General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^Adeer its a good move in the right direction. Though its the isolation which changes things.
  2. Shirkii dib u heshiisiinta Qaran ee Beelaha Soomaalida oo maanta mar kale dib uga Furmay xaruntii gaadiidka Booliska. Shirkii beelaha Soomaalida oo maalinkii khamiista ahaa ka furmay magaalada muqdisho gaar ahaan xaruntii gaadiidka Boliska ayaa waxaa inta badan xubnaha kulnkaa ka qayb galaysa ay maanta soo gudbiyeen ajandaha ay dooda u saabsan tahay. Shi guddoonka shirkaa ayaa waxaa uu xibnaha gaaraya ilaa 1300 o ergay usoo gudbiyay sharci ahaanshada gudoonnka shirka uu soo magacaabay madaweynaha dowlada ku meel gaarka ah ee Soomaaliya C/laahi ysuusufa Axmed kaa oo gudoomiye looga dhigay Cali Mahdi Maxamed iyadoo ayna xubnaha ka qayb galaya shirkaa ay cod buuxa ku ogol;adeen in shir gudoonka uu ansax yahay. Shirka beelah Soomalida ayaa waxaa maanta ka qayb galay Imaamka Guud ee belah Hiraab Imaan Maxamuud Imaan Cumar iyo Kooxo odoyaal dhaqmeed ah.iyadoo maalimihi la sooi dhaafay uu ka biyo diidanaa ka qayb galka Shirkaa. Ergada maanta ka qayb galaysa ayaa waxaa ay maanta ka doodeen qodobka la xiriira waxa loogu yeeray Xagjirnimada. Kulankaan ayaa waxaa xagga amanka ah sugidiisa ka qayb qaadanaya ciidamad dwolada ku meel gaarka ah ee Soomaaliya iyo kuwa itopobiya iyadoo wadooyinka soo gala halka uu shirka ka dhacayana waxaa lagu gooyay Fuustooyin aad u waa wayn. Maalinkii khamiista ayaa waxaa dagaano kudhow ay kus ooo dhaceen ilaa 6 hoobiye kuwaa oo gaystay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Maxamed Cali jaaked Madaxa wararka dhahar Muqdisho_somalia
  3. ^^Ok saxib, I will give up on this one, and I congradulate Riyaale and his family for this cash cow, while at the same time wishing for great things for the badly led people of North West Somalia or Somaliland state of Somalia.
  4. Qaran diid Axmed Diiriye oo is badalay sheegayna in uu taageerayo natiijada kasoo baxda kulan weynaha dib u heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed. Iyadoo shaqsiyaadkii ku jiray golaha qaran diidka ah ee uu Hoggaamiyo Qaran diid Axmed Diiriye ay maalmihii lasoo dhaafay si tartiib tartiib ah ugusoo biirayeen Soomaalida Nabadda Jecel. Iyadoo shaqsiyaadkii ku jiray golaha qaran diidka ah ee uu Hoggaamiyo Qaran diid Axmed Diiriye ay maalmihii lasoo dhaafay si tartiib tartiib ah ugusoo biirayeen Soomaalida Nabadda Jecel,ayaa qaran diid Axmed Diiriye waxaa xalay kasoo yeeray hadal inta badan Soomaalidu ay u riyaaqeen,kaasoo ahaa in uu taageerayo natiijada kasoo baxda kulan weynaha dib u heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed ee Muqdisho ka bilaabmay. Qaran diid Axmed Diiriye oo xalay isaga Iyo C/llahi Sheekh xasan ay ka wada qeyb qaateen barnaamij dood ahaa oo ka baxay Radio Banaadir ayaa waxaa uu yiri "hadii shirkan Soomaalida isugu timid ay gaaraan go'aan wax ku ool ah oo dalka lagu nabadeynayo anagu waa taageereynaa" ayuu yiri Qaran diid Axmed Diiriye oo xalay jabkala kulmay barnaamijkaa dooda ahaa oo intii uu soconayay xitaa hal jawab oo keliya u heli kari waayay su'aalihii uu C/llahi Sheekh Xasan weydiiyay. Qarandiidkan ayaa sheegay in aanu diidanayn nabad dalkan in loo baadi goobo,laakin uu jecelyahay in shirka laga dhigo mid siyaasadeed, waxaana uu qaran diidku xalay u muuqday mid ku keliyoobay geedkii uu ku dhaganaa sidaa daraadeed is fahamsiiyay in ay haboontahay in uu usoo weecdo dhinaca Soomaalinimada u badantahay,hase ahaatee waxaa uu wali usii muuqday mid qaran diidnimadu ku jirto,laakin dantu ay baday in uu sidaa u hadlo. Xafiiska warqabadka shabaakdda wararka carmooyin.com ee Muqdisho. contact:info@carmooyin.com or carmooyin@hotmail.com
  5. Ergada shirka dib u hishiisiinta beelaha Soomaaliyeed oo kulankooda maanta kaga doodayo 11-ka qodob ee ajandaha shirka. July -21-2007-HornAfrik, Mogadishu. . Ergada ka qeyb galeysa shirka dib u heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed ayaa maanta lagu wadaa in ay ka doodaan ajnadaha 11-ka qodob ee dhawaan la soo bandhigay . Ergada oo qodobadaani loo qeybiyay maalintii shalay ayaa haystay muddo maalin ah oo ay uga soo darsayeen qodobadaani, iyadoo lagu war giliyay in ay fikrado ku soo kordhiyaan ama ay ka dhimeen karan. Qodobadaani maanta laga doodayo ayaa waxaa ka mid ah 1.S o saarrida baaqa lagu taageerayo shirweynaha dib u heshiisiinta soomaaliyeed. 2.la kulanka ergadda madaxda sare ee qaranka. 3-ka doodida nabadgalyada dalka iyo hub iska dhigida 4.kala doodida iyo xalinta qilaafaadka beelaha Soomaaliyeed. 5.ka doodidda hanti isu celinta. 6.ka doodidda dowladda-wanaaga,dimoqoraadiyada,axdiga qaranka,tirakoobka dadka abuurista asxaab iyo doorasho xor ah 2009-ka 7-ka doodida qeybsiga qiiraadka dalka iyo dhowri taanka qeybsiga awooda sida ku qeexan axdiga KMG ah. 8-ka doodida midnimada soomaaliyeed. 9-ka doodida xagjirnimada diineed. 10-qiimeynta iyo ka guulgaariddad qodobadii laga dooday. 11-ka codsiga dowladda fadaraalka soomaaliya iyo bulshada caalamka taageero dhinac kasta leh ee dib u dhiska soomaaliya waxaana haatan si weyn loo adkeeyay amaanka goobta shirka uu ka dhacayo , iyadoo amaanka la xoojinayo ayaa waxaa hadana jira weerarao hoobiyaal oo lagu soo qaaday goobta uu shirka u ka dhacayo. Weerar hoobiyaal oo lagu qaaday daraad goobta shirka ayaa waxa uu ku dhacay meel u dhaw xarunta , waxaana ku geeriyooday ilaa lex caruur oo laba qoys ka soo jeeda.
  6. ^^^Adeer, the NortWestern clans are part of the same grand coialition or have you not learned. Anyhow Riyaale has made around that figure of $5 million ,while giving a great value for the money. US AID or the taxes of the poor people of Norh West Somalia which one is tragic? :confused:
  7. ^^^Adeer why are you against the business of Ali Mahdi? Riyaale has made a tidy fortune from running the secessionist sherade, he earns more than the President of the United States while running a dirt poor unrecognised clan feifdom Or is it the case of the kettle calling the pot black?
  8. Garoowe: Khilaafkii udhaxeeyey Golayaasha Puntland oo lasoo afmeeray. 21. juli 2007 Garoowe(AllPuntland)- Khilaafkii dhamaan soo kala dhexgalay golayaasha dawlad gobaleedka Puntland ayaa maanta lugu soo gabagabeeyey Magaalada Garoowe. Madaxweynaha dawlad gobaleedka Puntland ayaa waxaa loo soo gudbiyay go'aamo ay soo saareen gudiga loo xilsaaray xalinta khilaafkii oo kala dhexgalay Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Maxkamada Sare ee Puntland. Madaxweynaha Puntland ayaa wuxuu aqbalay dhamaan qodobadaasi oo kala ahaa . 1. La buriyay Go'aankii Maxkamada Sare Puntland ee ku wajahnaa Axmed Cali Xaashi gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland. 2. Waxaa Mudane Cismaan Dalmar Yuusuf loo ogolaaday in uu ka mid noqdo xildhibaanada baarlamaanka Puntland. 3. Waxaa la baabiyay Dhamaan Dacwadii la xiriirtay qoraalkii Been Abuurka ee laga sameeyey gudoomiyaha baarlamaanka Puntland. 4. Waxaa lafarayaa Golayaasha dawlad gobaleedka Puntland in ay yeesheen Wada Shaqeyn joogtada si loogu adeego danaha Umada Reer Puntland. 5. Cid kasta oo amarka ka hor timaada talaabo Sharciga Waaqafsan. Go'aamadan oo ay soo saareen gudi uu Madax uyahay wasiirka Maaliyada Puntland Dr.Maxamed Cali Yuusuf oo arintan ka shaqeeyey ayaa waxa ay maantaba horgeeyeen Baarlamaanka Puntland. Mudanayaasha baarlamaanka Puntland ayaa waxa ay cod aqlabiyad leh ku meelmariyeen qodobadan ka soo baxay Xaafiiska Madaxweynaha dawlad gobaleedka Puntland,ayagoo sheegay in ay yihiin go'aamo Mudan in lataageero. Baarlamaanku waxa ay sidoo kale cod uqaadeen Cismaan Dalmar Yuusuf in uu noqdo Mudane ka mid baarlamaanka Soomaaliya ayadoo sidoo kale baarlamaanku isku raaceen in Cismaan noqdo xubin buuxda oo ka mid ah Baarlamaanka dawlad gobaleedka Puntland. Go'aamadan ka soo baxay gudi ka koobnaa 3 wasiir iyo xubno kale isla markaana Madaxweynaha Puntland aqbalay ayaa waxa ay yihiin kuwa soo dhaweyn kala kulmay dhamaan Madaxda Golayaasha dawlad gobaleedka Puntland iyo Shacabka ku dhaqan deeganada Puntland. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland
  9. Muqdisho: Shirka dib u heshiisiinta oo goor dhow ka furmay Muqdisho 21. July 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Waxaa saakay mar kale dib u furmay shirka dib u heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed iyadoo ergooyinka beelaha ay dhamaan ka soo qeybgaleen furitaanka wajigii sadaxaad ee shirka waxaana saakay ku soo biiray wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayey Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ah Imaamka beelaha. Qodobada maanta lagu falanqeyn doonaa 11 qodob oo maalintii Khamiista Guddiga soo gudbiyay waxaana dooda ugu culus ay maanta ka dhalaneysaa labo qodob oo kala ah ka doodista xagjirnimada Diineed kaasoo ah qodob xasaasi ah iyo qodobka kale ee Baaq taageero oo shirka laga soo saarayo maanta iyo qodobo kale. Jawiga uu maanta ku furmay shirka ayaa ah mid degan iyadoo ergooyinka shirka ay maanta sidoo kale si weyn ugu hadli doonaan hub ka dhigista iyo hanti isu celinta qodobadaasi ayaa sidoo kale laga cabsi qabaa in muran uu ka dhasho iyadoo qodonka hanti isu celinta ay tahay qodobka xiligan loo baahan yahay in la wajaho. Wixii ku soo kordha arrimaha shirka wararkeena danbe ayaa idinkugu soo gudbin doonaa hadii Alle Idmo Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
  10. ^^^No but the clans have been contacted and they sent those who represented them. No one much cares for the Riyaale Junta, its a clan peace gathering politics is later.
  11. ^^Whats good? Adeer if one has a memory, one can take the example of ZamZam who was gang raped by police in Hargaysa and then was punished for such an action. Was that a policy of the secessionists? or a bad incident? The Al-kebab outfit of the courts have made it their policy from the top down to send heavy mortars,place mines in heavily populated areas not to mention murder civilain officials, and police officers as their main objective. All this after their military failure and pathetic calls for war. They aim to continue the anarchy and for every official, armed forces and Ethiopian they get, its offseted by 90 civilians. Now kindly explain how you came to compare the above incident to the murder of children and cleaning ladies?
  12. Ergo ka socota Somaliland oo maanta u duushay Muqdisho Last Updated::2007-07-21 12:04:38 Gaalkacyo:-Wararka ka imanaya magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa ku warramaya in --- Ergay ka socota Somaliland ay maanta ka duuleen garoonka diyaaradaha ee magaalada Galkacyo . Safarka ergadan ayaa waxaa uu la xiriira ka qayb galka shirka dib uheshiisiinta beelaha Somaliya oo ay gogoshiishu ka fidsan tahay magaalada Muqdish Ergadan ayaa ku adkaystay ka qayb galka shirkan inkasta oo maamulka Somaliland uu si wayn uga soo horjeedsaday ka qayb galka Shirka isla markana ku hanjabay in cidkasta oo ka tagta degaanadan kana qayb gasha shirkan loo arki doono Kha'inu wadan isla markana maxkamada la horkeeni doono HorseedNet.com
  13. ^^^A crime adeer, no justification or excuse for such an act. Your point is?
  14. Somalia: Insurgents vow to foil The peace conference Fri. July 13, 2007 04:21 pm.- By Mohamed Abdi Farah. - Send this news article (SomaliNet) The Somali delegates attending the national reconciliation conference began pouring into the Somalia capital Mogadishu as the interim government conducts wider preparation of preventing another delay. Despite the government’s decision to hold the meeting inside the restive capital there are symptoms of increased violence and the insurgents vowed to bomb the conference venue. It is widely believed inside the country that the violence will not end forever until the current government began negotiating with its rebel groups like the Islamic Courts who have public support. A warning leaflets have been scattered on the streets warning anyone whose ambition is to take part in the peace meeting. The Al-Shabab Islamists vowed to disrupt Sunday's meeting and foil any attempt by the government to bolster its clutch on the country.
  15. Young Mujahideen Movement in Somalia Issues Video of Launching Mortars at Location of National Peace Conference, Provides Harvest of Jihad Report The Young Mujahideen Movement in Somalia issued a two-minute video and a communiqué through the Global Islamic Media Front to jihadist forums today, Tuesday, July 17, 2007. The video contains footage of an attack they had claimed in a prior communiqué, firing mortars in Shibis at the location of the National Peace Conference during the opening speech of Somali President Abdullahi Yusuf Ahmed. For operations performed by the group yesterday, three attacks are listed in their “harvest” report, including the killing of four Ethiopian soldiers in the Ex Control zone, assassinating the deputy chairman of Afgoi district, Hassan Ahmed Hassan, destroying a car of Somali forces in Bakara market of Mogadishu with an improvised explosive device (IED).
  16. ^^^Indeed the Bashi line is quite original. When things go wrong on one side we must be carefull but when there are mere rumours supposidly commited by "them" we must just propogate it. Wonderful stuff however, in any enquiry to acts of violence the first suspect must be the one who made the threats to commit such an act. Thus who made the threats? The clan courts Who claimed responsability for the attack on Sunday? Clan courts Who leads the clan courts? Sharif Ahmed, Xasan Dahir and Cadow. Thus who's door will this bad scene be left at? Xasan Dahir, Cadow, Sharif Ahmed and those in Asamara.
  17. Well it seems even the North West is represented and this is just the beggining of the big dance to stability, unity and peace.. Viv the third republic.
  18. Xiin, I will pardon you on this occasion brother, beacuse you seem to have made a lapse uncommon for you. To say I was "jubilent" at the deaths of civilians or even combatents is a grave error. Though I know you seem to have lost your composure of late, no doubt since most of your political predictions have come to naught. However some reflection needs to be taken, before you make such remarks towards my person though I dont mind what people say at times, I was disapointed by yours.
  19. Xasuuq Shacab Malagu Gaaraa Xal Siyaasadeed? Hadaba qaab dhaqameedka kooxahan "Shacabka ku jihaada" ayaa noqday mid ka hor yimid kana careysiiyay shacabka reer Muqdisho tan iyo markii lagu kala baxay dagaaladii ugu dambeeyay ee Muqdisho, waxeyna u adeegsadaan shacabka hadeer kooxahan erayada kala ah sida "Argagixiso" iyo markii ey maqlaan qarax ama rasaas ey sidoo kale adeegsadaa erayga "Fal Argagixiso", taasoo daliil kuugu ah in habayaraatee shacabka Muqdisho badankiis aan u hayn wax kalsooni ah, isla markaana ey doonayaan in laga qabta. Kooxahan oo ah kuwa fara ku tiris ah ayaa u muuqda kuwo sii daciifaya howgaladooda maalinba maalinka ka danbeysa, waxaana hubaal ah in hadii ey sidaan kusii socoto arinka eyna wadaan kooxahan gumaadka ey ku hayaan shacabka ey banaanka kusoo istaagi doonaan mudo gaaban, geedkii ey ku gabadaana uu sheegi doono. source
  20. Madaxweynaha Uganda oo rajo ka muujiyey shirka dib u heshiisiinta Soomaalida Mogadishu 21, July 07 ( Sh.M.Network)- Madaweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa rajo wanagsan ka muujiyey wada hadalka nabada ee Soomaalida ee socda, isagoo sheegay in wada hadalkaasi uu xal u keenayo colaad mudada dheer soo taagnaa, sida ay qortay wakaalada wararka ee Xinhua . Yoweri Museveni, Madaxweynaha Uganda Museveni ayaa u sheegay raga wararka fidiya isagoo jooga caasimada Kampala in qeybaha dagaalamaya ay kaga faa’iideysan karaan inay la yimaadaan xal adag oo loo helo colaada dhibaatada gelisay dadka Somalia. "Habka horey loogu dhaqaaqi karo waa iyadoo shirka nabada la si wado, waxa ay heli doonaan xal looga gudbo mushkilada,” ayuu yiri Museveni isagoo intaa ku daray in xaalada Somalia ay iminka caadi ku soo laabanayso inkastoo rabshado ay ka jiraan caasimada Somalia Shirka oo ujeedadiisu ay tahay in lagu heshiisiiyo kooxaha is khilaafsan ee caqabada ku ah in Soomaliya ay caadi ku soo laabato ayaa Axadii hakad galay markii kooxo aan la garaneyn ay hoobiyaal ku weerareen meel ku dhow goobta uu shirka ka dhacayey. Museveni ayaa xusay in ciidamada Ethiopia ee gacanta ku siiyey dowlada KMG inay dalka ka saaraan maxaakimtii Islaamiga, aan xiligan la saari Karin inkastoo buu yiri Midowga Afrika uu ku guuldareystay in dalka Somalia ay geeyaan ciidamadii ay balan qaadeen. Waxa uu hadana yiri “Ethiopian-ka waa inay isaga baxaan Somalia sababtoo ah Soomaalida waxa ay u arkaan cadow soo jireen, dhibaatada keliya ee arrintan ayaa ah in wadamada kale ee African ka aanay weli ciidamadooda geeyn Somalia oo ciidamada Ugandana aanay keligooda halkaa joogi Karin sababtoo ah iyagoo aad u tiro yar, howsha ay ka badan tahay,” Madaxweynaha Uganda waxa uu intaa ku daray oo uu ku Adkeystay in sababtaasi ay tahay in mida keenaysa in ciidamada Ethiopia ay sii joogaan Somalia. Waxa uu soo dhoweeyey ciidamada Uganda ee la keenay dalka isba-badelka badan ee Somalia isagoo sheegay in xaalada ka jirta Muqdishu ay u muuqato mid caadi ku soo laabanayso. "howshooda aad bay u wanaagsaneyd, waxaana uu sheegay inay ku fara-adeygaan amaanka garoonka diyaaradaha, dekada iyo madaxtooyada iyo meelaha kale ee loo xilsaaray, hadii howshaasi si wanagsan loo qabto waxay keenaysaa in Somalia ay aduunka ku furanto oo dowlada KMG-na ay hesho daqli,” ayuu yiri Musaveni. Ilaa sideed kun oo askari oo xoogan oo ka socda Midowga Africa ayaa loo baahan yahay si ay xasilooni ugu soo dabaalaan dalka ay dagaalada kala gooyeen ee Somalia, laakiin kala bar ciidmadaasi ayaa la balan qaaday. Uganda ayaa ilaa hadda ah dalka keliya ee Somalia u diray kun iyo shan boqol oo askari oo nabad ilaaliyaal ah.