
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
^^^LOOL. Thus Makhir or SOOL if they leave puntland state they will join you? Thus is you have war with the TFG are not PUNTLAND, MAKHIR, SOOL, CAYN and all the clans who reside there part of Somalia and anti secessionist? Wallahi you sound confused, you parade Makhir as if its a secessionist entity. Thus I must congradulate you in revealing the sheer desperation of the secessionist. We knew they supported the defeated courts and Asmara. Now they place their hopes on MAKHIR/XABSADE and others as a way to get at Puntland, forget about it adeer. When the bullets start flying even those you paid will shoot with puntland/makhir/ssc=TFG/SOMALIWEYN
-
M/wayanaha Maakhir state oo baaq ugu diray Maamulka S/landP/land
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
You did not even read the article you posted. Madax waynaha Maamul gobleedka Makhir state Of Somaliya Mudane Jibriil calisalaad ayaa Baaq u soo jeediyey [/b]Maamulka lamagac baxay Somaliland[/b] iyo Maamulgoboleedka Puntland oo ........................... loool. when the bullets fly I can count on Col Jibril to be shooting at the self declared secessionist -
M/wayanaha Maakhir state oo baaq ugu diray Maamulka S/landP/land
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^Lets put this in the record you are still dreaming of "cloosing" the border? -
^^LOOL. Adeer, Puntland has proved it controls LA. While the new war chief is talking from HARGAYSA. Also the people of LA HAVE COME OUT in huge numbers to demonstrate against the secessionist clan groups. Thus you lost the battle to capture the city, nor do you have the support of even a percent of the public. Also how dare you claim you have the interest of my own brother? Adeer the people of SSC despise everything "Somaliland" stands for, its history, its clanistic make up everything. Whats your point?
-
MOGADISHU: Huge security operation underway..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Muqdisho(AllPuntland)- Magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaalida ayaa waxa ka bilowday howlgalo maalmahaan ay shaaca ka qaadayeen Saraakiisha dowlada Soomaaliya waxa ayna ka bilowdeen deegaano fara badan. Madaxa Isku xirka Saxaafada iyo Booliska G/lle Cabdi-Waaxid Maxamed Xuseen Ayaa ku dhaawaqey in ay bilowdeen howlahaasi saaka luguna bilaabey Ex-Conrtol ee magaalada Muqdisho ,ciidamo fara badan ayaa magaalada lugu arkayaa. Magaaladu waxa ay noqontey meel lugu arko Milateri fara badan gaadiidka gaashaaman ee loo yaqaano Tiknikada iyo gaadiidka Maxaabiista lugu qaado oo fara badan doonaya in cidii la qabto xabsiyada ay geeyaan. Wadadooyinka hareerahooda waxaa taagan Askar ku labisan Direyska Milateriga Soomaaliya ,hadii aad la hadashid ma'ey kula hadlayaan,waxa ayna eegayaan socodka dadka meeshaasi lugtooda ku maraya markii aad aragto Askartan waxaad moodeysaa in la joogo 1970-kii ,xiligaas oo dalku nabad ahaa oo aysan jirin cid laga baqayey. Ayadoo hadaba ay maanta bilowdeen howluhu ayaa xalay mid ka mid ah sirdoonka dowlada Soomaaliya ee gobalka Banaadir waxaana dilkaasi geystay dad aan la aqoon inkastoo lugu xiriiranayo kooxaha inta badan dilalka qorsheysan ka fuliya Caasumada Soomaaliya ee Muqdisho. -
M/wayanaha Maakhir state oo baaq ugu diray Maamulka S/landP/land
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
You have learned a valuable lesson since Dhahar, no closing the border in "eastern Sanaag" huh? -
^^^Adeer I feel sorry for you, you have gone so low as to belive your own lies. The people of SOOL have welcomed Puntland and TFG leaders, while they welcomed Riyaale with bullets. I do like the fake smile. Make sure you mention Duke or Sophist when you get to LA for the TFG passport a disount maybe in it for you..
-
Dhinaca kale MGPL oo meesha ka saaraya hadalka ka soo yeeray Somalind ayaa ku martiqaadey Laascaano koox suxufiyiin ah oo ay ku jiraan wariye-yaasha BBC iyo VOA u fadhiya Puntland kuwaas oo xaqiijiyay sheegashada maamulka. Dhageyso Axmad Kismayo oo tagey Lascano]
-
A secessionist from Hargaysa says Don't worry we'll be good neighbors and reer sool will still travel to Garowe when they want What arrogance, who are you to dictate to the people of SOOL where they can travel to? lool. Its the case of the coward making another silly threat.. Remmeber the words of your sacked defence chief at Dhahar "even those we paid started shooting at us".. When the bullets starts flying you know who will support who.
-
Baydhabo: Mooshino iska soo horjeeda oo ka socda Magaalada Baydhabo. 7. oktober 2007 Baydhabo(AllPuntland)- Magaalada Baydhabo ayaa waxaa buux dhaafiyey Xildhibaano fara badan oo aan waligood tagin Magaalada Baydhabo oo ah xarunta baarlamaanka Soomaaliya ayagoo doonaya in ay ka qeybqaataan Fadhiyada baarlamaanku yeelanayo labadan todobaad. Mooshino iska soo horjeeda kuna wada saabsan Xukuumada hada jirta ayaa ka socda Magaalada Baydhabo qabanqaabo xoogan ayaana baarlamaanka Soomaaliya oo labo uqeybsan ugu jiraan in uu koodu hirgalo. Mooshinka koowaad oo ay wadaan Xildhibaano badan ayaa ah In Xukuumada Cali Maxamed Geedi kalsooni cusub soo wadiisato isla markaana cod loo qaado jiritaankeeda ayadoo kan Labaadna yahay In Xukuumada hada ka shaqeyneysa dalka Soomaaliya waqtiga loo kordhiyo inkastoo Mooshinadaasi labada loo gudbiyey gudoonka baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanada qaar ayaa doonaya in ay Xukuumadu weydo codka Kalsoonida baarlamaanka Soomaaliya ayadoo waqtiga Xukuumadu ku eg yahay 13-Oct-007 ,waxa ayna doonayaan in lasoo dhiso dowlada Cusub oo uu hogaamiyo raysalwasaare Cusub. Mudanayaasha qaba in Kalsoonida wasiirada dib loo eego ayaa ubadan kuwa kasoo horjeeda sida ay wax uwado Xukuumada hada jirta oo ku guuldaresatey qabashada waxyaabo badan oo looga baahnaa. Siyaasiinta Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujinaya talaabada iyo waliba labada Mooshinka kii Xildhibaano bata inkastoo gudoonka baarlamaanka Soomaaliya ay ku xiran tahay kala hormarinta iyo muhiimsiinta ,balse waxaa khasab ku noqoneysa gudoonka baarlamaanka Soomaaliya in uu Xildhibaanada horkeeno kii Xildhibaano bata. Raysalwasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa xusul duub xoogan ugu jira sidii waqtiga loogu kordhin lahaa ayadoo Madaxda sar sare ee dowlada Soomaaliya qaar ka mid ah Qorshayaashan lugu waramayo in ay lug ku leeyihiin. Faarax C/qaadir geylan AllPuntland
-
^^^Indeed..some older news for those in the North-West. who would like to travel. Xafiiska laga baxsho baasaborada oo laga furay Laas- caano Bosaso, Somaliya (Calanka.com) 20-Sebtember-2007 Magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa laga furay Xaafiiska Waaxda Socdaalka iyo Bixinta Jinsiyadaha ee dowlada faderaalka ee Soomaaliya. Munaasabad balaaran oo lugu furayo Xaafiiskaasi ayaa ka dhacay Goobta cusub ee la filayo in ay noqoto Xarunta Cusub ee xaafiiskaasi waxaana ka soo qeybgalay wasiiro ,wasiiro kuxigeen ,Waxgaradka gobalka Sool iyo Maamulka gobalka iyo dadweyne fara badan. Xafladan lagu furayo Xafiiskan ayaa waxaa ka so qayb galay Masuuliyiin ka socotay Maamulka Punt land, Maamulka Gobolka Sool,Madax Dhaqameedka Iyo Dadweyne Fara badan oo u soo daawasho tagay sidii ay u arki lahaayeen Bassaporkan Cusub. Ka Dib hadaladii ay masuuliyiintu ay ku soo dhaweenayay bassborkan ayaa waxaa hadalkii qaatay Agaasime kuxigeenka hogaanka socdaal iyo jinsiyadaha ee dowlada Faderaalka ee Soomaaliya Cabdi Bare Yuusuf Jibriil oo si weyn uga faalooday hababkii kala duwanaa ee loo soo maray furitaanka xafiiskan oo uu sheegay mid muhiim u ah dadka Gobolka loona bahan yahay dadka in ay qaataan bassaborka si buu yiri uu safarkooda dibada uu ugu fududaado. Agaasime kuxigeenka hogaanka socdaal iyo jinsiyadaha Cabdi Bare Yuusuf Jibriil waxaa uu yiri (Qof kasta oo muwaadin ah waxaa looga baahan yahay in uu qaato bassaporkan) waxaana uu intaa sii daba dhigay agaasimuhu in bassaborkii hore uu dhacay lana joojiyay uuna shaqeenayo oo kaliya kani loona baahan yahay in ay shacabku qaataan isaga oo ku tilmaamay bassaborkan mid casri ah. Laascaanood ayaa ku soo biirtay magaalooyinka fara ku tiriska ah ee leh bassaborka xafiisyadiisa iyada oo ay pun tland ay hore uga furnaayeen Magaalooyinka Bosaso,Garowe Iyo Galkacyo. Mahamud Said Salad askar75@hotmail.com Bosaso, Somalia Punt land
-
^^^Adeer you have not got a clue have you, do you know the clan of LA also reside in Garowe? Garowe-LA are the two closest regional capitals in Somalia. Your lack of knowledge is appauling. The people of Puntland are the same sub-sub clan, they share the same ideology from the dawn of Somali history, they fought the colonials and were the last part of Somalia to be colonised in the mid 1920s. Adeer you can live in denail, I am sorry to see you ahve been reduced to this. Dhahar defeat, then 5 years of humiliation at the hands of the brave dervishes of LA.
-
Dawlada Imaaraadka Carabta oo si rasmi ah u ogolaatay inay ciqaamadaha dadka haysta oo ku nool dalkeeda usaarto Passportka cusub ee Dawlada Federaalka. Oct 04, 2007 By: Dubai (Jidbaale.com) Dawlada Isutaga imaaraadka carabta oo markii ugu horaysay si rasmi ah ugu ogolaatay dadka somalida ah ee ku nool dalkeeda haystana ciqaamadaha inay u saarto dadka somalida ee haysta Passporka cusub ee Dawlada somalidu hada soo daabacday ee lagu magacaabo EPassport iyadoo sidoo dadka somalida ee ku nool wadanka Imaaraadka carabtu ay maalmahan ku mashquulsan yihiin saarashada ciqaamadaha Passporka cusub. Dawlada imaaraadka ayaa sidoo kale sheegtay inay dhawaan farixi doonto in Visada dal ku galka lagu soo saaro Passporka cusub iyadoo ay noqonayso wajiga labaad arinta Visaha lagu saarayo Passporka cusub oo ah mid siwayn usoo jiitay wadamada caalamka. Dawlada UAE ama isu taga imaaraadka carabta ayaa ah dawlada ugu muhiimsan oo ay ku xiran yihiin dhamaan ganacsatada somalida iyo guud ahaan umada somalida iyadoo arimaha ganacsiga,Caafimaadka, iyo shaqooyinka yar yarba ay somalidu u aado dalka imaaraadka carabta. Xigasho Abdi Maxamed seeraar Warqabadka shabakadda allmudug.org Dubai Email: serar77@hotmail.com
-
Adeer, you must be joking, defeat if so why are the puntland troops still stationed in LA? If you won how come none of your ministers ever set foot in LA? War is coming if you do not respect the lands of these population who's very fathers died for unity fighting the British. You forget adeer that SOOL was home to the Sayid who fought the British. You forget that SANAAG was the home of Suldan Ali Shire who was exiled by the british. You also forget adeer that Hargaysa was the home to those who welcomed the British. Thus keep to your Hargaysa and stay of SSC.
-
DKMG ah oo sheegtay in uu socdo howl-galladii amaan sugidda Muqdisho Mogadishu 07, Oct. 07 ( Sh.M.Network)- Saraakiisha ciidamada booliska dowladda KMG ah ee Somalia ayaa sheegay in uu bilowday howl-galladii lagu sugayay amaanka magaalada Muqdisho. Afhayeenka ciidamada booliska dowladda KMG ah ee Somalia G/lle C/waaxid Max'ed Xuseen oo saakay u waramayay idaacadda Shabelle ayaa sheegay in gabi-ahaanba magaalada Muqdisho uu ka bilowday howl-gallo balaaran oo lagu sugayo amaanka, xilli xaaladda amaan ee caasimadda uu sii xumaanayay maalmihii la soo dhaafay. Howl-galladaan ayuu sheegay in intooda badan ay ka soconayaan deegaanada Suuqa xoolaha, Ex Ctrl Balcad, Gubta iyo qeybo ka mid ah wadada warshadaha. Sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada booliska, howl-galladaan oo socon doono muddo 17 maalmood ayaa lagula dagaalami doonaa kooxaha rabshadaha ka wada caasimadda iyo waliba lagu baarayo walxaha qarxa.
-
Afhayeenka M/weyne kuxigeenka puntland oo maanta ka hadalay Dagaalkii ka dh News/Articles Idaacada caalamiga ah ee lagu maga caabo VOA. Ayaa waxay manta waraysi dhinacyo badan taabanaya layeelatay Afhayeenka M/weyne kuxigeenka puntland. waxaana ugu horeentii wax laga waydiiyay bal inuu noo sharaxo guud ahaanba xaalada gobolka sool ee magaalada lascaanood oo ay baryahan danbe isku herdinayaan labada mamaulka ee Somaliland iyo puntland. Su.aal.Marka hore inooga waran mudane Afhayeen guud ahaanba gobolka sool ama magaalada laascaanood oo ay in dhawed isku herdinayeen labada mamulka ee Somaliland iyo puntland gacan ku haynta magaalada? Jawaab. Gobolku waa uu wanaag san yahay wax dhibaato ah majiraan oo waxaa gacanta ku hayay mamaulka puntland oo awalna gacantiisa ku hayay markaa majiraan walaale cid isku herdinayso gobolka iyo nawaxigiisaba. Su.aal.mudane Afhayeen waxaa jirta ayaan dhawayd inuu gobolka ay dagaal ku dhex mareen ciidamada somalilan iyo puntland halkasina looga idiil roonaaday ciidamada puntland lagana qabsaday magaalada laascaanood ee gobolka sool sa maxaa ka jira arinkaasi? Jawaab.Waa ay jirtaa inuu dhawaan dagaal ka dhacay magaalada lascaanood ee gobolka sool lakiin waxaan kuu sheegayaa inaysan jirin ciidan taabac san ama ka socda mamaulkaa isku maga caabay Somaliland oo gacanta ku haya magaalada laascaanood magaaladana waxaa gacanta ku haya ciidamada daraawishta puntland oo halkaasi awalba gacanta ku hayay. Waa ay jiraan ciidama maleeshiyaad ah oo ka soo jeeda gobolka oo soo galay magaalada lakiin wax dhibaato ah oo ay u gaysteen haba yaraatee majiraan tan kale waxaan kuu sheegayaa mamaulkaa isku maga caabay Somaliland had iyo jeer waxaay doonayaan inay dhibaato ka aburaan gobolka sool ee magaalada laascaanood lakiin marnaba ma surta galay mana ka yteeli doono inay soo galaan ciidamada Somaliland gudaha laascaanood. Su.aal.Mudane ahmed cabdi samed cali shire warar ayaa sheegaya dhibaatada manta ka taagan gobolka sool inuu ku lugleeyahay wasiirkii hore ee amniga ahmed cabdi xaabsade kadib markii uu cade muuse ka qaday xilka wasiir nimo. Jawaab.Majiraan waxaasi waana beel aan sal iyo raad toona lahayn xilkuna waa meerato ee maaha wax shaqsi iska leeyahay tan kale xaabsade waa nin masuul ah misina siyaasi ka soo jeeda gobolada haatan ay ku soo duleen mamaulkaasi daahir riyaale kaahin markaa ma garan karo sababo uu ugu soo wado cadow gurigiisa mana umalaynayo inay sidaa tahayn ama uu ka danbeeyo xaabsade haatanna maba joogo waxuuna jiraa magaalada garoowe ee caasimada puntland. Su.aal.Mudane ahmed cabdi samed waxaa jirta ciidamo maleeshiyaad ah kana soo jeeda gobolka taabacsanna mamulka Somaliland ayna gacanta ku hayeen guud ahaanba magaalada laascaanood. Jawaab.majiraan ciidamo gobolka kazoo jeeda misina taabacsan mamaulka daahir riyaale kaahin ciidamada lasheegayo waa 30.wiil oo maskaxda laga xaday kuwaasina waa ay iska kala tageen kadib markii ay arkeen inay ku socdaa wado qaldan oo aan wanaag saneen . Su.aal.Ma waxaad I leedahay haatan wa ay iska kala tageen ciidamadaasi sheegtay inay gacanta ku hayaan dhamaan goobaha muhiimka ah ee mamaulka puntland ku leeyahay magaalada lascaanood. Jawaab.Adeer waxaa weeye waa iska kala tageen ayaan ku idhi dhaliin yaradaasi waxayna ahayeen inamo laga soo mara habaabiyay xarunta daahir riyaale kaahin markaa majiraan wax ka socda mamaulka daahir riyaale oo jooga magaalada lascaanood ee nawaxigeedaba. kale waxaan u mahad celinayaa dhamaan isimada gobolka sool oo dadaal dheeraad ah ugu jira sidii dagaal looga baajin lahaa gobolka xal waartana laagu heli lahaa . Su.aal. Mudane ahmed cabdi samed waxaad jirta inuu manta waraysi siiyay idaacada BBC.da.wasiirka gaashaan dhiga Somaliland uuna shegay inay ciidamadooda gacanta ku hayaan dhamaan gobolka iyo nawaxigiisaba markaa ma waxaad leedahay waxba kama jiraan hadalka wasiirka. Jawaab.Horta waxaan jeclahay inaaysan wanag saneen nin isku sheegaya wasiir gaashaandhig hadana shacabka kula dhex jira been iyo boro bogaando taasina waa nasiib daro ayaan oran karaa mida kale waxaa waaye waa iska xaqiiqo cida gacanta ku haysa magaalada laascaanood kana talisa hadii ay noqon lahayd xafisyo ama xabsiyo lakiin waxaan oran lahaa wasiir isku sheega inuu ka waan toobo beenta uu ka sii daynayo warbaahinta ama saxaafada. Su.aal.Mudane Afhayeen ahmed cabdi samed cali shire waxaan doonayaa inaan ku waydiiyo su aasha ugu danbaysay waraysigeena aad manta nasiisay.haatan maxay tahay go aanka maamulka puntland ama laga leeyahay ciidamada isku horfadhiya magaalada duleed keeda. Jawaab.horta waxaa waaye majiraan ciidamo isku hor fadhiya deleedka magaalada lascaanood ciidamada soo duuley ee maamulka riyaale waxaa uu fadhiyaa meeshii hore uu fadhinm jiray lakiin talaaba ugu horayso oo ay qadayso mamaulka puntland waxaa waaye sida loohga sari lahaa cadowga soo duulay kuna soo jeeda dhul uusan lahayn oo doonaya inuu gacanta ku dhigo mana suurta galayso arinkaasi. Waxaana isku af garanay anaga iyo shacabka isimada gobolka deganba inan la iska kaashado sida looga saari lahaa cadowga soo duulay donaya inuu si sharci Daro ah ku gumado shacabka mana aqbalid oono Shacabku waxaa waaye xabad laguma kasbado ee waxaa lagu soo jitaa siyaasad iyo dad nimo lakiin wa ay ka dhamaatay siyaasad iyo wax la mid ah mamaulka daahir riyaale kaahin markaa waxaan u sheegayaa inay gacmaha kala baxaan fara galinta qaawan ay ku hayaan gobolka iyo shacabkaba maamulka riyaale hadii kale waxaa uu kala kulmi donaa cawaaqib xumo iyo shraf dhac taarikhdana waa ay xusi doontaa hadii rabi idmo insha allah. Gaba gabadii ayaa Afhayeenka M/weyne kuxigeenka puntland Mudane ahmed cabdi samed cali shire waxaa uu ku soo gunaanaday hadalkiisi inay shaqo ka qaban donaan ciidamada daraawishta puntland ciidamada lasoo mara habaabiyay ee xirfad aqoon aan u lahayn dagaalka waxaa wanaag san inay iskala jogaan hoyooyinkooda waa sida uu hadalka u dhigaye Afhayeenka. Fardowsa cabdi sheikh E.mail.fardowsacabdi@yahoo.com Nairobi Kenya.
-
Ciidamda darawiishta Oo Hawlgal Ciidan Kawada Laascaanood (Laascaanood}6.10-7 Ciidamada mujaahidinta daraawiishta dowlad goboleedka Puntland ayaa dhaq dhaqaaq ciidan kawada daafaha iyo gudaha magaalada laascaanood..................... Ciidamo aad u fara badan isla markaana sita gaadiidka dagaalka ayaa waxaa ay dhaq dhaqaaq xoogan ka wadeen qeybo kamid ah gobolka Sool iyagoona kusii jeeda deegaanka Abeesaley Ciidamada Puntland ayaa kusii qul qulaya dhinaca Abeesaley halkaasi oo ay soo buux dhaafiyeen Ciidamo aad u fara badan oo somalidiidka ah iyadoona taasi ay keentay barakaca dad aad u fara badan oo deegaankasi ah. Xoogaga mamulka Puntland ayaa dagaalo xoogan waxaa ay kula jireen Somalidiidka maalmihii lasoo dhaafay iyagoona kula hardamay dhowr mar aaga Adhicadeeye. Xiisadaha u dhexeeya labada maamul ayaa cirka isku sii shareeray markii maamulka Somalidiidka Ciidamadiisu ay si toos ah ugu soo gar******een mujaahidiinta daraawiishta ee dhulkooda ku sugan. Ilaa iyo iminka ma jiraan wax dadaalo Caalami ah oo soconaya si markaasi loo kala dhex galo dhinacyadaasi iyadoona ay labada dhinac ay siweyn isugu hub urursanayaan. Jo....Widhwidh Online News Desk..media center
-
France Iyo Maraykanka Oo Iska Kaashanaya Sidii Ciidamo Horleh Lookeeni Lahaa Som (Gakumbu}6.10-7 Guutooyin ka tirsan ciidamada Burundi ayaa lagu keeni doonaa Soomaaliya dalabka Midowga Afrika ka dib markii 4 October loo soo gabagabeeyey tababar soconayey lix todobaad In ka badan boqolaal tababarayaal oo ka yimid ciidanka Mareykanka ayaa kormeerayey tababarkan xeelada dagaalka. Xaflado lagu muujinayo tababarkan ayaa shalay lagu qabtay Kaamka Gakumbu. Madaxa Shaqaalaha ciidamada Difaaca Qaranka ee Burundi, Janaraal Major Samuel Gahiro, ayaa ugu mahad celiyey tababarkan dowladda Mareykanka, isaga oo ku amaanay go’aanka ciidamada Burundi oo ah sidii ay u caawin lahaayeen dalalka kale si ay u helaan nabad. Waqtiga ciidamada la keenayo ayaa weli la cayimin iyada oo farsamooyinka lagama maarmaanka ah weli lasoo aruurin. Dowladda Mareykanka ayaa waxa ay ballan qaadeen in ay bixineyso qalabka isgaadhiinta labada guuto halka dowladda Farance sidoo kale ay ballan qaaday in ay bixineyso taageerada gaadiidka. Keenitaanka Ciidamada Burundi ayaa goor hore dib loo dhigay Bishii July ee sanadkan, iyada oo lagu micneeyey Gaadiid iyo qalab isgaadhsiin la’aan. 10 sarkaal oo ka tirsan ciidamada Burundi ayaa ka sameeye howl-gal Soomaaliya Bishii August, iyaga oo ku gabagabeeyey in ciidamada Burundi la keeni doono dalkan ku yaal geeska Afrika. Widhwidh Online News Desk..media center
-
Mogadishu: 50 checkpoints and security crackdown to start
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Max'ed Muxudin Cali Afhayeenka G/Banadir "52 Isgoys ayay CiiDamada Police-ka ka sameysan doonaan Saldhigyo rasmi ah Kadib marka ay Hawlgalada Toos u bilawdaan" Kadib kulan adag oo sadex Geesood ah oo ay maanta ay isugu yimaadeen Taliska Police-ka, Maamulka G/Banadir iyo Saraakiil Ciidamada Nabad ilaaliyasha Ethopai Aya mar kale lagu meelmariyey in ku dhawaad 52 Isgoys la dhigaa oo ay Saldhigyo rasmi ah ka dhigtaan Ciidamada Police-ka iyo kuwa Nabad sugida oo ay wehlin doonaan Saraakiisha iyo qaar Ciidamada Nabad ilaaliyaasha Ethopia ah. Maxamed Muxiyaddiin Cali Afahyeenka Maamulka G/Banadir oo Kulankaasi kadib Saxaafada soo xaadireen Gudomiyaha G/Banadir Max'ed Dheere , Jeneraal C/qeybdiid,Taliyaha Nabad sugida Jeneraal Darwiish iyo sidoo kale Taliyaha Guud ee Qeybaha Boliska Gobalka Banaadir, Taliyayaasha 16-ka Saldhig Bolis ee Gobalka Banaadir, Taliyayaasha Nabadsugidda Degmooyinka, Guddoomiyayaasha Degmooyinka iyo Saraakiil ka tirsan Ciiddamadda Ethiopianka ee ku sugan magaalladda Muqdsihu. Dhinacyada Maanta Kulankaa ka qeybgalay oo ay mideyso Dallada Amniga Qaranka ayaa Saxaafada u so bandhigay Shaxda iyo habka ay Ciidamada u dagayaan Isgoysyada Waxaana Shaxda Isgoysyada ay ahayd sidaan -
Mogadishu: 50 checkpoints and security crackdown to start
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Muqdisho: La soco xaaladaha Muqdisho 6. Oktober 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka bilowday wajigii koowaad ee howlgalo ballaaran oo qeyb ka ah qoshe ay soo bandhigeen maamulka Gobolka Banaadir iyo Guddiga amniga qaranka, kuwaasoo ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya ay ka fuliyeen deegaanada Carafaat, Ifka Xalan, Gubta wadada warshadaha iyo Suuq Bacaad iyagoo ku sameeyay baaritaano guri guri ah isla markaana xeray dhaqdhaqaaqa gaadiidka. Waxaa markii ugu horeysay la arkayey ciidamadaasi isbaheystay oo adeegsanaya gaadiidka dagaalka iyo isgaarsiin gaar ah oo ay ka fajaceen dadkii arkayey iyadoo xiligaasina ay ka muuqatay feejignaan iyo taxadir ay ka qabaan kooxaha weerarada geysta,waxayna guri guri u galayeen goob walba oo ay ka sameynayeen baaritaan adag. Dhinaca kale maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta soo bandhigay shax ay ku howlgalayaan ciidamada amaanka ee fulinaya howlgalka cusub ee Muqdisho maanta wajigiisa koowaad uu ka bilowday wadada warshadaha, shaxdaasoo muujineysay degmooyinka Muqdisho iyo isgoysyada wadooyinka sida ay u kala degayaan ciidamada isku darka ah kuwaasoo aan marnaba ka baxeyn inta uu socdo howlgalkan wax lagu qabanayo amaanka sida uu warbaahinta u sheegay afhaayenka Gobolka Banaadir oo soo bandhigay sawirka shaxdaad iyo isagoo intaa raaciyay in howlgalo joogto ah laga fulin doono xaafadaha Heliwaa iyo Ex-Control. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho