
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Johny B: Adeer you have no leg to stand on, Sharif used to work for Mohamed Dheere, was leader of the clan courts of Mogadishu a clan entity, and even now meets with his clan elders and request defence of his or their government. He is not as skilled as Yusuf in war or in politics, but he is a man of clan.
-
Insha Allah Mogadishu itself will be redeemed and things will get better. The people of the city have been abused long enough and they are victims of the power play of a few. As for the capital, I think there should not even be one, let every region and states form and look after themsleves. Then the Somali's should come together and decide what should be done about the capital, the union and the type of admin.
-
I am not sure they can get the Ministry of Defence in hese 10 days. They have wasted a whole day and gained mothing yet.
-
^^^Of course its you as usual who is making up history , Yusuf was in the city with his troops who, when Mohamed Dheer started acting up moved on to Baidoa. Nothing that could be done. Mohamed Dheere made a mistake those days and admited to it and was a staunch ally of the President to the end. Now Sharif Ahmed is having much difficulties and he is in his hometown, his clan region and if he is popular why cant he deal with these guyS?
-
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay bilowday dagaal qorsheysan oo ay Muqdisho kula wareegeyso. Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday inay bilowday dagaal qorsheysan oo ay shacabkeeda ku bad baadineyso, isla markaana ay ku sifeyneyso mucaaradka ka soo horjeeda oo ay ku tilmaantay kuwo shisheeye u adeegaya, kana amar qaata ajaaniibta la socda. Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Soomaaliya Prof. Maxamed Cabdi Gaandi ayaa sheegay in dagaaladan ay yihiin sidii uu u bilowday, ilaa ay kula wareegto gacan ku heynta Caasimada. "Ciidamada Qaranka ayaa dagaalada saakay qaaday meelo badan ayay kula wareegeen, dagaalka waa sii soconaa, ilaa laga sifeeyo kooxaha naga soo horjeeda"ayuu yiri Prof. Gaandi oo sheegay in Dowladda lagu qasbay dagaalada. Wasiirka Gaashaandhigga waxaa uu sheegay in Dib u heshiisiintii Djibouti kaddib ay Dowladda wada hadal iyo nabad ugu baaqday kooxaha ka soo horjeeda, wuxuuna sheegay in ay Kooxahaas nabad iyo wada hadal diideen, isla markaana ay isku dayeen in ay dowladda af-gembiyaan. “Dowladda Soomaaliya waxay difaaceysaa dadkeeda iyo dalkeeda, waxayna la wareegi doontaa gacan-ku-heynta magaalada Muqdisho”ayuu yiri Prof. Gaandi oo sheegay in ay dowladda si tartartiib ah ay ula wareegi doonto gacan-ku-heynta magaalada Muqdisho, iyadoo buu yiri ku dadaali doonto in ay yareyso khasaaraha dadka shacabka soo gaaraya. Waxaa uu ugu baaqay shacabka Soomaaliyed inay garab istaagto Ciidamada qaranka, isla markaana ay ku taageerto howlaha ay kula wareegeyso Magaalada Muqdisho, isagooonta tilmaamay inay ku dadaalayaan in ay shacabka dejiyaan oo aanay dhibaato u geysan inta dagaalka uu socdo sida uu hadalka u dhigay. Shalay ayay aheyd markii Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid uu sheegay in Dowladda ay u diyaar garowday dagaal ay la gasho Mucaaradka, waxaana la ogeyn halka uu ku dambeyn doono dagaalada ay iclaamisay Dowladda KMG, xilli Kooxaha Mucaaradka ay ku sii siqayaan Gobolada kale, isla markaana hada gacanta ku haaya qeybo badan oo ka tirsan Magaalada Muqdisho. Hooyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
-
Meiji: The news seems confused, have they reached the Minsitry of Defence Shirkoole? They I mean the government forces?
-
^^^lool. Adeer stop the nonsense, Zakaria Haji Mohamoud was a minister in Abdiqasin's Arta and an opposition twit from London. As for Xasan dahir he never cared for the people of Mogadishu only his Guriceel sub clan matter to him if anyone matters.
-
Puntland delegation to conference on piracy return
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
We must clarify a few issues here and one hopes that it will help a little. To my fellow Puntlanders, there is no war between Cade & Faroole, Cade went out in style with dignity and has become a historic figure that I myself hold in high esteem as others from the region do. Faroole is moving ahead quite nicely. Cade is no Pirate and his admin had no Pirates as stated by Faroole himself. Eyl is a beloved city of ours and is not a Pirate town its a beautiful port dear to Puntlanders, as is any of our towns, cities and regions. Thus lets think and reason before we damage those we want to defend and give ignorant illinformed and hateful people ammunation to use against our interests. -
Garowe: Puntland President opens Welfare Agency
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Cade Muse was a Puntland leader and such is a historic figure. Faroole is a current leader and as such we respect those before him as well as him. -
^^^Sorry to burst your bubbles lads, but Zakaria Mohamoud was never an advisor for Presidfent Yusuf nor an "Islamist" nor anything else. Also lads, Mr Sharif Ahmed was a worker of Mohamed Dheere of Jowhar, thus lets not get it all twisted. Quislings are those who don’t know their own interest and for 20 years have been jumping from one excuse to another. Headless and blind.
-
Garowe: Puntland President opens Welfare Agency
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Hay'ada daryeelka Bulshada oo lagaga dhawaaqey PL 21 May 21, 2009 - 4:15:01 AM Waxaa maanta 21 May, 2009 magaalo madaxda DGPL ee Garowe xaruntiisa PDRC lagu qabtey xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey oo lagaga dhawaaqey hayáda daryeelka Bulshada Puntland [ PASWE]. Xafladan ayaa waxa kasoo qayb galey Madaxweynaha DGPL Cabdiraxman Maxamad Farole, Gudomiyaha Barlamanka Puntland Cabdirashid Maxamad Xirsi, Wasiirka Aarrimaha gudaha MGPL Cabdulahi Axmad Jamac [ Ilkajiir], Wasiirka Maaliyada Farax Cali Jamac, Wasiirka caafimaad Cabdirashid Cali Biixi, culmaa'udiin Puntland oo uu hogaaminayo Sheekh Cabdulqaadir Nuur Farax, Wasiir ku-xigeeno, madaxda hay'daha samafalka caalimiga ah oo xafiisyada ku leh magaalo madaxda Puntland, madaxda hay'daha samafalka maxaliga ah iyo marti sharaf kale. Ugu horeyn waxaa ka hadalka oo furey xafaladaan Agasimaha guud ee Madaxtooyada Puntland Cali Barre Jamac Gibin isagoo kusoo dhoweeyey Sheekh Maxamud Xaaji Yusuf oo aayado quraan ah akhriyey iyada oo intaas kadib lagu soo dhoweeyey Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland oo sheegey in ku dhawaqista hay'adan tahay mid ana horey loo arkin, wuxuna Madaxweynaha Puntland ku amaaney inuu u talabsadey horumarinta dhanka maamul goboleedka Puntland. Waxaa sidoo kale halkaas hadal dheer ka jeediyey Wasiirka Cafimaadka Puntland Dr. Biixi oo sheegey in bulsho walba ay leedahay qorshe hurumar taaso ah iney waxey haystaan wax ka siiyaan kuwa tabarta daran. Dr.Biixi waxaa uu sheegey in ku dhowaad Labaatan sano Somalia dagaal ka socdey wuxuuna su'aaley inta qof naafo noqotey, inta qof agoon noqotey iyo inta hantitooda ku waydey isaga oo xusey in Puntland ku yaalaan Todobaatan xero qaxooti kuwaasoo ay ku nool yihiin ku dhowaad 200,000 oo qof, wuxu kaloo xusey in gobolka Karkaar lagu hayo xero ay ku xereysan yihiin 300 oo Agoon, gobolka Nugaal 215 Agoon iyo gobolka Mudug oo ay ku xereysan yihiin 245 qof. Intaas kadib waxaa hadlay Xaawo Aadan Qaylo Weyne oo ah madaxa xarun lagu hayo dadka Dhimirka ka jiran, waxey sheegtey in hay'adooda ay isu xilqaantey in dadkaan taageero u fidiyaan, Xaawo waxey sheegtey in dadka xanuun maskaxeedka qaba la ilaawey balse sheegtey 5 sano ay hay'adooda shaqeyneysay 10 qof ku caafimadeen xaruntooda. Sheekh Dalmar Guureye Kaarshe oo madax ka ah iskuulka Indhoolayaasha Al-basar oo ku yaala Garowe oo la furey 2008 ayaa sheegey iney ardada dhigata laga keeno gobolada Somalia sida magalooyinka Puntland ku yaala, Baladweyne, Dhuuse Mareb iyo Cabuudwaaq isaga oo xusey in 20 ardey sanadkaan qaadanayaan da'doodana u dhexeyso 7-16 jir. Wuxuu ugu mahad celiyey Madaxweynaha Puntland inuu misaaniyada 2009 ugu darey tageero dhaqaale ee Iskuulkaan. Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax oo ah Wadaad aad looga qadariyo Puntland iyo guud ahaan Somalia ayaa dadkii meesha joogey xusuusiyey in Ilaahey laga cabsado lana tageero dadka danyarta ah taasoo uu ku tilmaamey Waajib diini ah, isaga oo xusey inuu aad ugu faraxsan yahay shirka iyo mowduuca maanta. Sheekha ayaa ugu baaqey bulshada iney iskaalmeystaan isaga oo xusuusiyey in dad badan Puntland ku yimaadeen qax intii uu joogeyna aysan soo marin kulan noocaan oo kale ah. Sh. Cabdulaqaadir ayaa sheegey inuu tageersan yahay mowduucaan sababtoo ah ilaahey ayaa raali ka aha wuxuuna dowlada iyo shacabkaba ugu baaqey in leyska kaashado arrimaha oo dhan sida amniga iyo tarbiyada awlaada. Waxaa kaloo hadley Cabdulahi Salaad Ilyare oo ah madaxa Xawilaada Dahabshiil Garowe isaga oo sheegey in shirkada ay tahay tii ugu horeysay oo tageero dhaqaale u fidasa hay'ada PSWE taasoo gaareysa 20,000 USD oo lagu bilaabayo dhisamaha Isbitaal lagu daryeelo dadka dhimirka La''a. Dhinaca kale waxaa hadley hadley Maxamad Xasan Barre oo u hadley magaca Jaaliyada dibada reer Puntland balanqaadeyna inuu ka caawinayo hay'adaan sidii ay u heli laheyd tageero caalami ah iyo mid dadka qurba joogta ah ee Soomalida. Intas Kaidb Waxaa Microphon-ka lagu soo dhoweeyey Agaasimaha Guud ee dhowaan loo magacaabey hay' ada PASWE Eng. Cabdishakuur Maxamud Gurey isaga oo hadal kooban ka bixiyey madasha oo sheegey in hay'ada hadda mashquul ku tahay waqtigaan ururinta macluumaadka iyo qiimeynta dadka u baahan caawinaada. Mr.Cabdishakur ayaa qirey in hay'ada cusub e PASWE ay hortaalo howl adag wuxuna shacabka ugu baaqey in garbaha leys qabsado lana tageero sidii uu kor ugu kici lahaa waxqabadkeeda. Gudoomiyaha Barlamanka Puntland Cabdirashiid Maxamad Xirsi ayaa sheegey inuu ku faraxsan yahay dhismaha hay'adaan oo uu ku tilmaamey guul u soo hoyatey shacabka Puntland, wuxuu xusey in dadka dhibateysan ay ku daadsan yihiin guud ahaan gobolada Puntland, wuxuuna si guud ugu baaqey in sidii maanta leysugu yimid howsha loo sii wado kulanka dambana la keeno waxqabad la taaban karo. Gudoomiyaha Barlamanka ayaa hadalka kusoo dhoweeyey Madaxweynaha DGPL Cabdiraxman Farole. Madaxweynaha ayaa u mahad celeiyey dhamaan kasoo qayb galayaashii xaflada, wuxuna sheegey in shacabka looga baahan yahay in loo naxariisto danyarta, isaga oo xusey sagaashameeyadii Garowe laga dhisey xaruntii ugu horeysay ee lagu daryeelo Agoonta isaga oo ka hadlaya fahan yarida shacabka ee xiligaas ayuu xusey Madaxweynahu in xaruntaas Bam lagu tuurey inkastoo aysan cidi wax ku noqon. Mr.Farole ayaa tilmaamey in dhisamaha hay'adaan uu balan qaadey xiligii ololaha doorashooyinka lagu jirey isaga oo xusey in misaaniyada Puntland 2009 loogu qoondeeyey wax u qabshada dadka tabaaleysan 960 Milyan Sh.So taasoo lagu wareejin doono hayádaan cusub isaga oo sheegey in PASWE laga sugayo barnaamij baahsan oo ka kooban qorshe wax tar leh, Daawo, Waxbarsho iyo jiheyn isaga oo sheegey in barnaamijkaas uu ku tiirsanaan doono cadaalad iyo xilkasnimo. Wuxuu u mahad celiyey Shirkada Dahabshiil isaga oo xaawilaadaha iyo shirkadaha kale ugu baaqey iney ku waxqabadkaan. Madaxweynaha Puntland ayaa sheegey in dowlada leedahay u tilmaamid halka shacabka looga fadhiyo ka qayb qaadasho wuxuuna amaaney shacabkii kalainta ka qaatey soo qabashada gacan ku-dhiigle dhowaan fakadey isaga oo sii maraya degmada Mataban ee gobolka Galgaduud. Faroole oo fariin u diraya jaaliyadaha dibada ayaa sheegey iney waxtarkooda usoo weeciyaan dadka danyarta ah gaar ahaan agoonta, naafada kuwaasoo wax ku noqdey dagaaladii sokeeye. Mudane Farole oo ka hadlaya qaab dhismeedka hay'ada PASWE ayaa sheegey iney yelan doonto guddi sare [ Board of directors] oo ka koobnaan doona Culama'udiin, ganacsato, aqoonyahan iyo Odeyaal dhaqameed. Madax Puntland ayaa intii uu hadalka ku jirey amaaney haweenka Somaliyed isaga oo ku kaftamey in maanta Ilmihii Hoyadiis dhimatey loo yaqaan Agoon madaama Hooyadu tahay udub dhexeedka Qoyska Somalida ah. Gabagabadii Madaxweynaha ayaa sheegey in dadka la taageerayo aan lagu xuli doonin qaab qabiil lakiin lagu xuli doono keebaa Liita? Waxaa soo galin doonaa sawiro iyo Video Clips saacdaha soo socda. GAROWE ONLINE -
Puntland delegation to conference on piracy return
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Che, Piracy is a problem, grave robbing is a tragedy. Lecture Shangoole to stop robbing Muslim graves and then one will take you seriously. Puntland new admin is doing a great job, even today they opened an agency that will help the poor. They dont carry out suicide bombings nor rob graves like Fuad Shangoole your uncle. -
Abuu Mansuur demoted ( no reasons given) + Mahadday retaken
General Duke replied to xiinfaniin's topic in Politics
Originally posted by Che -Guevara: ^ Life doesn't always revolve around Tolka-if it did, I will be smoking Shiisha in Garowe, collecting pirate monies. Stop it, now you are just talking rubish, you aint from Garowe lad. Maybe NW outskirts of Burtinle but dont claim people you hate so much. Ya Shangoole's grave digger you, -
Puntland delegation to conference on piracy return
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Che is interested in Shangoole's grave digging antics, thinks its holly and yet he hides in Boston. -
Garowe: Puntland President opens Welfare Agency
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
source -
Garowe: Madaxweynaha Puntland oo maanta furay Hay'ada Daryeelka Bulshada Puntland...Warbixin Kooban... 21. maj 2009 Garowe(AllPuntland)- Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Dr. C/rixmaan Maxamed Faroole ayaa maanta markii ugu horeysay furay oo ka qeybgalay caleema saarka Hay'ada Samafalka ama Daryeelka Bulshada Puntland oo looga dhawaaqay magaalada Garowe. Munaasadan oo ka dhacday magaalada Garowe, waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha, Gudoomiyaha baarlamaanka, Wasiirada Puntland iyo Aqoonyahanada deegaanada Puntland oo hadalo ka jeediyey. Agaasimaha Hay'adan cusub ee Daryeelka Bulshada Puntland C/shakuur Maxamuud Cilmi (Gureey) ayaa sheegay in ay hay'adan wax-qabad muuqda ka sameyn doonto deegaanada Puntland, isagoo ka codsaday dadweynaha Puntland in ay la shaqeeyaan si loo gaaro horumar wanaagsan. Mr. C/shakuur wuxuu ka soo shaqeeyey Wasiirka Arimaha gudaha, Dowladdaha Hoose & Horumarinta Reer Miyiga ee Puntland Jen. C/laahi Axmed Jaamac oo madasha maanta ka hadlay ayaa sheegay in loo baahan yahay in la taakuleeyo Hay'adan si wax loogu qabto shacabka Puntland, wuxuuna sheegay in ay hay'adan noqon doonto mid bulshada Puntland meel-sare gaarsiisa. Wasiirka Caafimaadka ee Puntland Dr. Bashiir Cali Biixi ayaa hadal uu ka jeediyey Xafladii caleema saarka Hay'ada wuxuu shaaca ka qaaday in Hay'adan lugu soo beegay waqti muhiim ah, wuxuuna tilmaamay in ay howlo badan dhowrayaan, isagoo ku booriyey madaxda dowladda in gacan lasiiyo hay'adan si ay ugudato waajibaadka saaran ee ay uqaaday deegaanada Puntland. Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland Md, C/rishiid Maxamed Xirsi ayaa ku sheegay dhismaha Hay'adan mid horumar weyn u ah deegaanada Puntland, wuxuuna intaasi ku daray in uu uarko dhismaha hay'adan Isbadal weyn oo uu la timdi Xukuumada cusub ee Puntland, isagoo sheegay in uusan Maamuladii hore ka arag hay'adan oo kale. Gudoomiyaha ayaa kula dar-daarmay Madaxda Hay'adan in ay waxqabad muuqda sameeyaan kana faa'iidaystaan fursadaha qaaliga ah ee ay heysteen, si loo gaarsiiyo deegaanada Puntland horumar la taaban karo, isagoo sheegay in ay waliba Bulshada ubaahan tahay waxqabad deg deg ah oo dhinac walba ah, isagoo tilmaamay in ay dowlad ahaan garab istaagayaan hay'ada. Madaxweynaha Puntland Dr. C/rixmaan Maxamed Maxamuud oo xaflada soo xiray ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay dhismaha Hay'adan oo uu sheegay in ay wax weyn ka qaban doonto xaaladaha deegaanada Puntland ee dhinaca Bulshada, isagoo sheegay in Miisaaniyadii dhawaan ay meelmariyeen baarlamaanka Puntland ay howlaha bulshada dowladdu ugu talagalay lacagta ugu badan. " Dowladdu waxa ay dooneysaa in ay dadkeeda Puntland gaarsiiso horumar wanaagsan oo la taaban karo, waayo waxaad arkaysaan in ay dadkeenu ubaahan yihiin Horumar lama huraana waa in aan gaarno guulo la taaban karo, si dadkeenu unoqdaan kuwa dhinac walba horumar ka gaara" Ayuu yiri Madaxweynaha Puntland. Dhismaha Hay'ada Daryeelka Bulshada Puntland waa markii ugu horeysay oo la asaaso waxaa jiray isku dayo badan oo ay horay usameeyeen Aqoonyahano badan oo udhashay deegaanada Puntland, balse ay ku guuldareysteen, inkastoo ay waqtigan Xukuumada Madaxweyne Faroole dhistay hay'adaasi oo la rumeysan yahay in ay wax ka qaban doonto xaaladaha deegaanada Puntland. F. C. Geylan AllPuntland
-
Puntland delegation to conference on piracy return
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lool. You sound desperate adeer as usual. Puntland was invited, and is moving foreward. -
Puntland delegation to conference on piracy return
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Somalia's Puntland arrests 24 suspected pirates Compiled by Daily Star staff Wednesday, May 20, 2009 Listen to the Article - Powered by Security forces in Somalia's northern breakaway region of Puntland have arrested 24 suspected pirates off the coast, officials said Monday. The local governor, Muse Yusuf Gelle, said the arrests off the main city of Bosasso were among the first results of a unit launched earlier this month to combat piracy in the Aden Gulf. "At least 24 suspected pirates were arrested yesterday and today with five small boats and seven RPGs. The local security committee is investigating them," he told AFP by phone from Bosasso. "We have set up a local security committee. There are about 200 soldiers and ten vehicles taking part in the operations on land and offshore to eliminate piracy," he said. Local security officer Abdulahi Mohammad however said that smugglers running illegal migrants from Puntland to Yemen may be among the 24. Somali pirates have attacked more than 100 ships over the past year and hijacked dozens, often holding them for weeks before releasing them and their crews in exchange for a ransom. Most of the pirates who have turned the Gulf of Aden into some of the planet's most dangerous waters are based in Somali's Puntland. Speaking at an international conference on sea piracy Monday, Puntland's internal security minister Abdullahi Said Samatar said he was disappointed that more international help to create an effective coast guard had not been forthcoming. "We are fed up. We are frustrated," he briefed reporters in Malaysia. In April, Puntland president Abdel-Rahman Mohammad Farole outlined plans for an anti-piracy taskforce of 2,400 men, requesting international help. Donor countries had been reluctant to pour cash into home-grown anti-piracy programs, citing allegations that senior officials had stakes in piracy. Farole denied any such links in his or his predecessor's administrations. Puntland has already sentenced dozens of pirates handed over by foreign navies patrolling the Gulf of Aden. On Monday, Australian defense officials said that the Australian navy thwarted an attack by pirates on two merchant ships in the waters off Yemen. Crew members aboard the MV Dubai Princess raised distress signals Sunday night, claiming pirates were attacking their ship with rocket-propelled grenades and trying to board their vessel, Australia's Department of Defense said in a statement. The incident occurred about 170 kilometers south of Yemen, in international waters. Two Australian navy ships traveling nearby through the pirate-infested Gulf of Aden heard the distress signal and rushed to the Dubai Princess' aid. By the time the Australian ships arrived, another merchant vessel nearby was also being harassed by pirates, the defense department said. The pirates fled once the Australian warships were spotted, and no one was injured, Air Chief Marshal Angus Houston said in the statement. - AFP, AP -
Waftigii Puntland ee ka qaybgalay kulankii looga hadlayey Burcadbadeeda ee dalkaasi Malaysia oo dalka kusoo laabtay Posted to the MOL May 21, 2009, 10:42 am Waxaa maanta kasoo dagay garoonka diyaaradaha caalamigaa ee Banderqaasim international airport ee magaalada Boosaaso waftigii maamulka puntland uga qaybgalay shirkii looga hadlayey burcadbadeeda soomaalida ee lagu soo afmeeray dalkaasi malaysia. waftiga ayaa waxaa horkacayey wasiirka amniga ee Dowlad gobaleedka soomaaliyeed ee Puntland General Cabdulaahi siciid samatar waxaana kamid ahaa taliyaha ciidamada booliiska puntland iyo madax kalle . masuuliyiin ka tirsan maamulka puntland kan gobalka iyo degmada iyo dadweyne farabadan ayaa kusoo dhaweeyey waftiga garoonka kuwaasoo horay usu gayey waftiga maadaama ay ogaayeen imaanshiyahooda. waftiga ayaa waxaa la filayaa inay saxaafada uga warbixiyaan waxyaabaha kasoo baxay kulankaasi oo ay isugu yimaadeen dowlado waa weyn islamarkaana puntland ka mid ahayd maamuladii lagu casuumay iyo sidoo kalle doorka puntland ee shirkaasi. Rabiile Cabdikariin Gabanow Mudugonline.com Boosaaso
-
Puntland police security operations in Galkacyu + Bossaso
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^A valid point, it will take time but so far Puntland is moving in the right direction.