General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^Dr leave Che alone hemeans well. As for GALKACYU. Its not a divided city, there is one Galkacyu, its peaceful and all its people are at peace. Galkacyu city is both Puntland & Galmudug. Its the capital of Mudug region and an important city in the Federal republic. Galmudug is an admin chosen by its people and it must be supported.
  2. ^^^The dude is trully confused. I repeat. President Yusuf & King Abdallah Somalithinker: Riyaale went all the way to Washington uninvited to Fraisers office She came all the way to Baidoa to Yusuf's office, do you see the difference?
  3. ^^^The dude is trully confused. I repeat. Somalithinker: Riyaale went all the way to Washington uninvited to Fraisers office She came all the way to Baidoa to Yusuf's office, do you see the difference?
  4. Lois, I got most of your argument but I do need clarification for some. 1. The 45 days was the duration of the peace conference, every clan of the country took part and it ended with the outcome of the agreement being passed into law. Thus the conference is not being organized, it was planned and executed. 2. The issues you seem to be mixing is reconcialiation and security. We have addressed reconciliation, the clans have made peace and a clear framework has been worked out. 2.i. Security is another altogether different issue, over the past 17 years criminal gangs dressed up as clans, religious or political movements have taken root throught the country. Through out those 17 years there has not been a single police station functioning in large parts of the nation including the capital and much of the south. Any sane, logical human being would underscore that security would take a little bit longer. Thus the TFG achievements have been quite remarkable in that they have through many different means acheived to empower now the national security apparatus. If its fluke or from the heavens or the genius of men, it really matters not success, is success.
  5. ^^^ Two whole rounds?, I doubt he will last 30 seconds..
  6. ^^^If only you knew how powerful the NGO's are, I worry about them more than the silly secess. Thus them recognising the soverignty of Somalia is an important step. Indeed a wow moment.
  7. Muqdisho: Wafdi ka socda WFP Oo maanta tagey Magaalada Muqdisho. 16. januar 2008 Muqdisho(AllPuntland)- Wafdi ka socda Barnaamijka Cuntada Aduunka Ee WFP ayaa tagey Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya ,ayagoo wada hadalo la yeeshay Taliyaasha ciidamada Nabad sugida iyo Booliska Soomaaliya. Wafdigan ayaa ujeedkoodu ahaa sidii ay wada hadalo ula yeelan lahaayeen Madaxda dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ,ayagoo ay isdhaafsadeen Fikrado kala duwan oo ku saabsan waxyaabihii looga wada hadlay shirarkii ay yeesheen. Kuxigeenka Barnaamijka Cuntada Aduunka ee WFP arimaha Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho utagtey sidii ay Talisyada ciidamada dowlada Soomaaliya ugala hadli lahayd ,arimaha Gargaarsiinta dadkii ka tagey magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya. Saraakiil ka mid ah Wafdiga ayaa tibaaxay in si gaar ah ay uga wada hadleen Masuuliyiinta arinta Wada shaqeynta dowlada Faderaalka ee Soomaaliya iyo Shaqaalaha WFP ee ka howlgalaya Magaalada Muqdisho. Taliyaha Nabadsugida ee Qaranka Soomaaliyeed Gen. Maxamed Warsame Darwiish iyo Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Cawaale (Qeydiid) ayaa la kulmay Madaxda Wafdigan. Inkastoo aysan jirin cid ka mid ah Labada dhinac oo ka warbixisay waxyaabaha looga wada hadlay shirarkaan ,ayaa hadana warar soo baxaya waxa ay sheegayaan in Madaxda WFP ay sheegeen in ay dhawaan gargaarsiinayaan dadkii ka Barakacay magaalada Muqdisho. Kulankaan ayaa ku soo aadaya ayadoo Mudooyinkii ugu danbeeyey ay khilaaf soo kala dhexgaleen WFP iyo Taliyaasha ciidamada dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ,kaasoo ugu danbeyntii sababey in la joojiyo Maraakiib ku socotey Dekeda Magaalada Marka ee Xarunta Shabeelada Hoose. Faarax Cabdulqaadir Geylan AllPuntland
  8. Wafti WFP oo yimid Muqdisho 16 Jan 16, 2008 - 9:01:55 AM Wafdi ay hoggaminaysay ku xigeenka madaxa Barnaamijka Cunnada Adduunka ee WFP ee Somalia Ms. Danis Brown ayaa soo gaaray maanta Muqdisho, waxaan kulammo ay la qaateen madaxa nabadsugidda Soomaaliyeed iyo Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir. Kulankaan oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxay intiisa badan kaga hadleen wafdiga Hay'adda WFP ka socday iyo madxada DF arrimo ku saabsan mucaawinooyinka loogu talogalay in lagu deeqo dadka Soomaaliyeed. Denis Brown oo ahayd madaxa wafdiga ka socday barnaamijka cunnada adduunka oo saxaafadda la hadashay markii uu kulanku dhammaada ayaa sheegtay in wafdigeeda iyo madaxdii ay kulmeen ay isku garteen in dadka Soomaaliyeed ee dhibaateysan la gargaaro; ayna DF qayb lixaad leh ka qaadanayso gargaar gaarsiinta dadka u baahan gargaarka. "Waxaan la kulnnay Gen. Darwiish iyo Gen. Cabdi Qaybdiid, waxaana la yeelannay wadahadalo ku saabsan gargaarka ay WFP keenayso Somalia sidii dadka u baahan lagu gaarsiin lahaa, ayna naga ogolaadeen inay nala shaqeeyaan" ayay saxaafadda u sheegay Ms. Denis Brown. Sidoo kale Denis waxay sheegtay in boqashadoda ay uga dan lahayen inay ogeysiiyan mas'uuliyiinta DF inay howlahooda Somalia sii xoojinayaan, ayna shaqaalahooda kordhin doonaan. WFP iyo Maamulka gobolka Banaadir ayaa waxaa dhexmaray khilaaf gaaray meel sare oo ka dhashay gargaarka ay hay'addaas keento Somalia, waxaana dhowr jeer oo hore la xayiray gargaarro ay keentay Somalia iyadoo sidoo kalena xabsiga loo tabaaxay mas'uulka Hay'addaas ee Somalia Mr. Idirs. Garowe Online, Muqdisho
  9. Somalithinker: Riyaale went all the way to Washington uninvited to Fraisers office She came all the way to Baidoa to Yusuf's office, do you see the difference?
  10. ^^^lool. Desperate indeed. They are now finding energy from Riyaale's holidays. Which happene very year to no success.
  11. ^^^lool. Adeer President Yusuf has been invited to talk in the UN general assembly with other world leaders. PM NUR CADE has met Ms Rice and how many Presidents have we met? Adeer you are getting desperate, however note this, you are not the firts secessionist I have talked to. They have been singing the same tune for 10 years. Example last week Riyaale was in the UK, and yet the British government statement on Somalia only mentioned the TFG cabinet.
  12. ^^^lool. Thus for 14 years you have been saying day by day, as for home we have come a long way in 3 years and the nation is on course.
  13. ^^^We give you facts with Pictures of the Presient of Tanzania meeting our Ambassador, you respond by deniaying what your eyes can see. Poor secessionist when will a single country recognise you? I know some groups love you guys
  14. ^^^I aint poor adeer, remmeber my uncle is the President of Somalia..
  15. lool. Who has he met so far? President Bush, Rice, or even a junior secretary? I can go and visit Washington that does not mean much... Oh please give us facts.
  16. Dowlada Soomaaliya oo Xukun ku ridey Dad kala duwan 16 January, 2008 By _Dowladnimo Maamulka gobalka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in Xukumeen dad gaaraya 11 qof, kuwasoo ku eedaysanaa dad kala duwan, ayagoo dadkaan qaar ka mid ah ku eedaysanaayeen falalka amaanka ka soo horjeeda iyo Qaraxyo ay wadeen. Maxkamada gobalka Banaadir ayaa dhageysatey dacwo ay dad ku soo ogayeen Dad kala duwan oo ku cadenayay Eedaysanayaasha falalka loo heysto, ayagoo ugu danbeyntii ay Maxkamadu go'aan cad gaartey. War warbaahinta loogu talagalay oo ka soo baxay maamulka gobalka Banaadir ayaa lugu sheegay in ay Maxkamadu go'aankeeda ku dhawaaqday markii ay aragtay dacwadaha ah loo heysto dad kala duwan ee loo hayo. Qoraalkan ayaa sidoo kale lugu sheegay in Kooxahan lugu xukumay 1, 2 Ilaa 3 Sanno,ayagoo Xabsiga ku dhameysanaya waqtigooda loogu xukumey, ayagoo dadkaan ay yihiin kuwa lugu soo qabtey ayagoo ku labisan Tuutaha ciidamada dowlada Faderaalka ee Soomaaliya. Maxkamada ayaa sheegtay in looga baahan yahay Talisyada ciidamada dowlada Soomaaliya in ay Maxkamada horkeenaan dadka ku jira Xabsiyada Magaalada Muqdisho. Go'aankan ay gaartey Maxkamada gobalka Banaadir ayaa ku soo beegantey xili ay shalay gudiga Amniga Qaranka ee Magaalada Muqdisho, isku raaceen in Maxkamad lakeeno dadka lugu hayo Xabsiyada Magaalo Madaxda Soomaaliya ee Muqdisho.
  17. Xukun lagu riday maanta 11-maxaabiis Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 16-Janaayo-08 Maxkamadda sare ee gobolka Banaadir ayaa maanta xukun ku ruday ilaa 11-maxbuus oo dhamaantood lagu eedeeyay falal amni daro oo kala duwan, waxaana qaarkood lasoo qabtay iyaga oo xiran dareska ciidamada. Maxkamadda ayaa xukunkan ku riday maxaabiistan kadib markii ey isbuucyo ku sugnaayeen xabsi ku meelgaar ah. Inta dabadan maxaabiistan ayaa lagu xukumay xukun ka badan 3-sano oo xabsi aha halka qaarka kale iyana lagu xukumay mudo intaas ka yar. Waxaa kalo lagu wadaa iyana dhawaan in xukun lagu rido maxaaniis kale oo iyana sugaya xukun kuwaasoo siyaabo kala duwan loosoo qabqabtay. Dhawaan ayey hayed markii ciidamada bolisku ey soo qabqabteen dhalinyaro ka ganacsanayay daroogooyink/ muqaadaraad kala duwan, waxaana ey iyagana xukun ka sugayaan maxkamadda sare ee gobolka. Calanka.com Isha wararka xaqiiqda.
  18. Thanks Emperor for the update. Lets wish all our new Ministers and the PM good luck.
  19. Northerner, you welcome and hope you distance yourself from the actions of Warrabe & Co.
  20. Nations use diplomacy, they build alliances, they try to gain economic as well as military support. Nations never get so desperate that they relly on Gay activists to make warm comments about them. Thus while Somalia and its governemnt is weak, its not as weak nor as depserate as the ever ludicrous secessionists led by Warrabe[hugger] and Co.
  21. Juje, as usual you will try to score points only you understand, come again? Make sure you do not lose your day job as editor of dayniile tabloid. Northerner, strength is what? A nation is being rebuilt, from scratch and we need a coilition, international support, local regional support even the most powerful of nations require such a thing. Thus again we will never resort to hugging, gays.
  22. ^^^lol. The TFG is rebuilding a nation, a difficult task. It knows its limitations. It does not live in fantasy as the secessionists. Who claim one minute to be the orphans of the living Queen and the next hugg Gay activists and invite them to reside in Hargaysa. Thats not us, Nigeria, Ethiopia and other nation state support is one thing we will never ask thatchel and his group to come and give us support.
  23. Northerner, the TFG is recognised and "Somaliland" is reliying on Gay groups. Juje, your argument and dayniile editorials are defunct adeer. The TFG is moving forward your groups are still stuck in Asamara