General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Madaxweynaha Soomaaliya oo kulamo la qaatay dhigiisa dalka France iyo masuuliyiin kale.{Waxyaabihii ay ka wada ahdleen oo faafaahsan} Madaxweynaha dalka Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa weydiistay dowladda faransiiska taagero dhinaca ciidamada ah si Faransiisku uu gacan uga geysto nabad ku soo dabaalida dalka Soomaaliya,iyadoo dhibaatada burcad badeedu ay ka mid ahayd waxyaabihii masuuliyintu ay kulamadoodii uga wada hadleen. Wasiirka arrimaha dibada ee dalka Faransiiska ayaa kadib kulan uu laqaatay madaxweynaha Soomaaliya waxaa uu sheegay in dowladda Faransiisku ay diyaar u tahay gacan in ay ka geysato dagaalka ka dhanka ah burcad badeeda sila mida sida dalalka kale ee caalamku ay sameynayaan. Madaxweynaha oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Paris kadib kulan uu la qaatay madaxweynaha Faransiiska Nicolas Sarkozy, ayaa wariye yaasha u sheegay in uu weydiistay faransiiska ciidamo bada ah iyo kuwo kale oo dhulka la keeno ,si ay ugu biiraan howlgalka nabad radinta Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibada dalka Faransiiska Kouchner,ayaa sheegay in dalkiisu uu horay u tababaray ciidamo gaaraya 2,000 oo askari oo Brundians ah kuwaasoo qeyb ka mida la keenay dalka Soomaaliya,hadana ay diyaar u yihiin in ay sii balaariyaan kaalintooda nabad raadinta Soomaaliya. Mar ay saxafiyiintu weydiiyeen su’aal ku saabsanayd waxa ka jira war uu dhawaan qoray website Faransiisku leeyahay oo sheegaya in inta badan burcad badeeda ciidamada Faransiisku qabteen ay qoyskiisa ka tirsanyihiin ayaa madaxweynuhu waxaa uu ku jawaabay ”Gobalkayga Puntland ayay kasoo jeedaan oo keliya,laakin ma jirto qaraabanimo hoose”. "Hadii aan isku qoys nahay iyo hadii kalaba cadaalada ayaan taageerayaa,waxaana ku faraxsanahay in dambiga ay galeen mudankiisa la marsiiyo”ayuu hadalkiisa sii daba dhigay madaxweynaha jamhuuriyada federalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Yuusuf Axmed. Si kastaba Madaxweyne Yusuf iyo Dhigiisa Faransiiska Waxaay isku afgarteen kaalmooyin dhanka dhaqaalaha iyo xoojinta xiriirka labada wadan ee Somalia iyo Farance. Xafiiska war qabadka sahbakada wararka carmooyin.com ee Baydhabo. Contact:carmooyin@hotmail.com,carmooyin@gmail.comor webmaster@carmooyin.com
  2. Paris: Madaxweynayaasha Soomaaliya & Faransiiska oo arimo isku afgartey. 6. maj 2008 Paris(AllPuntland)- Madaxweynayaasha Soomaaliya & Faransiiska ayaa wada hadalo qaatey Saacado badan ku qaatey Madaxtooyada looga taliyo dalka Faransiiska ,kulankaasi oo lugu soo qaaday arimo badan. Madaxweynaha Soomaaliya oo waayahaan booqanayay dalalka Reer Galbeedka & Qaarada Yurub ayaa kala hadlay Madaxweynaha Faransiiska ,arimaha Xiriirka labada oo si guud loo soo qaaday. Madaxweyne Yuusuf wuxuu hordhigey Dhigiisa Paris in uu ku taageero ,dhaqaale ,Milateri & Siyaasad si dalka dagaaladu la dageen ee Soomaaliya looga saaro dhibaatada mudada uu ku jiray. Md. Yuusuf wuxuu codsaday in ay Faransiisku qeyb weyn ka ciyaarto sidii Ciidamo ka socda Qaramada Midowbay loo geyn lahaa Soomaaliya kuwasoo badalaya ciidamada Dawladda Itoobiya & Kuwa Midowga Africa. Madaxweynuhu wuxuu kaloo ka codsaday Madaxweynaha Faransiiska sii wadada xiriir Saaxiibtinimo ee udhaxeeya dawladda Faderaalka ee Soomaaliya & Xukuumada Faransiiska & Iskaashiga dawladnimo ee ka dhaxeeya. Kulankaan labada Madaxweyne ayaa ku soo dhamaaday jawi wanaagsan ,isagoo Madaxweynaha Faransiisku balan ka qaaday Madaxweyne Yuusuf una sheegay in dhamaanba waxyaabaha ay ka wada hadleen uu si deg deg ah wax uga qabanayo. Booqashada Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya ee Faransiisku waa tii ugu horeysay oo nooceeda ah kuna soo gaaro dalkan Faransiiska ,waxa ayna Booqashadan dawladda Soomaaliya ku soo biirisay arimo fara badan. F.C.Geylan AllPuntland
  3. ^^^I am reassesing my post bad judgement of Layzy girl here. I think she has proven she has her own brain and thus needs no more bad press. Koora-Tuunshe, you are 100% right old man.
  4. North how many posts have you made on this topic alone? Why, because it bothers secess, they tend to concentrate on the violence. "Pics wont build Somalia" and so on. Hence we have my man North confused as ever waffling on tbis thread, because Sarko did not meet Riyaale and met Yey President of Somalia.
  5. Horn rushes in , adeer I dont have to defend anyone least for clan reasons, Puntland is a state I love and it contains all sorts of people good and bad, short and tall and so on. Gagaab and the rest are ******, they have failed. As for the state, violence is not the answer, we need to get rid of these groups. Thats my opinion as a Somali who hails from Puntland and loves it. Thus lets name them all. He is no 1.
  6. Titles and curses opposition give do not matter, as long as the national government continues to get stronger. Everything else is just opposition tears and killers crying when one of theirs gets killed.
  7. ^^^lol. Go ahead support who you want, but you support a group on the US terror list your *** is gone.
  8. ^^^Its a significant pic everyone should see. Again Vive Le France.
  9. Who is bigger Condi or Sarko, hu Jintao? Come on Layzy you are smarter than that, specially your latest Ayrow skirmish, nuff respect old lady.
  10. "The country was in chaos, anarchy for a long time and was without a government. All these long years have allowed all forgers and all the bandits do whatever they wanted," noted the head of 'State of Somalia. "There was an incalculable number of counterfeit banknotes", the source of "what we had as financial and economic problems." But "we are determined to combat it and create a new currency," he added. AP A step in the right direction. Thanks Mr Sakhar
  11. Your case is dismissed and ridiculed, because it's entire evidence is based on the fact that Sheikh Shariff and some old men went to Djibouti, which was before this incident occured, mind you! Adeer you are making a meal out of this. I have evidance that Sharif Ahmed was rescued by the Americans and Adan Ayrow was killed? You brush aside that the people who bombe Ayrow are in Djibouti and yet your leader is there. Another fact is that they needed some inside info, who would give it? Again deal with the facts I know it hurts, your Sharif is a mole mate.
  12. ^^^He was never an important figure here, and the ramblings were quite confusing.
  13. Abu: Adeer you seem to be in some pain with regards to this post and topic. Maybe you do not want to face the truth. Lets look at the facts: Ayrow was killed by the US forces. US forces are in Djibouti, Ayrows boss is also in Djibouti. Whats going on Abu Geel Jire? Thats a question adeer.
  14. All those who are angry are like North a die hard secess, or Abu a confused religious warrior. I prefer the later to the former though. The Ethipian troop picks means what? Viv le France
  15. Abu Geeljire: This is a valid question to ask. If Ayrow fought the US, why then is Sharif Ahmed in Djibouti which has a US/French base, is it not holly SOMALI land? Or is Mogadishu the only holly place worth fighting and maiming civilians? Come on adeer do tell. Ayrow was a hero who was bombed, and his Amir Sharif Ahmed is in Djibouti with the same US army commanders who took out his commander. What hypocracy.
  16. A nations soverignty is determined by how strong it is. Somalia is weak, thats why I support governance, because its the way out of these type of incidents.
  17. A nice Pic Zaylaci: Who feared your ancestors? Adeer you sound even more ammusing than usual. You are angry at the wrong person my lad. Again calm down, your anger is baseless and it only hurts you.
  18. ^^^lol. What do you mean celebrate? Are you in celebration when you report of civilian deaths in the south in your attempt to get your fake country recognised? Ayrow is dead what ever he did or was, its behind him now. The question of the post is who rated him out?
  19. ^^^Adeer your anger and confused rants aside what have you added to the discourse. You are a secessionist the same entity that lives on the demise of the south and who highlight it as the very reason to become a country. Somalia is in a transition, it is facing many issues, but its in no way going to disapear. Thus stop pretending you care about the south, or Somalinimo. As for the site, dont break the rules, it wont be Duke's fault you get banned. You dont even disgust me, as you are not even that important.
  20. I do love Eritrea and Djibouti both great comedians. Sharif Ahmed and his grouop should declare war on the Gaalo right now.