
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Ould Abdullah “Dadaalad nabadeed ee Jabuuti ka bilaabmay waa kuwo sii socon doona tan iyo inta laga gaarayo nabad Soomaaliya saldhigata”. Wakiilka Qaramada Midoobay ugu qaabilsan arrimaha dalka Soomaaliya Ahmedou Ould Abdullah ayaa maanta ka shanqariyay in dadaalada dib u hehsiisiinta Soomaaliya ee hada ka bilaabmay dalka Jabuuti ay sii socon doonaan beesha caalamkuna aanay ka rajo dhigeynin nabad raadinta Soomaaliya wax kastaba ha ku qaadatee. “Dadaalada nabadeed ee Jabuuti ka bilaabmay waa kuwo sii socon doona tan iyo inta laga gaarayo nabad Soomaaliya sal dhigata”ayuu yiri wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada midoobay ugu qaabilsan arrimaha dalka Soomaaliya Ahmedou Oold Abdullah oo maanta khudbad ka jeedinayay munaasabadii furitaanka kulan weynaha nabadda Soomaaalida ee jabuuti ka furmay. “Xitaa hadii arrintu aanay halkan kusoo gaba gaboobin,howshu nagama hakan doonto wayna sii soconeysaa halkii lagu dhameystiraba”ayuu mar kale yiri wakiilka xoghayaha guud ee arrimaha dalka Soomaaliya Ould Abduillah. Inkastoo mucaaradku wali ku adkeysanayaan in wax wada hadalo ahi aanay furmin ayaa hadana wakiilada beesha caalamka iyo saraakiisha dowladda federalka Soomaaliyaba waxaa ay sheegayaan in ay qabaan rajo buuxda oo ku aadan guulo in laga gaaro wada hadalada bilaabmay maanta gellinkii dambe. Xafiiska war qabadka shabakada carmooyin.com ee Baydhabo.Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@GMAIL.COM
-
Deeqbixiyayaasha oo go’aansaday in aanay lacag ku bixin Diiwaangelinta Codbixiyayaasha ee Somaliland May 11th, 2008 Hargeysa (Somaliland.org) - Deeqbixiyayaasha Somaliland ka caawiya Doorashooyinka iyo hannaanka Dimuqraaddiyadda ayaa shaaca ka qaaday inay joojiyeen lacagtii ay ugu talagaleen diiwaangelinta codbixiyayaasha ee doorashooyinka Somaliland ee soo socda. Waxayna shuruuddo ku xidheen lacagta ay u hayaan doorashooyinka Madaxtooyada iyo Dowladaha Hoose oo ay ballanqaadeen. Deeqbixiyayaasha Somaliland ka caawiya doorashooyinka oo ka kooban: Guddida Hoggaaminta Dimuqraadiyadaynta Somaliland, UK, Norway, Denmark, Sweden, Maraykanka iyo Midowga Yurub, go’aan ay maanta ka soo saareen magaalada Nairobi, oo ay u soo kala direen Komishanka Doorashooyinka Qaranka, Saddexda Xisbi iyo Shirguddoonada labada gole, waxay caddeeyeen inay ka niyad-xun yihiin dib-u-dhaca mar kale ku yimi qabashada doorashooyinka iyo khilaafaadka ka taagan oo aan weli loo helin xal ku yimi wadahadal. Waxa kale oo ay xuseen kala dhantaalnaanta Komishanka Doorashooyinka oo ay sheegeen in aanu dhammaystirnayn, isla markaana aanu dheellitirnayn. Sidoo kale, waxay sheegeen oo ay ku sababeeyeen go’aankooda joojinta lacagta diiwaangelinta in uu jiro khilaaf siyaasadeed iyo mid sharci iyo weliba arrimo farsamo oo ka dhigaya wax aan sugnayn ama la hubin sida loo hirgelin karo Diiwaangelintu. Sidaa darteed, ayuu yidhi qoraalka Deeqbixiyayaashu, “Waxaanu ka xunahay inaanu idiin sheegno in Deeqbixiyayaashu aanay maalgelinayn Diiwaangelinta Codbixiyayaasha”. Hase yeeshee, waxay si buuxda u ballanqaadeen inay maalgelinayaan Doorashooyinka Dowladaha Hoose iyo Madaxtooyada, taas oo ay iyana ku xidheen laba shuruudood oo kala ah: - In dib la isula eego Komishanka Doorashooyinka Qaranka, lana dhammaystiro, isla markaana laga dhigo Komishanka Madax bannaan, isu dheellitiran, xilkana gudan kara. - In isfaham lagu gaadho wakhtiga ay qabsoomayaan doorashooyinku, qoraalna ay ku soo saaraan Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Guddoomiyayaasha Saddexda xisbi Qaran. Diiwaangelinta Codbixiyayaasha ayaa ah caqabada ugu weyn ee hortaalla doorashooyinka Somaliland, iyada oo sababtay in dib loo dhigo doorashooyinka oo qabsoomi lahaa Dec. 15 2007 iyo 14 April 2008. Isla markaana qodobo ka mid ah Xeerka Diiwaangelinta ayaa Madaxweyne Riyaale u cuskanayaa muddada Guurtidu u kordhisey, isaga oo ku doodaya in doorashooyinku aanay ku qabsoomi karayn wakhtiga Xisbiyada iyo Komishanku ku heshiiyeen, maadaama xeerka Diiwaangelintu dhigayo in 6 bilood u dhexayso dhammaystirka diiwaangelinta iyo qabashada Doorashada. Waxaana la filayaa in go’aankan Deeqbixiyayaashu uu ka dambeeyey, kadib markii Madaxweyne Riyaale uu ku adkaystay in aanu ogolayn wax aan ahayn xeerarka iyo Dastuurka Dalka, taas oo uu uga jeedo xeerka Diiwaangelinta ee uu u daliishanayo inuu xilka sii joogo. Beesha Caalamka ee danaysa dimuqraadiyadda Somaliland, kana caawisa doorashooyinka ayaa dedaal badan u galay in wadahadal lagu xallilo khilaafka ka taagan qabashada doorashooyinka, waxaana ugu dambeeyey wefti ka socdey Safaaradda Britain ku leedahay Addis Ababa, kaas oo kulamo la yeeshay dhinacyada arrintu khusayso oo dhan oo uu ku jiro Madaxweyne Riyaale. Sida uu sheegay Warsaxaafadeed uu Afhayeenka Madaxtooyadu ka soo saaray kulanka Madaxweyne Riyaale iyo Weftiga Ingiriiska, Madaxweyne Riyaale waxa uu ku dooday inuu diyaar u yahay inuu qabto doorashooyinka, balse, waxa uu raaciyey in la ilaalinayo, lana tixgelinayo xeerarka dalka, taas oo macnaheedu yahay doorasho ku salaysan xeerka Diiwaangelinta ee caqabadda ku ah doorashada. C/risaaq M. Dubbad, Somaliland.org, Hargeysa.
-
Jabuuti: Shirka Dib u Heshiisiinta ee Jabuuti oo furmay, iyadoo Dhinacyada Dowladda iyo Isbaheysiga Casmara ay is hor fadhiisteen. 12. maj 2008 [/b Jabuuti (AllPuntland) - Waxaa goor dhoweyd Magaalada Jabuuti ee Dalka Djibouti ka furmay Shirkii Dib u Heshiisiinta ee loo madlanaa in ay yeeshaan Dawlada Faderaalka iyo Mucaaradkeeda. Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Ahmedou Ould Abdalaha ayaa si rasmi ah u furay Xaflada furitaanka Shirka, iyadoo ay is hor fadhiisteen Dhinacyada siyaasada soomaaliya. Xaflada furitaanka Shirka oo ay goob joog ka yihiin Safiirada Beesha Caalamka iyo Dib lomaasiyiin heer sare ah waxaa qudbad gaaban ka jeediyay Ahmedou Abdalah oo dhinacyada isku haaya Siyaasada Soomaaliya ku bogaadiyay in ay gaaraan xal waara. Ergada Dawlada faderaalka uga qeyb galeysa Shirka ayaa iyana ka hadlay goobta, waxayna balan qaadeen in ay diyaar u yihiin Kulanka si shuruud la'aan ah. Wasiirka Dib u heshiisiinta Dawlada Cabdirisaaq Ashkir ayaa sheegay in xal laga gaaro soomaaliya ay ogol yihiin. Sidoo kale Madaxa Wafdiga Isbaheysiga casmara C/raxamaan Cabdi shakuur warsame wuxuu sheegay in ay soo dhoweynayaan kulanka, diyaarna ay u yihiin dib u heshiisiinta. Dowladda Jabuuti oo iyadu dalkeeda lagu qabanayo ayaa waxaa la filayaa inuu xaflada soo gunaanado Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee Jabuuti, iyadoona la filayo inuu ka hadlo Doorka Jabuuti ee Soomaaliya. Kulanka ayaa u muuqda mid horu dhac, waxaana maalmaha soo socda loo dab qaadi doonaan dhinacyada kala duwan, waxaana qodobada looga hadlayo ay noqon doontaa mid masiirka soomaaliya ku aadan. Cabdicasiis Maxamed AllPuntland
-
Adan Ayro's death: Shari Ahmed those in Djibouti's role.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Thats your opinion adeer, its not a fact. Zenawi had no choice, but to fight on the government's side. His Tigray group are a minority who are facing Eritrea, Amhara, Oromo, Afar and Somali Rebels. Thus he is a tool, he has no choice. The TFG wants to restore Somali goevrnance, who ever helps for what ever reason is most welcome. The opposition are in fanatasy land making threats while sleeping with the enemy. -
No one doubts her *********, but will it stop him? I doubt it. The man needed to take down a giant, no one in the Dem;s side is as big or bad as the Clinton's.
-
MI, FL wont save her. The lasy is in debt, the perception has shifted and even the media talking points. Wene you have Tim Russert of MSNBC and Time Magazine declaring Obama is the presumptive nominee, then its over. She will bow out, even her cose aides are talking about an early June exit. Obama has shifted focus to Mcain.
-
McCain's Spiritual Guide Wants America to Destroy Islam
General Duke replied to Jacpher's topic in Politics
Mcsame and his silly pastor. Koore you do have a point. -
^^^No Farax adeer Obama only needs 180 delegates, thus he will pick up in all the six contests. He needs not win any. Plus the super delegates are switching. Hill has no chance, if she wants to get VP and her debts paid she needs to be nice. Also Oregon, SD , Montana are Obama's. The contest is done with.
-
Adan Ayro's death: Shari Ahmed those in Djibouti's role.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^The Ethiopians are the tool adeer. Their fear of Eritrea, Oromo and other rebels has forced them to support the internationally recognised, soverighn Somali state. Thats progress. Anyhow Mr Resistance answer the question, what was the difference between Ayrow "martyr" and Mr Sharif Ahmed in Djibouti? -
Obamamania sweeps the Capital Hill -Law makers rush to star
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Obama Works the House By David M. Herszenhorn Barack Obama on Thursday. (Photo: Doug Mills/The New York Times)In the great hunt for superdelegates, there’s no better place to look than the floor of the House, and Senator Barack Obama dove right into a sea of them on Thursday morning, shaking hands, clapping backs, doling out hugs and even doing a little curtsy before Representative John M. Spratt Jr. of South Carolina, the chairman of the Budget Committee. Mr. Obama, who worked the chamber for more than 45 minutes, and even got some handshakes from Republicans, insisted that he just stopped by to say hello, to update his supporters and answer questions for any Democrats who might remain undecided. “What do you think, I was going after superdelegates?” Mr. Obama joked after leaving the chamber. But after his commanding victory over Senator Hillary Rodham Clinton in North Carolina, and his strong showing in Indiana, Mr. Obama’s triumphant visit to the House floor had all the buzz and excitement of a victory lap. While Mrs. Clinton has met with superdelegates away from the Capitol since Tuesdays results, a sign of her struggle among Democratic party leaders, Mr. Obama returned with all the subtlety of a rock star. He started out, shortly before 11 a.m. in the corner of the room with the Pennsylvania delegation including Representative John P. Murtha, of Pennsylvania who has endorsed Mrs. Clinton. He then moved down the aisle swarmed by well-wishers, through the throng of lawmakers who were milling about for votes on housing legislation. All the while, he was flanked by Representative Steven R. Rothman of New Jersey, who seemed to be serving as bodyguard and ambassador for Mr. Obama who spring-boarded into the Senate without ever serving in the House. Among the crowd was Mr. Spratt, now in his 13th term, who met on Wednesday with Mrs. Clinton at the Democratic National Committee headquarters and told her that he would remain uncommitted because his state had voted overwhelmingly for Mr. Obama. Standing before Mr. Spratt, Mr. Obama dropped to a bended knee, in what seemed to be some sort of genuflection. Mr. Obama made his way into the well of the chamber, at one point stopping by Representative Yvette Clarke of Brooklyn, who showed him a copy of New York Daily News, which on Thursday -
Obamamania sweeps the Capital Hill -Law makers rush to star
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
source -
Obamamania sweeps the Capital Hill -Law makers rush to star
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Sen. Barack Obama stepped into a swarm of superdelegates this morning when he visited the House of Representatives in the middle of a vote. Obama stayed on the floor for almost half an hour visiting with both Democrats and Republicans who looked completely star struck. Even Speaker Nancy Pelosi left her weekly press briefing and made a beeline for the House floor to say hello. And the Capitol Hill press corps surrounded the House Chamber to catch him on his way out and fire questions about such an unusual move for a presidential candidate, even if he is a senator. -
Obamamania sweeps the Hill By RYAN GRIM | 5/8/08 1:25 PM EST Text Size: Sen. Barack Obama (D-Ill.) Photo: AP Rep. Robert A. Brady (D-Pa.) was driving toward Washington on Thursday morning when he got a call from Barack Obama. Brady asked Obama where he was, and the man fast approaching ‘presumptive nominee’ status told him he was in the Senate. Brady had an idea: Obama should pop on over to the House chamber and say hello. And that’s just what the Illinois senator did. When he walked onto the floor, said Brady, Obama made straight for the Pennsylvania corner. “See, Bob,” he said. “I listen to you sometimes.” “You got to listen to me all the time,” Brady, an uncommitted superdelegate, said he joked in response. Brady’s casual suggestion turned into quite a scene, as Obamamania — fueled by Tuesday night’s results in Indiana and North Carolina — descended onto the floor of the House in full force. As Obama made his way slowly through the House mob, reporters piled up outside the nearest door to the House floor, craning their necks to get a look. Security guards pressed through the media crowd, repeatedly asking the Fourth Estate to keep a lane open for lawmakers. Supporters and opponents alike maneuvered to get face time, whether it was 73-year-old Rep. James L. Oberstar (D-Minn.) patiently waiting his turn or Rep. Alcee L. Hastings (D-Fla.), a Clinton supporter, giving Obama a big hug. Rep. Yvette Clarke (D-N.Y.) had the man autograph today's copy of the NY Daily News. (Cover: "It's his Party.") Reps. Charles B. Rangel (D-N.Y.), a Clinton backer, and Jesse Jackson Jr. (D-Ill.) gave him bear hugs on the floor, as well. Even Republicans were star-struck. Rep. Illeana Ros-Lehtinen (R-Fla.) said she was escorting a group of elementary school students onto the House floor when Obama made his entrance. See Also Clinton-Obama cash gap looms large 'Deafening' silence on analyst story Ros-Lehtinen said the children noticed the presidential hopeful and screamed, “It’s Barack Obama!” in unison. The congresswoman then led the students across the aisle and over to Obama, who chatted briefly with the three students. “The kids were very excited,” said Ros-Lehtinen. “Like rock star excited.” Rep. John Conyers Jr. (D-Mich.), an Obama supporter, said that a number of Republicans crossed the aisle to congratulate him. “One told me that if he wins, he looks forward to working with him,” said Conyers, who would not give the member’s name. “I’ve worked with [the congressman] before on some things, but that still surprised me.” Conyers suggested that Obama’s primary opponent needs to repeat the cross-chamber journey. “Hillary’s got to come now,” he said. Twice, it looked like Obama was about to leave the chamber, but he got pulled back in by superdelegates — both committed and uncommitted. Obama himself, apparently mindful of his shadow, bowed before House Majority Leader Steny H. Hoyer (D-Md.). Obama’s core constituency — young voters — was fully represented, too, though most of the pages in the chamber won’t be voting until 2012. But they made their opinion clear. Obama posed for photos with giddy pages on the staircase leading up to the House gallery. The normally staid and deferential pages, who walk the halls quietly on their best behavior, returned the favor, giving Obama a rousing ovation. Security guards reprimanded reporters and tourists for snapping photos with their phones — something that is strictly forbidden in many parts of the chamber unless you are a credentialed photographer — but to little avail. House Speaker Nancy Pelosi (D-Calif.) arrived after Obama and said she was not sure who had invited him. "I don't know if he was invited by members," Pelosi said. The visit to the speaker’s chamber, however, didn’t sway her from her officially uncommitted position, she said. "Me, I like combat," Pelosi said. "The best training for campaigning is campaigning." Not all Republicans, though, were thrilled to see him. As he crossed the aisle to meet Obama, Rep. Patrick McHenry (R-N.C.), shook his head. “Lord no,” he said. “Lord no.” And Obamamania can have consequences for one's day job. The Senate voted a few minutes after Obama’s victory lap through the House, but Obama was nowhere to be found. He skipped a Senate roll call vote on a budget point of order on a flood insurance bill. John Bresnahan, Martin Kady II, Patrick O’Connor, Amie Parnes and Daniel W. Reilly contributed to this story.
-
Adan Ayro's death: Shari Ahmed those in Djibouti's role.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Money, you seem not to get the point. No one here is defending Ethiopia. Nor do I even care about Ethiopia and its regime. Its a tool, nothing more. The post is highlighting a simple point. Ayrow was bombed by the US, Mr Sharif was meeting them in Djibouti? Ironic or not -
Read this intodays tribune, funny stuff.
-
Its over lads. The Clinton era is now coming to an end. Its Obama Vs Mcsame
-
Adan Ayro's death: Shari Ahmed those in Djibouti's role.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Thus lets avoid the truth. Ethiopia/ US are bad. Djibouti/Asmara group are good. The problem with such logic is, the US base is in Djibouti and so was a few months back Mr Sharif Ahmed and the clan elders who were close to the Al-Shabaab. Coincidence that they targeted him so successfully? Maybe not. -
You have a point old man. Its not a tough night after all. He won NC And the percentage point is down to 6% The old lady has 53-47 Its closing. Hope is MO all over again.
-
Obama got NC which has far more delegates.
-
He must have won big. As soon as pols closed it was declared. 19% of IN is being counted and so far she is ahead by double digits. Though I guess they are waiting for the returns in areas that favour Obama. Wait and see, buts its good news so far. He has a win, she has to wait.
-
NBC projects. Indiana too close to call but Clinton leads
-
If he losses Indiana he is in trouble. The clintons want to steal the nomination.
-
Indiana and North Carolina by the numbers Indiana: 72 North Carolina: 115 Current delegate tally Obama: 1,746 Clinton: 1,608 Total needed to win the nomination: 2,025 Average of recent polling Indiana: Clinton 49% / Obama 44% North Carolina: Obama 50% / Clinton 42%
-
Mogadishu: mass demo against fat cat merchants
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dibad baxyo ka dhan ah diidmada shilinka Soomaaliga oo maalintii labaad Muqdisho ka soconaya. Magaalada Muqdisho ee caasimada wadanka Soomaaliya waxaa maalintii labaad ka soconaya dibad baxyo baahsan oo daku ay lugaha baabuurta ku gubayaan wadooyinka xaafadaha magaalada oo dhan. Si la mida sidii shalay ayaa banaan baxyadu waxaa ay kasoo bilaabmeen degmada Madiina oo dibad bixii ugu balaarnaa uu ka dhacay,waxaana kadib ay ku soo fideen xaafadaha Buulo xuubey,zoobe ilaa iyo Kilo mitir,waxaana kadib ay banaanbaxayaashu ku darsoomeen kuwii kasoo baxay xaafadahga degmooyinka Hodon,Waabri,xamar jajab iyo Xamar weyne oo kadibna is qabsaday ilaa iyo maanabooliyo. Sidoo kale deeganada Bakaraha,Dayniile ilaa iyo Suuqa Xoolaha ayaa banaanabxyadu ay ka dheceen,iyadoo kadibna ay is qabsadeen ilaa iyo wadooyinka warshadaha iyo 30-ka. Dadka ayaa dhagxaan ku tuurayay gaadiidka socda iyadoo sidoo kalana ay qasab ku xirayeen goobaha ganacsi ee furan. Maalintii labaad maanta magaalada Muqdisho guud ahaanteedba kama jiraan wax dhaq dhaqaaq ganacsi iyo iyo isu socod gaadiid ah,waxaana wadooyinka oo dhan lagu gubayaa lugaha baabuurta. Banaabaxyadu hada magaalada oo dhan ayay ka soconayaan wixii warar ah oo ku soo kordhana dib ayaad kala socon doontaan hadii Eebe Idmo. Xafiiska war qabadka sahbakada wararka carmooyin.com ee Baydhabo. Contact:carmooyin@hotmail.com,carmooyin@gmail.com or webmaster@carmooyin.com -
Shacabka Muqdisho oo ka mudaharaadaya Sicir Bararka (Sawiro) May 6th, 2008 Muqdisho(HR Media):- Waxaa maalintii labaad ka socda Muqdisho mudaharaadyo looga soo horjeedo Sicir Bararka iyo waliba ganacsatada diida lacagta Shilling Somaaliga duugoobay. Mudaharaadyadii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ayey ku dhinteen ugu yaraan 5 ruux kadib markii ay ciidamada DFKMG awood u adeegsadeen dadka mudaharaadayey in ay kala yaaciyaan, halkaasi oo ay dhaawacyo iyo dhamasho kasoo gaartay dadka shacabka rasaastii ay tuurayeen ciidamadaasi. Mudaharaadyadan ayaa salka ku haya maciishada sare u kacday oo taabatay dhamaan bulshada gaar ahaan dadka Saboolka ah oo ka cabanaya sicir bararka iyo lacagaha duuga ah oo ay heystaan oo laga diiday in laga qaato goobaha ganacsiga qaarkood. Shacabka Mudaharaadayey ayaa xamaasadeysnaa kuwaasi oo bilaabay in ay dhagaxaan tuuraan isla markaana taayaro ku gubaan jidadka waaweyn ee magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Horseed Media