
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Mogadishu: Cabinet to move to+ calm returns
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Baydhabo: RW Nuur Cadde iyo Wasiiradiisa ayaa ku sii jeeda Caasumada. 12. januar 2008 Baydhabo(AllPuntland)- Raysalwasaaraha Dowlada Soomaaliya iyo Xukuumadiisa ayaa ku sii jeeda magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya oo ah halka shaqadoodu noqoneyso. Raysalwasaaraha Soomaaliya iyo wasiiradiisa intoo badan ayaa maalmaha soo socda tagaya Magaalada Muqdisho ,ayagoo halkaasi ka bilaabaya howlaha Xukuumada Cusub ,isagoo Raysalwasaaraha loo diyaariyey goobtii uu dagi lahaa. Waxa ayna sheegayaan Warar hoose in uu RW la kulamyo Waxgaradka iyo qof walboo Soomaaliyeed talana ku biiranaya Xukuumada Cusub ee Soomaaliya si ay wax uga qabato nabad ku soo celinta Magaalada Muqdisho. Wasiirka arimaha gudaha iyo Amniga Qaranka iyo wasiirada udhashay Magaalada Muqdisho ayaa safarkooda ugu horeeya waxa ay ku tagayaan Magaalada Muqdisho ,ayagaa darsaya xaalada iyo cid dagaalameysa. Waxa ayna ka baaraan dagayaan sida ugu bahoon ee wax looga qaban karo nabad ku soo celinta Magaalada Muqdisho ,isla markaana Magaalada loola mid dhigilahaa Caasumadaha caalamka oo maanta meel fiican maraya. Raysalwasaaraha iyo Wafdigiisa ayaa lasheegayaa in ay maalinta Isniinta tagayaan magaalada Muqdisho ,si ay markaasi udarsaan xaalada Muqdisho ,waxa ayna sidoo la kulmayaan Taliyaashi ciidamada kala duwan ee Magaalada jooga oo ay amaanka Caasumada kala sheekaysanayaan. Wafdiga Raysalwasaaraha ayaa soo dhaweyntooda siweyn looga dareemayaa Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya ,ayagoo hiigan sare la galiyay ciidanka dowlada Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya si ay usugaan amaanka Wafdiga RW Soomaaliya. Dadweynaha Muqdisho ayaa siweyn isku diyaarinaya soo dhaweynta Raysalwasaaraha Soomaaliya oo ah markii ugu horeysay ee uu tago Magaalada Muqdisho ,isagoo haya Jagada Raysalwasaarenimada Soomaaliya. Inkastoo ay jirto cabsi dhinaca amniga ah hadana Magaalada Muqdisho ayaa laga dareemayaa dad isku qabanqaabinaya soo dhaweynta Raysalwasaaraha dowlada Faderaalka ee Jamhuuriyada Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde). Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland -
Ciidamada Dawlada oo maanta hawlgal balaaran ka sameeyay xaafadda Dharkaynley iyo deegaano ku xeeran. Saaka waaberigii ayay soo galeen xaafadda dharkaynley iyo deegaano ku xeeran ciidamo si aad ah ugu hubaysan Gaadiidka dagaalka oo ka tirsan Kuwa Dawlada Somaliya iyagoo halkaasi ka bilaabay hawlgalo baaxadle oo lagu baarayay guryaha iyo meheradaha intaba iyadoo hawlgalkaasi lagu soo qab qabtay dad kor udhaafaya 140 qof oo sida la sheegay lagu tuhmay inay qayb ka yihiin falal amaan daro oo ka dhacay degmadaasi. Ciidamada Dawlada oo ku hubaysnaa tigniko kor udhaafaysa 80 gaari ayaa isku gadaamay Xaafadda Dharkaynley iyo deegaanada ku xeeran iyagoo dadka aan u kala aabayeelayn ee si siman baaritaan xoogan ugu samaynayay. Waxaa ciidamado hawlgalkaasi ku qabqabteen dad gaaray 140 qof iyadoo lagu daabulay gaadiidka qafilan oo maxaabiista lagu qaado kuwaasoo horay ciidamadu u wateen dadkana lagu gurayay qofkii la qabto. Ciidamada waxa horkacayay saraakiil ka tirsan Maamulka Gobolka banaadir iyadoo si aad ah loo baarayay guryaha deegaanka ah meelaha qaarna looba diiday inay dadku soo galaan hawlo baaritaan oo si xoogan loogu sameeyay awgood. Dadkii la qabqabtay ayaa intoodii badnayd la sii daayay maanta duhurnimadii kadib markii la ogaaday inay yihiin dad shacab ah iyadoo laga reebay dad gaaraya 25 qof kuwaasoo looga shakiyay ku lug lahaanshaha falal amaandaro. Majirin wax iska hor imaadyo ah oo lagala horyimid ciidamada amaanka iyadoo aysan jirin maalmahan wax rabshado ah oo ka dhacay Gobolka Banaadir sababo lagu macneeyay kooxihii qaran diidka oo ilkaha laga guray. Dadka qaar ayaa qaba in khilaaf baahsan oo soo kala dhexgalay xubnihii ku bahoobay rabshadaha muqdisho ay sababtay in gabi ahaanba laga itaal roonaado kooxihii nabad diidka ayna intoodii hartay u firxadeen gobolada kale iyo dhulka baadiyaha ah.
-
Qaahira: Jaamacada Carabta oo soo dhoweysay hana qaadka Xukuumada Cusub ee Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde 12. januar 2008 Qaahira (AllPuntland) - Ururka Jaamacada Carabta ayaa si diiran usoo dhoweysay Xukuumada Cusub ee Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde, iyadoona sheegtay in wafdi ballaaran ay usoo direyso Soomaaliya kuwaasi oo u kuur gala xaalada Dalka Soomaaliya. Wakiilka Jaamacada Carabta ugu qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Mr Samir Al-xusni ayaa sheegay in Jaamacada Carabta ay soo dhoweyneyso hana qaadka Xukuumada tirada yar ee uu soo dhiysa Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde. Samir Al-Xusni ayaa sheegay in Jaamacada Carabta ay la shaqeyn doonto Xukuumadan Cusub oo uu sheegay in ay wax weyn ka bedelan tahay kuwii hore. Waxa uu sheegay in qaabka dhismeedka Xukuumada Cusub ee dibada iyo gudaha Baarlamaanka laga soo kala xulay ay tahay mid door muhiim ka ciyaari karta hanaanka dowlada iyo xasilinta dalka sida uu yiri. Mr Samir ayaa sheegay in Jaamacada Carabta ay wafdi u kuur gala xaaladaha bani'aadanimo ay dhowaan usoo diri doonto soomaaliya, si saacidaad uga geystay dadka soomaaliyeed ee dhibaatooyinka la soo gudboonaadeen. Dhinaca Kale Ururka Midowga Yurub ayaa isna soo dhoweeyay Xukuumada Cusub, isagoona aad ugu riyaaqay tallaabadii uu Baarlamaanka ku ansixiyay Xukuumada maalintii khamiistii. C/casiis Maxamed AllPuntland
-
R/wasaare Nuur Cadde oo kusoo fool leh dhawaan mag. Muqdisho Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 12-Janaayo-08 Raysal wasaaraha dowlada KMG ah Nuur Xuseen (Nuur Cadde) ayaa warar Baydhabo laga helay sheegayaan in maalmaha soo socda uu ku soo wajahan yahay Muqdisho . Raysal wasaare Nuur Cadde la sheegayo in xukuumadiisa oo idil la socdaan si ay Muqdisgho uga howl galaan ayaa la sheegaya in ay jiri doonaan kulamo wax garadka uu la qaadanayo . Wararku waxa ay intaa raacinayaan in Nuur Cadde kulamada la filayo in uu la qaato duqoowda Muqdisho looga hadlayo sidii gacan loo siin lahaa xukuumadiisa iyo wax ka qabashada amaanka Muqdisho . Safarkaani Nuur Cadde ayaa hadduu dhaco waxa uu noqnayaa kii ugu horeeyay ee uu ku yimaado caasimada tan iyo markii loo magacaabay jakadadasi dhamaadkii sanadkii hore. Wararka qaardood ayaa sheegaya in safarka Nuur Cadde uu dhacayo maalinta isniinta ee soo socoto waxaana magalaada laga dareemaya arintaasi iyadoo ey socdaan diyaar garow balaaran . Xukuumada ayaa waxa ay ka kooban tahay 18 wasiir waxaana lagu wadaa in dhawaan ay guda galaan howsha hortaal. Cismaan Xasan Cali (Fantastic) ossmanfantastic@hotmail.com Calanka , Muqdisho
-
Cadde Muuse:- Waxaan dagaal kula jirnaa qaswadayaal
General Duke replied to Peace Action's topic in Politics
What ever view one holds of Cade Muse, we must not forget he is the elected President of Puntland and thus if we think we can do better, come challange the man in politics, but dont make accusations on the internet that will only create trouble. As for criminals, they should be shott on sight I do not care what clan, city or district they hail from. Duke -
^^^Well said, our only festering issue now is Kismayu.
-
^^^loooool. Adeer this union wont be broken. And your clanist argument is absurd. Somalia is made up of many houses, yes they fight sometimes and yet they live together, intermix and so on. We are one people, one nation so go preach to the clan ya secessionists we aint buying it.
-
All our clans make up a single tribe. Lets forgive, but this land is ours as Somali's. We must rise above our differences to be successfull.
-
^^^We are kinsmen you and I, thats not the issue, the problem is you want to see the demise of your kin. I dont know why?
-
^^^Of course you are adeer. Putland is a big regional entity and we respect and love our confused distant kinsmen
-
Somali police shoot two suspects in kidnappings of French journalists, MSF workers Thursday, January 10, 2008 MOGADISHU, Somalia (AP) - Police in northern Somalia shot dead two suspected kidnappers during a heavy gunbattle on Thursday, witnesses and officials said. The two men shot in the semiautonomous region of Puntland were suspected of involvement in the recent kidnappings of a French journalist and a Spanish and an Argentinean aid worker, police said. Units of police in Bossaso have raided a house where members of the kidnappers were hiding, then a heavy gun battle ensued,» said Muqtar Ahmed, a local resident, who lives near the house. «I saw the dead bodies of two people, I do not know which side they were from, but also saw a wounded man in a police uniform,» said Ahmed. Local government official Yusuf Bide said the police had found the kidnappers through a tip-off. He said it was the same gang who last month abducted a French cameraman in one incident and in another a Spaniard and an Argentinean working for medical charity Medecins sans Frontieres. A police officer, who spoke on condition of anonymity because he was not authorized to speak to the press, said police had been on the gang's trail for several days. A gunfight broke out after they surrounded the house and several of the kidnappers escaped after clan members came to their aid, he said. Puntlands police chief, Col. Abdiasisi Said Gamey, declined to confirm any casualties but vowed to pursue the gang until all of them were brought to trial. Puntland is generally considered safer than the war-wracked south, where government troops and their Ethiopian allies are battling an Islamic insurgency and thousands of Somalis have been killed this year. But in recent months the two northern regions have seen an upsurge in piracy and kidnappings, and tensions between the two have increased over a border dispute. Source: AP, Jan 10, 2008
-
Xilbeeg: Congratulating the Security forces of Puntland
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Puntland's security is paramount. -
^^^Indeed to you everyone is wrong who happens to be from Puntland. Is it not.
-
Baidoa: lean cabinet announced 15 ministers...5 deputies
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Abwan, dear lad, I think you are deeply confused with these issues. the media hype is getting to you. Abu Mansuur exists on the internet, where is Cayrow?, Ahmed Diriye and his group? Where is the clan-liberation? Its over maaan. As for Mogadishu its secure, the cabinet is moving there and the old man's staff live in Villa Somalia. Progress is here, and governance has arrived. Go demonstrate and curse in London, for in Somalia you can do nothing. -
They are getting organised, nice.
-
Its Coming (Kenya Opposition Calls 3 Days of Protest)
General Duke replied to Somaliwayn1's topic in Politics
Stop calling for war, the Somali's will suffer the most if things go down hill. Lets hope things calm down. I do not see how it will help our people if they get stuck between warring tribes, will they not be a weak tribe amongst others? What about their businesses, will they not be targets? Use some common sense, people. -
EU promise to pay the salary of the Somali Parlamantarians
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
AJ, please dont parade ignorance around here and also dont get upset. The salaries are for the legislators so they can concentrate on doing their work. Abwan, not only the EU, but the Arab;s and the US are supporting this government. Thus keep crying and how is the "Mujahis's" doing in Asmara? -
Muqdisho: Ciidamda dawladda Soomaaliya oo baaritaanno ka sameeyay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho. 11. januar 2008 Muqdisho(AllPuntland)- Ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa hawl gallo amaanka lagu sugayo waxa ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho qaybo ka mid ah. Ciidanka dawlada ayaa hawl gallada ay sameeyeen waxa ay si gaar ah ugu bartilmaameedsanyeen goobo ay ka mid yihiin meelaha Aflaanta lagu daawado iyo melaha maandooriyayaasha lagu kaydiyo. Ciidmada ayaa waxa ay soo qabteen qaybo badan oo maandooriyeyaal ah oo ay sheegeen in ay lahayaan dadkii gacanta kula jiray. Waxa ay saraakiil ka tirsan ciidamada dawladda Soomaaliya sheegeen in arrimahani ay sameeyen ka gadaal markii ay ******** in qaar ka mid ah kooxaha ka danbeeya amaan darrada magaalada ay xarumo u yihiin goobahaasi. Sidoo kale baaritaannada ciidamada ayaa waxaa lagu so qabqabtay hub aad u fara badan iyo qaybo ka mid ah kooxaha magaalada amaan darada ka wada. Waxa iska hor imaadyado ah lama aysan kulmin ciidamo intii ay hawl galadaasi ku jireen sida uu sheegay sarkaalkaasi u hadlay ciidamada dawladda Soomaaliya. Xaalada nabadgalyada ee Magaalada Muqdisho ayaa dadaalo nabadgalyo oo lasameeyey lugu soo celiyey Nabad iyo kala danbeyn ,ayadoo laga dareemayo Caasumada Soomaaliya daganaansho balaaran. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland
-
Somali people against the seperation of the Somali republic - UK demo
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
^^^loooooooool. They are getting organised. The silent majority. -
Puntland police force Job well done, peace secured in Bosaaso
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
Great news, Bossaso is a symbol of success through hard times. The security of its people should not be played with. -
Its sad to see the once beautiful city.
-
EU promise to pay the salary of the Somali Parlamantarians
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
^^^Obviously you know more than the EU. Paying these salaries is not a big deal for the EU. They pay the salary of many parliments for example that one of Uganda. AJ our MP's do not have any militias, the police and army are independent entities from our law makers. You are still back in 2004. -
The new Somali cabinet get the vote of confidence
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
Bashi, did I? -
The new Somali cabinet get the vote of confidence
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
Old man, I don’t believe that the armed factions played the preeminent role in the Kenyan talks as you do. I believe the Kenyan talks were a success because they brought together all the differing desperate factions of Somalia in the same table for the first time. As you know every clan took part, opposing clans and their armed factions. Secular individuals as well as religious groups, women groups spearheaded the civil society. By signing on the agreement of creating a single government the armed factions lost the individuality and power. Hence their demise was in Kenya. The success of these talks led to a backlash from the privileged groups, those who won the most spoils of the civil war. These included the main warlords, including those who created the Courts brand. Thus the TFG has lasted because it has had a clearer aim, built on better ideals and gained more support. Now does it [TFG] need to change do we need more talks, more inclusively, yes of course, but as we have noticed it is already changing gone are the warlords and in comes a civilian cabinet, its leaders will change and the sooner the former privileged class realize that they must play ball and come to their senses the better for everyone. Talks in Kenya have produced to transitional government to a, permanent functioning central state. We do have a long way to go.