General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Shiikh Shariif Sheekh Axmed Oo V.O.A Ka Sheegey In Axmed Diiriye iyo Odayaal Dhaqameed Kale Oo Somaliyeed Lagu Qaarjiyey Dalka Ethopia. Jan 27, 2008 Wareysigaan oo uu siiyey Sheekh Shariif Sheekh Axmed V.O.A laanteeda Afka Somaliga, ayaa wuxuu ku sheegey in illo uu ku kalsoonyahay aay u sheegen in odey dhaqameedkaasi lagu laayey dalka Ethopia,hadaba illaha uu sheekh Shariif Sheegayo, waa Ayo? WAA dowlada
-
Ending the Somaliland Puntland dispute...local initiave
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
SOOL& SANAAG do not include the province. Its Hargaysa-Burco-Berbera traingle= Somaliland province. -
How many false takeovers? The lies of the clan courts returns
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Armchair, I think your excitment is the same as those who were excited when they attacked Baidoa. When with Ahmed Diriye group started a war inside Mogadishu. When they promised total war, and in each case they end up saying the people are getting massacred when ever they get killed What I found most ammusing is when you said the move from baidoa? Now was it not your groups who used to claim the TFG is in Baidoa because Mogadishu is not safe? Or is Mogadishu now so safe thate they move to it? Make up your minds lads. This story is like the one last week when the Shabaab threatened to attack Burundi, Ethiopia and Uganda Hype.... -
Riyaale has rescinded the policy of breaking up the country...
General Duke replied to QabiilDiid's topic in Politics
^^^Adeer no one outside Somalia knows or really cares what Somaliland is. You have been selling an idea no one wants to buy. -
Gabdhaha Kubadda Koleyga horseed oo iska diiday hankii kooxda heegan ee hanashada koobka H-24-aad K/Koleyga Soomaaliya Mogadishu Jimco, January 25 2008 SMC Waxaa si xiiso badan uga socoda garoonka 1-da Luulyo (Ex-Lugino) ee magaalada Muqdisho tartanka horyaalka 24-aad ee wiilasha K/Koleyga Soomaaliyeed , waxaana ciyaar aad u xamaasad badnayd si weynna loo hadalhayay beryahan isaga hor yimid kooxaha Heegan vs. Horseed, waxaa 49-48 si dirqi loogu awood sheegtay gabdhah Horseed iyadoo sidaasna ay ku baaba`day hankii kooxda Heegan ee hanashada horyaalka 24-aad oo haddii ay ka badin lahayd Horseed ay noqon lahayd horyaalka Gabdhaha K/Koleyga ee kubadda koleyga Soomaaliya , basle ciyaarta ayaa u muuqata mid isku celis noqonaysa maadaama labada kooxoodba ay isku dhibco noqdeen (min 6 dhibcood) oo midba mar laga badiyay . Daawashada Ciyaarta ayaa waxaa ka soo xaadiray mas`uuliyiinta ka socotay wasaaradda isboortiga wasiirka isboortiga Axmed C/Salaam ,ciidanka booliska Soomaaliyeed Taliyaha CBS Cabdi Qeybdiid ,mas`uuliyiinta G.O.S C/qaadir Abkoow ,xiriirka K/Koleyga Guddoomiye Wiish iyo ku xigeenkiisa Roombo , iyo madax ka tirsan xiriirada kala duwan ee isboortiga iyo taageerayaal aad iyo aad u buuxdhaafiyay garoonka Lugino oo xiiseeya ciyaaraha K/Koleyga. Somaliweyn Media Center “SMC”
-
Ending the Somaliland Puntland dispute...local initiave
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer its not burning at all, in fact its quite. Mogadishu is once again becoming the capital of all Somali's. The days when looters,clan militias and fake religious groups could hide in it are over. -
Mogadishu: Somali Police force report NEW [PICS]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dowlada Somaliya oo soo dhowaysey 100 Askari oo todobaadkan Gudihiisa laga Qaaday AKdeemiyada Ciidanka Booliska Somaliyeed ee Magaalada Carmooyin ee Xarunta Gobolka Bari Waxaa Gaarey Magaalada muqdisho ee Caasimada Somali Ciidan Dhan 100 Askari oo Dhowaan uu tababar ugu soo Dhamaaday Degmada Carmo Gaar ahaan Akdeemiyada Ciidanka Booliska Somaliyeed ee Degmadaasi Carmo,Waxaana Ciidankaasi ay ahyeen Ciidamo loo Qorsheeyey Difaaca iyo Sugida Amaanka magaalada Caasimada ah ee Muqdisho. Ciidankan ayaa waxa ay ahayeen Guud ahaantoodaba Ciidamo u dhashay Gobolada Somaliya oo Si Gaar ay ugu Deeqday Dowalda Puntland iyadoo ka qayb qaadanaysa Difaaca iyo Dib u soo Celinta Amaanka Magaalada Muqdisho ee ay ka dhacayaan Dagaalada iyo Amaandarada ay wadaan kooxa ka soo horka jeeda Amaanka iyo jiritaanka Dowlada Somaliya. Taliyaha Ciidanka Booliska kuliyada Somaliya ee Degmada Dhame Gaani ayaa Saxaafada u sheegay In Ciidankan Gaaraya 100 Askari ay yihiin Ciidamo Si buuxda loogu kal soonyahay Difaaca iyo qaranimada Somaliya ee ay ka qayb qadanayaan,Iyadoo Maalmihii aan soo dhaafnay ay ciidankaasi ka Boqooleen Kuliyada tababarka Ciidanka Booliska Somaliyeed ee Magaalada Carmo,ka Hor intii aysan ka Bixin Ciidanka Boolisku Magaalada Car ayaa Waxaa Xaflad Balaaran loogu Qabtay Gudaha Xerada ay tababarka ku qadanayeen. Waxaana Dardaaran iyo Qudbad dheer ka soo kal Jeediyey Xafladii ay ciidanka Boolisku ka siisagootiyayeen taliyaha Booliiska Degmada Carmo Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Cabdi Casiis Siciid Gacamey iyo taliyaha Kuliyada Ciidanka Booliska Somaliyeed eeIskuulboolisiyada Carmo waxaana ay si wada jira ugu Dardaarmeen Taliska Sare ee Maamulka Puntland In looga baahanyahay Difaac iyoqaranimo 100kaasi Askari Dalka iyo dadkana ay u soo hayaan goo,lo lataabankaro oo farxadgeliya. Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Bosaaso Puntland -

source Watch the video of the national troops. -

Patrolling the once tough streets of Mogadishu -