
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
President Yusuf's Live speech at the crowning of the New King of Beesha D
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
First Pics from Qardho -
Al-Shabaab Was Behind the Suicide Bombs in Hargeisa
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^loool. Your anger is misplaced I or the Unionist never filled three motor vehicles with bombs to murder innoent people in the Middle of Hargaysa city. Now for a while the secessionists junta was in denail and their supporters were saying to me "Its not Al Shabaab" while we said it was. Anyhow I ma waiting for the input from Mujahid Red Sea & Haji Norf the two appeasers. What now lads, should you declare war on Riyaale ? -
Qardho: VIP’s arrive for crowning ceremony of new KING
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Boqorka ******* oo la caleemo saaray Waxaa qadar yar kahor lagu caleemo saaray Deegaanka Ceel Mur Boqorka 33aad ee Beesha ******* Boqor Cabdullahi Boqor Muuse, waxaana daqiiqado kahor si rasmi ah u dhacday qeybta caleemo saarka ee munaasabada. Waxaa khudbado halkaasi kasoo jeediyey nabadoono iyo waxgarad ka shaqeenayey munaasabada, ayadoo Boqor Cabdullahi caleemo saarkiisa u dhacay hab si weyn loo soo agaasimay. Mid kamid Aqal soomaaliyada laga dhisay meesha ay ka dhaceyso caleemo saarka, ayadoo Boqorka madaxiisa la saaray caleemo taasi oo astaan u ahayd caleemo saarka. Waxaa madasha ku sugan Issimada Beelaha ******* iyo kuwa kale ee martida ah, ayadoo ay ku sugan yihiin meesha Issimada gobalada Bari, Sanaag, Karkaar, Sool, Cayn, Nugaal, Muddug ayadoo sidoo kale ay goobta ku sugan yihiin issimada ka yimid dhinaca Gedo iyo Jubooyinka, iyo beelaha kale ee koonfureed oo ay nabadoono ka socda ku sugan yihiin goobta. Waxaa goobta uu caleemo saarka ka dhacay jooga Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdullahi Yusuf Axmed, Madaxweynaha Puntland Gen.Cadde Musse oo ayagu labada dhinac ka fadhiyey Boqorka markii la caleemo saarayey, waxaana sidoo kale goobta ku sugan mas’uuliyiinta Puntland intooda badan iyo waliba musharaxiin badan oo kamid ah kuwa u taagan doorashooyinka Puntland. Munaasabada ayaa hada loo gudbay Tukashada salaada Duhur ayadoo lagu wado kadib salaada duhur in ay halkaasi ka bilowdaan sugaano iyo waliba Khudbadaha mas’uuliyiinta goobtaasi ku sugan. Goobta uu caleemo saarka ka dhacayo ayaa ah mid aad loo soo buux dhaafiyey isla markaana ay ku sugan yihiin kumanaan kun oo dad ah ayadoo la waayey meel ay dadku kala maraan, waxaa kamid ah xiliyadii aadka halkaasi looga dareemay xamaasada markii uu halkaasi yimid saaka Boqorka oo gaarigii uu saarnaa ay galbinayeen Fardo lasoo gaashaamay, ayadoo hada si rasmi ah u dhacday caleemo saarka. -
Qardho: VIP’s arrive for crowning ceremony of new KING
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Boqorka ******* oo Daqiiqado kahor Lagu Caleemasaaray goobta Ceelmur Boqor C/laahi Boqor Muuse oo Daqiiqado kahor Lagu Caleemasaaray Goobta Ceelmur ee galbeedka magaalada Qardhoe Xarunta Gobolka Karkaar . Xafladii Aadka U Balaarneyd Ee maanta Loogu tala Galay Caleemasaarka Boqorka ******* oo ay ka soo qeybgaleen Masuuliyinkaladuwan oo ka kala socday Dowlada FKMG ah oo uu hogaaminayay Madaxweynaha Dowlada Dhexe Ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed iyo Wafdi uu hagaaminayo iyo sidookale Madaxweynaha DGPL Gen Maxamuud Muuse Xirsi Cade iyo Xubno ka tirsan DGPL, Isimo ,Cuqaal ,Waxgaradkaladuwan iyo Dad Weyne Aad u Farabadan oo aan la tira Koobi karin oo Dal iyo dibadba uga yimi sidii ay uga Qeyb qaadan lahaayeen Caleemasaarka Boqorka ******* . Hadaba Mudo yar oo ay ka Soo wareegatay Daqiiqado Un ayaa waxaa Halkaasi Lagu Caleemasaaray Boqorka Cusub ee Boqortooyada ******* Boqor C/laahi Boqor Muuse, ayado halkaasi loogu Duceeyay islamarkaana laga soo jeediyay Qudbado aad u muhiim ah oo ku aadan Hambalyada Boqorka Cusub Ee Boqor C/laahi Boqor Muuse. waxaana Halkaasi Dadkii ka Hadlay Islamarkaana Qudbadaha Aadka u mihinsan ka soo jeediyay ka mid ahaa Madaxweynaha Somaliya Mudane C/laahi yuusuf Axmed asagoo siweyn ugu Hambalyeeyay Boqorka Cusub Ee La Caleemasaaray iyo Dhamaan Uamada Soomaaliyed Gaar ahaan Boqortooyada ******* . Waxaana Halkaas Ka hadlay Qar ka Mid ah Fanaaninta Islimada, Abwaan Baarleex oo ka mid ah Abwaaniinta ku Xeel dher hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed o halkaasi Hadalo kasoo jeediyay ayaa waxaa uu Amaan Iyo Baraarujin Ugu soo jeediyay Boqorka Boqortooyada Beelaha ******* Asagoo adeegsanaya Suugaanta Hidaha iyo Dhaqanka Ay u leeyihiin Umada Soomaaliyeed . Isku soo wada Duub oo Xafladii Munaasabada Calemasaara Boqorka ******* oo haatan aan sirasmi ah la soo gabagabeyn Sida uu sheegay Xiriiriyaha Xafladaas Balse waxad kaga Bogan Doontaan Waxii ku soo kordha Wararkayaga Dambe. SBCInternational Studio Ceelmur -
President Yusuf's Live speech at the crowning of the New King of Beesha D
General Duke replied to Emperor's topic in Politics
The President of Somalia, the President of Puntland state, and all the dignitries from every major house of the state and their respective kinsmen ahve come together in that old city of Qhardo for the crowining of the 33 King of the Clan as a whole. I salute the new king, may he work for the unity and progress of the state in the fashion of his illustrious fore fathers. Only those with hoistory could appreciate such a thing. -
Al-Shabaab Was Behind the Suicide Bombs in Hargeisa
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Now where are the Al Shabaab supporters. Norf, Red Sea is it war with Al Shabaab or was this bombing a mistake on their part and they got lost on thier way to the south? Maamulka S/land oo qaraxyadii Hargeysa ku eedeeyay AL-SHABAAB >> source -
TFG and ARS Reach An Agreement - More Parliament Seats
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
If they can make this work then they are amazing. Its a great idea, lets get veryone together, lets create everything from scratch. Then everything will work, because the problem seems to be the Parliment was too small. The road side bombs, the killings the militias the corruption, the NGO's all of those things will be solved by adding another parliment to the one that exists. Again whats good for Somalia is good for all. Obviously this was well thought out.. -
Djibouti agreement : good for Somalia good for all
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The Duke agrees with any agreement as long as it helps Somalia. I support an agreement, but its up to those who agree to implement it. We can all sign papers. Yusuf Yey was never against peace, he is against *********. -
Qardho: VIP’s arrive for crowning ceremony of new KING
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Munaasabada Caleemo Saarka Boqorka ******* oo ka bilaabatay Qardho Horseed Media Qardho, Puntland Waxaa hada ka socota duleedka magaalada Qardho deegaanka Ceel Mur munaasabadii lagu caleemo saarayey Boqorka 33aad ee Beesha *******, Boqor Cabdullahi Boqor Muuse, ayadoo munaasbadan balaaran ay kasoo qeyb galeen dadweyne iyo marti sharaf aad u tiro badan. Munaasabada ayaa hada si rasmi ah uga furmatay deegaanka Ceel Mur halkaasi oo ay ku sugan yihiin Suxufiyiinta Horseed Media oo si toos ah halkaasi saaka uga soo daadihinayey qaban qaabada munaasabada iyo waliba habka ay u socoto. Waxaana qadaro kahor halkaasi hadalo kasoo jeediyey guddoomiyaha Qaban qaabada xaflada Caleemo Saarka Md.Cismaan Xaaji Nuur oo ka hadlay habka ay munaasabada u dhaceyso iyo waliba nidaamka la marayo asagoo ka codsaday kumanaanka kasoo qeyb galayaasha ah in amniga iyo nidaamka la dhawro. Waxaa madasha ku sugan Issimada dhamaan Beelaha ******* kuwa dega Puntland iyo waliba kuwa kale ee ka yimid Koonfurta Soomaaliya ayadoo dhamaan issimadu ay si weyn uga soo qeyb galeen, waxaana sidoo kale mada ku sugan Marti sharaf iyo Odey dhaqameedyada beelaha kale ee martida ah, ayadoo madashana ay ka dhex muuqdaan siyaasiyiin, nabadoono, aqoonyahano, iyo bulshada inteeda kale ayadoo aan munaasabdan loo kala harin. Waxaana hada la sugayaa in ay madasha soo gaaraan Madaxweynaha Soomaaliya C/laahi Yusuf Ahmed, Madaxweynaha Puntland Cadde Musse iyo waliba mas’uuliyiin kale oo badan oo hada kusoo jeeda dhinaca madasha ay ka dhaceyso Caleemo saarka ee deegaanka Ceel Mur. Dhawaan waxaad Horseed Media idiinku soo gudbin doonaa Sawirada, Filimka iyo waliba qoraalada ku saabsan habka ay munaasabada u dhacday, haduu eebo idmo. Waxaad inta ay idaacada Hawada ku jirto si toos ah uga dhageysan doontaa warbixinada ku saabsan munaasabadan. -
Qardho: VIP’s arrive for crowning ceremony of new KING
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Qardho: Xaflada Caleema-Saarka Boqorka Beesha ******* oo ka socota Duleedka Qardho. 27. november 2008 Qardho(AllPuntland)- Xaflad siweyn loo soo agaasimay ayaa ka socota degmada Qardho ee gobalka Karkaar duleedkeeda, waxaana Xafladan lugu caleema-saarayaa Boqorka Beesha ******* oo dhawaan xilkaasi lawareegay, waxaana Madasha joogta Masuuliyiin sare- sare oo uu hogaaminayo masuulka ugu sareeya dalka Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed. Xaflad ayaa hada ka socota deegaan aan wax badan ka fogeyn Magaalada, waxaana aad loo adkeeyey amaanka goobtaasi, maadaama ay halkaasi joogaan Madaxweynayaal, Musharaxiin, Isimo & waxgarad kala duwan. Hadalo kala duwan ayaa laga jeedinaya Munaasabada waqtigan, waxaana halkan jooga Wariyaal fara badan oo ka kala yimid gudaha & dibada Soomaaliya, waxa ayna si toos ah uga tabinayaan qaar ka mid ah Idaacadaha Soomaaliya hadalada kala duwan ee ka socota Munaasabadan. Wariyaal ka tirsan AllPuntland ayaa joogta halkaan, waxaana ay daqiiqad-daqiiqad idinku soo gudbinayaan Wararka ku saabsan Xafladaan, waxaana lafilayaa in ay Munaasabadan ka hadlaan oo ay hadalo ka jeediyeen Isimo Puntland caan ka ah oo hada jooga hoolkan & Madaxda dawladda Puntland & Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed, inkastoo aan si rasmi ah loo hubin in uu hadli doono Madaxweyne Yuusuf. Xoghaymaha Xaflada oo aad umashquulsan ayaa ka gaabsaday in ay ka hadlaan cida ka hadleysa Munaasabada, waxaana halkaasi iskugu tagay dad aad ufara badan waxa aana aan marnaba la saadaalin karin tirada dadka, waxaana laga yimid dibada & gudaha Soomaaliya, siiba gobalada Puntland waxaana qarsoomay dhul badan oo ay dadku qariyeen, waxaana si weyn amaanka uadkeynaya ciidamada amaanka ee Puntland & Ilaalada gaarka ah ee qaar ka mid ah Madaxda halkan joogta. F. C. Geylan AllPuntland, Qardho -
President Yusuf Yey , would never miss this coronation he is a man of tradition and actually no one from Puntland's elite is missing this. As for the comments by Oodweyne adeer, how is Yusuf losing? He has guided the unionist government thus far, this is not a kingdom and his age and illness would rule him out for serving a long period. Thus the Djibouti accord is not going to entertain secessionisam and the seperation of the former British colony even if you had DNA proof that the Queen was actually the mother of the secessionist supporters. Again you are shooting blanks.
-
Djibouti: President Yusuf to lead Government delegation
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
"Do I look bothered" -
^^^How would it benefit Cade? It shows that the security which was Puntland brands main attraction is going down hill. thus those who wants a change of admi will have more fule for the fire.
-
Qardho: VIP’s arrive for crowning ceremony of new KING
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Goaamo Qexaya Amaanka Magaalada Qardho Xarunta Karkaar oo la soo saaray Wararka naga Soo gaaraya Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar ayaa ku waramaya In amaanka magaaladaasi Si weyn loo Adkeeyay , shir ay isugu Yimaaden Gudiga Nabadgeliyada Gobolka Karkaar ayaa waxa looga Hadlay Sidii amanka loo adkeyn lahaa Ayadoo ay maanlinta Beri ah ay ku beegantahay Maalinta La caanashumayo Boqorka ******* laguna Caano shubayo Gudaha magaalada Qardho . Shilkani oo ahaa mid Deg deg ah aya waxa hadalo ka soo jeediyay Masuuliyiinta Maamulka Gobolkaas Waxaana ka mid aha Gudoomiyaha Gobolka Karkaar Yaasiin Siciid Xuseyn asagoo Halkaasi ak jeediyay Qudbad Dhinacyo badan taabaneysa, asagoo ka hadlay howlaha Amaanka gobolka iyo Munaasabada Caano shubka Boqorka ******* oo iyagu Birito oo ku beegan Maalin Qamiis ah 27-November-2008 ka Dhici Donta Magaalada Qardho . Waxa uuna Barasabku halkaasi ka Aqriyay Qodobo amaan sugid ah oo ay soo saareen gudiga Nabad geliyada Gobolka Karkaar, Waxana Qodobadaasi ka mid ahaa cid aan Cidanka amaanka Ka tirsaneyn oo Hub ku dhx sidankartaa Gudaha Magaalada Qardho in aysan jirinin cidii lagu Arkona ay Talaabo ka qaadaan Cidanka Amaanka Gobolka loosaaray . Dhanka kale Waxa Magaalada Qardho Lagu soo gaga Gabeeyay Galabta Siminaar Soconayay mudo 2Cisho ah Islamarkana lagu Baranayay Wacyo gelinta Cudurka HIV Aidis-ka Kaas oo ay iska Kaashadeen Hay’ada Save The Children iyo Wasaarada Caafimaadka DGPL . Ma ahan Markii ugu horeysay oo Simi naaro ceynkan oo kale ah lagu Qabto Gudah amagalada Qardho islamarkaana ay Iska kaashadaan Hay’ada Save The children iyo Wasaarada Caafimadka DGPL. Ugu dambeyntii Magaalada Qardho Xarunta gobolka Karkaar ayaa waxaa Lagu Wadaa Maalinta Beri ah in lagu Qabto Munasabada Caleema Saarka Boqorka ******* Boqor C/laahi Boqor Muuse Kingkon , Waxaa na Marka aad Dhex marto Gudaha Magaalada Dareemaysaa in Si aad ah loo adkeeyay amaanka Magaalada Ayadoona ay Magaalada joogaan Marti aad u farabadan Islamarkaana Doonaya in ay ka Qeyb galaan Munaasabada Caleema Saarka Boqorka ******* . Max’ud C/laahi Faarax SBCInternational- Qardho -
Pro Farjac lands back in Bossaso 25/11/2008
-
Qardho: VIP’s arrive for crowning ceremony of new KING
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^They have always worked for peace, they have been the backbone of the Puntland & Somaliland peace. Where ever the elders come together it is for the common good, because their title is heriditary and their birth right they do not have to justify it by attacking other clans or ammasing an army. -
Djibouti: President Yusuf to lead Government delegation
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^So your point is he has no Friends but is in Garowe the capital of Puntland which is the largets state in the union today? Then you say h was outsmarted the man has survived Barre, Aydeed and still is in power and went for a great occasion the crowning of a new King. To you where is uncle Hiiraale and Taano? Before you point fingers look at how dirty they are.. -
"Waxaa hubaal ah in uu aad u khaldan yahay qaabka qaadidda canshuuraha ee DGP..Waad ogtihiin lama garan karo dhaqaalaha soo gala Puntland, lamina xaddidi karo, waxaana taasi kuu caddaynaya in madbacadaha daabaca Foojarada canshuuraha lagu qaado maaha kuwo dawladda hoos taga oo leh sumad iyo tixraac xiriirsan (serial number)… waxaan kaloo ogahay in xataa qaar ka mdi ah warqadaha canshuuraha lagu qaado in ay ilaa iyo hadda ku qoran yihiin af-Talyaani…Dowladii masuulka ka ahayd hantida iyo maaliyada dadka u dhaxaysay, oo laga sugayey in ay si fiican u maarayso ayaan sixun ugu takri fashay taasina ma ahan wax shacabka reer Puntland ay aqbali karaan…walaalayaal waxa na haysta maanta ma aha dhaqaalle xumo, ee waa aqoon darro, caddaalad xumo iyo maamul xumo is biir saday, haddii aan wax ka qaban waynana anaguna is cafin mayno, ubadkeenuna ina cafin maayaan, ilaahayna na cafin mayo……." Read the text old boy.
-
Qardho: VIP’s arrive for crowning ceremony of new KING
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Che, adeer if you have no elders then thats you, we have elders and traditions and this is like the Monarchies of the Arab world, Japan, Europe all backward societies who do not progress. LSK: I think he meant Balan Bale, Burtinles elders are already on their way to Qardho. -
Qardho: VIP’s arrive for crowning ceremony of new KING
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Che, adeer I think the Boqor's garads, Uagses, Islam's, Imaam's, Islow, Beledage's are great titles and show that we are a race who had a history and tradition before the colonials came. It has no political power and people support it as tradition. Also these elders have played a posative role it was the "new" hyp thinking that always harmed our country. Even in the Mogadishu meeting of clan elders of the House were led by the new Boqor. Thus both of you need to ciontact your elders for any clarification and complaints. -
May Allah (SWT} bestow his mercy on the dead and give his family strength. Amin
-
Qardho: VIP’s arrive for crowning ceremony of new KING
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Adeer your input matters not, this is an important traditional event, our tradition and culture is important and this is one of those events that helps keep us in touch with our past. I wish the new Boqor all the best may he help the community as a whole. -
Qardho: VIP’s arrive for crowning ceremony of new KING
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Magaalooyinka PL oo laga dareemay caleemasaarka Boqorka ******* Magaalada Boosaaso oo ah Caasimada Dhaqaalaha maamulka Punlad ayaa maalmihii ugu danbeeyay laga dareemayay qabanqaabada caleema saarka boqorka Beelaha ******* boqor Cabdulaahi Boqor muuse iyadoo dadwayne aad u fara badan ay ka sii baxayeen magaalada boosaaso iyagoo ku sii socda magaalada Qardho halkaas oo maalinta barito ah oo ah 27ka bisha nov lagu wado inay ka dhacdo xaflada Caaleemasaarka Boqorka beelaha *******. mar Aan la dhex qaadnay makarafoonka Idaacada sbc qaar kamid ah dadwaynaha ku dhaqan magaalada Boosaaso ayay dhamaantood noo sheegeen inay soo dhawaynayaan walaw qaarkood ay sheegeen inay aadayaan magaalada qardho ee caasimada gobalka Karkaar si ay uga qaybqaataan xafladaasi qaar kamid ah dadwaynaha Ku dhaqan magaalada Boasaaso ayaa sheegay inay sugayeen inay maqlaan xiliga ay dhacayso xaflada caleemasaarka boqorka iyagoo sheegay inay farxeen marka ay maqleen inay dhacayso maalinta barito ah oo ku beegan 27ka bisha novenber qaar kamid ah isimada iyo nabadoonada gobalka bari kuwaas oo ku sugnaa magaalada boosaaso ee xarunta Gobalka bari ayaa iyagu u kicitimay magaalada qardho si ay uga qaybqaataan xafalda caleemasaarka Boqorka Beelaha ******* sidoo kale waxaa kacsan jawiga magaalada qardho oo ay ka socoto Diyaargarawga Xaflada caleemasaarka boqorka ******* iyadoo ay ku sii qulqulayaan magaaladaasi masuuliyiinta dawlada gobaleedka punland, masuuliyiinta DFKM, jaaliyadaha soomaaliyeed ee dalka dibadiisa, iyo dadwayne farabadan oo doonaya inay ka qayb galaan xaflada calaamasaarka Boqorka wararka iyaguna ka imaanaya magaalooyinka waawayn ee Puntland sida caasimada Maamulka Punlad iyo gaalkacayo ayaa iyaguna sheegaya in laga dareemayo diyaargaraw ku aadan xaflada caleemasarka boqorka C/naasir SIciid Max’ed SBCInternational- Boosaaso -
Qardho: VIP’s arrive for crowning ceremony of new KING
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Gheele; I neve actually agreed with the choice the man is a politician but the family have endorsed him and he is the next king. Though he should have left it tothe son of the former issim. This is tradition, part of the culture a good thing to forget for a moment about the difficulties of life Horn, it is the most important of the traditional titles. Not political. Poker, adeer the Djibouti agreement if its good for Somalia will get support so lets hope for the best. This is an important moment for the people of Puntland and the President presence is a good thing.