOC and its partner, China International Oil and Gas, the right to 49 per cent of profits from any oil they discover, the Financial Times has learnt from one person who has seen the document. ADVERTISEMENT The remaining profit will go to Somalia's transitional federal government (TFG), which will also receive $50m production bonuses for any wells that yield more than 200,000 barrels a day for 75 consecutive days. Somalia remains a speculative region for oil exploration. Several western oil companies held exploration concessions in the country in the 1980s but it has no proved oil reserves and only 200bn cubic feet of proved natural gas reserves, according to the US Energy Information Administration. CNOOC is braving insecurity and political uncertainty as an insurgency against the interim government continues in Mogadishu, the capital. Somalia's own prime minister this week raised questions about the validity of the deal. But due to China's thirst for oil, the group has developed a reputation for launching high-risk ventures. The agreement gives CNOOC and CIOG the right to search for oil in part of semi-autonomous Puntland province and exploration work is due to begin this year. If oil is discovered, the final breakdown of profits will depend on other factors such as income tax and the payment of exploration and production costs. It is not clear whether the twoChinese groups paid an upfront sum to seal the deal when it was signed on May 24 last year. According to the person who has seen the contract, its signatories were Chen Zhuobiao, managing director of CNOOC Africa; Judah Jay, managing director of CIOG; and two junior Somali ministers who had been granted power of attorney by Abdullahi Yusuf Ahmed, the country's president. The contract was endorsed when Mr Yusuf, who is from Puntland, met Fu Chengyu, CNOOC chairman, at the Chinese group's headquarters last November. At the time the TFG had little authority outside its home base in the town of Baidoa. Revelations about the oil deal in the FT have illuminated divisions within the fragile interim government, whose support and authority across Somalia remainslimited. Ali Mohamed Gedi, the Somali prime minister, said this week he was not aware of the deal and that no valid oil deals could be struck until the country's parliament had endorsed a new oil law due to be published in the next two months. But a document signed last month in Nairobi by the Somali energy minister and the two Chinese groups says: "The TFG has and will continue to authorise CNOOC and CIOG to exercise their contract without any interruption during and after the effectiveness of the new national oil law." Copyright The Financial Times Limited 2007
  7. ^^Adeer why this market and not the others? Because its the mother of all evil in southern Somalia. Anyhow just another sector to be secured. Nothing major.
  8. Adeer who cares for Afgaduud, he is a demoted soldier whi still is in his country sitting pretty in Diinsoor tonight, where are dress wearing fakers? IndaCade, Xasan Dahir former clan governor and former clan shiekh? In Asmara, so while the TFG borrows tanks from Ethiopia and Uganda. The clan courts are borrowing a country since they were chased out of Somalia. To use a little your vulgar logic, the TFG are in Somalia, while Xasan Dahir& Sharif Ahmed are living with their man Aferwarki in his house? Who's the B now?
  9. Dhisme ku dhow Hotel Alxabiib ee suuqa Bakaaraha oo gubanaya, ka dib markii madfac uu ku dhacay caawa , iyadoo wali ay soconeyso rasaas la is dhaafsanayo, mana jirto dadaalo lagu daminayo dabka
  10. Dagaal qaraar oo caawa ka bilowday gudaha suuqa Bakaaraha ee Muqdis Mogadishu 19, July 07 ( Sh.M.Network)- Dagaalo qaraar oo la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa ka bilowday caawa saqdii dhex gudaha suuqa Bakaaaraha ee magaalada Muqdisho, iyadoo si weyn loo maqlayo madaafiic la is dhaafsanayo iyo rasaas culus,. Dhisme ku dhow Hotel Alxabiib ee suuqa Bakaaraha oo gubanaya, ka dib markii madfac uu ku dhacay caawa , iyadoo wali ay soconeyso rasaas la is dhaafsanayo, mana jirto dadaalo lagu daminayo dabka Iska horimaadkaan oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo kooxo aan la garaneyn ayaa waxa uu ka soconayaa haatan wadada shirkadaha isgaarsiinta ee suuqa Bakaaraha, halkaasi oo ay ka dhaceyso rasaas culus iyo mid fudud. Daryanka madaafiic iyo qaraxyo xoogan ayaa si weyn looga maqlayay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan suuqa Bakaaraha. Goobaha iska horimaadkaan loo maleynayo in uu ka socdo ayaa waxaa ka mid ah Saldhig dhowaan ciidamada dowlada ay ka sameysteen wadada koowaad ee suuqa Bakaaaraha. Dagaalkaan oo ilaa iyo wali soconaya ayaa waxa uu bilowday abaaro caawa 1:25 PM, waqtiga magaalada Muqdisho. waxaana uu yara qaboobay 3:15 Pm, inkastoo wali la maqlayo rasaas teel teel ah oo la is dhaafsanayo. Waxaa iminka soconaya holac aad u weyn oo qabsaday Dhimse ku yaala agagaarka wadada koowaad ee suuqa Bakaaraha, ka dib markii madfac uu ku soo dhacay halkaasi , lamana oga wali qasaaaraha ka dhasha,,mana muuqata dadaalo lagu daminayo dabkaasi rasaas culus oo socota owgeed. Lama oga wali qasaaraha ka dhashay iska horimaadkaan oo ah mid aad u xoogan oo wali soconaya. Waa dagaalkii ugu qaraaraa ee ka dhaca caasimadda Somalia, labadii bilood ee la soo dhaafay, waxaana uu ku soo beegmayaa xilli maalinta berri ah lagu wado in uu dib u bilowdo kulanka dib u heshiisiinta beelaha. Waa maalintii 14aad oo qaraxyo iyo rabshado dad ay ku geeriyoonayaan ay ka jiraan suuqa Bakaaraha, iyadoo tan iyo markii ciidamada dowladda ay suuqa soo galeen la aaminsan yahay rasbashadaha iyo weerarada ka dhacay in ay ku nafwaayeen in ku dhow 50 ruux oo rayid ah. Wixii ku soo kordha kala soco wararkeena dambe
  11. Suuqa Bakaaraha oo caawa holcaya, kadib dagaal qaraar oo suuqa dhaxdiisa ka qarxay. Dagaalo qaraar oo la isu adeegsayo hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa ka bilowday caawa 2dii saqdii dhexe gudaha suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, iyadoo si weyn loo maqlayo madaafiic la is dhaafsanayo iyo rasaas culus. Dagaalo qaraar oo la isu adeegsayo hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa ka bilowday caawa 2dii saqdii dhexe gudaha suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, iyadoo si weyn loo maqlayo madaafiic la is dhaafsanayo iyo rasaas culus. Iska horimaadkaan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kooxaha qaran-diidka ah ayaa waxa uu ka soconayey wadada shirkadaha isgaarsiinta ee suuqa Bakaaraha, halkaasi oo ay ka dhaceysey rasaas culculus iyo mid fududba. Baqaaro badan oo ku dhaxyaal suuqa bakaaraha ayaa waxaa qabsadey holac, kadib markii ay ku dhaceen madaafiic ay labada dhinac isu adeegsanayeen . Dagaalkani oo socdey mudo 30 daqiiqo ah ayaa haatan soo afmeermey kadib ciidamada dowlada oo xoog ku muquuniyey kooxdii qarandiidka aheed ee weerarka soo qaadey. Kooxda qarandiidka ahi ayaa waxeey caadeysten ku dhaxdagaalanka ilaha dhaqaalaha dhaxdooda bur buriyana wax waliba oo wadanka munaafacaadkiisa ah isla markaana ayagoo dadka rayidka ah ay u siticmaalan humanshield ahaan. Lama oga wali qasaaraha ka dhashay iska horimaadkaan oo haatan u eg mid soo gaba-gaboobey, laakin warar hordhac ahi ayaa waxeey sheegayaan in ciidamada dowlada ay gacanta kusoo dhigeen maxabiis iyo dhaawac dhulka looga cararey. Wixii warar ah kala soco shabakada carmooyin.com
  12. ^^^Adeer you just posted an article you did not know to be true. The interior minister for a fact is not going to Asmara to join the criminals led by Sharif Ahmed, Sharif Xasan and warlords IndaCade and Xasan Dahir Aways. Tigree masters willing to die for their slaves. Thats an oxymoron, like having a sunny night. The TFG are masters of Somalia the rest is just meaningless. The "powerful courts" are with their Oromo brothers and Eritrean handlers in Asmara.
  13. ^^^Adeer warning of failure and saying something will fail are the same? Give us a break people. The Arab version, the Shabbele version what does it mean, nothing. The delegates have arrived in Mogadishu and the meeting opening ceromony has taken place, the fireworks were a nice touch, the rest is the future may Allh make it a success. First it was it will never happen and now it will fail so many soothseyers in SOL
  14. ^^^Adeer your news is based on hearsay, come on its like when you used to say the "Clan Courts are gonna capture Baidoa" now you are defending the Bakara market? loool. Keep day dreaming
  15. Wasiirka arrimaha gudaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamad Maxamuud guuleed Gacma I know for a fact this is untrue, the Minister will never ever join criminals like Sharif Ahmed and Sharif Xasan. Thats never. Any wagers? The lie they made about the above Minister means no Qaybdeed, maybe Hiiraale though I doubt it also.
  16. Dowladda Hoose oo qoraneysa 800-shaqaale nadaafadeed { 18 Jul 2007} waxaa la daabacay Wed 18 Jul 2007 06: 45: 06 Maamulka G/Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in Gobolka uu qoran doono shaqaale nadaafadeed oo tiradoodu dhan tahay 800-qofood. Sida ku cad war ka soo baxay xafiiska Warfaafinta ee maamulka G/Banaadir, shaqaalaha nadaafadda ee D/hoose yeelaneyso ayaa Degmo kasta oo gobolka ah laga qori doonaa shaqaale gaaraya 50-qofood, kuwaas oo 30 ka mid ah ay noqonayaan shaqaale cusub, 20-ka kalena ay yihiin shaqaalihii hore. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Md. Maxamed Cumar Maxamuud (M/Dheere) oo ka hadlayay kulankii looga hadlayay arrintan ayaa mas’uuliyiinta qaabilsan diyaarinta shaqaalahaas kula dardaarmay inay la yimaadaan waajib gudasho. gobolkabanaadir.com
  17. Ciidamada dowladda oo howl-gallo burburin ah ka sameeyay suuqa Bakaaraha Mogadishu 18, July 07 ( Sh.M.Network)- Saraakiisha Ciidamada booliska G/ka Banaadir ayaa maanta ka warbxiyey howlo bur burin ah ay ka sameeyeen suuqa Bakaaro oo aan wax ganacsi ah ka jirin maalintii 14 aad Gaashaanle Dhexe C/laahi Xasan Bariise oo maanta hor kacayey ciidamo howlo bur burin ah ka sameeyey goobo ka tirsan suuqa Bakaaraha ayaa shabelle uga war bixiyay howl-galkooda waxa uu ahaa iyo sida uu u dhacay. Goobaha ay ciidamada Bur buriyeen ayaa waxaa ka mid ah Suuqa badarka lagu iibiyo ee bakaaraha, waxaana Gaashaanle Dhexe C/laahi Xasan Bariise oo ah taliye ku xigeenka qeybta ciidamada booliska g/ka banaadir uu sheegey in howl galadaasi ay yihiin kuwo lagu xaqiijinaayo amniga G/ka Banaadir, si loo helo waddooyin waa weeyn oo ay ciidamada Maraan. Waxaa uu ku tilmaamey Gaashaanle Dhexe Cabdulaahi Bariise in dhismooyinka ay ahaayeen kuwo sharci daro ah islamarkaana ay ahaayeen meelo ay ku dhuumanayeen sida uu hadalka u dhigey kooxaha soo weerara ciidamada dowladda ee ku sugan suuqaaasi. Gaashaanle Dhexe C/laahi Xasan Bariise ayaa waxaa uu sidoo kale sheegey in ay soo qab qabteen kooxo uu ku tilmaamey in ay ka dambeeyeen weerarada ka dhaca Muqdisho, kaasoo uu sheegey Bariise in ruuxii ugu dambeeyey ay maanta soo qabteen Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
  18. Muqdisho: Ciidamada dowladda oo maanta burburiyay dhismooyin ku yaal suuqa Bakaaraha 18. July 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Ciidamada dowladda Federaalka oo isugu jiray Milateri iyo Boolis oo watay cagaf cagafyo ayaa maanta bilaabay tallaabo hor leh oo lagu burburinayo dhismooyin ku yaala suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Howlahan burburinta ayaa ka danbeysay kadib markii maalintii 14-aad ay ciidamada dowladdu howlgalo lagu sugayo amaanka iyo kuwo baaritaan ay ka wadeen suuqa weyn ee Bakaaraha iyo nawaaxigiisa, halkaasoo ay ka dhacayeen qaraxyo loo adeegsanayey bambooyinka gacanta laga tuuro kuwaasoo dhaliyay dhimashada iyo dhaawaca dad isugu jira ciidamada dowladda iyo kuwo rayid ah. Shlay ayey aheyd markii ay ciidamada dowladda ay adeegsadaan sunta dadka ka ilmeysiisa oo baqdin weyn gelisay dadkii ku sugnaa bartamaha suuqa iyadoo maantana ay bilaabeen in ay cagaf cagafyo ku burburiyaan dhismooyin sharci daro ah oo ku yaalay qeybta Galey iyo Dahablaha. Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa bilaabay in ay badeecooyinkooda ganacsi u soo rarraan suuqyada kale sida Suuq Bacaad, Xamar Weyne iyo Kaaraan kadib markii ay halkaasi u suurtageli weysay in ay ku ganacsadaan bacmadaa suuqaasi uu noqday goob ay isaga horjimaadaan ciidamada dowladda iyo kooxaha ka horjeeda oo la aaminsan yahay in ganacsatada ku lug leeyihiin gacanna ay ka siiyaan dhinaca dhaqaalaha. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
  19. Farax, SL and the courts are Somali's talking to them is no problem, halting the rest of the nations interest for two groups would be absurd. As for the money, its what makes the world go round dear Horn, same reason Hiiraale occupied Kismayu, it was not for charity was it?
  20. Emperor,leave Jimbo alone he keeps attacking me when I have done nothing, nothing i tell ya
  21. The troops are being built up in every region. Well done Salad Dheere.
  22. One must have respect for the position one covets Somalia is back