
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
M/wayanaha Maakhir state oo baaq ugu diray Maamulka S/landP/land
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^Again all you are showing is your ignorance adeer. This same clan which lives in the juba's is one and the same, dont let the names and titles fool ya. -
MOGADISHU: Huge security operation underway..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Hawgaladii ugu cuslaa oo ay Ciidamada Dawlada iyo kuwa Ethopainka Saaka ka wadaan Qeyba fara badan oo Muqdisho ah Axad - 07 Oct 2007 Muqdisho - Waxaa maalintii Afaraad galay hawlgallo xooggan oo ay Ciidamada Ethiopia iyo kuwa DKMG ay ka fulinayaan qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Somalia. Hawlgallada ayaa xoogoodu waxa uu ka socdaa qeybo ka mid ah Wadada dheer ee Warshadaha gaar ahaan Xaafadda Gubta iyo deegaanka ku xeeran oo ah halka ugu badan ee laga soo weeraro fariisimaha Ciidamada Ethiopia iyo kuwa Dowladda ee ku yaala agagaarka Warshadaha. Ciidamada is-kaashanaya ayaa gabi ahaanba jaray qeybo ka mid ah Wadada Warshadaha gaar ahaan Isgoyska Ifka Xalan ilaa iyo Carafaat, iyagoo Gaadiidka iyo dadkaba u diidaya isticmaalka wadadaasi Goobaha ay baaritaanadu ka wadaan ciidamada ayaa waxaa taageeraya gawaarda Dagaal Ethiopia iyo kuwa Dowladda, iyadoo dadka deegaanada sida daran loo baarayo maalintii Afaraadna ay xilli aroor hore ah ka kalahaan xaafadahooda si ay uga badbaadaan qabqabashada ay ciidamadu kula kacaan dadka deegaanka. -
M/wayanaha Maakhir state oo baaq ugu diray Maamulka S/landP/land
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
loool Duke,Jacaylbro and Dabshid. Haasaawe wanaagsan. Waxan idin waydiiyo. Markaa Jibriil macnihiisu waxa weeye Abdillaahi Yuusuf ayaan ka ammar qaataa oo dawlada Federal-ka madaxwaynihiisa ah loooooooooool Waa film-kii oo cajiladiisii dhan-ka kale loo gaddiyey uun. Waaba dawakhaad caadi ah Adeer pardon, Mr JB, the secessionist here is stuck between a rock and a hard place. He wants to secure his beloved "British Somaliland" borders and yet is supporting Makhir which is Puntland with a new name. He is fighting Puntland which is Makhir, the man is confused quoting Col Jibril who comes under AY, who was the president of Puntland. Do you see the lads dilema? -
When the people of LA, chased Dahir riyaale all the way to BURCO five years back there was no Ethiopians. sorry try again lads.
-
M/wayanaha Maakhir state oo baaq ugu diray Maamulka S/landP/land
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Puntland has no claim or design on any land. Its choice, but the TFG is different. There is no choice when it comes to breaking away from Somalia. Thus MAKHIR or PUNTLAND can not talk to secessionist sorry JB.. -
Laascaanood : second huge demo against [Cadowga Somalidiidka]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Bananbax Lagaga Soo Horjedo Ciidanka Cadowga Somalidiidka Ayaa Laascaanood Kasoc (Laascaanood}7.10-7 “War Deg Deg Ah:::::Banaanbax ay dad weynaha magaalada soo abaabuleen isla markaana ay ku diidanaayeen ciidamada dulfadhiya ee cadowga ah ee somalidiidka ayaa haatan ka socda magaaalada laascaanood..................................... banaanbaxan oo aan lagaranayn cida soo abaabushay ayaa dad weynaha magaalada waxay socod ku mareen wadooyinka waa weyn iyo xaafadaha laascaanood . Dumar iyo caruur aad u faro badan ayaa kor ugu qeylinayay halku dhigyo ay ku diidan yihiin ciidamada maamulka somalidiidka ee fadhiya duleedka abeesaley. Dooni meyno Doolar qaate....... dooni mayno Daba-dhilif ..........Dooni mayno Danayste.........ayaa ka mid ahaa hadalo ay kor ugu qeylinayeen dad weynihii saaka isugu soo baxay fagaarayaasha magaalada. Dadweynaha oo watay sameecado aad u codod dhaadheer oo ay ku rakiban yihiin baabuurta basaska ayaa kor ugu qeylinayay ereyo ay ka muuqdaan cadho iyo ciil ay u qabaan ciidanka somalidiidka . waa banaan bixii labaad oo lagu diidan yahay ciidamda cadowga somaliidka ah oo ay dadweynaha magaalada iskood usoo abaabulaan oo ka dhaca magaalada taniyo dagaalkii ugu danbeeyay ee ay soo qaadaan ciidamda cadowga. Jo ....Widhwidh Online News Desk..media center
-
MOGADISHU: Huge security operation underway..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Not at all. The TFG has exiled the warlords/clan courts they do not control a single street, neighbourhood, airstrip as they used to. Their infrustructure has been smashed, their weapons confiscated and their militias desbanded or integrated into the security apparatus. They security crackdown is aimed at the bombers, criminal networks and foreign groups hiding amongts the people. It will continue for 17-20 days and will leave permenet 52 checkpoints across the cities 16 districts. Which has been split into four districts. -
Waa Sidee Xaalada Magaalada Laascaano Asbuuc Kadib.? Boosaaso Sabti , October 06 2007 SMC Shacabka gobolka Sool Ayaa iminka waxaa Soo galaya daganaansho Kadib markii ay todobaad yadan qax iyo jaah wareer ay kala kulmeen dagalaadii u dhexeeyey somaliland iyo Puntland. Maamulka Puntland ayaa iminka kusoo celiyey magaalada Laascaano kala daynbeyn iyo dagaan ayaa inkasto ay wali dadka ku dhaqan magaalada laascaano u dhagatagayaan xabada kaga yimaada jiida hore ee ay isku horfadhiyaan ciidamada puntalnd iyo balse waxaa wali khadka kamaqan shirkadaha isgaarsiinta ee gobolka sool kuwaasi oo ay khadka kasareen maamulka Puntland markii ay gacanta ku dhegeen guud ahaan gobolka. Wariye jees oo u kuur galay xaalada guud ee magaalada Laascaano islamarkaasina booqasho ku tagey gooba badan oo ku yaala gudaha magaalada iyo dacaladeeda ayaa sheegey iminka inay daremeen shacabka ku dhaqan magaalada laascaano deganaan buuxda iyo kalsooni kadib markii dhawaan ay xaafado kamid ah magaalada ay ahayeen kuwa aan la isu gudbin samayn katimid dhanka colaad awgeed balse iminka ay tagan tahay xaaladu. Waxaa kale uu wariyuhu ka warbixiyey joogi taanka wafti wasiirada ah ee reer puntland oo iminka ku sugan gudaha magaalada waxaana uu sheegey intii ay kusugnaayeen gudaha magaalada inay wada hadalo lagaleen wax garadka odayaasha iyo isimadaba iminkana ay kusii sugnaan doonan. Somaliweyn Media Center (SMC) Boosaao Somalia
-
M/wayanaha Maakhir state oo baaq ugu diray Maamulka S/landP/land
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^None adeer, so long as you dont cloose the border on us as jb wants. -
^^^they need medical supplies after all many an injured man is amongst them.
-
M/wayanaha Maakhir state oo baaq ugu diray Maamulka S/landP/land
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^AHHHHHHHHHHHH.. Adeer go close the border, your "mighty" secessionist have been defeated on many occasions,dhahar, LA, yet you will taste the worst defeat soon. As for Makhir, its my country, my clan and they will with me defend my flag till kingdom come. -
MOGADISHU: Huge security operation underway..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ciidamada DFKMS oo ka bilaabay Muqdiso hawl galo balaaran oo amniga lagu sugayo Last Updated::2007-10-07 10:27:59 Afhayeenka ciidamada boliska DFKMS G/sare Cabdul waaxid Maxamed Khaliif ayaa shaaca ka qaaday in --- ciidamada bolisku ay si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabeen hawl galo balaaran oo lagu sugayo amniga iyo xasiloonida caasimada Waxana uu intaa ku daray in ciidamada bolisku ay ku sugan yihiin barihi loo cayimay in ay ka bilaaban hawlgalada Hawlgalkan oo lagu wado in ay ka qayb qaataan kumanaal ka tirsan ciidamada boliska iyo kuwa milateriga ee DFKS ayaa dhacay xilli ay kooxaha ka soo horjeeda dawlada ay kor dhiyeen weerarada ay ku qaadayaan fariisimada ciidamada dawlada iyo kuw Ethiopia isla markana sidoo kale ay korodhay dilalka qorshayn ee lagu fulinayo masuuliyinta dawlada C/hi Caaqil HorseedNet.com -
M/wayanaha Maakhir state oo baaq ugu diray Maamulka S/landP/land
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Puntland is not an independent country, never claimed to be, its part of Somalia, it was created as a regional soultion, any one can join or opt out. Thus if the people want makhir and it offers a better service so be it, if Makhir's leaders join puntland and even lead it so be it. Remember Cade MUSE was once a rebel against puntland now he is its president, who is to say COL JIBRIL will not one day lead the whole of Puntland? -
^^^looooooool. Thus JAMHURIYE WAS LAYING,
-
M/wayanaha Maakhir state oo baaq ugu diray Maamulka S/landP/land
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^DHABSHID, is Makhir part of the secessionist agenda as brother JB would have us belive? -
^^^Its been five years and you delivered this? Adeer one can not take you seriously.
-
M/wayanaha Maakhir state oo baaq ugu diray Maamulka S/landP/land
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^Adeer its you who thinks his clan is a seperate country. Makhir/Puntland/SSC/DARWISH= the same thing. the same clan, the same land and very anti secessionist none of us recognise RIYAALE or the claims made by his clan folk in Hargaysa. -
^^^^^Who controls LA? Ciidammada Somaliland oo Dib uga Baxay Fadhiisimadii Duleedka Laascaanood [They were doing us a favour] Abeesaley (Jam)- Badhtamaha magaalada Laascaanood, ayaa gelinkii dambe shalay, waxa laga maqlayay dhawaaqa rasaasta qoryaha noocyadooda dawanka rasaasta laga maqlayay magaalada. Sida ay Jamhuuriya u xaqiijiyeen ilo xogogaala oo ku sugan fadhiisimada jiidda hore ee ciidammada Somaliland dhawaqa rasaasta ayaa loo malaynayaa inay is-weydaarsadeen malleeshiyo-beeleedka ee taabacsan Somaliland iyo huwanta ciidamada Puntland oo iyagoo ku dhex sugan magaalada Laascaanood. GO ON................ Ciidammada Somaliland oo iyagu markii hore fadhiisin ku-meel gaadha ka dhigtay kantaroolka dhinaca woqooyi ee magaalada Laascaanood, waxay dib u soo degistooda ku sababeeyeen istraajiyad ciidan iyo sidii ciidanka looga durkin lahaa shacbiga magaalada ku dhaqan Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood, ayaa sheegaya in is-abaabul xooggani ka jiro dhinaca ciidammada taabacsan maamulka Garoowe, waxana waraku sheegayaan in uu is-abaabul weyn ka socdo magaalooyinka Puntland ee Boosaaso, Gaalkacayo iyo Garoowe. Thus JB, The BBC/and all the puntland media were correct... As confirmed by your own jumhuriye clan mouth piece...
-
M/wayanaha Maakhir state oo baaq ugu diray Maamulka S/landP/land
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^U wish what? You actually did not know that the sub-clans in SANAAG & SOOL also reside in BARI and NUGAAL? As for MAKHIR, they are part of the TFG,Somaliweyn and claim most of SANAAG including CEERIGABO, their flag is the beloved blue, their capital Mogadishu their president H.E A/Yusuf Ahmed. Thus whats in a name/PUNTLAND/MAKHIR/SSC/SSCNBM=TFG/Somaliweyn .............. -
Adeer you are not that strong or that brave. Puntland's borders will be at CAYNABO, not as you wish. Spare me the big talk and bravado adeer.
-
M/wayanaha Maakhir state oo baaq ugu diray Maamulka S/landP/land
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^lool. Makhir is SOMALIWEYN adeer, so why are you claiming them, were they not the same people who shott at your clans men in Dhahar? Again your ignorance with these matters comes out, the clans of SANAAG/SOOL also reside in BARI/NUGAAL so they will cloose the border on themselves? Just to make you happy, loooool. You sound desperate adeer, why? -
M/wayanaha Maakhir state oo baaq ugu diray Maamulka S/landP/land
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^thats not even clever. The border between SANAAG & BARI and SOOL/NUGAAL are not open. Again are you cloosing the border adeer? Col Jibril is no secessionist saxib. -
M/wayanaha Maakhir state oo baaq ugu diray Maamulka S/landP/land
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^Are you gonna close the "borders"?