
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
TFG security forces captured armed gangs in Beledweyn city
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^The TFG has made strides in these areas. Armed thugs getting captured every wehere notably in Mogadishu. -
Mogadishu: Pres Yusuf, Cade and Puntland elders PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^LOOL. Xiin good observation, I did not see the police chief in the pic. -
Now they kill retired civil servants, desperate as it gets
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Edited article.. No clan names Muqdisho: Wafdi uu hoggaaminayo UgaasC/raxmaan Ugaas Khaliif oo galabta soo gaaray Muqdisho 8. August 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Waxaa galabta ka soo degay garoonka diyaaraddaha Aadan Cadde diyaarad sitay wafdi uu hoggaaminayey Ugaaska beesha Xawaadla Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble kuwasoo ay ka mid ahaayeen Salaadiinta beelaha ku dhaqan gobolk Hiiraan sida Suldaan Cali Suldaan Axmed Nuur iyo Nabadoono kale. Imaanshaha Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif iyo Salaadiinta la socota ayaa lagu waramayaa iney ka danbeysay marti qaad iyo casuumaad gaar ah oo shir guddoonka beelaha ay u direen Ugaaska iyo xubnaha la socda si ay ugu soo qeybgaleen shirka dib u heshiisiinta beelaha ugu socda Todobaadkii Sadaxaad magaalada Muqdisho. Wafdiga galabta soo gaaray Muqdisho ayaa noqonaya kuwii ugu cuslaa ee ka socda beelaha gaar ahaan oo iyagu horay ugu doodayey inaan tixgelin gaar ah laga siin marti qaadka shirka sida uu horay ugu dooday Imaam Maxamuud Imaam Cumar. Dhinaca kale berito ayaa la filayaa in Ugaaska iyo wafdiga la socda ay ku biiraan madasha shirka iyadoo garoonka diyaaraddahana ay galabta ku soo dhoweeyeen Md. Aadan garaaso iyo Xasan Kacaan iyo ergooyin ka tirsan beelaha dega Gobolka Hiiraan. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
-
Indonesia, Kuwait eye proposed Somali oil firm
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Indonesia iyo Kuwait oo indhaha ku haya qaadashada qandaraaska sliid baarista Soomaaliya. NAIROBI (Reuters) –Dowladda Soomaaliya ayaa haatan waxaa ay aad u daneyneysaa in ay sameyso shirkad shidaalka baarta oo loogu magac daray {state petroleum firm NAIROBI (Reuters) –Dowladda Soomaaliya ayaa haatan waxaa ay aad u daneyneysaa in ay sameyso shirkad shidaalka baarta oo loogu magac daray {state petroleum firm},iydoo qandaraaska qabashada howshanna ay qaadanayaan shirkadda Indonesian-ka ah ee la yiraahdo PT Medco Energi Internasional Tbk iyo shirkadda kale ee laga leeyahay dalka Kuwait lana yiraahdo Kuwait Energy Company. Indonesia iyo Kuwait oo indhaha ku haya qaadashada qandaraaska sliid baarista Soomaaliya. NAIROBI (Reuters) – dowladda Soomaaliya ayaa haatan waxaa ay aad u damneyneysaa in ay sameyso shirkad shidaalka baarta oo loogu magac daray {state petroleum firm},iydoo qandaraaska qabashada howshanna ay qaadanayaan shirkadda Indonesian-ka ah ee la yiraahdo PT Medco Energi Internasional Tbk iyo shirkadda kale ee laga leeyahay dalka Kuwait lana yiraahdo Kuwait Energy Company. Arrintan ayaa waxaa lagu ogaday dokumenti ay dhinacyadani ku heshiiyeen oo ay heshay wakaladda wararka ee Reuters oo inaguna aan kasoo xiganay warbixintan. Dokumentigan oo ay diyaarisay dowladda federalka SOomaaliya ayaa waxaa uu cin wankiisu yahay "Somalia Petroleum Policy",wxaana uu dokumentigani cadeynayaa in labadan shirkadood ay 31-ka bishan heli doonaan dokumentiyada ugu dambeeya ee howsha ay ku galayaan. Laakin taasi waxaa ay ku xirnaan doontaa sida war bixintani leedahay ogoolaashaha sharciga saliid baarista qaranka Soomaaliyeed oo haatan sugaya in barlamaanka lasoo hordhigo. Xigasho Reuter -
Indonesia, Kuwait eye proposed Somali oil firm
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Talk is cheap adeer, CNOOC & Range are in Puntland. Is it held by force? source -
Mogadishu: Pres Yusuf, Cade and Puntland elders PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
"Tan iyo markii aan imid Muqdisho isbuuc ka hor, umaleyn meysid sidii aan u seexday", ayuu yiri General Cadde Muuse oo intaa raaciyay in eysan aheyn oo kaliya amaanka ka jira Muqdisho oo kaliya balse neecowda iyo jawiga ey wax weyn ka badashay caafimaadkiisa. -
Mogadishu: Pres Yusuf, Cade and Puntland elders PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Boqor cabdilaahi boqor muuse ( boqor king kon ) , bel daajiye farax ,beel daajiye xaaji cabdulaahi ismaciil ,garaad cabdulahi cali ciid , ugaas cabdulaahi ciise nuur , beel daajiye cali farax maxamuud , suldaan maxmaed jamac shire , ugaas xasan ugaas yaasiin cabdiraxman , suladaan cabdilqaadir suldan cali yaasiin kenidiid ,garad cabdisalaan xusen maxamed ,suldaan cabdi bile warsame ,islaan xusen islaan cabdi islaan iyo inkale oo aan haatan magacyadooda halkaan ku soo wada qori Karin. -
Mogadishu: Pres Yusuf, Cade and Puntland elders PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Mogadishu: Pres Yusuf, Cade and Puntland elders PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Madaxwaynaha DFKMS oo ay weheliyaan Madaxwaynaha Puntland iyo Isimo ayaa Ka degey Goroonka Aadan Cade Muqdisho. Saturday, 04-Aug 2007 Madaxweynaha DFKMG ah iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay Caasimadda DGPl ee Garowe, iyagoo ku sii jeeda Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Weftigan DFKGM ayaa waxa safarkooda ku weheliyey Wefti ka socday DGPL oo uu hogaaminayey Madaxwaynaha Puntland Mudane Maxamud Muuse Xirsi, ayna ka mid yihiin Wasiirka Maaliyada,Wasiirka Kalluumaysiga & Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda, Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha, Wasiirka Warfaafinta iyo Isgaarsiinta, Wasiirka shaqada & shaqaalaha iyo Sportiga, iyo qaar ka mid ah isamada Puntland. Weftiga DFKMG ah oo uu horkacayey Madaxweynaha DFKMG ah ayaa waxa ay DGPl gaar ahaana Caasimadda Garowe ay ku sugnaayeen muddo lix maalmood ah, Mudadaasi ayaa waxaa kulamo la yeesheen Dowlada iyo Shacabka Puntland, Kulamadas wada xaajoodka ah waxaa ka soo baxay Go’aamo wax ku ool ah. Madaxweynaha DFKMG ah mudane Cabdillaahi Yuusuf Axmed iyo labadii weftii ayaa waxaa ay saacadu Markii ay ahayd 10:00AM Subaxnimo ka degeen Garoonka caalamiga ah Aadan Cabdulle. Waxaana labada wefti ku soo dhoweeyey Maamulka Gobolka oo uu horkacayey Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Degmada Maxamed Dheere iyo qaar ka mid ah Wasiirada iyo xildhibaano ka tirsan DFKMG ah, Labada wefti ayaa waxa loo gelbiyey Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya, nasasho ka dibna waxaa halkaasi la kala dejiyey meelihii loogu tala galay.
-
ME, Siyad may he rest in peace was the father of coups, murdering officials, clan cleansing using the states force. His actions caused the downfall of the state. He went from dictator to SNF commander a backward evoloutionary step if there ever was one. Juje. The SSDF fought Siyad while Ato and Aydeed were cheering for him. The SSDF fought Aydeed and halted his daydreams. The SSDF with the USP formed the state of Puntland which held Somalia together this past decade. A state were all Somali's can live together in peace. The SSDF chairman, A/Yusuf is now the most successful postwar leader of Somalia.
-
Now they kill retired civil servants, desperate as it gets
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Children, cleaning ladies and retired civil servants. They are getting desperate. -
Gudoomiye ku xigeenki hore ee degmada DharKenleey oo lagu dilay Muqdisho Last Updated::2007-08-08 20:37:27 Muqdisho:-Koox hubaysan oo aan heybtooda la garanayn ayaa waxaa ay fiidnimadi caawa ku dileen magaalada Muqdisho gudoomiye ku xigeenkii hore ee --- degmada Dharkenleey Maxamed Nuur Salaad Marxuumka ayaa la sheegay inuu kooxdani ay toogteen kadib markii uu ka soo baxay masaajidkii uu ku tukadey salaadi Maqrib Kooxdan dilka geysatay ayaa lagu soo warramay in ay baxsadeen isla markii ay dileen marxuumka Habeenimadii xalay ayay ahayd kadib markii koox hubaysani ay dileen marxuum la oran jiray Aadan Looteeye kaas oo ka mid ahaa guddiga maamulka Dharkinley Cabdulahi Caaqil HorseedNet.com
-
TFG security forces captured armed gangs in Beledweyn city
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
source -
Mogadishu: President CadeMuse stroll across the capital +audio
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Muqdisho Marki Aan Imid Ma Maleyn Kartid Hurdada Aan Seexday Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 08-Augosto-2007 Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Gen. Cadde Muuse Xirsi oo ka warbixiyay aragtida uu kala kulmay magaalada Mudisho oo ey ugu danbeysay mudo 30-sanadood ayaa ku sheegay mid gabi ahaanba ka duwan tan uu ka aaminsanaa ee uu kala socon jiray warbaahinta. Mudane Cadde Muuse ayaa ku tilmaamay sawirka ey ka baxshaan warbaahinta xaaladda magaalada Muqdisho mid khaldan, waxa uuna intaa raaciyay in uu u qaadan waayay amaanka iyo neecowda nabadeed ee uu kala kulmay caasimadda Somaliya ee Muqdisho. "Tan iyo markii aan imid Muqdisho isbuuc ka hor, umaleyn meysid sidii aan u seexday", ayuu yiri General Cadde Muuse oo intaa raaciyay in eysan aheyn oo kaliya amaanka ka jira Muqdisho oo kaliya balse neecowda iyo jawiga ey wax weyn ka badashay caafimaadkiisa. Madaxweyne Cadde Muuse ayaa kusoo wareegay inta badan caasimadda Mudisho gaar ahaan goobihii taariikhiga ahaa oo iminka burbursan, wuxuuna sidoo kale sheegay in uu la kulmay asxaab ey wada shaqeyn jireen xiligii uu dalka wanaagsanaa isla markaana uu kulamo la qaatay. Caasimadda Muqdisho ayaa boqolkiiba sagaashan eynan waxba ka jirin sawirka ey ka bixinayaan webside yada iyo warbaahinta sida gaarka ah ey u leeyihiin kooxaha dowlad diidka ah, kuwaasoo buunbuuniya oo kaliya falalka amni daro oo ey ka fuliyaan qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho kooxo ey iyagu maalgaliyaan. 16-ka degmo ee caasimadda ayaa 14 ka mid ah waxa ey yihiin goobo amaankoodu lagu faano, waxaana laba degmo oo ey ku dhuumaaleystaan kooxaha amni darada ka wada caasimadda ka fuliyaan halkaa qaraxyo bomb gacmeedyo iyo falal burcadnimo taasoo ey ku carqaladeynayaan amaanka guud ee magaalada. Labada degmo oo ey ku dhuumaaleystaan kooxaha burcada ah ayaa kala ah degmada Huriwaa oo ah goobta ey sida xooga ah ugu badnaayeen kooxaha argagixisada waagii maxaakiimta iyo degmada hodan oo iyana xoog ku dageen guryohooda kooxaha qaska wada. -
TFG security forces captured armed gangs in Beledweyn city
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
A gret step forward.. -
TFG security forces captured armed gangs in Beledweyn city Wednsday , August 08, 2007 SMC TFG security forces operating in Beledweyn succeeded to capture armed miliamen who were conducting robbng activities inside and outside of Beledweyn city. During last twenty four hours the security forces have launched arresting campaign to tight the city’s security after robbing activities spreaded in the city At nights where armed gangs take the people’s own properties such as mobiles,watches ,pocket money and every valuable thing they have. On the other side, Beledweyn’s police force have captured two armed miliamen whomthey put under custody. an eyewitness told SMC Radio that the police captured them while they were robbing the people in Garasiyani and Nuur fanax which locates in Beledweyn outskirt. A Police spokesman have praised the residents to their couparation with the security forces also he demanded the people to inform the the police to those who commted the crimes which cannot be justified in anyway.the police forces captured the gang while they were robbing a passenger bus in its way to Galkaio in Central Somalia. All in all,the Beledweyn’s security forces seems to beef up the security in and out of Beledweyn city. Somaliweyn Media Center (SMC) Mogadishu Somalia
-
The Somaliland Minister of Health and Labour Resigned
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^When ever political figures areplaced in prison they become more than what they were. Thus I agree this action will enhance the Qaran group as an alternative to the ruling group. -
Mogadishu: Fall international delegates talk at the NRC
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda oo gacan qaadaya ama salaamaya Mr. Fall Mr. Fall iyo Cali Mahdi oo wada fadhiya madasha shirka dib u heshiisiinta -
Mogadishu: Fall international delegates talk at the NRC
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Wakiilka xoghayaha guud ee Q.M ugu qeybsan arimaha Somalia. Mr. Fall oo lagu soo dhaweeyay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho Mr. Fall oo lagu soo dhaweynayo xarunta shirka dib u heshiisiinta beelaha Somalida ee magaalada Muqdisho -
The Somaliland Minister of Health and Labour Resigned
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^yes that was the man I was refering to. Anyhow Ayoub, jokes aside, how do you see these events? -
Mogadishu: after clear up, Bakara traders pave the market. PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Mogadishu: after clear up, Bakara traders pave the market. PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics