
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
No, they wont save him. His clans most powerful militias are part of the opposition, ncluding Haj Abukar Cadaan's militias.
-
source
-
Moonlight is correct, no one wins these battles.
-
Deg Deg :Ciidamada Dawlada & kuwa maxkamaga oo laga qabsadey goobo Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ee caasimada ah ayaa sheegaya in xoogaga taabacsan dawlada KMG ah iyo kuwa maxkamadaha Islaamiga ah laga qabsadey fariisimo muhiim ah oo ku yaal magaalada Muqdisho gaar ahaan goobihii lagu dagaalamay qaarkood. Wariyaha SBC ee magaalada Muqdisho ayaa soo sheegaya in garoonka kubada cagta ee Stadium Muqdisho iyo xaruntii Xisbiga oo ahaa goobihii ugu badanaa ee ay ka socdaan dagaalada laga qabsadey xoogaga taageersan dawlada KMG ah, ka dib markii ay go’doon ay ku jireen ciidamadaasi, waxaana wararkii ugu dambeeyey ay sheegayaan in dagaal xoogan iyo mdaafiic ay socoto. Saacad ka hor ayaa la sheegay in go’doon la galiyey ciidamada midowga Maxkamadaha Islaamiga ee taageersan dawlada KMG ah iyo kuwa dawlada, waxaana xoogaga Xisbul Islaam iyo kuwa Shabaab oo taageeraya ay ka soo ruqaansadeen fariisimada ay kaga sugnayeen xero Jarmalka, iyo Ifka Xalan. Warar dheeraad ah ka dheeraan SBC Online
-
^^^The news media in the city does not know whats going on yet. It seems some areas have been lost other regained by the Sharif, a stalemate is the worst case you know it will go on and on...
-
^^^Xaji: Now that was a silly comment, the peoples suffering is not ammsing lad. And I hope Meiji's loved ones are safe insha Allah.. Wish all the civilians well they are our people and I have many relatives and loved ones in that city,,,
-
^^^loool. You are just angry adeer, we know the difference here, one man built his region another is killing his own as we speak and saying he is doing it for the blessed faith... Go figure nephew of Xasan Dahir Ibn Aferwaki and IndaCade,...
-
^^^That makes sense, dont worry about Hargaysa and Bossaso concentrate on todays events lad. You are always daydreaming..
-
^^^Small detail adeer, they shopped in Asmara. Also in 1993 it was only the SSDF that routed the Al-Itixad of Xasan Dahir;s fitna as Meiji calls it...
-
^^^lool. He was quite ammusing specially with the "Galkacyu business area"...
-
Meiji. My adeero also defeated Xasan Dahir Aways and his Fitna in Bari back in 1993 and there his fitna ended, you are in 2009 making threats aginst Dahir Aways online. Last time Xasan Dahir/Sharif Ahmed opened their mouths to my adeero he sent them packing like clowns to Asmara to kiss Aferwaki's ***.
-
^^^Duufaan: Sharif is a good speaker but with no substance, he is all hype. Six month you speak about he was led by Xasan Dahir & Abukar Cadaan. The man has no plan, and has only visited Mogadishu because thats the only place he could and even then he was welcomed with mortars and battles that killed nearly 100 civilians. His major act so far was to give parts of the sea to Kenya. What else has he done, he made a deal with IndacADE and the rest refused him. He has failed to even keep most of the city where his own clan dominate, Karaan is not even under his control?
-
JC my adeero defeated the clowns outside Bali-doogle and they ran to Asmara. Then they likes of Meiji invented lets start bombing inside the city and then they fled. Thus the blame is on this group who are using their well tried and tested tactics they learned from 19 years of Mogadishu society building. Go figure..
-
^^^ Oh it seems you was talking to him on a personal level. He has destroyed his clan, with his fake Jihad. From Mogadishu to Guriceel. Everyhwere he goes these is death and destruction..
-
Meiji: I dont care much for Sharif Ahmed as one has got to know him. However I detest Xasan Dahir who is a clan criminal and a man who loves fighting Somali's. Yusuf IndaCade is worse, thus I am not with any side, just reporting the news as it unfolds. Its just the people of Mogdishu are being killed and fleeing their homes, they are not fighting and have no power.
-
Xoogagga Alshabab oo la wareegey gacan ku heynta Stadio Muqdisho, kadib dagaal culus oo Xalay oo dhan halkaasi ka socdey. (10-05-2009)Barqanim adii Saakay ayaa Xoogagga Alshabab waxay la wareegeen gacan ku heynta garoonka Stadio Muqdisho, kadib dagaallo lagu hoobtay oo xalay ilaa Saakay ku dhexmaray Ashabab iyo Xisbul Islam oo dhinac ah iyo Xoogagga Maxkamadaha ee hoos taga dowladda Soomaaliya. Ciidamada Dowladda ayaa looga xoog roonaaday dagaalkaasi lagu riiqmay ee ka dhacay garoonka Stadio Muqdisho, waxaana ciidamadii dowladda ee halkaasi ku sugnaa u soo gurteen dhinaca Xararyaale. Dagaallada Muqdisho ka socda ayaa ah mid guur guura oo leys daba-marayo, iyadoo qoladii meel awoodda soo saarta ay qolada kale u dib-dhaafayaan goobihii ay ka soo fududaadeen. Dagaallada u dhexeeya kooxaha is-diiddan ayaa waxay u muuqdaan kuwo lagu micneyn karo oraahdii ahayd "ii soo buur aan kuu soo buure", oo dhamaadkeedu yahay i dil ana aan ku dilo.
-
Mogadishu: Thousands flee fighting yet again
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
SOURCE -
^^^Is he a member of SOL?
-
^^^Why are they fleeing are there Ethiopians about? Or did they flee from these same groups before and your groups blamed the Ethiopians?
-
Muqdsiho:Ciidamada dawlada oo ku faafay goobo cusub oo ay mucaaradka heysteen kadib dagaal kulul 10. maj 2009 Muqdisho(AllPuntland )-waxaa goor dhaw faafay ciidamadii is garabsanayey ee maxaakimta dawlada ku biiray iyo kuwii dawlada , waxaana ay dagaal culus ku tageen meel ay ka mid yihiin saldhiga Yaaqshid ilaa wadada 30-ka. Faafitaanka ciidamadaan ayaa yimid markii ay dagaal xoogan oo laga soo shaqeeyey ay saaka la galeen xoogaga mucaaradka ee iyana isbahasiga sameystay Al-Shabab iyo Xisbul islaam. Waxaa la arkayey ciidamo xiran Unufom gaar ah iyo kuwii maxaakimta oo si siman ugu socda wadooyinka Muqdisho iyagoo u socda teel teel. Ciidamadaan is biirsaday ee dawlada ayaa saaka madaafiic xoogan kaga nixiyey shacabka degmooyinka Yaaqshid iyo Wardhigley , waxaana kadib ay ku yaaceen meelihi ay ka baxeen xoogaga ka soo horjeeda. guusha ay gaareen ayaan la ogeyn in ay ahaan karto mid waarta , waxaana mar walbaa la filan karaa weerar rogaal celis ah oo ay soo qaadaan xooagagi la saaray. dagaalka Muqdisho oo galay maalintisi afarad ayaa u muuqda ama shabaha dagaaladii sokeeye ee lagu kala adkaan waayey Muqdisho Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland
-
Ciidamada Dowladda gaar ahaan kuwii lagu soo tababaray Ethiopia oo dagaalka si rasmi ah ugu biiray. Ciidamadii Dowladda ee kol hore lagu soo tababaray Dalka Ethiopia ayaa dagaalka si rasmi ah ugu biiray, iyagoona ka garab dagaalamaya Xoogaga Maxkamadaha Islaamka ee Dowladda raacsan. Ciidamadan oo tan iyo markii Maxkamadaha Islaamka ku soo biireen Dowladda ay ahaayeen kuwo howl gab ah, isla markaana goobo cayiman kaga sugnaa Magaalada Muqdisho ayaa dagaalka ku biiray waabarigii saaka, iyadoona dagaalka uu sii kululaaday. Wararka ayaa sheegaya in Ciidamadan ay galeen meelo xalay laga soo saaray Ciidamadii Maxkamadaha, iyagoona dagaal faraha looga gubtay kula jira Xoogaga Xisbul Islaam iyo Alshabaab oo isku dhinac ah. Dadka reer Muqdisho oo ay Ciidamadan u yaqaanaan COPY oo la micno ah inay ahaayeen kuwo u muuqaal ekaa Ciidamadii Ethiopianka, ayaa galay meelo hor leh, iyadoona dagaalka uu ka fogaaday meelihii uu saaka ilaa xalay ka socday. :confused: Deegaanka Suuq Bacaad, Isgoyska Afarta Jardiino, Siinaay, ilaa Towfiiq ayaa saaka la sheegay in laga saaray Xoogagii kale ee Dowladda ka horjeeday, waxaana dagaalka uu yahay mid hada bilow ah. Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe Hooyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
-
^^^Meiji: adeer Mogadishu has fallen many times over. To the USC, to the warlords, to the clan courts, to TFG/allies. Now its being fought over. Thus its a fluid situation and these same fighters fought Ethiopia so who are they to be afraid of your imaginary Mogadishu fighters? Also who are these "Mogadishu: people you are talking about. The only group saving Sharif Ahmed right now are A/Qaybdeed and Sacid Dheere's troops, your clan courts have been routed last night. Thus keep up lad. PS: these news portals are from your clan and not anything Duke did.
-
Duufaan what you talking about? Was Sharif not the man who was the most popular man in the universe the saint who had all the Islamists under his wing? He is losing his own clan regional stronghold, his base to bunch of little militias. Or was it all hype ?