General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^lool we have already rejected it adeer & no one can force ina Yusuf Yey go ask Mesfin & Melez.. President Yusuf came to Djibouti in his own time and style where are all the naysayers talking about he was not able to come there.
  2. President Yusuf stay in Puntland has been fruitful, the coronation of the 33rd king of the nation aside. The President has also gained the support of his base which has rubbished what most Somali’s see as the clan agreement signed by Nur Cade and his kinsmen Sharif Ahmed. Those who sponsored the plan are at loss and find no way of getting out of the hole they dug themselves in. Not only Puntland but even the armed clan groups opposed to the TFG has lampooned the agreement. The Asmara group the major clans of Bay & Bakool and the parliament have all have come out against the agreement. So who made peace, Nur Cade & Sharif Ahmed ? Its amusing and nothing more and those who used to hide in the shadows have revealed themselves.
  3. Murashax Cabdilaahi ayaa Qada sharaf Maanta ugu Murashax Cabdilaahi Axmed Jaamac ilka Jiir oo ah Murashaxiinta sida wayn ugu Jirta Loolanka Hogaanka Madaxnimada Maamul Goboleedka Puntland ayaa Maanta Qada sharaf ugu Fidiyey isimada Maamul Goboleedka Puntland Hoteel NEW WAAMO Ee Magaalada Garoowe ee Casimad goboleedka Puntland , Waxaana isimadaasi ay ahayeen isimo si wayn looga yaqaan Degaanada Puntland isla markaasina ah isimada talada dalka Haya dhanka sandalada,Murashax Cabdilaahi Axmed Jaamac ilkajiir ayaa Qada sharaftaasi ka soo jeediyey Boogaadin iyo hanbalyo uu hawada u marinay Guud ahaan Shacabwaynaha Walaalaha ah ee Somaliyeed Gaar ahaan Shacabka Reer Puntland ee uu Doonayo inuu ka Noqdo Maamulka Xukumi doona Xilka Madaxnimada Hadii uu ku Guulaysto sanada 2009ka.
  4. Garaad Salebaan & Xasan Abshir two big players in Puntland meet our candidate. Nice Pics indeed
  5. Garoowe: Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf iyo Cadde Muuse oo saakay ka duulay Garoowe 4. December 2008 Garoowe(AllPuntland)-Madaxweynaha Dowlada Federaalka KMG ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed iyo Madaxweynaha Puntland Gen. Cadde Muuse Xersi ayaa saakay ka ambabaxay garoonka diyaaraddaha ee magaalada Garoowe, iyadoo safarka labada mas’uul iyo wafdiga ay hoggaaminayaan uu ku wajahnaa dalka Jabuuti sida ay ku warameen xubno ka tirsan xafiiska Madaxweynaha Puntland. Madaxweyneyaasha Dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland ayaa safarkooda uu ahaa mid la qorsheynayey, iyadoo aan la ogeyn ujeedadiisa hase ahaatee warar kala duwan oo soo baxaya ayaa sheegaya in marka ay Jabuuti gaaraan kadib ay u sii duuli doonaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halka warar kale ay tilmaamayaan in laga yaabo iney u sii gudbaan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Gen. Cadde Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland ayaa shalay shir jaraa’id uu ku qabtay xarunta Madaxtooyadda ayaa waxaa uu ugu soo horjeestay heshiiskii ay dhawaan ku gaaraan dalka Jabuuti Ergada madaleysay Dowladda KMG iyo Mucaaradka Asmara garabkiisa Jabuuti, waxaana arintan siyaabo kala duwan ay dadka Puntland u arkeen in ay tahay siyaasad cusub oo ku soo korortay Puntland. Dhinaca kale waxaa Madaxweynaha Dowladda KMG mudadii uu ku sugnaa magaalada Garoowe wuxuu kulamo kala duwan uu la yeeshay Musharaxiinta u tartameysa xilka madaxtinimada Puntland, Isimada iyo waxgaradka kale oo uu kaga hadlayey arrimaha doorashooyinka ee dhici doono bilowga sanadka dhalan doona. Wadahadalo uu Madaxweynaha Federaalka ku doonayey in uu ku dhexdhexaadiyo musharaxiinta iyo Xukuumadda, guul daro ku dhamaadeen kadib markii uu Madaxweyne Yuusuf ka horyimid qodobo ay musharaxiinta doonayeen in wax laga badalo, kuwaasoo ku saabsanaa doorashada la qaban doono iyo soo xulida baarlamaanka Puntland. AllPuntland, Garoowe
  6. Madaxda federaalka iyo Puntland oo ka dhoofay magaalada Garowe Horseed Media Garowe Madaxweynaha dowladda federaalka C/laahi Yuusuf Axmed iyo madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Jeneraal Cadde Muuse Xirsi ayaa saaka ka dhoofay garoonka dayuuradaha ee Kanooko ee magaalada Garowe. Mas’uuliyiin ku dhow dhow madaxtooyada ayaa Horseed Media u xaqiijiyay in labada mas’uul ay u ambabaxeen dalka Jabuuti ka dib markii ay casuumad ka heleen madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Ilaa iyo hadda lama sheegin waxa ay ku saleysan tahay casuumadda, iyadoo magaalada Jabuuti uu ka socdo kulan dhexmarayo dowladda kmg ah iyo Isbahaysiga dib u xoreynta Soomaaliya. Heshiiskaasi ayaa qodobo ka soo baxay ka mid ahaa awood qeybsi oo ay dowlada Puntland xalay ku gacanseyrtay.
  7. Ismaaciil Cumar Geelle oo qaabilay C/laahi Yuusuf & Ge.Cade Muuse Madaxweynaha wadanka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta qasriga madaxtooyada Jabuuti wuxuu ku qaabilay madaxweynaha dawlada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Maxamuud Muuse Xirsi (Gen.Cade) oo iyagu maanta gaaray wadanka Jabuuti. Lama sheegin ilaa iyo iminka waxyaabaha dhabta ah ee ay ka wadahadleen sadexda madaxweyne waxaase la sheegay in kulankaasi uu yimid ka dib markii Ismaaciil Cumar Geelle uu marti qaad u fidiyey C/laahi Yuusuf iyo Gen.Cade Muuse. Warar aan si buuxda shaaca looga qaadin ayaa sheegaya in kulankaasi lagu soo qaaday arimaha Soomaaliya gaar ahaan hanaanka dib u heshiisiinta ee ka soconaysa wadanka Jabuuti ee ay wado Qaramada Midoobay, iyadoo kulankan uu ku soo beegmayo xili ay Madaxweynaha DFKMG ah iyo Madaxweynaha Puntland siyaabo kala duwan u mucaaradeen natiijada heshiiskii Jabuuti, waxaana ay ku tilmaameen heshiiskaasi in uu yahay mid aan dan ugu jirin ummada Soomaaliyeed, isla markaana ay saxiixeen sida hadalka loo dhigay dad aan matalin shacabka Soomaalida. Fartuun Cali Axmed SBC International Jabuuti
  8. ^^^Adeer I support anything that will help. But this agreement is the worst I have ever come across. The Sharif lost his base and did not get anything to replace them with. Thats the jist of the argument here lad. My point is simple he lost the opportunity to become the national leader. He signed on to an agreement that will not be implemented.
  9. Suldanka, the point here is that the Sharif was misled, and as a Somali figure I am deeply sorry for his fall.
  10. Bayaan ka soo baxay Hogaanka gudaha ee Maxkamadaha Islaamka oo lagaga soo horjeestay heshiiskii awood qebsiga ee Jabuuti. Hogaanka gudaha ee Maxkamadaha Islaamka Soomaaliyed ayaa si wen uga soo horjeestay heshiiskii awood qeybsiga ee Dowladda KMG iyo Isbaheysiga Dib u Xoreynta garabka Sheekh Shariif kala saxiixdeen. Bayaan ka soo baxa Hogaanka Gudaha ayaa sidoo kale lagu xaaraantinimeeyay in wax lagu darsado qolo loogu yeeray in dalka ay ku soo hogaamisay cadaw soo jireen. C/raxiin Ciise Caddow oo ah Afhayeenka dhinaca howl galada oo bayaanka u aqriyay Saxaafada ayaa sheegay Hogaanka Maxkamadaha ay diidan yihiin heshiis aan shareecada islaamka waafaqsaneyn, isagoona iska berri yeelay heshiiskaas. "Maxkamaduhu waxay berri ka yihiin in qoladii dalka ku soo hogaamisay cadawga wax lagu darsado, iyadoo aanay towbad keenin"ayuu yiri C/raxiin Ciise Caddow oo ku heyb ah Sheekh Shariif. Bayaanka ayaa sidoo kale lagu sheegay in Maxkamadaha Islaamka ay sii wadi doonaan howlihii Jihaadka ee ka dhanka ahaa Ciidamada Ethiopia tan iyo inta ay dalka ka baxayaan, sidoo kale waxaa ay qeexeen inay taageersan yihiin sida ay u micneeyeen Gudiga Culimaa'udiinka ee ku aadanaa heshiiska Jabuuti kaasoo tilmaamayay inuusan sharciga islaamka waafaqsaneyn. Hogaanka Gudaha ee Maxkamadaha Sheekh C/qaadir Cali Cumar oo ah Kuxigeenka Midowga Maxkamadaha, isla markaana ah nin ay aad isugu dhow yihiin Sheekh Shariif ayaa sheegay in Maxkamadaha Islaamka ay dhexdooda heshiin karaan, isla markaana ay wax wada qeybsan karaan, laakiin waxaa uu diiday in wax lala wadaago kuwa dalka cadawga ku soo hogaamiyay. Garabka uu hogaamiyo Sheekh Shariif ayaa taageerada kaliya ee ay gudaha ka heystaan ayaa ahaa garabka uu hogaamiyo C/qaadir Cali Cumar, iyadoona ay muuqaneyso saan saan ay mar kale ku kala tagayaan Xubnaha Maxkamadaha ee intooda is raacsan qeyb ka mid ah, iyadoona xilligan uu muuqdo khilaaf baahsan oo u dhaxeeya Hogaanka guud ee Maxkamadaha Islaamka. Gudiga Culimaa'udiinka Soomaaliya ayaa shalay bayaan ay soo saareen si weyn uga soo horjeestay heshiiska awood qeybsiga ee ay wada gaareen Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Garabka Sheekh Shariif, waxaana muuqaneysa in kooxda Sheekh Shariif ay wajahayaan mucaarado cusub oo uga imaanaya Gudaha soomaaliya. Hooyga wararka Somaliyed Jowhar.com & Jowharnews.com Jowharcom@hotmail.com
  11. ^^^How much influance did he have on this agreement? I really dont know how he thought this would help him?
  12. Suldanka when did he join the TFG? Or do you mistake signing an agreeement to implementing it? Also how am I against him, its his base thats against him, I feel sorry for him because he was misled.
  13. Shiekh Sharif was misled into signing the agreement by the NGO groups, the man thought this would make him President. The problem is the agreement is not feasible and that his base has become very much against him. The rebukes are coming from the self styled religious leaders which supported him. TheAsmara group led by Xasan dahir Aways. As well as those fighting in the country, the Xasan Turki Mujahid’s and Al Shabaab. So far he seems to be the biggest victim of this whole tragedy that took place in Djibouti.
  14. Waa ilaahay mahadiis in maanta ay umada Somaliyeed aragto in ragii naga tagay ay ujeeda doodu aheeyd hunguri iyo Jago,Cadawgana ay heshiis hoose lahaayeen waana wax laga xuumado heshiiska Jabuuti oo runtii Taariikh xumo ku ah umada Somaliyeed. Xassan Daahir Aweys Dahir Ayas
  15. Amiirka Shabaabka Caalamiga Somalia Ahmed Abdi Aw Mohamud Godane ayaa markii ugu horeysay boqolaal ka tirsan taageerayaashiisa kula hadlay degaanka Janaale ee gobolka Shabeeladda Hoose. Ahmed Godane oo isticmaala magaca Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr wuxuu sheegay inay ahlu jinna yihiin lixdii wiil ee ku geeriyooday qaraxyadii Hargeysa. " Somaliland inay talis Mareykan tahay waa la ogyahay,waxaan maamula Ethiopia sidaas darteed waxaa nasiib daraa inaan hurudno inta xabsiyada ay ku hayaan Mujaahidiin Islaama"ayuu yiri Godane. " Lixdii Shahiidiyiinta,waxaan hubaa inay ahlu jinna yihiin waana diin la'aan warka shaqaalaha Somaliland burqanayaan,waxaana lama huraana inaana aduunyada sii jacleeysan oo nafteena hurno,ilaa ninkeena ugu dambeeyo ka xaqiijinayo dalka oo dowlad Islaama ka hirgasho"ayuu yiri Godane oo khudbadiisa inta badan ku qaatay gabayo uu ku cabiray qaraxyadii Hargeisa iyo bosaso ka dhacay. " Waxaan ahay reer Hargeysa,qabiilkeeygu waa Islaam,waxaan qolada Xukumadda Faasidka Somaliland oo leh,shan ka mida shahiidiyiintii isqarxiyay waa reer koofur,walaahi baan ku dhaartee waa Islaam saxiixa,waxayna u dhasheen Somaliland,weliba waxay ka yaraayeen 18 jir,iyaga ayaana jecleeystay inay shahaado qaataan"ayuu yiri Godane,Abuu Zubeyr. Boqolaal afka u duuban kana tirsan Shabaabka ayaa ku dhawaaqayay Allaahu Akbar,waxaana hareerahiisa taagnaa Ibrahim Xaaji Jaamac Meecaad oo la baxay Sheekh Abuukar Seylaci.sida ay Waagacusub u sheegeen dadkii ka qeybgalay. Godane oo watay lix iyo toban gaadiid dagaal waxaa la sheegay inuu u baqoolay dhinaca Kismayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Md.C/laahi Ismaaciil Cali (Cirro) ayaa hore shaaca uga qaaday in ururka Al-Shabaab ee ka dagaalama dalka Somalia ay ka dambeeyeen qaraxyaddii khasaaraha badan gaystay ee 29 October lagu bartilmaameedsaday xarunta madaxtooyadda, Xafiiskii ganacsiga ee dalka Ethiopia iyo Xarunta Hay'adda UNDP. Wasiirka Arrimaha Gudaha oo xafiiskiisa ugu waramayay Saxaafada ayaa sheegay in qaraxyadaas iyo dilal hore uga dhacay Somaliland oo lagu bartilmaameed saday dad ajaanib ah inay fuliyeen kana dambeeyeen ururka Al-Shabaab. Wasiirka oo ka hadlayay cidii ka dambaysay qaraxyadii ka dhacay Hargeysa waxuu yidhi "Axmed Cabdi Godane iyo Mukhtaar Roobow Abu Mansuur labadoodaasi ayaa qaraxyadan ku wada jiray oo madax ka ahaa. halkanse Somaliland qaraxyaddii u dambaysay waxa abaabulaha koowaad ka ahaa Nin la yidhaahdo C/fataax C/laahi Guutaale oo dhalasho Maraykan ah sitay inay sax tahay iyo in kale Mooyaane iyo Baasaboor Somalia ah labo jeer ah Madaarkan Hargeysa marna kaga dhoofay marna kaga soo degay labada jeerba Baasaboorka waa isku mid ee magaca ayaa kala badalan oo mar waxa ku qoran C/laahi Guutaale marna waxa ku qoray Axmed Muuse ayaa kooxda Hargeysa madax u ahaa iyo nin kale oo la yidhaahdo Nuur Sh.Muxumed oo fakaday." Wasiirku wuxuu sheegay in lixdii nin ee fuliyay qaraxyadii Hargeysa ay Shan ka mid ah ahaayeen reer Koonfur u dhashay dalka Somalia halka ka lixaad uu ka soo jeeday Somaliland hase yeeshee muu faahfahin Magacyadooda. Wasiirku waxuu xusay inay hayaan dhowr iyo toban qof oo qaar ka mid ahi yihiin dadkii gacanta ka gaystay ee la shaqaynayay kooxdii qaraxyadda fulisay. Waxaanuu tilmaamay in si dhakhso dacwadaasi loo horgeyn doono Maxkamada Somaliland. "Waxaan doonaynaa inaan maanta umadda u iftiimino oo aan u sheegaynaa reer Somaliland gudo iyo dibadba, yar iyo waynba weerarkii maalintii dhawayd Somaliland ka dhacay Cidii soo abaabushay ee madaxda ka ahayd iyo kuwii fuliyayba ee dhintay iyo kuwa nool meeshay doonaanba ha joogaane waa kooxda Al-Shabaab, kooxdan Al-Shabaabna maaha markii ugu horeysay ee Somaliland ay soo weerarto, waxay soo weerartay marar badan oo isdaba joog ah, waxaanuu kii u horeeyey dhacay 19/09/2008, waxay afduubeen Baabuur Hay'adda WFP leedahay waxaana howlgalkaasi madax ka ahaa Jaamac Kutiye oo kooxdii degmada Dhoqoshley lagu qabtay watay, waxa ku xigay dilkii nin la odhan Martin oo 30/12/2000 ka dhacay Hotel Star ee magaalada Hargeysa hortiisa, waxa ku xigay dilkii gabadhii Talyaaniga ahayd ee Analena Tonelli ee ka shaqaynaynay Isbitaalka TB –da ee Magaalada Boorama dilkaasina wuxuu dhacay 05/10/2003, waxa ku xigay dilkii Lamaanihii Macalimiintii Dugsiga sare ee Sheekh oo Ingiriis ah oo dhacay 08/11/2003."Ayuu Yidhi Md.. Cabdilaahi Cirro. Wasiirka daakhiliga oo hadalkiisa sii watay wuxuu yidhi "Waxa ku xigay dhacdadii lacagtii lagu dhacay degmada Wajaale 22/11/2003 oo ahayd hal Bilyan iyo Afar boqol oo milyan oo lacagta Ethiopia waxa kale oo jiray dilkii gabadh Kenya u dhalatay oo lagu dilay wadada u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera oo ahaa 19/03/2004, waxa iyana jirtay Miino aad u faro badnayn oo lagu qabtay magaalada Hargeysa 27/04/2006, waxa ku xigtay howlgal aad u balaadhnaa oo la doonayay in lagu dilo dadkii goobjoogayaashii Ajanabiga ahaa doorashadii Golaha Wakiilada waxana falkaasi ka madax ahaa Axmed Cabdi Godane, xiligaasi ayuuna Somailand ka baxsaday ." Wasiirka Arrimaha Guduhu waxa uu ku eedeeyey howgaladii dilalkii dadka Ajaanibka ah ee Somaliland ka dhacay iyo howlgalkii Ciidamada Nabadgalyaddu ay ku qabteen Miinooyinka iyo Walxaha qarxa in ay magaalada Mugadisho ka soo maleegeen nin ku dhintay duqaynta maraykanka ee ka dhacday Dhuusa Mareeb ee Aadan Xaashi Cayrow, Axmed Cabdi Godane iyo Ibraahim Jaamac Meecaad. Ururka Al-Shabaab ayaa ku jira liiska ururada Maraykanku u aqoonsaday Argagixisada caalamiga ah ee ku xidhan shabakada Al-qaa'cida. Cumar Maxamed Faarax
  16. Dhulqarnayn: Your analysis was spot on, the problem is those who signed this “agreement” to implement it. Their whole agenda was to get rid of President Yusuf, however all they have highlighted is the level of his support and its depth within the existing Parliament. Why not just impeach him through the current parliament? The answer is simple because, because they cannot get rid of him that easily, hence the need for this grand charade which seems to be falling apart as we speak. The Djibouti initiative seems to be no more than an NGO dinner party. The UN rep and his group need to justify the funds that have been used thus every time they have a “significant progress” and a “milestone agreement” which they send to the head quarters in New York so they can get more funding. Nur Cade & Ahmed AbdiSalaan with Sharif Ahmed & the other fellow are trying to win the day for the clan and hence these many agreements that have never actually been implemented on the ground. How many ceasefires have there been? This agreement has not diminished the power of Yusuf Yey , as I have said earlier the only thread he faces are from the Ethiopians and they are facing huge pressures to leave and be replaced with international troops led by the AU. To the grand secessionist “thinker” , what is this post TFG thing you are talking about I thought you held the view there was no TFG, thus another day another contradiction from Oodweyne.
  17. Xasan Abshir Farax welcomes Gen Ilka-Jiir to capital of Puntland
  18. Muqaalkani Waa Bartamaha Suuqa Magaalada Garoowe ee Caasimad Goboleedka Puntland Goobta ugu Buuqa Iyo Saxmada Badan ee Loo yaqaan BARXADA GAROOWE Qasriga General Cabdilaahi Axmed Jaamac ilkajiir ee Magaalada Garoowe.
  19. Booqashadii Gobolada Puntland iyo Safarkii Murashax Cabdilaahi Axmed Jaamac ilkajiir oo ku sugan Garoowe Daawo Sawirada Garoowe:-Waxaa uu Booqasho ku maray Murashax Cabdilaahi Axmed Jaamac ilkajiir Magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar iyo Degmooyin kale oo ka tirsan Gobolada Karkaar,Bari,iyo Nugaal iyadoo uu ugu damayntii ka qaybgalay Caleema saarka Boqorka Beesha ******* ee lugu caleema saaray Magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar,waxaan uu usii gudbey Magaalada Caasimada Puntland ah Ee Garoowe oo uu kulamo ilaa iyo iminka kula leeyahay Madaxwayne Cabdilaahi yuusuf Axmed iyo Xildhibaan Caasho Axmed cabdla. Murashax Cabdilaahi Axmed Jaamac ilkajiir oo ka mid ah Murashaxiinta sanada 2009ka u taagan Jagada Madaxtinimada Puntland ayaa sheegay inuu Gobolada Puntland ka haysto kal soonida ugu Fiican marka la eego dadka soo dhowaynaya iyo sida ay saraakiisha Sare ee Puntland ula dhacsanyihiin Murashax Halyeyga ah ee tariikhdu waxbadan ka Xusto ee Puntland isbedelkeeda u hanqal taagey. Maanta gelinkii Hore ilamaa iyo Gelinkii dame waxaa jirey kulamo saxaafada laga xanibay oo uu General cabdilaahi Axmed Jaamac ilkajiir la qaatay Mudane cabdilaahi Yuusuf Axmed Madaxwaynaha Jamhuuriyada somaliya oo sheeciyey inay reer Puntland maanta Doorashada Puntland hadii ay doonayaan inay noqoto mida lugu hanwaynyahay ay Doortaan Cabdilaahi Axmed Jaamac ilkajiir.
  20. Musharax Genaral Cabdilaahi Axmed Jaamac (Ilkojiir) oo Booqday una Hambalyey Boqor C/laahi Boqor Muuse Boqor King KongSawiro Qardho: - Musharax General Cabdilaahi Axmed Jaamac (Ilkojiir) oo booqosho ku tagey magaalada Qardho, si uu ugu hambalyeeyo Boqor C/laahi Boqor Muuse Boqor King Kong oo loo Boqray In uu noqodo Boqorka Beesha *******. Boqorka ******* Boqor C/laahi Boqor Muuse ayaa maalintii khamiistii waxaa lagu Caleema saaray Deegaanka Ceelmur Qardho ee xarunta Gobolka Bari. Musharax Gen. Cabdilaahi Axmed Jaamac (Ilkojiir) wuxuu Qasrigiisa Magaalada Qardho ku Booqday uguna Hambalyey Boqorka la Boqray Boqor C/laahi Boqor Muuse. Waxaa laguna Cana shubay Magaalda Qardho Ee Gobalka Bari Ee Maamul Goboleedka Puntland, Munaasibada xaflada dhaqameedka siwayn loo soo Agaasimay oo ay ka qayb galen dad gaaraya kumanaan oo isgu jira, Madax, Isima Dhaqameed, Dad wayne aad u farabadan, Musharixiinta Jagada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Qaar ka mid ah madaxda Dowlada Federalka ayaa iyana ka Qaybgalay Munaasabada Caanashubka Boqorka Madaxda ka soo qaybgashay waxaa kamid ahaa Madaxweynaha Ummada Soomaaliyeed Madaxweyne Cabdullahi Yuusuf Axmed & Xildhibaano ka tirsan Dowlada Federalka Xildhibaanadaas oo ay ka mid ahayd Xil. Caasha Axmed Cabdalle Dhaaman dadkaas oo ka soo qayb Galay Caana shubka Boqorka *******. Garoowe-Puntland
  21. Geel-Jire, if you go through the earlier post you will see all the other houses have sent either their traditional leaders , their reps political leaders, religious leaders and so on. The title is not in dispute, but it holds no political power, just tradional and out of respect for his line..
  22. Oodweyne, lets deal in facts, President Yusuf defeated the secessionist in LA Where was your power then? Or has the new DNA test made you stronger. I am off I will respond to all relevent questions, Che has some, Oodweyne none Thus keep them coming and the sword has been put away for now.