General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Dagaal culus oo dhimasho iyo dhaawac sababay oo galabta kooxo islaamiyiin ah ku dhexmaray degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Posted: 5/10/2009 1:35:00 AM Shabelle: MUQDISHO Dagaal culus oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa galabta labo kooxood oo iska soo horjeeda ku dhexmaray degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Dagaalkani oo bilowday duhurnimadii maanta ayaa waxaa uu salka ku hayay gacan ku heeynta saldhiga booliska ee degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir oo muddo bil ka hor ay ku dagaalameen isla kooxaha galabta ku hardamay gacan ku heeynta saldhigaasi. Dagaalka oo markii hore ka bilowday agagaarka saldhiga booliska ee degmada Yaaqshiid ayaa markii dambe ku fiday xaafadaha Carafaad iyo Juungal ee degmada Yaaqshiid,waxaana sidoo kale dagaalku uu saamayn ku yeeshay gaadiidkii isticmaalayay wadada 30-ka gaar ahaan laga bilaabo isgoyska Cali Kamiin ilaa iyo Isgoyska Fagax halkaasi oo rasaasta labada dhinac ay is weydaarsanayeen si toos ah ay u soo gaaraysay. Sida Idaacada Shabelle ay u xaqiijiyeen illo wareedyo kala duwan ugu yaraan 7-qoofood oo 5-ka mid ah ay yihiin dad rayid ah ayaa ku geeriyooday dagaalka oo soo gaaray ilaa gabaldhicii galabta,waxaana ku dhaawacmay in ka badan 10-qofood oo u badan dad rayid ah. Dadka geeriyooday ayaa qaarkood waxaa ay ku dhinteen xaafadahooda kadib markii ay ugu tagtay rasaas habow ah iyo madaafiic labada dhinac ay isku ridayeen,waxaana ugu dambeeyay wiil yar oo ciyaara kubadda Cagta islamarkaana isagoo ka rawaxay barxad uu kubad ku ciyaaray oo ku taala xaafadda Boondheere ay xabad wiifto ah dhabarka kaga dhacday kadibna ku geeriyooday halkaasi. Dhinacyada ku dagaalamay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir oo ugu yaraan mudo labo jeer ah ku kala wareegay gacan ku heeynta saldhiga degmada Yaaqshiid ayaan la sheegin cid ilaa iyo hadda si rasmi ah u kala dhexgashay,waxaana jira in ilaa iyo haatan la maqlayo rasaas ayna jirto xiisadda u dhaxeeysa labada dhinac inkastoo markii uu gabalku dhacay dagaalku si iskiis ah uu u qaboobay. Dagaalka ka taagan degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa ku soo aadaya sedax maalmood oo iska hor imaadyo toos ah ay u dhaxeyeen ciidamada Maxkamadaha Islaamiga ee ku biiray dowlada iyo xoogaga Al Shabaab kuwaasi oo isku heysta gacan ku heeynta xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho iyo sidoo kale tuhuno dhinacba uu dhinaca kale ku eedeynayo in uu doonayo in uu kala wareego gacan ku heeynta goobaha ay maamulaan,dilal qorsheysana ay u maleegayaan. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
  2. Muqdisho oo looga qaxayo si lamida markii ay joogeen ciidamadii ethiopia. Posted to the MOL May 10, 2009, 12:02 am magaaladaasi ayaa ugu baaqay labadaasi dhinac inay si dhakhsaa ujoojiyaan dagaalka islamarkaana ay eegaan maslaxada guud ee dadka shacabkaa ayadoo maanta dadka muqdisho ay bilaabeen qax lamida markii ay magaaladaasi joogeen ciidamadii ethiopia oo ay wada jir ula dagaalamayeen dhinacyadaan haatan ayagu mindiyaha deelaystay islamarkaana barakicinaya dadkii masaakiintaahaa ee si teelteela ugu soo laabanayey guryahoodii ay markii hore uga barakaceen dagaaladii udhaxeeyey iyaga iyo kuwii ethiopiankaahaa dhamaan deegaanadii ay ka dhaceen dagaaladaasi ayaa lasheegay inay haawanayaan oo dadkii isaga carareen waxaana qaar kamida dadkaasi usheegeen warhaabinta in kooxaha dagaalamaya ay soo gaarsiiyeen digniino faraya inay isaga cararaan guryahooda si aanan qoloba qolada kalle ugu soo dhuuman taasoo ay ku salaynayaan xeelado dagaal balse dhib iyo tacadi ku ah dadkaasi waxaana lagu arkay goobaha qaar dadbadan oo alaabahoodii wata oo garanwaayey meel ay aadaan maadaama ay horay usoo arkeen nolosha ceelasha biyaha oo ay horay ugu qaxeen Rabiile Cabdikariin Gabanow
  3. WAR DEG DEG AH: Xisbul islaam garabka Cumar Iimaan oo dagaalka toos ugu soo biiray caawa, kadib markii ay ku gubeen gaari ay maxaakimta lahaayeen saldhiga Wardhigley. (09-05-2009)Dagaalo xoogan ayaa mar kale goor dhaw ka bilawday saldhiga Degmada wardhiigley halkaas oo ay daganaayen ciidamo taabacsaan Xibul islaam garabka Cumar Iimaan Abubakar. Dagaalka ayaa bilawday markii ciidamada Xisbul islaam ay weerareen kolonyo tikniko ah kana soo dhaqaajiyey Xarunta Madaxtooyada oo ka tirsan ciidamada Maxaakimta, kuwaasi oo u socdey Garoonka Istadiyo Muqdisho. Teknikada maxaakimta oo ahayd ilaa 5-gaari ayaa mid ka mid ah waxaa la sheegay in lagu dhuftay madaaficda garbaha laga gano kadibna waxa u noqday mid gubta oo holac uu ka kaco Goob joogayaal ayaa u sheegay dalkanews.com in dagaalka uu is heysto isgoyska Xararyaale ilaa saldhiga Wardhiigley , waxaana la isku adeegsanayaa hub nuucya kala duwan leh . Afhayeenka xisbul islaam muuse caraale ayaa si kooban saxaafada ugu sheegay in ay soo weerareen kooxda Jabuuti , waxaana uu shegay in ay faahfaahin doonaan halka ay xaaladdu ku biya-shubato. Waa marki ugu horeysay ee ay dagaalka maalmahaan socdey ay soo galaan xisbul islaam garabka Cumar Iimaan uu hogaamiyo oo dhawaan sheegay in ay dhaxdhaxaad yihiin. Kooxda xisbul islaam ee dagaalka ku soo biirtay ayaa un xaalada ka dhigeysa mid sii cakiranta. dalkanews.com Muqdisho
  4. ^^^You are right this madness must stop. But it can only stop when one admits its been going on since 1991. First it was USC clan cleanisng. Then the invasion and occupation of unarmed clans. Then the pretence of :Mujahids then all sorts of madness...
  5. Dagaalada Muqdisho oo kolba meel u guur guuraya iyo mid cusub oo hada ka qarxay Isgoyska Florence iyo Saldhiga Wardhiigley Dagaal cusub oo hor leh ayaa goor dhow ka qarxay Isgoyska Florence iyo agagaarka Saldhiga Degmada Wardhiigley, waxaana dagaalka uu ka dambeeyay kadib markii weerar gaadmo ah lagu qaaday gawaari Tikniko ah oo ay wateen Xoogaga Maxkamadaha oo kaashanaya Ciidamada Dowladda. Wararka ayaa intaa ku daraya in dagaalka uu yahay mid aad u culus, isla markaana uu u dhaxeeyo kuwa Xisbul Islaam iyo Ciidamada Dowladda KMG iyo kuwa Maxkamadaha ee Dowladda ku biiray. Dagaalada ayaa u muuqda kuwo kolba meel u guur guuraya, iyadoona dagaaladii labadii maalmood ay ahaayeen kuwo dhowr jiho oo Magaalada ka tirsan ka dhacay, kaasoo u dhaxeeyay Kooxaha Islaamiyiinta ee asal ahaan ku abtirsada Midowgii Maxkamadaha Islaamka. Hubka noocyadiisa kala duwan ee ay is weydaarsanayaan labada dhinac ayaa aad looga maqlayaa Magaalada inteeda kale, waxaana xaalada Magaalada ay u muuqataa mid cakirnaan sii galeysa. Dagaalkan ayaa sida wararku sheegayaan ku bilowday markii la weeraray Gawaari dagaal oo gurmad ahaan uga soo baxay Aqalka Madaxtooyada, kuwaasoo ku soo jeeday aagagii maalmahan dagaalada ka socdeen. Ma cada waxa ku soo beegay Dagaalkan cusub oo caawa fiidkii ka qarxay Isgoyska Florenca iyo agagaaraha Saldhiga Wardhiigley oo horay ay ugu sugnaayeen Xoogaga Xisbul Islaam. Dhinacyada Islaamiyiinta firqaha badan ayaa ah kuwo isku soo jeesanaya oo kolba meel dirirta ka wada, waxaana taas keeneysa kala fikrad duwanaanshaha u dhaxeeya. Xadiga dagaalka caawa ka socda Isgoyska Florenca iyo Saldhiga Wardhiigley ayaa ah mid ka culus kuwii maanta ka dhacayay Xaafadah Degmada Yaaqshiid, una dhaxeeyay Maxkamadaha Islaamka iyo Alshabaab. Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe Hooyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
  6. Riyale oo shir jaraa'id qabtay 9 May 9, 2009 - 4:03:17 PM Madaxweynaha maamulka la magacbaxay Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta [May 9] shir-jaraa'id oo uu ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa kaga hadlay qodobo dhawr ah, kuwaasi oo ay ka mid ahaayeen khilaafkii siyaasadeed ee u dhexeeyay Xukuumada iyo Asxaabta, Doorashooyinka soo socda, iyo arrimo kale. Waxa kale oo uu si weyn uga hadlay arrimaha siyaasada iyo doorashooyinka oo uu sheegay in waqtigooda la qaban doono iyada oo buu yidhi aan mar kale dib u dhac ku iman doonin. Waxana isaga oo arrimahaasi ka hadlaaya uu yidhi: "Waxaad moodaa inay muddo badan qolo saaxiibaday ahi ay ka hadlayeen TV-yada iyo Warbaahinta, si kooban baan maanta uga hadli doonaa arimahan ugu dambeeyey ee murankoodu taagnaa iyo qodobo kale oo aan is leeyahay markaa in la yara taabto ayey u baahan yihiin. Isagoo hadalkiisa sii wata, Rayale wuxuu yidhi: " Iyadoo ay 18 May soo socoto oo hadalkayga inta badan waktigaa aan u dhigan doono. Waxaa baryahan mudaba socotay ilaa Sanadkii hore in markastaba ay Xisbiyada Mucaaradka ku eedeeyaan in Xukuumada ay mar kastaba dib u dhigta doorashada iyo anaguba waan is ognahay waxa dib u dhigay, waxaa dib u dhigay Nidaam Cusub oo kii hore ee aan doorashada ku galnay aan ahayn ayaan qaadanay. Madaxweynaha Somaliland wuxuu sheegay in diiwaangelinta ay baajisay in doorashooyink wakhtigooda lagu qabto. Wuxuu intaasi ku daray Madaxweyne Rayale in Xukuumada Somaliland ay mar kasta diyaar u ahayd in doorasho la qabto isagoo sheegay in Dowladu aysan rabin in hal maalin loogu daro. Sidoo kale waxa uu Daahir Rayaale ka hadlay sababta uu u saxeexi waayay go'aankii iyo xukunkii ay soo saareen Guddigii dhexdhexaadintu ee uu uga meeraysanaayo waxana uu yidhi: "Odayadu haday noo yimaadeen kalsooni baanu siinay, odayadii noo yimidse go'aan bay gaadheen heshiiskuna muu ahayn inaanu anagu heshiis kala sexeexano, Go'aan iyagu ay gaadheen bay ahayd. Go'aankaas xukuumadu way soo dhawaysay, waanay aqbashay imikana waan aqbal-sanahay, ninka diidani waxa weeyi ninka murano kale iyo shuruudo aanu qorayn go'aanka daba dhigaya." Md. Rayale si cad uma soo hadal qaadin cidda keentay shuruudahaasi laakinse Xisbiyada Mucaaradka ayaa ka dalbaday Rayale inuu saxeexo heshiiskaasi. Iyada oo maanta dareenka Madaxweyne Rayaale ka muuqday cadho waxa halkaasi ay saxaafadu ku weydiiso su'aalo dhowra kuwaasi oo uu ka jawaabay. Maxamed Jamaal, Garowe Online HARGAYSA
  7. AfricaOwn: Che is much more advanced when it comes to Somali politicas than the novice Norf. However the Duke & Che have small banter, dont mistake it for anything else. Poker: The Pirates have made more money from their collections than the secessionists and south gained from begging, but Puntland relative to Somalia still has allot of money from Bossaso, and other major towns in SSMNB this is the difference here...
  8. ^^^LOOL. Well if it ained the Mugged one from Burco. Adeer, Duke is always with the people of Puntland and its government. I am glad I have an educated President in Faroole who understands the complexity of the issue. So far my admin has made all the right moves. Norf adeer, your undertsanding of Somali politics has always been based on hatred of a certain clan. Thus continue..
  9. Dagaal xooggan oo ka bilowday Muqdisho Dagaal xooggan oo safkiisu balaaran yahay ayaa waxaa uu waxyar ka hor ka qarxay degmooyinka Yaaqshiid iyo Huruwaa, waxaana uu u dhexeeyaa dagaalkani kooxaha Islaamiyiinta ah ee maalmahanba dirirayay. Dagaalka maanta oo ka duwan kii shalay iyo doraad socday ayaa waxaa kusoo biiray sida ey wararku sheegayaan kooxda Xisbul Islaam (garabka Xasan Daahir & Cumar Iimaan), waxaana ey la safteen kooxda Al-Shabaab oo iyagu dirir ka dhexeysay maalmahan Maxkamadaha Islaamka. Madaafiic iyo hub cul-culus ayaa la isla dhacayaa, mana cada wali khasaaraha dhabta ah ee uu geystay dagaalkan daqiiqadaha ka hor bilowday. Waa maalinkii sadexdaad oo ey dagaalamayaan kooxaha Islaamiyiinta, waxaana uu sababay isku dhaca maleeshiyaadkan qax iyo barakac weyn. Dhanka kale maanta duhurkii ayaa waxaa gudaha suuqa Bakaaraha lagu dilay labo dhalinyaro ah oo ilaa iyo iminka meydkooda yaalo gaabtii lagu dilay, waxaana dilkooda geystay kooxo ku hubeysan bastoolado oo goobta isaga cararay. Ma muuqdaan wali wax dadaalo ah oo lagu doonayo in lagu dhex-galo kooxahan Islaamiyiinta. Wixii kusoo kordha kala soco Calanka Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda
  10. Dagaalyaho cadaana oo markii ugu horaysay lagu arkay magalaada muqdisho Posted to the MOL May 9, 2009, 1:22 pm Dagaalyahana cadaana oo shisheeye ayaa markii ugu horaysay lagu arkay magaalada muqdisho sida ay warbaahinya usheegeen maanta oo sabti ah goobjoogayaal ku sugan magaalada muqdisho. haweeney da, ah oo ka gaabsatay in magaceeda la xuso sababo xaga amaanka ayaa sheegtay inay isgosyka towfiiq ku aragtay maanta laba nin oo cadaana islamarkaana watay qoryo oo isla sheekaysayey. sidoo kalle qof kalle oo isna diiday in magiciisa lasheeciyo ayaa sheegay inuu arkay nin cadaana oo garabkana uu usaarnaa Qoriga Ak47 kaasoo marayey deegaanka ifka xalane oo udhow staduim muqdisho halkaasoo kooxaha islaamiyiintaa ay ku dagaalamyeen sadexdii bari ee ugu dambaysay. dhinaca kalle laba nin oo dhalainyaraa ayaa maanta lagu toogtay suuqa bakaaraha ee magaalada muqdisho kadib markii dablay ku hubaysan bistoolada ay ku toogteen gudaha suuqaasi. dad ka agdhawaa goobta falku ka dhacay ayaa mudugonline usheegay in kooxihii falka geystay ay carareen kadib markii ay toogteen labadaasi wiil ee dhalainyaradaa lamana yaqaan sababta loo bartilmaameedsaday balse shirqoolada iyo mishinada qarsoon ayaa indhawayto ka dhaxeeyey kooxaha islaamiyiintaa ee gacanta ku haya magaalada muqdisho oo haatana dagaalo hor leh kasoo cusboonaadeen ayadoo sadexdii maalmood ee ugu dambaysay dadka ku dhintay dagaaladaasi lagu sheegay 3omeeyo sidoo kalle agaasime ku xigeenka isbitaalka madiina ee magaalada muqdisho daahir maxamed ayaa sheegay in dhaawacyada la keenay isbitaalka sadexdii maalmood ee ugu dambaysay ay gaarayaan 130 qof walow uu sheegay inay tiradu intaasi kasii badan karta , dadka muqdisho ayaa walaac xoogan ka muujiyey dagaaladaasi soo noqnoqday ee ka dhacaya magaalada
  11. Dagaalo cusub oo Muqdsiho ka qarxey 9 May 9, 2009 - 5:53:53 AM Ugu yaraan 5-qof ayaa ku dhawacmay dagaal cusub oo maanta ka qarxay Muqdisho, kaasoo u dhexeeyay ciidamada dowlada iyo kooxda Xisbul Islaam oo taageersan Al-shabaab. Dagaalka oo si lama filaan ah uga bilowday inta u dhexeysa Isgoyska Towfiiq iyo Isgoyska Farax ee degmada Yaaqshiid ayaa sababay in la xiro dhamaan ganacsiga ayna istaagaan isku socodka gaadiidka iyo dadka. Sarkaal u hadlay Xisbul Islaam ayaa sheegay in dagaalka lagu soo qaaday ciidamadooda ku suganaa saldhiga degmada Yaaqshiid, iyaguna ay iska difaceen; dagaalkuna weli socdo. "Waxaa nasoo weeraray sarkaal ka tirsan dowlada oo lagu magacaabo C/llaahi Macallin, ujeedaduna waxay ahayd in saldhiga la qabsado, kaasoo aan gacanta ku hayno" ayuu yiri afhayeenka u hadlay Xisbul Islaam. Inkastoo saraakiisha dowladu aysan ka jawaabin hadalka mas'uulkan kasoo baxay, hadana waxay dadka deegaanku sheegeen inay dagaalamayaan kooxo iskasoo horjeeda oo kala taageersan mucaaradka iyo dowlada. "Dhankeena ma jirto khasaare na gaaray, waxaan aragnay laba ruux oo dhaawacyo ah, kuwaasoo ka tirsanaa ciidamadii nasoo weeraray" ayuu mas'uulka u hadlay ururka Xisbul Islam. Kooxdan oo gacansaar la leh Ururka Al-shabaab ayaa iska diiday in dagaalka ay kula jiraan dowlada uu xiriir la leeyahay kii dhawaanahan ka socday Muqdisho, waxayna sheegeen in iyagu aysan weerar ahayn. Dhanka kale; xoogaga Al-shabab iyo Maxkamadaha ayaa isku weydaarsanaya rasaas xoogan wadada warshadaha qaybo ka tirsan, iyadoo la sheegay in Maxkamadaha laga saaray goobo ay horay ugu sugnaayeen. "Waxaan arkay rag cadaan ah oo isugu jiray Carab, Mareykan, Afghanistan iyo Pakistaniyiin kuwaasoo ku sugnaa goobihii maalmahaan lagu dagaalamayay, waxay na weydiiyeen su'aalo ay ka mid ahaayeen halka aan ka nimid iyo halka aan ku socono" ayuu yiri ruux diiday in magaciisa la sheego. Dagaalada socda ayaa la codsanayaa in la joojiyo iyadoo wasiiro u hadlay xukumada ay sheegeen in dowladu aysan dagaal doonayn, sidaa daraadeedna ay kooxaha kale ka dalbanayaan inay xabada joojiyaan. GAROWE ONLINE
  12. Street battles, targeted killings in Mogadishu in Somalia capital 9 May 9, 2009 - 1:36:59 PM MOGADISHU, Somalia May 9 (Garowe Online) - At least five people were wounded Saturday in the Somali capital Mogadishu as pro-government forces and insurgent militias battled over control of a police station, Radio Garowe reports. The fighting erupted in Mogadishu's Yaaqshiid district, forcing local businesses to shut down and temporarily stopping the movement of human and vehicle traffic in the district. A spokesman for Hizbul Islam rebel faction, who did not identify himself, told Mogadishu media that pro-government forces attacked a police station under the rebels' control. "We [Hizbul Islam] were attacked by a government officer named Abdullahi Mo'allim, and the objective was to take control of the police station and we defended ourselves," the unidentified spokesman said. He refused to say whether or not today's battle is connected to sporadic fighting in Mogadishu in recent weeks, but residents said the fighting was strictly between pro-government and anti-government Islamist fighters. Separately, gunfire was heard along Industry Road in Mogadishu with witnesses saying bullets were exchanged between Al Shabaab rebels and the Islamic Courts Union (ICU) militia, a pro-government Islamist faction. Unconfirmed reports said the Al Shabaab fighters included non-Somalis, with some reports describing the foreigners as Arabs, Pakistanis and Afghanis. Two men who were reportedly members of the ICU militia were shot and killed by masked gunmen in Mogadishu's Bakara Market, witnesses said. The killers escaped and business at Bakara came to a complete halt until the two dead bodies were removed. No group has claimed responsibility for the targeted killing, but Mogadishu has seen a spate of assassinations for years. Today's violence comes a day after Islamic scholars declared that the president of Somalia, Sheikh Sharif Ahmed, has accepted a ceasefire. Somalia has not had an effective national government since the eruption of civil war in 1991.
  13. loool. leave the man alone people, he was sighted in Ankorage Alaska with Sarah Palin.
  14. Barakac saaka ka socda qeybo ka mid ah Degmada Yaaqshiid, kadib markii lagu guuldareystay in la kala qaado dhinacyada is hor fadhiya Qax iyo barakac xoogan ayaa ka soconaya qeybo ka mid ah Degmada Yaaqshiid oo ay saaka ka oogan tahay xiisad u muuqata in aan dagaal la hureyn, kadib markii lagu guuldareystay in la kala qaado dhinacyada Islaamiyiinta ee isku hor fadhiya halkaas. Xaafadaha u dhow Garoonka Cayaaraha Stadium Muqdisho ayaa ah goobaha laga barakacayo iyo Deegaanka Towfiiq kadib markii shalay dagaal faraha looga gubtay uu ka dhacay halkaas, kaasoo u dhaxeeya Alshabaab iyo Maxkamadaha. Xaafadaha barakaca ka socdo ayaa ah kuwo dhowaan dadkii horay ugu qaxay ay dib ugu soo laabteen, waxaana dadka yihiin kuwo wal wal iyo walaac ka muujinaya inay dib mar kale u barakacaan, xilli ay naawilayeen Nabad iyo degenaansho mar hadii ay baxeen Ciidamadii Ethiopianka. Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in sababta ay u qaxayaan ay tahay in dhinac ka mid ah dhinacyada dagaalamaya ay saaka diideen in la kala qaado Ciidamada, iyagoona wacad ku maray buu yiri inay dagaalka sii wadayaan. Xoogaga Alshabaab iyo kuwa Maxkamadaha ayaa isku hor fadhiyay nawaaxiga Garoonka Cayaaraha Stadium Muqdisho, halkaasoo ay labo dhinac ka kala joogaan, waxaana mararka qaar la maqlayaa rasaas macnaheedu yahay WAA JOOGAA. Daqiiqad kasta ama saacad kasta ayaa la filan karaa dagaal ka dhex qarxa labada dhinac oo ah kuwo aad isugu muuqda, waxaana la yaab ah in meelaha ay ku dagaalamayaan labadan dhinac ay yihiin meelihii ay shalay si isku mid ah ay kula dagaalamayeen Ciidamadii Ethiopianka ee dalka joogay. Hooyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
  15. lool. Mintid: Adeer they secessionists are afraid of Ilka-Jiir. You seem to have jumped the gun as usual..The men with the money dont present a threat to the state, they present a threat to some people.
  16. ^^^Yup its all about perception,we know the SNM regions and the Orphans of the Queen territory its clear, whats important though is that the overall map of Somalia has not changed, and the NW is still part of Somalia, get the drift.
  17. Pilgrim, take this with a pinch of salt. Its from this man, Dr. Muhammad Shamsaddin Megalommatis who is as illinformed as any.. What update do you have, any word on the drilling programm?
  18. Abshir Boyah, one of Somalia's best-known pirates. Facing intensifying naval pressure and a rising backlash on land, Mr. Bohah is now promising to quit the buccaneering business
  19. ^^^Indeed it is, its all about Puntland, also this statement Many in Puntland's government are said to be in league with the pirates Its much like how Secessionists are said to be Orphans of the living Queen of England. Though its a fact this was stated by their "Foreign minister" at the time Edna Adan.
  20. Somalia's untold beauty SUCCULENTOPHILE By Kevin G. Belmonte Updated May 09, 2009 12:00 AM Pseudolithos harardheranus from Harardhere, which has emerged as the piracy capital of the world .................... .................... .................... ...... Somalia has been in the world’s spotlight for quite some time now but, unfortunately, the stories of Somali pirates and their escapades along the very busy maritime routes along the Gulf of Aden have severely tarnished Somalia’s global image. In particular, two news items caught my eye. In September 2008, BBC Africa analyst Mary Harper wrote, “Whenever word comes out that pirates have taken yet another ship in the Somali region of Puntland, extraordinary things start to happen. There is a great rush to the port of Eyl, where most of the hijacked vessels are kept by the well-armed pirate gangs. People put on ties and smart clothes. They arrive in land cruisers with their laptops, one saying he is the pirates’ accountant, another that he is their chief negotiator. With yet more foreign vessels seized off the coast of Somalia this week, it could be said that hijackings in the region have become epidemic… In Eyl, there is a lot of money to be made, and everybody is anxious for a cut.” In its May 4, 2009 issue, The Saudi Gazette wrote: “The hijacked Sirius Star is anchored off Harardhere, a tiny Somali village which could fit in its entirety on the bridge of the Saudi super-tanker but has emerged as the piracy capital of the world. Located some 300 kilometers (180 miles) north of the capital Mogadishu, Harardhere is the main base for a group of pirates currently holding the Sirius Star, an arms-laden Ukrainian cargo (vessel) and other ships. The village lies some distance from the coast and is populated mainly by members of the ****** clan, the largest in Somalia and the backbone of the opposition to the government and Ethiopia’s military presence. Yet Harardhere was never a typical sleepy fishing village and has always had a reputation for lawlessness, a place where the rifle supercedes any other form of authority. ‘When in Mogadishu, you have to earn your money, when in Harardhere, just use guns.’ This popular Somali saying has sealed the village’s image as a breeding ground for bandits and warlords.” For years, acts of piracy in Somalia’s waters focused on and around the Gulf of Aden, further north up the Somali coastline, or further south where a group operating out of Kismayo targeted foreign boats fishing illegally. Harardhere came to the fore in 2006 when a large ransom was paid for the release of a South Korean ship as well as several other merchant vessels. The group of pirates operating out of Harardhere and the coastal village of Hobyo, further north, is one of the most recent but also the boldest working the busy maritime routes off Somalia’s long coastline. Piracy is one of the only flourishing trades in war-ravaged Somalia and Harardhere has gentrified in recent months.” What really caught my eye about these two news bits was not so much the acts of the Somali pirates. I guess many of us have grown sick and tired of reading about these acts every other day now. Rather, it was the names of the towns where these acts of piracy are centered in. In the first news bit, the town of Eyl is highlighted. In the second news bit, it’s the town of Harardhere. Some of the rarest and most beautiful and exotic succulents in the world come from Somalia. And two of the absolute rarest plants are found around these two Somali towns and bear their names. The first is Pseudolithos eylensis and the second is Pseudolithos harardheranus. Its name coming from the Greek pseudo, meaning “false,” and lithos, meaning “stone,” for the appearance of the stems, pseudolithos constitute some of the most succulent species among the Stapeliads, with the tessellation of the stem’s surface being a characteristic hallmark of the genus. These plants are also among the most prized of all succulents by collectors worldwide. Somalia is Africa’s easternmost country. Its terrain consists mainly of “Plateau” plateaus, “Plain” plains and highlands. In the far north, the rugged east-west ranges of the Karkaar Mountains lie at varying distances from the Gulf of Aden coast. The weather is hot throughout the year, except at the higher elevations in the north. Rainfall is sparse, and most of Somalia has a semi-arid to arid environment suitable only for the nomadic pastoralism practiced by well over half the population. Only in limited areas of moderate rainfall in the northwest, and particularly in the southwest, where the country’s two perennial rivers are found, is agriculture practiced to any extent. In her compilation called Cactus and Succulent Plants, Sara Oldfield discusses Somalia’s flora: “Somalia has about 3,000 flowering plant species of which about 500 are endemic. Highly specialized vegetation types within the country support many endemic xerophytic plant species, suggesting that arid climate conditions have remained unchanged for long periods of time…The northeast of Somalia is particularly rich in succulent plant diversity and is considered to be an internationally important center of plant diversity. Specialized limestone habitats, with outcrops of pure gypsum, harbor many endemic species. Some of these species have been known only from single collections by early naturalist explorers, and many others have only been discovered in the past 15 years.” Examples of some of these endemic succulent species, found nowhere else in the world, include Pseudolithos cubiformis, Euphorbia columnaris, Euphorbia turbiniformis, Euphorbia sepulta, Pseudolithos caput-viperae, Pseudolithos migiurtinus and Euphorbia phillipsiae. As you can see from the photos, some of these succulents have specialist adaptations to the arid and sometimes inhospitable environment in certain parts of Somalia, notably the various Pseudolithos species. Many of these plants remain among the very rarest of all succulents and are coveted by collectors worldwide. In part two of “Somalia’s untold beauty,” I will describe more of the fascinating succulents endemic to this country, their state in the wild, conservation efforts being undertaken to insure their future survival, and some tips on cultivating these wonders of Nature.
  21. The new president, Mr. Abdirahman, is a technocrat who had been living in Australia and came back with many Western-educated advisers — and an ambition to be Somalia’s first leader to do something substantive about piracy. He formed an antipiracy commission and even issued a “First 100 Days” report. Yet, Puntland officials are doing precious little about the pirate kings under their noses — reluctant, perhaps, to provoke a war with crime lords backed by hundreds of gunmen. When asked why they weren’t arresting the big fish, Mr. Abdirahman said, “Rumors are one thing, but we need evidence.” Indeed, it is hard to see exactly where all those millions went, at least here in Garoowe. There are some nice new houses and a few new hotels where pirates hang out, including one encased in barbed wire called “The Ladies’ Breasts.” Dozens of dusty Surfs prowl the streets. But not much else. NPR or News Week & NY-Times which one would you have
  22. The new president, Mr. Abdirahman, is a technocrat who had been living in Australia and came back with many Western-educated advisers — and an ambition to be Somalia’s first leader to do something substantive about piracy. He formed an antipiracy commission and even issued a “First 100 Days” report. Yet, Puntland officials are doing precious little about the pirate kings under their noses — reluctant, perhaps, to provoke a war with crime lords backed by hundreds of gunmen. When asked why they weren’t arresting the big fish, Mr. Abdirahman said, “Rumors are one thing, but we need evidence.” Indeed, it is hard to see exactly where all those millions went, at least here in Garoowe. There are some nice new houses and a few new hotels where pirates hang out, including one encased in barbed wire called “The Ladies’ Breasts.” Dozens of dusty Surfs prowl the streets. But not much else. Mr. Boyah, who lives in a simple little house, explains: “Don’t be surprised when I tell you all the money has disappeared. When someone who never had money suddenly gets money, it just goes.” He claims that his estimated take of several hundred thousand dollars disappeared down a vortex of parties, weddings, jewelry, cars and qat, the stimulating leaf that Somalis chew like bubble gum. Also, because of the extended network of relatives and clansmen, “it’s not like three people split a million bucks,” he said. “It’s more like 300.” Oh, Mr. Boyah added, he also gives 15 percent to charity, especially to the elderly and infirm. “I’d love to give them more,” he said. Over all, he seemed like a man on a genuine quest for redemption — or a very good liar. “We know what we’re doing is wrong,” he said gravely. “I’m asking forgiveness from God, the whole world, anybody.” And then his silver Nokia phone chirped yet again. He would not say what he needed to do, but it was time to go.