General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. One of the few survivors was quoted as saying: "But they knew me; we were neighbours. I thought Peter was a friend - a good neighbour. How could Peter do this to me?" Could be a victim from any conflict.
  2. Madaxweyne C/laahi Yuusuf & Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde oo soo wada Qorsho Cusub soona Hordhigidoona Baarlamaanka Sanadkaan 2008da Horaantisa Qorshaha aay soo wadaan Madaxweynuha DKMG Mudane C/laahi Yusuf iyo Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde ayaa waxaa ka mid ah..... Arrimihii loo doortay DKMG Inay wax ka qabtaan, Dowladda Oo ka soo gu`dubtay wax qabadkeedii koowaad oo ahayd in ay "nabad" Ka dhaliso magaala´da Muqdisho iyo nawaaxigeeda iyo dhammaan dalkoo i`dil. Maadaama ay DKMG ussuurto gashay arrintaas in ay guul ka gaaraan, Ayaa waxaa la gudboonaatay Madaxweyne C/llaahi yuusuf in uu u gudbo siday dowladdu u gu`danlahayd waajibaadka saaran iyo wax qabadkeeda kale ee Dowladnimo in uu bilaabo horaanta sannadka foodda inagu soohaya ee 2008. Haddaba maxaa ka midah qorshaha Madaxweynuha iyo Ra'iisul Wasaarahu soo bandhigi doonaan? 1) In Dowladdu samayso "TIROKOOB" Dhammaan dalka. 2) In Dowladdu samayso "CADDAYN DHALASHO" soomaalinimo si lookala saaro ajnabiga iyo Somaliga, loosugana nabadgalyada gud ahaan dhalka 3) In Dowladdu samayso "DIB UDEJIN qof walba oo soomaali ahna xaq u yeesho 4) In Dowladdu samayso "GOOBO CAAFIMAAD" oo shacabka bilaash u ah 5) In Dowladdu samayso "GOOBO WAXBARASHO"oo shacabka bilaash u ah Haddaba annagoon halkan ku soo koobi karin bayaanka iyo qorshaha oo dhan ee Madaxweyne C/laahi Yuusuf iyo dowladiisu ay wadaan ayaa xogta aannu kahelnay Bayaankan ayaa noogu soo waramay in qo´dobadaas oo dhan in ay ka bilaabi doonaan Magaala`da muqdisho iskana saaridoonaan culeys weyn sidii wax loogu qabanlahaa shacabka Somaliyeed gar ahaan reer muqdisho. Maadaama ay tahay halka ay saamaysay burburkii iyo dhibaata´dii ka dhac`day dalka Waa hadday kugarab siyaan barlamaanka iyo shacabka kamira dhalinta dowlad nimo Somaliyed oo dib usoo labata, iyo dib uhoowal galinta kabayaasha ilaha dhaqaalah umada Somaliyeed. 10 Jan 2008 by Dowladnimo.com
  3. Ngugi laments Kenya violence Renowned Kenyan novelist and playwright Ngugi wa Thiong'o tellls BBC World Update his views on the unrest that has engulfed Kenya since last month's disputed elections. Writers must sometimes feel like the Greek prophetess Cassandra, gifted to see the future but fated not to be believed. What is unfolding in Kenya could as well have been lifted from my novel Wizard of the Crow where the ruling party and the opposition parities engaged in Western-sponsored democracy become mirror images of one another in their absurdity and indifference to the poor. The picture of men and women burnt down in a church where they had gone for refuge still haunts my mind. A child running away from the fire was caught and hurled back into the flames. One of the few survivors was quoted as saying: "But they knew me; we were neighbours. I thought Peter was a friend - a good neighbour. How could Peter do this to me?" I had heard the same puzzled cry from Bosnia. I had heard the same cry from Iraq. I had heard the same, same words from Rwanda: "We were neighbours; we'd married into each other. How could this happen?" And now I hear the same cry from Eldoret North in my beloved Kenya. For me this burning of men, women and children in a church is a defining single instant of the current political impasse in Kenya. And this must be separated from accusations and counter-accusations of rigged elections by the contending parties. Rigged elections is one thing - it can be righted by any mutually agreed political measures - but ethnic cleansing is another matter altogether. What is disturbing is that this instant seems to have been part of a co-ordinated programme with similar acts occurring in several other places at about the same time against ordinary members of the same community. Ordinary people do not wake up one morning and suddenly decide to kill their neighbours. Ethnic cleansing is often instigated by the political elite of one community against another community. It is premeditated - often an order from political warlords. Or it may be the outcome of an elitist ideology of demonising and isolating another community. Either way the aim is to drive members of the targeted community from the region. Premeditated Frantz Fanon, the intellectual visionary of the Third World, had long ago warned us of the dangers of the ideology of regionalism preached by an elite whose money can buy them safe residence in any part of a country. Political tensions have brought ethnic divisions to the surface A single instance of premeditated ethnic cleansing can lead to an unstoppable cycle of vendettas - a poor-on-poor violence - while those who tele-guided them to war through the ideology of hate and demonisation are clinking glasses in middle-class peace at cocktail parties with the elite or the supposed enemy community. This crime should be investigated by the United Nations. If it is found that a political organisation has run a campaign on a programme that consciously seeks to isolate another community as a community, then they ought to be held fully accountable for the consequences of their ideology and actions. It is often easier to blame a government when it is involved in massacres. This is as it should be. A government must always be held to higher standards, for its very legitimacy lies in its capacity to ensure peace and security for all communities. But what about if such a massacre is inspired by a programme of an opposition movement? This ought to receive equally severe condemnation from all and sundry, for being in opposition does not give an organisation the right to run on an ideology of isolation and hate targeted at another community. The world does not need another Bosnia; Africa certainly does not need another Rwanda An opposition movement is potentially a government of tomorrow. A programme that such a political organisation draws while in opposition would obviously be the programme they'll try to implement when in power. That's why such acts must be condemned even when they are clothed in progressive, democratic-sounding words and phrases. I therefore call upon the United Nations to act and investigate the massacres in Kenya as crimes against humanity and let the chips fall where they may. For the sake of justice, healing and peace now and in the future I urge all progressive forces not to be so engrossed with the political wrongs of election tampering that they forget the crimes of hate and ethnic cleansing - crimes that have led to untimely deaths and the displacement of thousands. The world does not need another Bosnia; Africa certainly does not need another Rwanda.
  4. lool. Ina Taano and good have ever met each other.
  5. Juje, the TFG was formed in Kenya as we know, and a cross section of the society took part in forming it, warlords, civilian politicians, members of the diaspora, TNG, Puntland and heads of clans religious groups and so on, so lets not rewritte history. Now lads, where are the numerous warlords of Somalia today?. They are part of history, as the TFG progressed the fortunes of warlords/strong men has declined. Is that not a fact? Bashi. Adeer Mohamed Dheere mayor of Mogadishu and the Police chief no longer have their own armed factions nor do they form independent entities. They are part of the interior ministry of the Somali governemnt, their positions today are based solely on the state and not clan or arms. Come again lads.
  6. ^^^Bashi which warlords are you talking about within the TFG?
  7. ^^^ Adeer you are telling us of only how you would feel. Others are cut from a different cloth, lool. This is about the state, and we all must rise above our differences to support the restoration of the state. The TFG is moving ahead.
  8. Xukuumada cusub oo maanta cod kalsooni ah heshay. (Mogadishu, January 10 , 2008 HornAfrik Media) Kulan maanta uu Barlamaanka Soomaaliya ku yeeshay magaalada Baydhaba ayaa cod aqlabiyad leh ku taageeray jiritaanka xukuumadda tirada yar ee Ra'iiusl Wasaare Nuur Xasan Xuseen Nuur-cadde, kaddib markii cod gacan taag ah kalsoonida loogu weydiiyey mudanayaasha Barlamaanka rasmi ahaanshaha xukuumaddaasi. Kulanka Barlamaanka ayaa markii hore cod loo qaaday qaabka cod bixinta oo ay mudanayaasha ku kala qeybsanaayeen, kaddib markii qaar ka mid ah ay soo bandhigeen in codka laga dhigo mid qarsoodi ah, halka kuwo kalena ay dalbanayeen in gacan taag laga dhigo, waxaana ugu dambeyn guuleystay mudanayaashii doonayey in cod bixinta laga dhigo gacan-taag, intaas kaddibna waxaa si guud codka kalsoonida loogu qaaday xukuumadda Nuur cadde, taasoo cod aqlabiyad leh ku guuleysatay. Ilaa iyo 220 mudane ayaa oggolaaday halka 5-mudane ay diideen, waxaana ka aamusay saddex xildhibaan iyadoo guud ahaan fadhigii maanta ay soo xaadireen ilaa iyo 230-mudane. Ammaanka xarunta Barlamaanka ayaa waxaa sugayey ciidammada
  9. Mareykanka oo qalab siiyay ciidamada ku sugan Xamar ee AMISOM Warar soo baxay ayaa sheegaya in dowlada Mareykanka ay ugu deeqday ciidamada Midowga Africa ee Soomaaliya Qalab isgaarsiineed oo ku xeran Satalajka kaasi oo isku xeraya saraakiisha Amisom Muqdisho iyo Madaxda Midowga ee Adis Ababa . Danjiraha Mareykanka u fadhiya xarunta midowga Africa ayaa qalabkaasi casriga ah ku doonsiiyay madaxa golaha nabad galyada ee Midowga Africa Saciid Djinit . Qalabkani isgaarsiinta oo noocooda lagu sheegay V-Satelite ayaa la howl gilinaya bartamaha bishaan iyadoo uu isku xerayo ciidamada Amisom ee Muqdisho iyo mas`uulyinta Midowga Africa ee Adis Ababa jooga . Midowga Africa ayaa si weyn ula dhacay qalabkaani oo ay sheegeen in wax ka tarayo dhanka isgaarsiinta iyo isku xerka madaxda . Dowlada Mareykanka ayaa muujineysa dadaal ku aadan xoojinta qalabeynta ciidamada AMISOM ee Soomaliya kuwaasi oo haatan dalka ay ka joogaan Uganda Iyo Brundi . Maryama Xuseen Axmed seymuun@hotmail.com Xafiiska Calanka Ee Muqdiso
  10. Addis Ababa: Dowladda Mareykanka oo Qalab Isgaarsiin oo casri ah ugu deeqay Ciidamada Nabada Ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya. 9. januar 2008 Addis Ababa (AllPuntland) - Dowladda Mareykanka ayaa ugu deeqday Ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya jooga qalab isgaarsiin oo casri ah, kaasoo isku xira Ciidamada ku sugan Muqdisho iyo Madaxda Midowga Afrika ee ku sugan Addis Ababa. Safiirka Mareykanka u fadhiya Midowga Afrika ayaa gudoonsiiyay Madaxa Ammaanka iyo Nabadgelyada Midowga Afrika Said Djinet qalabkaas muhiimka ah oo dhinaca satelite ah. Qalabkan isgaarsiinta ah oo lagu magacaabo V-Satelite ayaa la rakibi doonaa bartamaha Bishan, waxaana loogu tala galay inuu isku xiro Ciidamada AMISOM ee howl galka u jooga Muqdisho iyo Mas'uuliyiinta ku sugan Addis Ababa. Midowga Afrika ayaa soo dhoweeyay tallaabada Mareykanka uu qaado gacan siinta Ciidamada nabad Ilaalinta Soomaaliya, waxaana lagu sheegay inuu wax weyn ka tarayo isku xirida iyo howlaha amni ku soo dabaalida Ciidamada Midowga Afrika. Dowladda Mareykanka ayaa horay u sheegtay in ay gacan ka geysan doonto howlaha soo daabulida Ciidamada Afrikaanka ah ee Soomaaliya imaanaya, iyadoo todobaadkii hore ugu yaboohday tababaro ay siinayaan Ciidamadaas. C/casiis Maxamed
  11. ^^^Its a great development, the national institutions need support and they are getting it. After WW2 the US paid for all the services of Europe through the Marshal Plan. We have had 17 years of war and need all the help we can get.
  12. Of course it is sir, of course it is. The TFG never recieved any real direct financial support since its inception. Waxaana ay sheegtey in XUkuumadan ay Mataleyso Bulshada Rayidka ah oo Xiligan Xukuumada Soomaaliya ay gebi ahaanba Matalayaan. Frazer ugu danbeyntii waxaa ay sheegtey in DKMG ah ee Soomaaliya oo uu Caalamka oo dhan aqoonsanyahay ay heli doonto Sanadkan 2008 Taageero Caalami ah oo Wax ku ool ah taas oo isugu jirta Mid maal iyo Mid Maskaxeed. :
  13. ^^^We have achieved allot in the past 3 years and insha Allah will achieve more in the next 2 and beyond. Its about restoring the state, and thats bigger than anything anyone.
  14. Ciidamada Bada ee Mareykanka oo Tababar siinaya Ciidamada AMISOM Last Updated::2008-01-09 17:11:45 Muqdisho(HRNet):-Xukuumadda Mareykanka ayaa waxay daboolka ka qaaday inay bilaabayso tababarro ay siinayso ciidamada AMISOM ee ku sugan Muqdisho; gaar ahaan kuwa Badda ee dhawaan howlaha ilaalinta xeebaha Somalia billaabaya. Afhayeenkii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga Uganda General Flix Kulyignye ayaa sheegay in tababarka la siinayo ciidamada Badda ee AMSIOM ay tahay mid lagu xoojinayo sidii ay amaanka badda iyo barriga u sugi lahaayeen, Ciidamada Afrikaanka ah ee ka qeyb qaadanaya hawlaha Nabad Ilaalinta ee Dalka Soomaaliya. Tababarkaan ayaa waxaa Bixinaya Cutubyo ka tirsan Ciidamada Mareykanka ku waas oo ku sugan Saldhiga Ciidamada Mareykanka uu ku leeyahay Geeska Afrika ee ku sugan Dalka jabuuti, iyada oo sidoo kale Ciidamada Mareykanka ay sameyn Doonaan Dhuulo tusyo ku aadan Qaabka loo ilaaliyo badaha. Mareykanka ayaa horey waxaa uu u sheegey in uu ka qeyb qaadanayo hawlaha Lagu Ilaalinayo Xeebaha Dalka Soomaaliya, Waxaana uu sheegey in Talaabadani ay ku dhalisey ka gadaal markii ay soo bateen Afduubka Xeebaha Soomaaliya loogu geysto Maraakiib laga leeyahay Wadamo shisheeye, iyada oo sidoo kale uu sheegey Mareykanka in Xeebaha Dalka Soomaaliya Khatarta ugu weyn ee ka haysata ay tahay in Kooxo uu sheegey in ay yihiin Al Qaacida ay si dhuumaaleysi ah oga soo gallaan Dalka Soomaaliya. HorseedNet.com
  15. Mareykanka oo Cambaareeyey Weerarada lagu Soo qaado Ciidamada DKMG iyo kuwa Nabad ilaalinta. Last Updated::2008-01-09 17:09:44 Nairobi(HRNet):-Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibada Mareykanka ee Arimaha Afrika ayaa Cambaareynta waxaa ay u jeedisey Kooxaha ka danbeeya Weerarada lagu soo qaado Ciidamada DKMG ee Soomaaliya iyo kuwa Nabad ilaalinta u jooga Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho. Jendayi Frazer oo ay hadalkan Sheegtey iyada oo ku sugan Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya ayaa waxaa ay sheegtey in aan marnaba loo dulqaadan doonin in ay sii jirraan Kooxo ay sheegtey in ay Lug qabanayaan DKMG ee Soomaaliya. Jendayi oo shir jaraa'id ku qabatay Magaalada Nairobi ayaa ka hadashay dib u dhaca Ciidamada Midowga Afrika, waxeyna ku tilmaantay sababaha ay dib ugu dhaceen Ciidamada Midowga Afrika saanad la'aan, Waxaana ay sheegtey in sida ugu dhaqsiyaha Badan oo lagu helo Haqabtirka Baahida haysata Ciidamada Afrikaanka ah ay ku imaanayaan Wadanka Soomaaliya. Dhinaca kalena waxaa ay soo dhaweysey Janday Frazer Xukuumada Tirada yar ee uu soo Magacaabey Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade waxaana ay hoosta ka xariiqdey in Xukuumadan ay ka duwanaan Doonto Xukuumadihii hore loo soo Magacaabi Jirey. Waxaana ay sheegtey in XUkuumadan ay Mataleyso Bulshada Rayidka ah oo Xiligan Xukuumada Soomaaliya ay gebi ahaanba Matalayaan. Frazer ugu danbeyntii waxaa ay sheegtey in DKMG ah ee Soomaaliya oo uu Caalamka oo dhan aqoonsanyahay ay heli doonto Sanadkan 2008 Taageero Caalami ah oo Wax ku ool ah taas oo isugu jirta Mid maal iyo Mid Maskaxeed. Mohamed Ali Dalmar
  16. Midowga Yurub oo bixinaya dhaqaalaha xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya Midowga Yurub ayaa daboolka ka qaadey yabooh dhaqaale hor leh oo la siinayao Baarlamanka DFKMG ah ee Soomaaliya,.dhaqaale horleh ugu yaboohay DFKMG ah ee Soomaaliya Ergo ka socotey Midowga Yurub oo ay hogaaminaysay danjiraha Faransiiska u jooga wadanka Kenya Elizabeth Barber, ayaa dhawaan waxay kulan ay la qaateen Gudoomiyaha Baarlamanka KMG ah ee Soomaaliya, isla markaana ah kusimaha madaxweynaha Sheekh Aadam Max’ed Nuur (Sheekh Aadam Madoobe), iyo Ra’isalwasaare Nuur Cade. Kulankaasi ayaa midowga Yurub wuxuu ku balan qaadey in uu bixiyo lacago mushaarad ah oo gaarsiisan 1200 oo doolar oo la siinayo bil kasta xildhibaanada Baarlamanka DFKMG ah ee Soomaaliya oo ka kooban 275 xubnood, taasi oo qayb ka ah qorshe taageero caalami ah oo la siinayo DFKMG ah ee Soomaaliya. Midowga Yurub wuxuu ku xirey shuruud bixinta lacagahaasi mushaaradka ah oo taasi oo ah in dhamaan xildhibaanada Baarlamanka ay goob jog ka noqdaan fadhiyada Baarlamanka uu yeelanayo. Wafuuda Midowga Yurub ee kulankaasi ka qayb galey ayaa waxaa ka mid ah The ergooyin ka socda Britain, Italy, Norway, Belgium iyo Czech Republic. SBC International News Desk
  17. Its great news, now the cabinet will function and we are on the move. Thanks emeperor/
  18. I think the media messed him up. NH was a clinton turf, but the media kept hyping thse polls, which were fiction in my opinion. They turned a good showing a loss by 2-3% into a comeback for Hillary who was never behind. Lets wait on SC and Navada, hope he continues to do well. So far so good.
  19. She has won. The media overplayed his [Obama's] advantage..
  20. ^^You seem to have come back to life, kinda missed your contribution lately.