General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Mogadishu: Somali Police force report NEW [PICS]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The new young commanders -

Maxaad kala socotaa ciidamada boliska Somaliyed 17-sano kadib Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 23-Janaayo-08 Mudo ku dhawaad 18-sano kadib ayaa waxa uu u muuqda iminka Booliskii Somaliyeed ee lagu yaqaanay budka in uu soo noolaaday, islamarkaana uu si caadi ah uga shaqeynayo guud ahaan dalka Somaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho. Wariye ka tirsan shabakadda wararka ee Calanka oo mudo isbuucyo ah dabagal ku hayay waxqabadka boslika Somaliyeed ayaa ku fasiray waxqabadka bolisku mid aad looga dareemayo magaalada mudooyinkan danbe. Boliskan la unkay sideed iyo tobanka sano ka dib iminkana sanad jirsaday ayaa sida uu wariyuhu inoo sheegay la moodaa mid shaqeynayay waligii oo aan u ekeyn bolis la unkay sanad ka hor oo howl bilaabay. Ciidamada boliska ayaa ku sugan dhamaan saldhigyadii lagu yaqiinay ee gobolka Banaadir inkastoo fariisimo dheeraad ah looga sameeyay mudooyinkan danbe goobo kale oo amaankoodu u baahan in la sugo. Boliska maanta ayaa adeegsado aalado iyo qalab ka duwan kuwii ey adeegsan jireen boliskii hore, waxaana xafiistada boliska yaala computero lagu diiwaan galiyo dadka danbiilayaasha iyo dadka kaleba halka waagii hore lagu qori jiray feylal iyo waraaqo ragister ah. Boliska ayaa iyagoo gaadiid ku buufsan "Bolis" wata ku gaafwareega magaalada caasimadda ee Muqdisho, waxaana marka aad aragto durbo kugu soo dhacaya sida ey ahaan jirtay 17-sano ka hor, waliba ka casrisan. Calanka.com Isha wararka xaqiiqda.

Mogadishu: results of top AU visit to capital
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Muqdisho: " Soomaaliya waxaan dooneynaa in aan ka soo qaadno meesha ay joogto kuna soo laabto Africa & Beesha Caalamka dhexdeeda" Gudoomiyaha Nabadgalyada iyo Midnimada Africa. 24. januar 2008 Muqdisho(AllPuntland)- Gudoomiyaha nabadgalyada iyo Midnimada Qaarada Africa Siciid Djinit oo shalay tagey Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya ayaa cagta soo marayay inta badan wadooyinka Magaalada iyo Faras magaalaha isagoo kormeerayay goobaha ay joogaan ciidamada dowlada Soomaaliya & Kuwa Itoobiya. Gudoomiyaha ayaa si gaar ah wuxuu ula kulmay Ciidamada AMISOM ee ka socda dowladaha Africa ,isagoo sheegay in ay Magaalada Muqdisho ka hayaan shaqo wanaagsan ,loogana baahan yahay in howshaasi sare loo qaado ,markaasna ay sii laba jibaaraan howlaha nabad sugida ah ee ay Magaalada Muqdisho ka wadaan. Siciid wuxuu salaan ka qaatey Cutubyo ka mid ah ciidamada dowladaha Ugandha & Burundi oo hada jooga Magaalada Muqdisho ,wuxuuna usheegay in ay dhawaan soo gaarayaan ciidamo kale oo ka mid ah kuwa Africa si ay xaalada wax uga qabtaan amaankana usoo celiyaan. Gudoomiyaha Nabada iyo Midnimada Africa ayaa tibaaxay in ay Soomaaliya maanta joogto meesha ugu hooseysa Aduunka ,ayna dowladaha Africa & Beesha Caalamku dadaal ugu jiraan sidii looga soo saari lahaa godka ay ku jirto ee ay galiyeen dagaalada Sokeeye. Siciid wuxuu sheegay in dagaalada iyo Rabshadaha ka dhacaya Magaalada Muqdisho ay yihiin kuwa la doonayo in lugu fashiliyo dadaalada Midowga Africa iyo dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ,wuxuuse sheegay in ay siiwadayaan talaabooyinka looga soo horjeedo nabadgalyo darida baahsan. Gudoomiyuhu wuxuu tibaaxay in aysan nabadgalyo ka jirin Magaalada Muqdisho ,isagoo sheegay in Shalay intii uu Magaalada joogey la weeraray Garoonka diyaaradaha iyo Madaxtooyada oo uu joogey ,isagoo taasna sheegay in ay daliil cad utahay in ay Soomaaliya joogaan nabad diidayaal caalami ah. Wuxuu tilmaamay in looga baahan yahay Shacabka Soomaaliyeed in ay taageeraan dowlada faderaalka ee Soomaaliya ,maadaama ay dalka nabadgalyadiisa soo celinayaan ciidamada Itoobiya ee jooga iyo kuwa Midowga Africa. Mar masuulkan la weydiiyey suurtagal ma tahay in ciidamo ka socda UN-ka la keeno Soomaaliya ,ayuu kaga jawaabay in ay taasi tahay hubaal isla markaana ay dhawaan Golaha amaanka ee Qaramada Midowbay ku dhawaaqayaan tirada ciidamada iyo waqtiga ay Soomaaliya galayaan. Kulamo qaatey saacado ayuu Gudoomiyaha Nabada iyo Midnimada Qaarada Africa Siciid Djinir la qaatey Golaha wasiirada ee dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ,isagoo ay ka wada hadleen xaalada Soomaaliya iyo sidii wax looga qaban dagaalada iyo rabshadaha ka dhacaya Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya. Faarax Cabdulqaadir Geylan AllPuntland -
Wafdi Sare oo ka Socda Midowga Africa oo Muqdisho Gaaray By Nasra Ali Aruus Muqdisho, Soomaaliya 23-January-2008 Warbixinta booqashada Djinnit - Download - Soo rogo (MP3) Warbixinta booqashada Djinnit - Download - Dhegayso (MP3) Wafdi heersare ah oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha Golaha Ammaanka iyo Nabadda u qaabilsan Midowga Africa, Saciid Djinnit ayaa gaaray Muqdisho, si eey ula hadlaan r/wasaare Nuur Cadde. Inkastoo ammaanka aad loo adkeeyey, haddana madaafiic ayaa lagu garaacay madaxtooyada iyo gegida dayuuradaha. Wafdigan ayaa qiimeyn ku sameynaya xaaladda ammaanka ee Muqdisho, iyo sida loo xoojin karo ciidamada Midowga Africa ee dalka Soomaaliya ku sugan. Wariye Nasra Caruus oo VOA uga soo warranta Muqdisho ayaa dhambaalkan ku eegeysa booqashada wafdigan.
-
I like the new often repeated pattern made by the secessionists. They take news usually circulated by clan/looter media seriously get excited and then after a day or two go quite on it. Remember 1. Mataban Take over 2. Guriceel Take over 3. Now we have Balidoogle takeover There is no takeover of anything, least of all Bali-doogle air strip. and Mr Robow is proving to be a quite an act. Was it not this man who claimed he wanted his 10 year old son to die in the war, then fled his family to Jeddah>?
-
Ending the Somaliland Puntland dispute...local initiave
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer Somaliland province is doing well, its a great achievement, but it has had worse wars than Puntland and yet we do not try to rub that in. As for Puntland, its doing well, booming as usual, the central regions Mudug, Hiiraan, Galgaduud are quite, Mogadishu is getting better and things are looking good for the nation. But a secessionists would repeat "Mogadishu is burning" as they have for 17 years. -
Riyaale has rescinded the policy of breaking up the country...
General Duke replied to QabiilDiid's topic in Politics
^^^Thats not what you was saying before adeer. As for the world recogition we have the support of the world and no one knows who or what you are. Somaliland, is that not Somali Land i.e Somalia? -
Mogadishu: Somali PM holds important talks in capital
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Can you read or are you just jumping around? The PM is holding talks with merchants, elders religious and clan leaders of the capital. He already came from Baidoa were the Parliment is in. -
Ending the Somaliland Puntland dispute...local initiave
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Northerner, while I disagree with ME on many things its the secessionists who need to come up with a new plan, the redundent "recognition is here" or "Ethiopia has an embassay" needs a new makeover. Also your comments about "Ethiopia" holding the south stinks of the same secessionist oddur we have become used to. The AU including Ethiopia recognise the TFG, no one recognises the secesisonists day dream. -
Ending the Somaliland Puntland dispute...local initiave
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^On unity, peace and federalisam. I will keep it up. Hope you can join dear secess -
Ending the Somaliland Puntland dispute...local initiave
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Its always about the Duke and settling some scores. Funny how I am getting lectures on peace from the secessionists and two warlord [Musa and Taano]supporters. Adeer I have always been for peace with anyone who has common sense. As for the incident in Cayn, its a criminal act and we should not tolerate such a thing, in Puntland Mogadishu or Kismayu. -
Ending the Somaliland Puntland dispute...local initiave
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Adeer my record is clear. I support the unity and peace for all Somali's. As you upport your clan's aggression against my clans land in SSC, who is against peace? Unity is paramount, and you have failed to get any recognition from let alone from the world but even the people who you claim over. Lets talk about a Somalia of all clans and not one dividded because of the fear of a clan that resides in Hargaysa. -
The AU should be commended. They ahve given the Somali's a great deal of support. One day soon Somalia will play a key role in the affairs of the AU.
-
Riyaale has rescinded the policy of breaking up the country...
General Duke replied to QabiilDiid's topic in Politics
They could not even get recognition on SOL, let alone from the world community. -
Riyaale has rescinded the policy of breaking up the country...
General Duke replied to QabiilDiid's topic in Politics
Xukuumadda Washington oo ka hadashay aqoonsi la siiyo Maamulka isku magacaabay Somaliland. Xukuumadda Maraykanka ayaa markii ugu horaysay ka hadashay aqoonsi maalmahan saxaafadda Somalidu hadal haysay in laga yaabo in Xukuumadaasi siiso Maamulka Somaliland kadib markii uu booqasho ku tagay Magaalada Washington Madaxwaynaha Maamulkaasi Daahir Riyaale Kaahin. Daahir Riyaale oo intuu joogay Maraykanka kulan la qaatay xubno ka tirsan wasaaradda arimaha dibadda ee wadanka Maraykanka ayna ka mid tahay haweenayda u qaabilsan Maraykanka arimaha Africa ee lagu magacaabo Jendayi Frazer ayay siwayn uga wada hadleen aqoonsi uu daahir riyaale ka dalbaday inay xukuumadda maraykanku siiso maamulkiisa iyadoo wada hadalo muddo qaatay kadib gaashaanka ay ku dhufatay Xukuumadda Maraykanku inay aqbalaan codsigaasi iyagoo ku tilmaamay mid aan la aqbali Karin. Kulankaasi markuu soo gabo gaboobay waxaa saxaafadda warbixin siiyay Sarkaal sare oo ka tirsan Xukuumadda Washington laguna magacaabo Sean McCormack isagoo sheegay in dawaladiisu aysan marnaba aqoonsan doonin Somaliland iyadoo aysan somalidu isku raacin arintaasi dawlada maraykankuna ay aqoonsan tahay somaliweyn. Mr. Sean McCormack wuxuu sheegay in Xukuumadda kaliya ee wadanka somaliya hadda loo aqoonsan yahay ay tahay Dawlada Federaalka ah ee Somaliya arinta Somaliland ayuu ku tilmaamay mid ku dayasho mudan dhinaca amaanka iyo maamulka ay dhisteen balse aysan waxba ka duwanayn maamulada kale ee Somaliya ka jira sida Puntland. Wuxuu intaasi ku daray Sarkaal kaasi in aqoonsiga Somaliland iyo kala goynta somaliya ay u taal Midowga Africa xukuumadda maraykankuna aysan qaadi Karin talaabo cadawnimo ah oo lagu kala goynayo Somaliya iyadoon somalidu aysan isku afgaran inay kala go'aan siday horayba isu afgarteen inay israacaan. AllMudug.org kala soco wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Somalidaba. -
Mogadishu: Somali PM holds important talks in capital
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
R/w. Nuur Cade oo baaq u diray ganacsatada Muqdisho Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 24-Janaayo-08 Ra`isul wasaaraha dowlada KMG Soomaaliya Nuur Xuseen Nuur (Nuur Cadde) ayaa ugu baaqay ganacsatada magaalada Muqdisho in ay ka shaqeeyaan nabad galyada Suuqa bakaaraha iyo guud ahaan caasimada. Nuur Cadde ayaa baaqaaan jeediyay ka dib kulan uu Muqdisho kula qaatay ganacsatada magaalada , waxa uuna ka codsaday in ay wada shaqeeyaan . Ra`isul wasaaraha ayaa sidoo kale ganacsatada ka codsaday in ay gacan ka siiyaan dowlada KMG arumaha amaanka si dalka uu u xasilo. "Nabad ka dhacda Muqdisho wax ay dan u tahay Soomaaliya oo dhan ganacsatad si weyn ayay dan ugu tahay , waa in aan ka shaqeynaa arintaasi", Nuur Cadde ayaa sidaa yiri. Ganacsatad ayaa dhankooda u gudbiyay Nuur Cadde cabasho aadna falal ay sheegeen in ciidamada Dowlada kula kacaan taasi oo uu sheegay Ra`isul wasaaraha in wax laga qabanayo . Kulanka Ra`isul wasaaraha iyo ganacsatada Muqdisho ayaa soo baxay xilli dhawaan ay kulmeen gudiga amniga qaranka iyo ganacsatada kaasi oo laoga hadlay amaanka Suuqa bakaarah . Kulankaasi ayaa waxa uu ka dhacay xarunta madaxtooyada dowlada KMG ee Villa Soomaaliya jawi wanaagsan ayuuna ku dhamaaday . Maryama Xuseen Axmed seymuun@hotmail.com Xafiiska Calanka Ee Muqdisho Calanka.com Isha wararka xaqiiqda. -
Mogadishu: Somali PM holds important talks in capital
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Muqdisho: Raysalwasaaraha dowlada Soomaaliya oo ka codsadey Ganacsatada Muqdisho in ay Amaanka ka shaqeeyaan. 24. januar 2008 Muqdisho(AllPuntland)- Raysalwasaaraha dowlada Faderaalka ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen ayaa ugu baaqay ganacsatada Magaalada Muqdisho in ay ka shaqeeyaan nabadgalyada ,si loo gaaro Horumar wanaagsan oo ay wax kaga qaban karaan xaaladaha dalka Soomaaliya. Raysalwasaaraha Soomaaliya oo shalay la kulmay Madaxda ganacsatada Magaalada Muqdisho ee waa weyn ayuu ka codsadey in ay gacan siiyaan dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ,isla markaana ay kala shaqeeyaan arimaha nabad ku soo celinta Magaalada Muqdisho iyo guud ahaan Soomaaliya. Nuur Cadde wuxuu sheegay in nabadgalyo ka dhacda Magaalada Muqdisho ay dan weyn ugu jirto Umada Soomaaliyeed oo dhan ,gaar ahaan ganacsatadu ay qeyb weyn ku leeyihiin loogana baahan yahay in ay ku soo biiraan dadaalada ku aadan nabad ku soo celinta Magaalada. Raysalwasaaruhu wuxuu sheegay in uu ganacsatada ka aqbalayo cabasho xoog leh oo ay usoo gudbiyeen oo ku aadan amaankooda iyo falal ay geystaan ciidamada dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ,isagoo sheegay in looga baahan yahay ganacsatada in ay la shaqeeyaan ciidanka dowlada Soomaaliya. Wuxuu tibaaxay in looga baahan yahay Umada Soomaaliyeed oo dhan gacan ay siiyaan ciidamada dowlada Faderaalka ee Soomaaliya meel walba oo ay joogaan ,ayna ka wadaan howlgalo amaanka wax looga qabanayo isagoo markaasi sheegay in ciidamada faraha badan ee Magaalada jooga waxyaabo la taaban karo qabteen. Ganacsatada Magaalada Muqdisho ayaa ka aqbashay RW Soomaaliya codsigiisa ku aadan ka shaqeynta nabadgalyada iyo la shaqeynta Ciidamada dowlada Soomaaliya ee jooga Suuqyada Magaalada Muqdisho iyo guud ahaanba Magaalada Muqdisho. Kulan gaar ah oo ay galabtii shalay yeesheen ganacsatada Magaalada Muqdisho ugu waa weyn & Raysalwasaaraha Soomaaliya oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada ayaa lugu falo gurey howlaha baaxad leh ee ay wada qabanayaan ganacsatada iyo Dowlada Faderaalka ee Soomaaliya. Faarax Cabdulqaadir Geylan AllPuntland -
Nur Cade oo la kulmey odayal 25 Jan 25, 2008 - 6:57:43 AM R a'iisul Wasaaraha Somalia Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa wuxuu kulan la qaatay waxgarad iyo odayaal ka tirsan Beelaha ******, waxayna kaga hadleen kulankooda horumarinta nabadgalyada iyo dib u dhiska dalka. Xubnaha la kulmay Ra'iisul Wasaaraha Somalia Nuur Cadde oo gaaraya 30-xubnood ayaa kulankooda wuxuu kusoo beegmay xilli uu wado urursiga talooyin ku aaddan sidii ay xukuumaddiisa cusub u wajihi lahayd howlaha ay ka qabanayso Somalia, gaar ahaan Muqdisho oo ah caasimadda dalka. Nuur Cadde, wuxuu hordhigay xubnahas inay ka shaqeyan nabadda Somalia, waxaana uu ka codsaday odayaashaan inay qayb libaax ka qaataan dib u heshiisiinta Ummadda Somaaliyed, gaar ahaan nabadeynta Gobolka Banaadir oo uu ku tilmaamay Ra'iisul Wasaaruhu inay tahay udub-dhexaadka Somalia. Muxyadiin Xasan Afrax oo ka mid ah odayashii shirkaas ka qaybgalay ayaa u sheegay Garowe Online in Ra'iisul Wasaaraha ay u gudbiyeen qodobbo ku aaddan nabadeynta caasimadda Somalia [Muqdisho], wuxuuna sheegay Afrax in marka hore ay u gudbiyeen Nuur Cadde in xukuumaddiisu ay la xaajooto mucaaradka; taasna ay tahay tiirka nabad laga dhaliyo Somalia oo dhan. "Ra'iisul Wasaaruhu wuxuu noo soo bandhigay in cid walba oo Soomaaliyeed ay qayb ka noqdaan nabadda Gobolka Banadir iyo guud ahaan Somalia, anaguna waan ka ogolaannay, isaguna wuxuu noo sheegay inuu naga aqbalay talooyinkii aan u jeedinnay" ayuu yiri Muxyadiin Xasan Afrax. Kulankaan oo ku dhammaaday jawi is afgaradka ah; ayaa qayb ka ahaa kulamo kala gooni-gooni ah oo uu Ra'iisul Wasaaruhu la yeelanayay tan iyo markii uu Muqdisho soo gaaraya qaybaha kala duwan ee bulshada Gobolka Banaadir. Garowe Online, Muqdisho