
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Mogadishu: Somali PM arrives in capital-PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Mogadishu: Somali PM arrives in capital-PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Mogadishu: Somali PM arrives in capital-PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Muqdisho: RW oo Tagey magaalada Muqdisho. 20. januar 2008 Muqdisho(AllPuntland)- Raysalwasaaraha dowlada Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen ayaa tagey Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya ,isagoo ay socdaalkiisa ku waheliyaan Xubno ka mid ah golaha Xukuumada ee Soomaaliya. Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa soo dhaweyn balaaran loogugu sameeyey Magaalada Muqdisho , ka dib ayadoo ay magaaladu kala xirneed maanta oo dhan. Inta badan Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa xiran mana jiraan cid ka mid ah dadka Magaalada oo goobahaasi maraya ,xataa ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa dhaqdhaqaaqdooda la yareeyey. Villa Soomaaliya wadooyinka soo gala ayaa xiran ,waxaana amaanka sugaya ciidamada dowlada Soomaaliya iyo Kuwa Itoobiya ,waxa ayna ciidamadu ku jiraan feejignaan dheeri ah. Warar ku dhow dhow Socdaalka RW Soomaaliya ayaa sheegaya in uu RW la kulmayo Madaxda beelaha ku dhaqan Magaalada Muqdisho iyo Saraakiisha Milateriga oo uu kala hadlayo xaalada Amaanka ee Magaalada Muqdisho. Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa lugu wadaa in uu galabta kulan la qaato Saraakiisha kala duwan ,ayagoo looga hadlayo Kulamadan arimaha ku aadan xaaladaha Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya. Faarax Cabdulqaadir Geylan AllPuntland -
Mogadishu: Somali PM arrives in capital-PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Nur Cadde oo soo gaarey Muqdisho Ra'iisul Wasaaraha Somalia Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) iyo golihiisa Wasiirrada ayaa ka dagay goor dhaweyd Garoonka caalamiga ah [Aadan Cadde] ee Muqdisho, iyagoo kasoo duulay Baydhabo. Wafdigaan oo gaaraya 21-ruux oo uu ku jiro Ra'iisul Wasaaraha Somalia ayaa lagu sheegay socdaalkooda inuu yahay inay wax badan ka ogaadaan xaaladda Muqdisho, iyadoo ay kusoo dhaweeyeen Garoonka Muqdisho xubno badan oo ka tirsan DF. Ra'iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa lagu wadaa inay saxaafadda la hadlaan; maanta iyagoo ka warbixin doona imaanashahooda Muqdisho iyo sababta dhabta ah ee ka dambeysa. Waddooyinka waaweyn ee Muqdisho ayaa waxaa la xiray saakay, iyadoo loo diiday dadka iyo gaadiidka inay maraan halkaas, waxaana Nuur Cadde ay u noqonaysaa markii ugu horreysay ee uu yimaado Muqdisho, tan iyo intii loo magacaabay Wasiirka Kowaad ee Somalia. Ilo wareedyo hoose ayaa waxay u sheegeen Garowe Online in golaha cusub ee Wasiirrada DF ay ku shaqeyn doonaan magaalada Caasimadda ee Muqdisho, iyadoo la sheegay inuu taas go'aan ku gaaray Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde). Wararka ku saabsan Ra'iisul wasaaraha iyo xubnaha Wasiirradiisa waxaan idinkugu soo gudbin doonnaa wararkeenna dambe. Garowe Online, Muqdisho -
Fahfaahin dheeraad ah Nur Cadde oo tagey Muqdisho 19 Jan 19, 2008 - 11:57:15 PM Ra'iisul Wasaaraha Somalia Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) iyo qaar ka mid ah golihiisa Wasiirada ayaa maanta ka dagay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho halkaas oo si diiran loogu soo dhoweeyay. Nuur Cade waxa uu salaan ka qaatay saraakiisha ciidamada Somalida kuwa nabad ilaalinta AMISOM iyo kuwa Ethiopia iyadoo mid mid loo kala baray saraakiisha waxana uu si wayn uga mahadceliyay sida kalsoonida leh ee loogu soo dhaweeyay garoonka magaalada Muqdisho. Intaasi kadib waxa uu u gudbay hoolka madaxda sare ee ku yaala garoonka diyardaha Muqdisho halkaasi oo uu saxaafadda kula hadlay. Ra'isal Wasaaraha iyo xubnihi so dhoweeyey oo salaan qaadanaya. "Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan umada Somaalida meel walba oo ay joogto waxaan leeyahay aad baan ugu faraxsanahay inaan maanta soo gaaro magaalada caasimada ah ee Muqdisho sidaasi darteed waxa leeyahay shacabka Somaliyed ha ku dadaalaan sidii ay dhibaatada uga bixi lahaayeen anaguna waxaan samayn doonaa tilaabo haboon oo lagu faani karo illaahayna hanala garab galo xilkaan culus", ayuu yiri Ra’iisal wasaare Nuur Cade. Waxa uu si aad ah ugu dheraaday Ra’iisal Wasaraha Soomaaliya doorka saxaafaadda Soomaaliya ay ku leedahay wadanka isagoo ammaan iyo bogaadin u diray guud ahaan bahda saxaafadda madaxabanaan waxaana uu uga tacsiyeeyay dhibaatada adag ee ay ugu shaqaynayaan shacabka waxana uu xusay in saxaafada ka howlgasha magaalada Muqdisho ay dhibaato ka sheganayso dowladdiisa KMG ah isagoo carabka ku adkeyay in arrintaasi ay wax ka qaban doonaan. "Waxaan ogahay in xilikaani uu yahay mid culus hadana waqti dhib badan ayaa la ii dhiibay waxaan jeclahay inaan si hufan oo daacad ah wax uga qabto dhibatada haysata warbaahinta dalka oo dhan sidaana waxa sheegay Wasiirka Warfaafinta xukuumada KMG ahna Ra’’iisal Wasaare ku xigeen Axmed Cabdi Salaam Xaaji Aadan. Ra’iisal Wasaare Nuur Xasan Xuseen (Nuur cade) ayaa muujiyay sida uu ugu kalsoon yahay in dib u heshiin dhab ah laga hir galiyo dalka oo dhan. "Waxaan ka gudbi doonaa qaabka dowladaan wax loogu qaybiyey ee ah 4.5 ka waxana loo gudbi doonaa xili qof walba uu codkiisa dhiibto taasoo aan rajo wayn ka qabo sida ugu dhaqsiyaha badan waxaan heshiis la furaynaa mucaaradka dowladda ka soo horjeeda meel walba oo ay joogaan iyo meel kasta oo ay doonayaan inaan kulan kula yeelano diyaar ayaan u nahay". ayuu sii raaciyay hadalkiisa Nuur Cade. Mas’uuliyiintii ku soo dhaweysay garoonka Aadan Cade Internatianl Airport waftiga Ra''isal Wasaaraha waxaa ka mid ahaa Guddoomiyaha Gobolka Banadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere),taliyaha Ciidamada booliska Cabdi Xasan Cawaalle (Qeybdiid),taliyaha ciidamada nabad sugida Maxamed Warsame Darwiish iyo sarakiisha ciidamada AMISOM oo ay wehliyan kuwa ciidamada Ethiopia. Ra’iisal Wasaarha Xukuumada Somalia ayaa sheegey in golihiisa Wasiiradda ay ku shaqayn doonaan magaalada Muqdisho isagoo intaasi ku daray in ay u kuur galayaan xaalada magalada iyo dhibatada haysata dadka shacabka ah ee dagaladu ragadiyeen. Weftigaan ayaa loo gudbiyay xarunta Madaxtooyada Villa-Somalia waxaana galbiyay gadiidka gaashaaman ee ciidamada nabad ilaalinta AMISOM iyo Ciidamada dowladda KMG ah. MM Odowaa,Muqdisho. Garowe online
-
^^^Xogsade I applaud your new found sense of nationalisam. Its wonderful, just make sure you act before the event and not after the fact.
-
^^^Adeer you have no point. Yetserday you had whole militias ruling those areas attacking other regions. Today you have a dispute which is nothing more than what neighbours have. If one has a history background, when the US gained independence it took a while for the system to work itself out and many states even hate ttrade disputes, but look at them now. Anyhow in Somalia the centre will deal with these issues.
-
After his successes in London and Washington, we must consider Mr Dahir Riyaale an asset to the TFG program and send him to Asmara to work his magic. Its only a suggestion. Go Riyaale go.
-
State Department: US Not Moving To Recognize Somaliland
General Duke replied to baalcade's topic in Politics
They met Egal 9 years ago, thus did it come? Adeer give it up, you will never be recognised other than a province of Somalia. -
^^^lool. Banadir & Shabbele are Federal states or the old admins created by the old regimes?
-
President Abdullahi Yusuf for 2009. 5 more years
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lool, ok adeer. -
President Abdullahi Yusuf for 2009. 5 more years
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lool. How is Taano? -
They are nothing more than bullies who are now being bullied, hence all the different causes. Che, again you provide great news. They can not hold Mogadishu, thus they will attack Addis & Kampala. Great stuff.
-
President Abdullahi Yusuf for 2009. 5 more years
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Thierry, Yusuf is in much more secure position than 2009. He is the incumbent and thus has a greater advantage. Dont let your bias distort your logic. Galbayte, again all I get is a disapointment with you, I thought you might be above the dayniile tabloid's sources. The Ethiopian excuse is becoming redundent, the people are getting hurt because of the same ones who were hurting them for 17 years, those who do not want any government. -
High time for defated clan militia networks to give up
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Every generation will produce a crop of good leaders. Somalia is not dead, and one should get out of this self made doom that some people are placing themselves in. The republic is back after 17 years and it will be good for all. -
High time for defated clan militia networks to give up
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lool. I wont support your attempt at stand up comedy, thats for sure. But if you want to be a real politician of the Abdullahi Isse type, then hey? -
President Abdullahi Yusuf for 2009. 5 more years
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ina Abti, lets agree on a few points, 1. Ethiopia interfention and that of the AU is due to Somalia's weakness. lets not pretend this war started in december of 2008. Somalia has had one of the longest civil wars in modern world history. Thus while you see this as a beggining, I se it as the end of the civil war years and the beggining of a true transition to peace and security. Lets not use Ethiopia and AMXARO and Gaalo as an excuse for our failures. What we need is to move awya from the gun, Al-Shabaab and these clowns represent the past, lets have political contests, regional contests and a Somalia free from the clan as the only avenue to success. -
High time for defated clan militia networks to give up
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Well thank you saxib. I would gladly support you, so long as you stand for unity and national governance. -
State Department: US Not Moving To Recognize Somaliland
General Duke replied to baalcade's topic in Politics
Maraykanka oo qaadacay Aqoonsiga Somaliland Last Updated::2008-01-18 17:38:31 Washington DC(HRNet):-Dowlada Mareykanka oo ka hadashay gooni isku taaga S/lland xili Riyaale uu ku sugan yahay Mareykanka. Wararka naga soo gaaraya Wadanka Mareykanka ayaa sheegay in Madaxweynaha maamulka Somaliland uu kulamo la qaatay qaar ka mid masuuliinta dowlada Mareykan ka gaar ahaan Haweenayda u qaabilsan dalka mareykanka arimaha Afrika Jendayi Frazer. Madaxweynaha Maamulka Somaliland ayaa waxa uu dadaal igu jiraa sidii loo aqoon lahaa Maamulka Somaliland isaga oo safar ku soo kala baxshay Jabuuti Itoobiya Ingiriiska iyo haatan oo uu ku sugan yahay Mareykanka. Kulankaas ka dib ayaa afhayeen u hadlay dalka Mareykanka oo la yiraahdo Sean McCormack waxa uu sheegay in dalkiisa uuna marna ogolaan doonin in ay gooni isku taagto Somaliland oo ay ka go,do Soomaaliya inteeda kale . Maamulka Somaliland ayaa ilaa 1991 waxa uu u xusul duubayey in la aqoonsado waloow ilaa iminka aysan jirin dowlad aqoonsata waxaana ka dhacay dalka Mareykanka Banaanbaxyo looga soo horjeedo gooni iskutaaga Somaliland iyo banaanbaxyo kuwo lagu taageerayo gooni isku taaga S/lland HorseedNet.com -
President Abdullahi Yusuf for 2009. 5 more years
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Galbayte, your comments are far from being realistic. They seem to be born from the irationality of clan and in fact do not represent the clans even you claim for. The people of Galmudug, are Somali nationalists, they play a key role in the TFG, from AbdiQaybdeed down to the police cadets that are securing the capital. Be rational abti you have nothing to fear, but fear itself. -
How would that prayer go? Allah SWT let me get recognition from they own people?
-
High time for defated clan militia networks to give up
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Lets not delude ourselfs lads. 1. Somalia has a governemnt, its getting stronger by the day, its in Mogadishu right now. This governemnt has convened a peace conference, never attacked a single group in Somalia. 2. The opposition groups have been on the attack, have paraded women and children, killed many civilians and assasination was their slogan, they even used suicide bombs unheard of in Somalia. 3. All these groups start wailing about the people the day after they attack and loose. A simple pattern of threats, attacks and then crocodile tears about the "people". 4. The Al-Shabaab are popular today as Aydeed's militias were back in the day, people used clan for the former as an excuse and religion is used for the former. Thus its all hot air. Its time to think about your own limitations and the people. Keep raising money and attacking governemnt troops and allies, and you will keep crying. -
President Abdullahi Yusuf for 2009. 5 more years
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Gelbeyte, you do disapoint in abti, with that name one thought a breath fresh air came through from the usual lot who claim to hail from south Musug in SOL. 2009 for Yusuf, and may that reign be even more successful than this one so far. -
The secessionist will go down underground and then start celebrating when Riyaale goes for the Hajj next year. Then they will probable say "he is getting us recognition from Saudi Arabia". Delusional folks.
-
Dowlada Mareykanka ma aqoonsaneyso Somaliland" 18 Jan 18, 2008 - 7:41:54 AM Warsaxafadeed maalintii Khamiista [18,Jan,2008] Xukuumada Madaxweyne Bush ka soo saartey booqashada Madaxweynaha maamulka la magac Somaliland ayaa lagu sheegey in aysan siin doonin aqoonso dowladeed. Warsaxafadeekan oo ku soo beegmay xili Madaxweynaha maamulka la magac baxey Somaliland Daahir Riyaale ku joogo Washinton ayaa sidoo kale lagu sheegey in go'aan ka gaarista codsiga Hargeysa lagu xawiley urur goboleedyada ay kamid yihiin midowga Africa [AU]. Kulan qado oo Isniintii [16 Jan,2008] isugu yimadeen Daahir Riyaale iyo u qaybsanaha Mareykanka Arrimaha Afrika Jendayi Frazer ayaa ahaa kii ugu sareyey oo labada dhinac dhexmara mudooyinkaan dambe. Sarakisha Mareykanka oo kulankan ka qeyb gashay ayaa ku adkeysatey uusan aheyn mid aqoonsi lagu siinayo maamulka Somaliland balse uu kamid yahay kulamada ay la qataan qaybaha kala duwan ee Somalia. Afhayeenka Wasaarada Arrimaha Dibadda Mareykanka Sean McCormack oo saxafada la hadlay ayaa sheegey in kulankii isniinta loo fasiran karin in dowlada Mareykanka aqoonsatey Somaliland balse siyaasada Mareykanka ee ku aadan arinkaan tahay mid aan is-badalin. Sarkalkan ayaa xusey in dowlada Maraykanka rumeysan tahay muhiimada ay ledahay in xiriir lala sameeyo dhamaan mas'uuliyiinta Somalia, gaar ahaan kuwa daneynaya in dib u dhisaan hay'adaha dowliga ah. "Run ahaantii kulankii Jendayi waxaa uu ku hoosta ka xariiqayaa siyaasadas, waxeyna ahaan doontaa mid aan ku dhaqano," ayuu yiri Sean McCormack. " Waxaan aad u xiiseyneynaa la dagaalanka argagixisada ku sugan Somalia iyo geeska Africa.Taas oo qeyb ka ah sidii xasilooni dib loogu soo celin lahaa Somalia, iyada oo ku imaan karta in aan la shaqeyno qabaha siyaasada kala duwan ee dalka, isalamarkaana ku dhiiri galino madaxdooda sidii aan meel isugu keeni laheyn." McCormack ayaa sheegey in go'aan ka gaarista aqoonsiga Somaliland ku xawileen ururka midowga Africa halkaas oo ah meesha ugu haboon ee lagu falan qeyn karo. Golaha Amaanka [QM] ayaa qaraar uu horey u soo saarey, dowlada Mareykan-kana tageertey lagu aqoonsadey in midnimada iyo xornimada Somalia tahay muqadas. Gobolada Woqooyi Galbeed ayaa sanadkii 1991 ku dhawaaqey ka go'itaan Somalia inteeda kale iyaga oo la magac baxey maamulka iminka la yirahdo Somalilamd. Dhinaca kale Madaxweynaha maamulka la magac baxey Somaliland ayaa booqashada uu ku joogo Washinton DC kula kulmey saraakiil ka tirsan sirdoonka Mareykanka, Wasarada Difaaca iyo hay'adaha kale ee tageera dib-u dhiska. Madaxweyne Maxamad Ibrahim Cigaal [Alaha u naxariistee] ayaa booqasho tan la mid ah horey ugu tagey Washinton DC [Mareykanka] sanadkii 1999. Garowe Online+ Wakaaladaha