General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^lool. Never read nor posted to JB or anyother secessionist thread? You can double check. As for cayrow, adeer stop the hypocracy, you supported him, live in the country which took him out and wanted a base simmilar to the one in Djibouti. Arent you an honest Mujahid. Some one needs to help Talaabo, a minister from a non existent country who has been stuck in a hotel room for 35 days, you could not make this up.
  2. ASk you self, what are the choices you have: A- the Banadir administration employed these woman in order to do what they can about returning some form peace, stability, employment... only to blow them up? OR B- bunch of silly dowladiid trying to cause instability however they can killed this women. Come on people, they have did it before, killing women and children, beheading civil servents, raiding towns, assassinating foreign aid workers and Somali businessmen and intellectuals. Hooray for the latest achievement of you "freedom fighters" Get real people, you all know who and what these moryaans where supported them. whats pathetic is that every time they do something like this, you shabaab supporters try to blame on other entities only to defend what you know is morally indefensible. islam, islam, we are fighting for religion and country, what a joke. Spot on brother. The admin, employed them to blow them up..yeah right. The cleaning ladies are an extension of the admin Who kills small time sivil servants? Al Shabaab, this their trade mark, lets not lie people.
  3. ^^lool. Ok secessionists now you are calling your "governemnt" people? As for Cayrow was he your hero when you was cheering for the US to open a base in Berbera? Anyhow call your embassy to help Talaabo oops there is no Embassay in Addis for you. Let me help you, I know the Somali Ambassador to Addis Ababa.
  4. ^^^Adeer I expected nothing else from the Al Shabaab supporter, bravado and hot air. Then they hide behind civilains, just like you are hiding behidn the computer now insulting a grown man. How brave you are behind the computer and how real fearfull you sound now.
  5. Che, adeer just note the clan you hate on all the time are Somali's and your kinsmen.. Red Sea, adeer do you want me to help the fella or not? Anyhow the Duke does not react to things he make other react, remeber your old name and when you change it..
  6. ^^^Adeer I dont support the "invasion" or "occupation" of my land. Thus there was no such thing. Just the fact that a group of clan militias went and seeked foreign help specially from eritrea and some terror groups. And the legitimate governenment seeked the support of regional and international governments. Today I am ok since Ethiopia is not obstructing the interest of the national government. It is a big proble to the anti nationalist in Asmara & Djibouti and nothing to the TFG... Simple really. Hassan, are you another graduate from Maulana Yusuf IndaCades madrassa in the former occupied city of Marka? Hassan when did you become concerned when your militias was chased out?
  7. ^^^Nothing to refute adeer, your accusations and support of cleaning lady killers and those who use children as a human shield highlights what your agenda is. Thus even responding to your nonsnece would be an insult to my state. Again, which clan are you now? Thats a direct question lad. GT: Who cares about Puntland's leaders? I am not defend them, This man attacks the people and hopes for their demise.
  8. ^^^Adeer my fear has not come true, thus they are nothing more than AU troops. Not occupiers for they recognised my state. Not attacking my troops theiy are bussy chasing your clan leaders IndaCade, Xasan dahir and trheir Eritrean masters. Thus they wont stand in the governments way nor hinder the Somali national interst which centres on In Yusuf yey. They and the "international community" wont help you much.
  9. ^^^lool. Adeer I presented nothing but facts. Which sub clan are you pretending to be from today ya Che?
  10. ^^^Adeer Che, suffers from a deep clan hate, he hates a certain sub-clan deep hate. Its personal for him, and I pity the dude. he even use to pretend to be from this clan, why :eek: Che's clan is not the problem its his thinking, its deluded with envy and hate. Anyhow I am open to helping the fella stuck in the hotel, I hear Buuba is in Mogadishu, will try and make some contacts, one has to also account for the time difference between Tehran, Mogadishu and Addis.. Who can voutch for this man?
  11. ^^^This politics adeer, close cooperation between our capital and our third city is important. But hey you are probably sad that a good thing is coming to Bossaso.
  12. Jaamacada Muqdisho oo farac ka furatay socdna ay ku sameysay Waxbarshada Somalia Oo Muddadii Burburka habacsanaan ay ku timi. Sidoo kale Dr Badiyow Waxa uu intaasi ku daray in Ay Deegaanada Puntland Faracooda ay ka furteen Ay uga Gol leeyihiin Balaarinta Jaamacada Iyo Faafinta Waxbarashada ay u hayso Umadda si loo helo Dhalin yara Badan oo la jaan qaadi Kara Casriga Waxbarshada. Xafladdan ayaa dadweynahii kasoo qayb galay ku abuurtay hilowgii Soomaalinimo iyo midnimada la higsanayo , sidoo kalena muujisay sida aqoonyahanka Soomaaliyeed ugu heellan yihiin isusoo dhoweynta bulshada Soomaaliyeed ee qabyaaladda iyo dagaalladu kala geysey. Wasiirka Waxbarashada Puntland Mahamud Bile Duble Ayaa isna muujiyay Sida uu maamulka Puntland uu ugu faraxsan yahay Furitaanka Jaamacadani Xarunteeda Puntland Isaga oo wasiirku tibaaxay in ay la garab istaagi doonaan Jaamacada taageero kasta oo dhinaca maamulka Uga Soo Baahdaan. Sidoo kale Wasiirka Amniga C/laahi Sacid Samatar Ayaa Isna aan meesha Ka saarin Muhiimada Ay Waxabarashadu u leedahay Amaanka Iyo Kor loo qaado tayada Waxbarasho ee ubudka soo koroya si aysan u dhexbadaalan Rabashadaha Somalia Maasheeyay. Waxa iyaguna halkaas ka hadlay Madaxa jamciyadda Tadaamun C/laahi Shiikh Xasan, Inj. Cabbaas, Beeldaaje Faarax Beeldaaje, Sacdiyo C/semed iyo sidoo dhallinyaro iyo haween dareenkooda ku cabbiray maansooyin iyo buraanbur. Waa markii ugu horeysay Oo Jaamacadani ay Farac Ka furto gobolada Soomaaliyeed ee kale, Waxaana ay Furan tahay Mudd 12 Sano ah waxaana ka qalin jabiyay 8 Dufcadood oo waxbarshada Jaamacadaasi dhamaystay Iyada oo Noqotay Jaamacadda 40aad ee Jaamacadaha Africa ugu tayada fiican. Maxamuud Ciyoon iyo Maxamuud Siciid Salaad / Boosaaso
  13. Adeer Che, the secessionists are bankrupt, maybe you can read this editorial from their only newspaper and respond for the brother JB? Rayaale oo Afka ka Xidhay soo Hadal-qaadka Duruufaha Dhaqaale ee Dalka ka jira SOURCE
  14. Axmed-siilaanyo oo Xadhigga Xirsi ku Tilmaamay Kibir Xukuumaddu kula Dhaqmayso Shacbiga Hargeysa (Jam)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa si kulul u cambaareeyey xadhigga Guddoomiye-ku-xigeenkii iska casilay Komishanka Doorashooyinka Qaranka Eng. Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Axaddii habeen hore ciidammada booliska Gobolka Togdheer xabsiga u taxaabeen, isaga oo isla shalayna loo soo dhaadhiciyey xarunta CID-da magaalada Hargeysa oo hadda lagu hayo, xadhiggaas oo uu ku tilmaamay fal gar-darro ah oo aan loo soo marin sifihii sharciga ahaa. Md. Axmed-siilaanyo oo xalay Jamhuuriya khadka telefoonka kula xidhiidhay, si ay wax uga waydiiso xadhigga Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo ciidammada millatariga ah ee xukuumaddu geysay Gobolka Togdheer, si ay hawlgallo dhinaca amniga la xidhiidha uga fuliyaan, ayaa sidoo kale wuxuu cambaareeyey tallaabada xukuumaddu ciidammada millatariga uga hawlgalisay Gobolka Togdheer, taas oo uu ku tilmaamay in dawladdu hadidaad iyo cago-jugleyn uga dan leedahay. Guddoomiyaha KULMIYE oo la waydiiyey sida uu u arko xadhigga Xirsi Cali Xaaji Xasan, waxa uu yidhi; “Xirsi waxa lagu xidhay ilaa iminka si cad uma ogi, Badhasaabku wuxuu ii sheegay in qori lagu qabtay, cid uu wax ku yeelayna lama sheegin, hubkuna Burco iyo magaalooyinka kale ee dalkaba wuu wada yaalaa oo guraha ayaa lagu haystaa, nabadgelyada dalkana waxba laguma yeelo oo dadku waa muwaadiniinta nabadgelyada dalkooda jecel oo ilaashanaya. Laakiin, sida aynu wada ognahay dawladdu iyadaa dalka nabadgelyo-darro ka abuuraysa. Xadhigga Xirsi Cali Xaaji Xasanna waxaan u arkaa inuu qayb ka yahay kibirka ay dawladdu shacbiga kula dhaqmayso, qori buu sitayna hadal maahee dambi buu galay maanu maqal, maxkamd baa la geeyey maanu maqal, markaa waxaan u arkaa fal gar-darro ah oo lagula dagaalamayo ciddii dalka u dhaqdhaqaaqaysa ee ganacsatada xoolaha iyo xorriyatul-qawlka wax u qabanaysa. Waxa kale oo aannu u aanaynaynaa xadhigga Xirsi shirarka ka socda Gobolka Togdheer, xadhigga Xirsi-na waannu dhaleecaynayaa runtiina aad baanu uga xunnahay, waanna gef xorrayadiisa lagu sameeyey oo xukuumaddu meel kaga dhacday.” Md. Axmed-Siilaanyo oo la waydiiyey waxa uu ka ogyahay hawlgallada ciidammada booliska iyo millatarigu ka wadaan Gobolka Togdheer ee lagu sheegay in amniga lagu sugayo, waxa uu yidhi; “Warkooda rasmiga ah mahayo ciidammadaas la sheegayo, laakiin waxay qayb ka yihiin hanjabaada iyo caga-juglaynta lagu hayo shacbiga, Togdheer oo kaliyaatana maaha meesha millatariga lagaga bajinayaayey waa sidii Hargeysa iyo Berberaba ka dhacday ee ciidammadu gaaf-wareegayeen waddooyinka. Cududna millatari ee lagu hadidayo dadweynaha reer Togdheer waannu cambaaraynaynaa, gobolkuna waa ammaan oo ma muuqato sabab waqtigan ciidamo loo dul dhigaa, laakiin shirarka meesha ka socda iyo arrinta xoolaha ayuun bay la xidhiidhaa hawlagalladan ciidammadu wadaan. Xukuumadda Rayaale-na marna dadka reer Somaliland ku baqo galin mayso xadhig, hanjabadeeda iyo caga-jugleyn iyada oo ciidammadu difaaca dalka u adaagsanaysa.” Guddoomiyaha KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo la waydiiyey su’aal ahayd, “Waxa ka jira warar sheegaya in ciidamo lagu ururiyey deegaamo ka mid ah Gobolka Togdheer oo baabuur dusha sare laga gooyey qoryo la saaray, arrintaas miyaanay noqon karin mid dawladda ku keliftay hawlgalladan amniga la xidhiidha.” Waxaannu isaga oo ka jawaabaya si kooban u yidhi; “Ciidammada la ururinayo iyo baabuurtaa la sheegayo in qoryo la saaray warkooda ma hayo, waxbana kama ogi sabab dadka reer Togdheer waqtigan ciidamo u urursadaana aniga iima muuqato ee waxaan u arkaa wax la buun-buuniyey, mana jirto ayaan leeyahay.” Eng. Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ahaa xubintii uu xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE u soo magacaabay inuu ka mid noqdo toddobada xubnood ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka, waxa uu xilkii uu hayey iska casilay 5-tii bishii May 2008, kadib markii xubnaha Komishanku ku eedeeyeen inuu warbaahinta siiyey hadal aanay isla ogayn Komishanku, waxaanay ka qaadeen jagadii Guddoomiye-ku-xigeenka, isaguna waxa uu 20 daqiiqo kadib ku dhawaaqay inuu iska casilay xubinimadii Guddiga Doorashooyinka Qaranka gebi ahaanba. “Komishanku maaha wasaarad u shaqaysa Madaxtooyada ee waa guddi waxaanay u igman yihiin inay qabtaan doorashooyin xor iyo xalaal ah, uguna qabtaan xisbiyada qaranka si caddaaladi ku jirto. Xisbigii isoo xushayna waxaan leeyahay xubin kale u soo xula booskan, waayo rag badan oo iga aqoon badan ayaa xisbiga ka buuxa.” Weedhaasi waxay waxay ku jirtay hadalladii uu ka sheegay Xirsi Cali Xaaji Xasan shirkii jaraa’id ee uu kaga dhawaaqay iscasilaadiisa, taasi oo loomaynayo inay tahay halka laga raacay ee horseeday xadhiggiisa waqtigan, inkastoo aan si rasmi ah loo sheegin dambiga loo hay Jamhuuriya Online
  15. ^^^lool. Adeer you can try your best the only bug in Puntland is you and your inferirity clan complex, thus go and try again..
  16. Read more its disturbing really. Secessionist have nothing to show for all their hot talk. where is the mans clan? If they can not get him out maybe his family should contact the Duke on SOL. My ambassador in Addis might help the fellow if he renounces the secessionist nonsence, untill then keep crying Talaabo. What a name he can not take a Talaabo oyt of the hotel.
  17. This part kills it..He is held priosner while the other fake ministers are enjoying it up in the next hotel. Ogaal: Oo Wasiirka Maaliyada Somaliland iyo Guddoomiyaha Baanku hada ma waxay joogaan Addis Ababa? Tallaabo: Cabdiraxmaan Ducaale iyo Cawil waxay ku jiraan Hilton-kan agtayda ah ee ugu qaalisan. Ma ogola in telefoon lagala hadlo iyo inay bixiyaan midna. Cabdiraxmaan dorraad buu yimiye, Cawil todoba cisho ayuu joogay, markii horena wuu iigu yimi meesha oo waan u sheegay qadiyada, isla markaana waxaan ku idhi arrinta soo de-dejiya, maxaad leedihiin. Markaa hore maan ogayn ayuu igu yidhi. Balse, Markan dambe sidaan isu lahaa waa la soo sidaa wataa…wax Allaale iyo wixii ay lahaayeen kuwaasi waanu soo diraynaa. Markaa, dadkii uunbay lugooyeen. Safaaradda Somaliland-na Odaygii joogay Maraykan ayuu Baasaaboor u doontay, oo ayaan dhawayd intan aan xidhnaa ayaa la yidhi wuu yimi, balse isna weli iima iman. Is this a gang or a governemnt
  18. Ogaal: Lacagta Huteelku kugu leeyahay waa imisa? Talaabo: Illaa $7000 Doollar weeye lacagta la ii haystaa. Waayo, meesha saddex bilood iyo dheeraad ayaan joogay, bil iyo badh-na waa laygu haystay. Ogaal: Waxa la sheegay in markii hore qasdigaagu ahaa inaad arrimoCaafimaad ugu baxdo Ingiriiska. Markaa, maxaa keenay inaad saddex bilood Itoobiya joogto ee aad u dhaafi weyday? Talaabo: Safiirka Ingiriisku Hargeysa wuu yimi iyaguna (Xukuumaddu) saddex jeer ayay u yimaadeen, aniguna waan la soo hadlay oo waxaan ku idhi, waar ninka safiirka ah la soo hadla, dabadeed-na mar kasta waayahay baa lay odhanayay, hadana marka danbe ayuu Safiirku diidmo kale keenaa. Markaa, laba bilood kuwaas ayaa I caansiirinayayoo xaga Fiisahaan ku laalaa. Ogaal: Hadda, Fiisihii ma lagu siiyay? Talaabo: Maya, laba jeer ayay ii diideen. Markaa, mar labaad kii ay ii diideen ayay igu yidhaahdeen ambiil qaado, aniguna waan diiday oo waxaan qoladan (dawlada Somaliland) ku idhi, waar aan meesha ka soo baxo oo lacagtu yay igu badane soo bixiya daynta. Telefoonka Madaxweynaha waa la igu xidhi waayay muddo badan, Cabdillaahi ayaa arrintaadii wada ee joog ayuunbuu Axmed-yare (Xoghaynta Madaxweynuhu) I yidhaahdaa. Dabadeedna, Guddoomiyaha Komishanka ayaan fariin soo faray. Waxa kale oo aan fariin soo faray Xoghayaha guud ee xisbiga UDUB (Bullaale). markii Telefoonadii Odayga la igu xidhi waayay, ka dib Cabdillaahi Maxamed Ducaale ayaan la hadlay, dabadeed wuxuu yidhi warqad ha la qoro oo Safaaraddu ha qorto biilkana Hargeysa u soo dira. isaga (Wasiirka Khaarajiga) ayaa la soo hadlay (Huteelka), biil bay dalaceen, isaguna wuxuu u soo diray Fax (fariin) uu leeyahay lacagtii waa naloo aqbalay oo saasay u qoran tahay oo warqad dheer ayuu u soo diray. Safaaraddana balan-qaad rasmi ah (Guarantee) ayay ka qaadeen. Laakiin, waxay diideen inaan anigu ka tago illaa lacagtu timaado. Ogaal: Markaa arrintan intaa le’eg yaa ka masuul ah oo aad u aanaynaysaa? Tallaabo: Wasaaradda Khaarajiga ayaa Jazz ila ciyaartay. Arrinta Fiisaha xataa saddex jeer ayuu Gaalku u yimiyoo waar ninka la soo hadla ayaan ku odhan jiray mar kasta. Arimahan I haysta waxaan u tirinayaa Cawil iyo Cabdilaahi Maxamed Ducaale Laba Bilood ayaan adkaysanayay oo aan u xil-qarinayay. Impotent clowns.
  19. Qolada Hoteelka ee I haysata, markii hore Wasiirka Arrimaha Dibada Cabdillaahi Maxamed Ducaale ayaa la soo hadlay, waraaqna (Fax) u soo diray, afkana wuu kala hadlay. Hase-yeeshee, markii muddadii uu u qabtay oo ahayd 25 cisho ay dhamaatay, ayuu hadana todoba cisho qabsaday. Muddadaasina waxay ku buuxday bishii tagtay 1-deedii, hadana 15 cisho ayuu qabsadey. Balse, Cabdillaahi (Wasiirka Arrimaha dibada) markii danbe siduu u lahaa maantaan soo dirayaa, berri ayaa la soo dirayaa, ayuu markii dambe Telefankiiba goostay. Waxay haystaan qolada Huteelku warqadii uu soo qoray, waxay haystaan balan-qaadkii qoraalka ahaa ee Safaaradda Somaliland. Laakiin, markii dambe way xanaaqeen oo Qareen bay qabsadeen, dabadeedna waxa dhacday in lagu yidhi lama Ogola in ninkan Dublamaasiga ah Jeelka lagu xidho arrintuna, mid heer Maxkamadeed gaadhaye u kaadiya. Dabadeedna waraaqihii ayay Wasaaradda Khaarajiga Itoobiya geeyeen, waxaanay yidhaahdeen Aqalkayaga ka bixi maayo ee wuxuu noogu xidhnaanayaa qolkayaga, ka dibna waxa la yidhi bal Huteelka uun ha joogo. Huteelkuna meel Daarad ah iyo wax dayr ah oo loo baxo malaha. Thier "minister" of foreign affairs faxes did not work. No Ambassador attache or anyone else to coem to their rescue..
  20. Secesssionist why not donate money to your minister? Who has been in a hotel prison for months? Idiotic clan movement, can not even rescue one of their mafia sons, how are they to get recognition
  21. Qayla dhaan gurmad doon ah oo ka timi Wasiir Talaabo oo ku xayiran qol ka mida Hotel Meridian ee Adis-Ababa August 5th, 2008 Waraysi Khaas ah Hargeysa (Ogaal) – Wasiir ku xigeenka Wasaarada Cadaalada Somaliland Yuusuf Ciise Talaabo ayaa sheegay inuu ku xayiran-yahay Hoteelka Mariidiyan (Meridian) ee magaalada Adis Ababa oo ku yeeshay Dayn lacageed, Islamarkaana wuxu ku eedeeyay Wasiirrada Maaliyada iyo Arrimaha dibada masuuliyada dhibaato culus oo uu sheegay inay haysato. Waqti ku siman Sadex bilood iyo maalmo ayaa Wasiir ku xigeenka Cadaaladu ka siii maqnaa Xarunta Hargeysa. Islamarkaana, waxa qasdiga tagistiisu ahayd inuu u gudbo dalka Ingiriiska oo uu u tagayay daaweyn. Hase-yeeshee, Labadii maalmood ee u danbeeyay waxa isa soo tarayay tibaaxo Muujinayay in Wasiir Talaabo weli ku sugan-yahay magaalada Adis-Ababa oo aanu dhinac-na u dhaafin intii uu ka sii maqnaa Somaliland. Xogahaasi waxay intaa ku darayeen, In Wasiirku nolol ahaan xaalad adag ku sugan-yahay dhaqaale la’aan darteed. Sidaas awgeed, waxa u suurtagashay Wargeyska Ogaal Inay Khadka Telefoonka isku helaan Wasiir Talaabo.
  22. FAALO:Ninkii waxa xamar ka socodanaya Jihaad Moodayayoow ku quuso hooyooyinkii nadaafada Posted to the MOL August 5, 2008, 11:00 am 26kii Decembar 1979 ciidamadii soofeetigii burburay oo qalabkoodu uu dhanyahay tiradoodana lagu qiyaasay 100kun ku dhowaad ayaa la wareegey oo qabsaday afqaanistaan. Dowlada Maraykanka oo ay markaa ku xafiil-tamayeen soofeetiga maamulka (dunida) ayaa markiiba u aragtay in arinkaasi khatar ku yahay amaankeeda iyo amaanka wadamada ay saaxiibka yihiinba sidaa darteed waxay bilawday inay abaabusho ciidam "hab diimeed" ku dagaalama oo loo bixiyey Mujaahidiinal Afghan, kuwaasoo lagu qanciyey 'In dhul muslim lagu soo duulay isla markaasna Jihaad waajibay".
  23. ^^^Adeer the Ethiopians are the excuse for some. To me as a rational man, they are nothing more than part of the AU effort to help the TFG against the fanatics and shadow groups who do not want the nation state to come back. Ethiopia is not after Somalia territory but trying to secure theirs, they are afraid of the ONLF, OLF, ERITEAN, AMHARA and other tribal based factions finding another home outside Asmara. However the clowns here who one day are Jihadis, the next secesionist and now looking for a new Coptic king since Aferwarki failure are making meaningless noises. But hey they have been saying the same thing with Geedi and we saw how effective this was.
  24. Ku: Mujrimiinta Hooyooyinka laayay Runtii garan mayo kalmado aan ku cabbiri karo calool xumada iyo ciilka maanta iga haya hooyooyinka Soomaaliyeed oo iyagoo dhulka xaaqaya la laayay. Waxaan ka akhriyay Internet-ka in 20 haween ahina dhinteen, 45 dhaawac yihiin, innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun! Waa markii labaad oo hooyooyin dhul xaaqaya la laayo, waa arrin argagax iyo urugo ku beeraysa qof kasta oo damiir leh. Ujeedo: Hooyooyinkaad Horaadkooda Nuugteen ha Laynina Yaan Beelaayo Hor Lihi Idinku Habsane Runtii garan mayo kalmado aan ku cabbiri karo calool xumada iyo ciilka maanta iga haya hooyooyinka Soomaaliyeed oo iyagoo dhulka xaaqaya la laayay. Waxaan ka akhriyay Internet-ka in 20 haween ahina dhinteen, 45 dhaawac yihiin, innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun! Waa markii labaad oo hooyooyin dhul xaaqaya la laayo, waa arrin argagax iyo urugo ku beeraysa qof kasta oo damiir leh. Maxay galabsadeen haweenkani, ma kuraasida shaydaanku idiin qurxiyay oo aad dartood dalkii iyo dadkiiba u rogteen bay idinku haystaan? mise qashinka inay idiinka guraan jidadka baa idin dhibaysa? Maxay yihiin waxa dalkayagii ka dilaacay oo dubka basharka uga eg dugaagana ka liittaa? War miyaan hooyooyin idin dhalin? ma dhulkaad ka soo fuurteen? Intaad horay dhib ugu gaysateen haweenka Soomaaliyeed maydinku filaan wayday? Hooyooyinka ha laynina aad horaadkooda nuugteen yaan beelaayo hor lihi idinku habsane. Waxaan idin leeyahay; Damiir laawaha dagaal uun u taaganow Dalkiina burburiyay xukunkiina dumiyayow Shacabkii kala didiyay dabka baas afuufayow Miinada u duuga ee hooyadiis dilow Dulli ayaad tahay ibliis baad u dacayantay Ee dulmigaad nagu haysid Ilaah wayne naga dul qaad. Haweenka Soomaaliyeedow meelaad joogtaanba mudaharaad isugu soo baxa idinkoo carruurihiinna gacnaha haysta ama dhabarka ku sita, waa inaynu muujinnaa inaynaan sidan u sii dul qaadan doonin. Raggu ama dalka maamulkiisa gacanta ha kala bexeen ama sidan wax haka badaleen.