General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^lool. Adeer you are a novice, you have been singing the same song from the days of Eldored, Abdullahi Cadow & Abdiqasibn when you used to have Musa Sudi as your avatar, to when you joined the clan courts and then defected to when you was all about GEEDI and now Nur Cade. Every obsticle you put in front of the governemnt and its leader we just move over it. Its been a consistant defeat fro you, and it continues. lool.
  2. Al Shabaab from Burco? Yes they are either in the Jail or hiding in Muqdisho (WANTED) .....
  3. ^^^lool, Gabre is a soldier adeer my ally is Melez Zanawi, thus again out of ignorance you can not tell the difference between the soldier and the boss. Also you guys confuse a silly TV show with a court of law. Desperate are the defeated... I came to Mogadishu with my own skill and chased your clan militias and their backers to Asmara
  4. ^^^lool. Adeer westerners are known to make falsehood's about other nations, people they see as lesser beings, its axis is ignorance and racism. Thus the weak and confused groups are now looking to a TV program from a silly journalist who they paid. This is their revenge Anyhow remember the Satanic verses and the many documentaries and cartoons which attack the Prophet of Islam, now some people use these as some "proof" against the faith just to message their racist view points. You and the defeated groups are no different desperate and weak clowns..
  5. Now the hope is Col Gabre, the insane Somali clan media and the supporters of the defeated clan militias are looking to the Ethiopians to save them from the Somali governments and its leaders HE Yusuf. The problem is that these people continue to live in fantasy, are ignorant of how power works and the nature of the relationship between the TFG and Ethiopia. Gabre is a soldier, the money the morons are giving him supplements his income. He does not make policy and takes orders from the embassy in Mogadishu which in turn takes its orders from the foreign office in Addis which in turn takes its orders from Melez. Now lads you are paying of the wrong bloke. The ****** thought the man at the head of the army is the boss, too many warlords and fake clan chiefs has twisted their understanding of the world. Just like Darwish or Qaybdeed are not the bosses of the TFG, Mr Gabre is a small fish. How desperate you are that out of fear you pay him, Darwish and others..
  6. lool. This is nonsence, again this highlights the weakness of the "opposition" they are so depserate they put their hopes on a Colonel. Also why not take him out instead of paying him. All this points to is how far they have fallen, forget Jihad they are getting extorted by Col Gabre... Will this safe the clan militias and their new hero Nur Cade? No..No, No
  7. ^^^Adeer I am victor so far, I am closer to anyone here. lool. New SYL, Concern groups and others can flip flop the Duke is solid like a rock.
  8. ^^^lool. Jowhar is not the capital adeer. It does not count.
  9. Abdullahi Yusuf is a hero in every sense. In his youth he fought for his country with distinction. He fought Siyad Barre, he fought Aydeed and the the USC. He was the founder of the successful state of Puntland. He was elected in Kenya, and has tamed the city of Mogadishu. Yes to his enemy he arouses great deal of passion, fake religious leaders curse him and old ladies and men wail against him. To the vast Somali's specially the unarmed clans and the law abiding masses he is hope personafied. Who else could have stood up to all the mindless morons like Xasan dahir, fake Sharifs and all the warlords. Yusuf is the man, none of you here will writte the history of Somalia lads.
  10. lool. The Generals are not involved in this. Cade has failed badly and should see the door. A new PM and cabinet should be brought which would complete the transition to 2009. All other talk here is the desperate people looking for hope.
  11. Beautiful pics. Thanks a million. More pictures of the beach and mountains would be nice..
  12. Beautiful pics. Thanks a million. More pictures of the beach and mountains would be nice..
  13. Mucaradka oo u jawaabey Riyale 11 Aug 11, 2008 - 8:06:28 AM Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa si kulul uga jawaabay eedeyn uu dhawaan u jeediyay wasiirka arimaha gudaha ee Somaliland gudoomiye ku xigeenkii ganacsatada xoolaha Xirsi Cali X. Xasan oo haatan xabsi ku jira. KULMIYE iyo UCID ayaa ku dhaleeceeyay war-murtiyeedyo ay soo saareen maanta hadalkii wasiirka, waxayna ku tilmaameen mid ceeb ku ah shacabka, maamulka iyo nabadgalyada Somaliland. Wasiirka arrimaha gudaha ee maamulkaas C/llaahi Ismaaciil Cirro oo dhawaan kula hadlay warbaahinta Hargeysa ayaa ku eedeeyay Xirsi Cali X. Xasan inuu xiriir toos ah la leeyahay kooxda Al-shabaab, uuna ciidamo ku urursanayo duleedka bari ee Magaalada Burco. "Hadalka Cirro wuxuu dhaawacay Qaranimada Somaliland, wuxuuna muujinayaa in SL aysan nabadi ka jirin" ayaa lagu yiri qoraalka uu soo saaray xisbiga KULMIYE. Gudomiye ku xigeenka xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE C/raxmaan C/qaadir Faarax ayaa sheegay inaysan jirin wax xiriir ah oo u dhexeeya ganacsadaha xiran iyo ururka Al-shabaab, isagoo ku tilmaamay hadalka wasiirka mid been ah oo laga badbadiyay. War-saxaafadeedka uu soo saaray UCID ayaa sidoo kale lagu cambaareeyay hadalka Cirro waxaana lagu tilmaamay mid sharaf-dil ku ah xukuumada Somaliland, uuna dhaawacayo nabad, xasiloonida iyo aragtida caalamka ee SL. "Wasiirku wuxu ku hadlay hadal aanu hubsan, wuxuna waxyelo u geystay Somaliland, kooxaha tiknikada ku urursanaya Burco iyaguna waxay khatar ku yihiin jiritaanka Somaliland" ayuu yiri Faysal Cali waraabe oo ah gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID. Gudoomiyaha UCID wuxuu ku dhaleceeyay xukuumada Somaliland fadhiidnimo, isagoo yiri: "xukuumadu waa mid fadhiid ah oo aan u muuqan mid wax qabanaysa, taas ayaana keenaysa inay kooxo isku hubeeyaan dalka gudihiisa". Somaliland oo sheegtay inay ka go'day Somalia inteeda kale 1992-kii ayaa waxaa ka jiray xiisado ku aadan kooxo la sheegay inay isku hubeynayaan bariga degmada Burco, kuwaasoo gadiid jaray saarayna qoryaha dagaalka. Garowe Online, Hargeysa
  14. 'Al Shabaab' gathering outside Somaliland town, says Minister 10 Aug 10, 2008 - 1:36:59 PM HARGEISA, Somalia Aug 10 (Garowe Online) - Al Shabaab militants who are spearheading an Islamist insurgency in southern Somalia are gathering outside of Burao, a key town in the northern breakaway region of Somaliland, a government minister has said. Abdullahi "Irro" Ismail, Somaliland's interior minister, told the BBC Somali Service on Saturday that the militants organizing in the outskirts of eastern Burao are loyal to Mr. Hersi Ali Haji Hassan, a businessman who was arrested by local police last week. "Hersi Ali has links to al Shabaab," Interior Minister Irro said, adding that he will be brought to court after Somaliland police found "telecommunications evidence" during an investigation. Mr. Hersi Ali, who recently resigned from the Somaliland Election Commission, has openly opposed a trade agreement the Somaliland administration signed with Saudi Arabian company Al Jabberi, sources said. Somaliland's Livestock Traders Union, for which Mr. Hersi Ali was deputy chairman, has opposed the Al Jabberi deal on grounds that the agreement gives the Saudi company a "monopoly" over rights to export Somaliland livestock aboard. Dahir Riyale, the Somaliland leader, issued a directive last week allowing the export of livestock already on the grounds of the Port of Berbera, but effectively banning any export thereafter as part of the Al Jabberi deal. Somaliland has deployed extra troops in and around Burao, where the government says its searching for the 'al Shabaab' fighters and armed trucks. But a local analyst speaking on the condition of anonymity told Garowe Online that Mr. Hersi Ali's arrest is "political," saying that he was opposition party Kulmiye's hand-picked man for the Election Commission. The militia gathering in the outskirts of Burao belong to the clan of the arrested trader, the source added. Al Shabaab, which the U.S. government considers a terrorist organization, is very active in much of southern Somalia, especially in Mogadishu where the insurgents have claimed responsibility for attacks on government troops and allied Ethiopian forces. Somaliland, in Somalia's northwestern regions, unilaterally declared independence from the rest of the country in 1991 but has not gained international recognition. Source: Garowe Online
  15. J.Carabka oo xafiis ka furatay Muqdisho 11 Aug 11, 2008 - 7:54:06 AM Ururka Jaamacada Carabta [Arab League] ayaa maanta si rasmi ah xafiis uga furtay Muqdisho, waxaana xafiiskaan xariga ka jaray wakiilka Jaamacada Carabta ee Somalia Ambassador Ibraahim Al-Shureymi. Xafiiskaan ayaa noqonaya kii ugu horeeyay oo ay Jaamacada Carabtu ka furato caasimada Somalia, wuxuuna Al-shureymi sheegay inuu xafiiskaan ka shaqeyn doono nabad kusoo celinta Somalia. "Waxaan diyaar u nahay wixii maanta ka dambeeya inaan ka qaybqaadano soo celinta nabada Somalia" ayuu u sheegay warbaahinta wakiilka Jaamacada Carabta ee arimaha Somalia. Mar uu ka hadlayay inay la xiriireen madaxda DF iyo dhinacyada ka horjeeda, ayuu yiri: "Waxaan si toos ah ula xiriiri doonaa madaxda DF iyo dhamaan dhinacyada Somalida, waxaana gacan ka geysan doonaa dib u heshiisiinta". Ibraahim Al-shureymi ayaa sidoo kale sheegay in Jaamacada Carabta ay go'aansatay inay ka furato xafiis Muqdisho iyadoo aan amaanka la isku haleyn karin, isagoo carabka ku adkeeyay inuu ku faraxsan yahay howsha uga bilaabatay Somalia. "Dadaalka ugu balaaran ee aan sameyn doono waa inaan ka shaqeyno howlaha lagu gargaarayo shacabka Soomaaliyeed ee dhibaateysan iyo sida ugu haboon ee xabada lagu joojin karo" ayuu yiri Al-shureymi. Furida xafiiskaan ayaa kusoo beegmaya iyadoo xoghayaha guud ee Jaamacada Carabta Caamir Muusaa uu ka sheegay Qaahira in ururkoodu uu dadaal u galayo sidii uu gacan u siin lahaa shacabka Soomaaliyeed. "Waxaan gacan ka geysan doonaa dhameynta dagaalada ka socda Somalia, diyaar baanan u nahay inaan la kulano dhinacyada kala duwan ee isku haya Somalia" ayuu yiri Caamir Muusaa. Wuxuuna sidoo kale sheegay inuu aad u rajeynayo inay arkaan Somalia oo nabad ah, isagoo xusay inay qaadi doonaan talaabo walba oo suurogal ka dhigi karta arintaas. Garowe Online, Muqdisho
  16. Muqdisho: Jaamacadda Carabta oo markii ugu horeysay xafiis ka furatay Muqdisho burburkii kadib 11.Aaugust 2008 Muqdisho(AllPuntland)-Ururka Jaamacadda Carabta ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furtay xafiis, kaasoo ka mid noqonaya xafiisyada Jaamacadda Carabta ee dalalka Caalamka, waxaana xafiiskani furitaankiisa xariga ka jaray Wakiilka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya Ambassador Ibraahim Al-Shureymi. Ambassador Ibraahim Al-Shureymi oo Warfidiyeenada la hadlayey ayaa sheegay in xafiiskan uu noqonayo mid ka shaqeeya dib u heshiisiinta iyo nabad ku soo celinta dalka Soomaaliya, wuxuuna intaa raaciyay in Jaamacadda Carabta ay go'aankan gaartay kadib markii ay aragtay baahida loo qabo in la gargaaro shacabka Soomaaliyeed, si dhibaatada ugu baxaan, sidaasi waxaa yiri Wakiilka oo intaa raaciyay in Dowladda KMG iyo kooxaha ka soo horjeeda ay kala xariiri doonaan dib u soo celinta nabada. Ibraahim Al-Shureymi ayaa sheegay in magaalada Muqdisho uusan ka jirin amaan la isku haleyn karo sidaasi ay tahayna wuxuu tilmaamay in uu ku faraxsan yahay xafiiskan cusub ee Jaamacadda Carabta ka furtay Muqdisho, isagoo sheegay in ay diyaar u yihiin iney la kulmaan qof kasta oo Soomaaliyeed oo la is leeyahay xal bey ku soo kordhineysaa Soomaaliya. "Qorshaheena waxaa inoogu jira inaan sameyno dadaal balaaran oo lagu gargaarayo shacabka Soomaaliyeed ee dhibaateysan iyo sidii xabada loo joojin lahaa" ayuu yiri Al-Shureymi oo shacabka Soomaaliyeed u rajeeyay nabad iyo deganaansho mar kale ka dhalata dalka Soomaaliya. Tallaabadani ayaa ah mid horumar leh isla markaana Dowladda KMG ay soo dhoweysay furitaanka xafiiskan cusub ee Jaamacadda Carabta, waana markii ugu horeysay ee Jaamacadda Carabta xafiis ka furato Muqdisho kadib burburkii dalka ka dhacay. C.M.Cali AllPuntland.
  17. my bet is on yusuf yey. Cade is a simple man..
  18. [saraakiil Farabadan oo ay ka mid ahaayen Genaral Yohaanis Abate Ilyas iyo Coll Gabare Dilfa Kidane Oo Muqdisho Dib Ugu Soo Laabtay. Waxaa maanta magaalada muqdisho dib ugu soo laabtay saraakiisha u qaabilsan dhanka Milatariga iyo sirdoonka dowlada Ethopia ee dalka soomaaliya, Genaral Yohaanis Abate iyo Coll Gabare Dilfa Kidane oo ay wahiliyaan saraakil Ethopian ah oo farabadan, waxeeyna warar lagu kalsoon yahay ay sheegayaan in ay hordhac u yihiin wafdi balaaran oo ku soo fool leh dalka Soomaaliya uuna hogaaminayo wasiirka Amuuraha dibada dalka Ethopia Md Sayium Musfin maalmaha soo socda. Soo laabashada labada sargaal oo kala ah Genaral Yohaanis Abate Ilyas iyo Coll Gabare Dilfa Kidane ayaa Warar la isla dhaxmarayo xarunta baarlamaanka kmg ah ee Somalia Baydhaba ayaa waxeey ku waramayaan in soo laabashada Coll Gabre iyo Gen Yohaanis ay ku lug leedahay xilwareejin ay xilalkii millari iyo kii siyaasadeedba ee somaliya ugu matalayeen dalka Ethopia oo laga qaaday,waxeey kaloo wararku sheegayaan in saraakiishii lagu badalay ay ku waheliyaan socdaalkooda ay ku yimaaden magaalada Muqdisho. Saraakiisha Dowlada Ethopia ee maanta soo gaaray magaalada Muqdisho Genaral Yohaanis Abate iyo Coll Gabare Dilfa Kidane ayaa ilaa iyo haatan wax wadahadal ah uusan dhaxmarin masuuliyiinta sare ee hogaamisa dowlada fedaralka soomaaliya Madaxweyne C/llaahi Yusuf Axmed Iyo Ra'isul-wasaare Nuur Xassan Xussen Nuur-cade, waxeeyna wararku sheegayaan in saraakiishaasi goorta magaalada Muqdisho ay soo gaaren ilaa iyo haatana aay shirar ku leeyihiin xaruumaha ciidanka Ethopia ay kaga sugan yihiin magaalada muqdisho. Sargaal ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya oo xiriir qadka taleefoonka aynu ku tiigsanay ayaa wuxuu inoo xaqiijiyey in saraakiisha Ethopia ee maanta soo gaaray magaalada muqdisho aysan wali soo booqan xarunta madaxtooyada Soomaalia, sargaalkan wuxuu kaloo xaqiijiyey in saraakiisha Ethopia iyo ciidamadoodu ku sugan magaalada Muqdisho ay maanta ilaa iyo caawaba ay shirar ku leeyihiin xaruumahooda ay ka dagan yihiin magaalada Muqdisho. Warar maanta lagu soo daabacay warbaahinada internetka Soomaaliyeed qaarkood oo loo aqoonsan yahay warbaahino ku shaqeeya caadifada QABIILEED ,ayaa ku tilmaamay in Coll Gabre Dilfa Kidane uu yahay Mas’uulka dalka Soomaaliya si dadban u maamula iyadoo ay jirto dowlad soomaaliyeed oo waxbadan ka qabatay kooxdii sida gaarka u hortaagnaa Qaranimada ummada soomaaliyeed haatana habqankoodii meel uu maray lala'yahay. Dhanka kale waxaa magaalada Baydhabo ka soconaya u diyaargaroow sidii Baarlamaanka FKMG ee Somalia go'aan ugu gaari lahaa khilaafka dastuuriga ee Ra'iisul Wasaaraha lagu eedeynayo iyadoo waliba ay ku qulqulayaan Mudanayaasha Baarlmaanka soomaaliya gudaha Magaalada Baydhabo waxaynu dhowrnaa waa go'aanka Baarlamaanka oo ah kan ugu danbeeya ee xalin kara ku xadgudubka dastuurka ee wasiirka koowaad.
  19. Muqdisho: "Kulanku wuxuu socday 30 Daqiiqo waxaan ka badnayn " Xafiisyada Madaxweynaha iyo kan Raysal Wasaaraha 9. august 2008 Muqdisho (AllPuntland)- Maalintii shalay waxaa xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kulan gaar ah ku yeeshay Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Mudane cabdullaahi Yusuf Axmed iyo Raysal-wasaaraha dawlada Federaalka Soomaaliya Mudane Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) kulanka oo saxaafada wax war ah ayan labada masuul ka siinin ayaa saxaafadu dadaal dheer u gashay raadinta warka kulankaasi, iyadoo saxaafadu siyaabo kala duwan uga hadashay. AllPuntland oo ilaa xalay goor dambe ku gaartay baadi goobka xaqiiqda kulankii shalay waxay ugu dambayn ku guulaysatay inay ka hesho labada xafiis ee Madaxweynaha iyo kan Raysal wasaaraha hal war oo is waafaqsan... Kulanku wuxuu socday 30 daqiiqo waxaan ka badnayn ayay isku raaceen labada xafiisba. Waxaa kaliya oo kulanka looga hadlayay xalinta khilaafka soo dhex galay wada shaqayntoodii, waxaa uu madaxweynuhu u jeediyay in ay xalka ka raadiyaan ku shaqaynta xeerka u dagsan dalka, Raysal wasaaraha ayaa isaguna ku jawaabay in uu ku soo war celin doono oo uu kasoo tashan doono wuxuu ka yeeli lahaa arimaha taagan, labada xafiisba waxay isla qireen inayan jirin wax kale oo aan ka hayn is marxabayn. Waxaa jira xubno ka tirsan Dowladda iyo Waxgarad ka dhawaajiyay in Madaxda sare ee dowladda looga baahan yahay in ay ka wada hadlaan khilaafka jira siddii loo xalin lahaa isla markaana sharciga loo ilaalin lahaa iyadoo uu qeexan yahay waxyaabaha dhaliyay khilaafka. Wardoonadda APL* ee Guhaad iyo Yusuf ayaa warkaan isku soo duba riday AllPuntland, Xarunta * APL = AllPuntLand
  20. 2 Baabuur iyo rag la qabtay, Boolis dhaawacmay iyo xasaasiyadda xaaladaha kacsan ee ka oogan Togdheer Burco (Jam)- Ciidammada Booliska ee Gobolka Togdheer, ayaa subaxnimadii hore ee shalay gacanta ku dhigay laba baabuur iyo 8 nin oo watay, kuwaasoo oo hadda ku xidhan magaalada Burco. Ragga iyo labada baabuur oo midkood yahay Toyota xaajiyad uu saarnaa mishiinka laxaamadda iyo ka kale oo MarkII, ayaa saraakiisha bilaysku sheegeen in laga qabtay inta u dhexaysa xaafadda Sii-bakhti iyo hoteelka City Plaza ee magaalada Burco, waxaanay qabashadooda ku macnaayeen shaki laga qabo in ka mid ahaayeen kooxo lagu tuhunsan yahay inay gaadiid qoryo ku saarayeen degaanka Ceel-dheer ee oo ka tirsan Gobolka Togdheer. Ma jiraan wara madaxbannaan oo xaqiijinaya in ragga iyo gaadiidka boolisku qabteen ka mid ahaayeen kooxaha xukuumaddu ku tuhunsan tahay qorshe lagu abuurayo malleeshiyooyin hubaysan oo abaabulkoodu ka socdo degaanno ka tirsan Togdheer, arrintaas oo keentay dareen cabsiyeed oo ka dhashay dhaqdhaqaaqyo xooggan oo ciiddammada dawladdu dhawrkii maalmood ee la soo dhaafan ka wadeen degaannada bariga gobolkaas. Geesta kale, waxa xalay magaalada Burco la gaadhsiiyey la jiidayo oo baabuur tikniko ah iyo laba askari oo boolis ah oo dhaawacyo fudud soo gaadheen, kuwaasoo la sheegay inay ku dhaawacmeen kadib markii uu gaadhigu bohol kula dhacay xilli ku gudo-jireen hawlgal ay shalay ku baadi-goobayeen lagu baadi-goobayey kooxo hubaysan oo la sheegay inay dhawrkii toddobaad ee u dambeeyey ku dhuumaalaysanayeen degaannada u dhexeeya Saraar iyo Ceel-dheer. Jamhuuriya Online
  21. DAYMADA WARGEYSKA: Dhaqdhaqaaqyada Millateri ee Xukuumaddu ka Wado Togdheer Halis Bay ku Yihiin Nabadgelyada Dalka Waxa maalmihii u dambeeyey laga dareemayey gobollada Togdheer iyo Saaxil dhaqdhaqaaqyo milleteri oo xooggan, kana qaybqaadanayeen ciidamo badan oo ku hubaysan gaadiidka tiknikada ah, kuwaas oo xukuumaddu aanay ilaa hadda si rasmi ah u shaacin ujeeddooyinka ka dambeeya ee looga gol-leeyahay hawlgallada milleteri ee ka socda bariga Somaliland. Ciidammadan xoogga leh oo sida warbaahintu qortay maalmihii la soo dhaafay la taxay laga bilaabo degmada Dacar-budhuq ilaa magaalada Burco, ayaa la sheegay inay hawlgallo baadhis ah ka samaynayaan deegaanno ka tirsan Gobolka Togdheer, iyada oo isla markaana ciidamo dheeraad ah oo isugu jira kuwa birmadka booliska iyo milleteri culus la dhigay baraha kaantaroollada ee ka baxa ama soo gala Burco, kuwaas oo baadhis ku sameeyey gaadiidka ka soo baxaya ama galeya magaalada. Sida oo kale waxa iyaduna jirtay in xukuumaddu ciidamo iyo tikniko hore u geysay magaalada Berbera, halkaas oo ay ku sugan yihiin xool tiro badan oo ay leeyihiin ganacsatada ka soo horjeeda heshiiska sharcinimada jiritaankiisa Wakiilladu xaaraantinimeeyeen ee xukuumaddu kootada ugu xidhay dhoofka xoolaha nool ganacadaha Carbeed ee Saleebaan Al-jaabiri. Inkasta oo ciidammadu muddadii ay joogeen Berbera aanay cid qabqaban, haddana waxay magaalada ku abuureen xiisad iyo dareen cabsiyeed, iyadoo Berbera hore uga dhaceen iska-horimaadyo ka dhashay muran dhul oo dad ku dhinteen iyo weliba wershadda korontada oo koox dablay ahi xoog ku qabsadeen, waxaanay ciidammada cusub sii kordhiyeen xiisadihii kacsanaa iyo cabsidii dadweynuhu hore uga qabeen xaaladda ammaanka. Magaalada Burco iyo degaanno ka tirsan Gobolka Togdheer ayaa iyagana si weyn looga dareemay hawlgallada millateri ee ciidammada dawladdu halkaa ka wadaan, waxana oo intii ay socdeen lagu soo qabtay Guddoomiye-ku-xigeenkii hore ee Komishanka Doorashooyinka Mr. Xirsi Cali X. Xasan, kaas oo hadda ku xidhan xarunta CID-da ee caasimadda Hargeysa oo isla markii la qabtayba loo soo gudbiyey, sidoo kalena waxay hadda xukuumaddu ku hawlan tahay qorshayaal ay doonayso in ku soo qabqabato saraakiil sarsare iyo odayaal magac leh oo ku sugan Burco. Dadka la sheegay in xukuumadda Madaxweyne Rayaale u maleegayso xadhigga waxa ka mid ah Muj. Ibraahim Cabdillaahi Xuseen (Dhagaweyne), Muj. Xasan Guure Jaamac iyo oday Dayr Maxamed Cilmi. Iyadoo aan si rasmi ah loo ogayn sababta dhabta ah ee ka dambaysa qorshaha lagu damacsan yahay in raggaas xabsiga loogu taxaabo, hasayeeshee la sheegay in xubanahani ka mid yihiin ragga ka soo horjeeda heshiiska kootada ah ee xukuumaddu kula jirto Al-jaabiri, balse aanay ku howlneyn wax dhibaato ah oo amniga wax u dhimaya, haddana tibaaxo hordhac ah ayaa sheegay in xukuumaddu xubnahaas ku tuhunsan tahay inay ku lug leeyihiin dhibaatada ka taagan dhoofka xoolaha iyo tuhunno kale oo ah inay hub iyo ciidamo urursanayaan, inkasta oo aan jiritaanka wararkaas si dhab ah loo xaqiijin karin. Iyadoo ay haddaba sidaa tahay, ayaa waxa jira walaac weyn oo dadweynaha degaankaasi ka bixiyeen qorshaha xukuumaddu ku damacsan tahay qabqabashadaas raggaas iyo xadhigga Xirsi Cali X. Xasan, sidoo kalena waxa shacbigu dareen cabsi leh ka muujiyeen ciidammada millateriga tiknikada culus ku hubaysan ee xukuumaddu dhoobtay degaannada Gobolka Togdheer, kuwaas oo isweydiinaya sababaha waqtigan keenay in ciidamo la soo dul-dhigo maadaama dalka nabadgelyo iyo xasillooni ka jirto. Haddaba, marka laysku soo xooriyoo ciidammada xooggan iyo tiknikada gaashaaman ee xukuumaddu ku taxday degaannada gobollada bariga dalka, dhaqdhaqaaqyada halkaa ka socda iyo cabsida haysata dadweynaha, ayaa u muuqda kuwo si fudud u horseedi kara tallaabooyin wax u dhima nabadgelyada guud ee dalka oo ah shayga qudha ee Somaliland beesha caalamka sumcadda iyo ammaanta kaga mutaysatay haddii ciidammadu qaadaan qorshayaal aan ka fiirsasho lahayn oo ay kula kacaan dadweynaha caadiga ah. Sidoo kale, waxa dhici karta in dad dano shisheeya u adeegaya oo ka soo horjeeda qarannimada Somaliland iyo xasilloonida dalka ka jirta ay iyagoo ka faa’iidaysanaya jewiga kacsan iyo xiisadda ka aloosan gobollada bari iyo weliba isku dhacyo si sahlan uga dhex dillaaci kara ciidammada iyo shacbiga degaankaas, waxana hubaal ah in dhaqdhaqaaqyada millateri ee xukuumaddu ka wado Gobolka Togdheer halis ku yihiin nabadgelyada dalka Somaliland, sidaa darteed waxa waajib ku ah xukuumadda in ka noqoto qorshayaasha mugdigu ku jiro ee damacsan tahay, kuwaas oo wax u dhimi kara amniga guud ee dalka, haddiise ku sii socoto xumaan kasta oo ka timaad waxa masuuliyadeeda tuurta u ridanaya oo lagala xisaabtami doonaa xukuumadda Madaxweyne Rayaale. Jamhuuriya Online
  22. Xukuumadda oo Xirsi Cali X. Xasan ku Eedeeyey inuu Xidhiidh la Leeyahay Al-shabaab Hargeysa (Jam)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland, Md. Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cirro), ayaa markii u horreysay shaaca ka qaaday in aanay jirin hawlgal ay xukuumad ahaan muddooyin dambe ku damacsan yihiin sidii xabsiga ugu taxaabi lahaayeen shaqsiyaad magac ku leh Somaliland oo uu ka mid yahay Muj. Ibraahim Cabdillaahi (Dhegoweyne). Wasiirka oo hadalkiisan ku sheegay waraysi uu shalay siiyey laanta af-soomaaliga ee Idaacadda BBC-da, ayaa ku tilmaamay kuwo been-abuur ah oo aanay waxba ka jirin wararka sheegaya in xukuumaddu muddooyinka dambe ku hawlan tahay xadhigga masuuliyiinta magaca, waxaannu isagoo arrintaa ka warramaya uu yidhi; “Warkaas waxaan ku arkayey wargeysyada, balse annagu taa ma hayno, mana aha in siyaasi ama nin magac dalka ku leh in karaamadiisa la dilo oo la yidhaahdo hebel baa xadhig lala raadinayaa, iyadoo xagga dawladda, Xeer-illaalinta iyo booliska midna laga hubin, isaga laftiisiina aannu waraysi ku odhan waa la i raadinayaa. Waxaan u arkaa war ay wargeysyada qaarkood caadaysteen, markaa ma jirto Ibraahim iyo shaqsiyaad kale oo waddanka karaamo ku leh oo aannu xadhig la daba taagannahay waqtigan xaadirka ah.” Wasiirka oo la waydiiyey sababta dawladda Somaliland ugu kordhisay gobollada bari, ayaa sheegay; “Ma jiraan ciidamo la geeyey Saaxiil iyo Togdheer toona, laakiin ciidanka boliis ah oo soo dhammaystay tababarka Mandheera oo lagu kordhiyey way jiraan, koleyna ciidammada boliisku waxay u xilsaaran yihiin nabadgelyada dalka, maadaama ciidammada boliiska oo awal nagu yaraa ay tababarka nooga soo baxeen, ayaan ugu kordhinay, laakiinse ma jiraan dareen ama xaalad halis ah oo nabadgalyo-xumo ahi ma jirto.” Md. Cirro oo ka jawaabayey waxa jira warar sheegaya inay kooxo hubeysani isku abaabulayaan bariga magaalada Burco, ayaa waxa uu yidhi; “Waxa jira runtii niman budhcad ah oo bariga Burco la leeyahay saddex baabuur oo Surf ayey kurka ka jareen, waanna lagu maqan yahay, Inshahu aanay dhaafi doonin maanta [shalay] wixii tallaabo ahna waa laga qaadi doonaa.” Md. Cabdillaahi Cirro oo wax laga waydiiyey ujeeddada ay leeyihiin kooxdan la sheegay inay isku abaabulayso bariga Burco, ayaa ku jawaabay; “Ujeeddadoodu way caddaan doontaa oo ka hordhici maayo, laakiin waxaannu tuhunsanahay inay lug la leedahay nin maalin dhowayd la xidhay oo Xirsi la yidhaa oo xidhiidh la leh kooxda Shabaab, arrintiisana waa la baadhayaa, baadhistaa kadib ayaanay caddaan doontaa.” Wasiirka oo la waydiiyey caddaymaha ay u hayaan eedan culus ee dusha ka saareen Guddoomiye-ku-xigeenkii iscasilay ee Komishanka Doorashooyinka Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa waxa uu ku jawaabay; “Arrintan kuma tuhunsanin ee aad iyo aad ayey ugu caddahay, oo baabuurtaa la sheegayo ayuu markii hore la socday, waxaanna laga soo eryaday tuulada, ciidanka boliiska ayuu la soo galay halkaas, markaas hadday tahay telefoonnadiisii iyo hadday tahay xidhiidhkiisiiba aad iyo aad baanu raad weyn u haynaa, waxaananu caddayn doonaa markay baadhistu dhammaato.” Jamhuuriya Online
  23. GEORGIA: PUTIN, "REAL WAR IN OSSETIA HAS BEGUN" Print (AGI) - Beijing, 8 August - For Vladimir Putin, "in South Ossetia, a real war has broken out" after Georgia attacked Russian interposition forces. This was said by the Russian Premier to US President George W. Bush after the opening ceremonies to the Olympics in Beijing, reported by spokesperson Dmitry Peskov. Bush, according to the same source replied: "no one wants war". Earlier news of a meeting between the two world leaders in Beijing was filtered through the White House, which did not report any details on the meeting. Putin explained to Bush that "in Russia many volunteers intend to go there (in South Ossetia to fight) and undoubtedly, it is very difficult to maintain peace in the region".