General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Wefidgan ayaa kulan kula qaatey Madaxweynaha Puntland mudadii uu ku sugnaa Caasimadda Puntland ee Garoowe, waxaana kulan kaas looga hadley, sidii midowga Yurub wax ula qaban lahaayeen Puntland, sidoo kale madaxweynaha Dawladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa warbixin balaaran wefdiga siiyey taas oo ku saabsan xaaladda Puntland iyo isbedelkii u danbeeyay, sidoo kale waxa wefdigu uu booqasho ku tegay Kuliyada Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Carmo, halkaas oo lagu tababaro Ciidanka Booliska Soomaaliya. [View with PicLens] Wefidga ayaa sidoo kale kulmo kala gedisan la qaatey dhamaan maamulada Gobolada,laamaha amniga iyo waxgaradka Puntland, kulamadaas ayaa ku soo dhamaadey guul iyo is faham. Ka hor intaan Ergayga gaarka ah ee Geeska Afrika Xildhibaan Pekka Haavisto aanu ka bixin Finland waxaa codsi u gudbiyey Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse oo ku sugan dalka Finland boqorka ayaa ka codsadey in ay booqasho ku tagaan Puntland isla markaasna wax la qabtaan maamulka Puntland. Safiirka Dalka Soomaaliya u fadhiya Finland Ambassador Cali Qasim ayaa door muhim ah ka qaatey sidii wefdigan uu ku tegi lahaa Puntland oo ka tirsan Dalwadda Federaalka. Isku soo duuboo waa markii u horeysey oo xildhibaan ka socda dalka Finland isla markaasna ah ergayga gaarka ah ee Geeska Afrika uu booqdo Dawladda Puntland ee Soomaaliyeed. Subscribe Now [/QB]
  2. Wefidga ayaa sidoo kale kulmo kala gedisan la qaatey dhamaan maamulada Gobolada,laamaha amniga iyo waxgaradka Puntland, kulamadaas ayaa ku soo dhamaadey guul iyo is faham. Ka hor intaan Ergayga gaarka ah ee Geeska Afrika Xildhibaan Pekka Haavisto aanu ka bixin Finland waxaa codsi u gudbiyey Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse oo ku sugan dalka Finland boqorka ayaa ka codsadey in ay booqasho ku tagaan Puntland isla markaasna wax la qabtaan maamulka Puntland. Safiirka Dalka Soomaaliya u fadhiya Finland Ambassador Cali Qasim ayaa door muhim ah ka qaatey sidii wefdigan uu ku tegi lahaa Puntland oo ka tirsan Dalwadda Federaalka. Isku soo duuboo waa markii u horeysey oo xildhibaan ka socda dalka Finland isla markaasna ah ergayga gaarka ah ee Geeska Afrika uu booqdo Dawladda Puntland ee Soomaaliyeed. Subscribe Now
  3. Ergayga Dalka Finland u Qaabilsan Geeska Afrika oo Booqasho Ku Tegay Puntland (Sawiro) August 14, 2009 · Comments (1) Pekka Haavisto oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Dalka Finland islamarkaasna ah ergayga gaarka ah ee u qaabilsan Finland Arimaha Geeska Afrika ayaa booqasho ku jooga Dawladda Puntland ee Soomaaliyeed. Pekka Haaviso waxaa booqashadiisa ku weheliyey Safiirka Dawladda Soomaaliya u fadhiya dalka Finland Ambassador Cali Qaasim. Booqashada Pekka Haavisto ayaa la xiriirta in uu u kuurgalo xaaladda Puntland, sidii dawladaha Yurub ay qayb uga qaadan lahaayeen dib u dhiska hay’adaha dawliga ah iyo deeqaha bini’aadanimo, isla markaasna waxa lagu wadaa in uu warbixin ku saabsan Puntland uu siiyo Baarlamaanka Finland. Wefidgan ayaa kulan kula qaatey Madaxweynaha Puntland mudadii uu ku sugnaa Caasimadda Puntland ee Garoowe, waxaana kulan kaas looga hadley, sidii midowga Yurub wax ula qaban lahaayeen Puntland, sidoo kale madaxweynaha Dawladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa warbixin balaaran wefdiga siiyey taas oo ku saabsan xaaladda Puntland iyo isbedelkii u danbeeyay, sidoo kale waxa wefdigu uu booqasho ku tegay Kuliyada Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Carmo, halkaas oo lagu tababaro Ciidanka Booliska Soomaaliya.
  4. Muqdisho:Al-Shabaab oo shaaca ka qaaday in bisha barakeysan ee Ramadaan ay Muqdisho ku dhameysan doonto dagaal iyo duqeymo 13. august 2009 Muqdisho(AllPuntland )Shiikh Cali dheere Afhayeenka A-shabaab ayaa shaaca ka qaaday in bisha Ramadaan ee barakeysan ay kooxdiisa laba laabi doonto dagaalada ay ka wadaan Muqdisho ee ay kaga soo horjeedaan dawladda. Afhayeenka ayaa sheegay in bisha Ramadaan oo ah bil cibaado ay xoogaga Shabaab ku qaadan doonaan dagaal 30-cisho . "Dad badan waxaa laga yaabaa in ay la yaaban markaan dhahno Ramadaan dagaal ayaan ku dhameysaneynaa ajir ayaan rabna shacabka ha dulqaataan inshaa'alaah guusha ayaaba dhawe" ayu yiri Afhayeenka Al-shabaab. Si kastaba waxagaradka Muqdisho ayaa aad ula yaabay sida bisha Ramadaan dagaal loogu afuri doono looguna saxuuran doono maadama ilaahey umadaha islaamka uu faray isu naxariisasho iyo cibaado. Ramadaanki hore waxaa magaalada Muqdisho ay ku dhameysatay dagaalo lagu soo aadin jiray xiliga saxuurta , waxaana sanadkan mar kale dadka Muqdisho nasiib u yeelan doonaan dhageysiga xiliga saxuurta madaaficda waaweyn hadii Al-Shabaab ka dhabeeyaan hanjabadooda. Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland
  5. Dagaalo culus oo ka socda Tuulo ka tirsan Mazaga-way iyo qeyb ka mid ah Isgaarsiintii Sh/Dhexe oo g'an Dagaalo xoogan ayaa ka soo cusboonaaday Tuulo ku dhow Deegaanka Mazaga-way ee Gobolka G/gaduud, waxaana dagaalka saameyn ku yeeshay deegaano dhowr ah oo u dhow tuulada lagu dagaalamayo oo lagu magacaabo Galcad. Sida ay sheegayaan wararka dagaalka ayaa ka dhex bilowday Maleeshiyaad deegaanka oo taageersan Ahlu Sunah Waljamaacah iyo Xarakada Alshabaab oo saaka weerar ku qaaday. Deegaanka lagu dagaalamayo ayaa ah xadka Gobolka Sh/Dhexe uu la wadaago G/gaduud, waxaana Isgaarsiinta qeyb ka mid ah Gobolka Sh/Dhexe tahay mid hawada ka maqan. Xarakada Alshabaab oo ka dagaal qaaday Degmada Ruunirgood ayaa la sheegay inay Hawada ka saareen Isgaarsiinta Degmadaas oo xiriirisa deegaano dhowr ah oo dhaca G/gaduud sida Mazaga-way iyo Galcad. Ilaa iyo hada waxaa aad u adag qasaaraha rasmiga ee ay geysanayaan dagaalada ku sii baahaya G/gaduud ee u dhaxeeya Ahlu Sunah iyo Shabaabka, waxaana ay ku soo beegmayaan xilli dhowaan dagaal uu ka dhacay Degmada Xeebta ku taal ee Ceeldheer. Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
  6. Culumaa’udiinka Ahlu Sunna iyo Xarakatu Shabaabul Mujaahdiin oo guulo ka sheegtay dagaal maanta ka dhacay deegaan hoostaga Galgaduud. Posted: 8/13/2009 2:07:00 PM Shabelle: DHUUSAMAREEB Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljaamaca iyo Xarakatu Shabaabul Mujaahdiin ayaa guulo kala duwan waxaa ay ka sheegteen dagaal maanta ku dhexmaray deegaan hoostaga Galgaduud. Afhayeenka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca Sheekh C/laahi Sheekh C/raxmaan Abuu Qaadi oo Caawa Bahda Warbaahinta shir ja’aaid u qabtay ayaa waxaa uu sheegay in dagaalkii maanta ka dhacay deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud uu ahaa mid lagu soo qaday ciidamada Maamulkooda. Waxaa uu sheegay Abuu qaadi in dagaalkaasi ay ku dileen sida uu sheegay 23 ka mid ah ciidamadii dagaalka kula jiray islamarkana ay haatan gacanta ku hayaan deegaankii maanta dagaalku uu ka dhacay. Dhinaca kale Afhayeenka Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Max’uud Raage oo ka hadlay dagaalkii maanta dhexmaray ciidamada dhaq dhaqaaqa Al Shabaab iyo culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud gaar ahaan deegaanka Galcad ayaa sheegay in dagaalkaasi dhinacooda ay ku guuleysteen islamarkaana ay la wareegeen gacan ku heynta deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud. Waxaa uu sidoo kale Sheegay Sheekh Cali Dheere in ay hub kala wareegeen sida uu sheegay ciidamada Culumaa’udiinka Ahlu Sunna ee kula dagaalamay deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud. Si kastaba ka ahaatee dagaalkii maanta ka dhacay deegaanka Galcad ayaan ilaa iyo hadda la ogeyn qaasaraaha dhabta ah ee uu geystay sababo la xariira is gaarsiinta deegaankaasi oo aad u liidata,waxaan ajirin ilo madax banaan oo kala xaqiijinaya cida sida rasmiga gacanta ugu heysa deegaankaasi. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
  7. Xarakatul shabaabul Mujaahidiin iyo Ahlu sunna oo Guulo ka sheegtay dagaalkii ka dhashay Galcad. Ceeldheer,(WNT):-Afh ayeenka Xarakatul shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Maxamuud Raage(Sheekh Cali dheere)oo Goordhaw shir Jaraa'id u Qabtay Idaacadaha Muqdisho ayaa sheegay in Guulo wax ku ool ah ka gaareen dagaaladii Maanta ka dhacay degmada Galcad ee Gobolka gal-gaduud. Sheekh Cali dheere ayaa sheegay in Ciidamada Al-shabaab la wareegeen Gacan ku haynta degmada Galcad isla markaana kooxihii ka horjeeda ka qabsadeen Hub aad u farabadan sida uu hadalka u dhigay. "allah ayaa Mahada iskaleh Mujaahidiinta gacanta ayay ku dhigeen Degmada Galcad iyaga oo ka qaniimeystay Hub Gaalada AMISOM ugu deeqeen kooxaha ashahaado la dirirka ah ee dagaalka kula jirnay"ayuu yiri sheekh Cali dheere. Sheekh Cali dheere ayaa intaasi ku daray in dagaalada sii wadi doonaan ilaa inta dalka laga sifeynayo kooxaha ka horjeeda. Sidoo kalena Afhayeen u hadlay Culuma'udiinka Ahlu sunna oo Lagu Magacaabo Sheekh C/llaahi Sheekh C/raxmaan ayaa dhinaciisa sheegay in guulo wax ku ool ah dagaaladii Maanta ka gaareen. Isaga oo intaasi ku daray in iminka Ciidamadooda gacanta ku hayaan degmada Galcad. Balse warar aynu ka helnay degmada ayaa sheegaya in wali dagaalo ka socanayaan isla markaana si dhab ah loo sheegi karin cida gacanta ku haysa. Xafiiska Wararka Waayaha.net,Nairobi- Kenya.
  8. Originally posted by Meiji: Anyways, Gaalkacyo is in trouble, may allah calm things down no matter what side the trouble is on. So what side is the trouble in Meiji?
  9. And when we look at history, so it was. And Barre used those weapons, supplied to him in part by the US, to wage a war of almost biblical proportion on his own people, from which Somalia has not recovered to this day. The Family doesn’t consider that a failure; they consider that God’s will for Somalia Thats disturbing...
  10. ^^^Dont give Sharif Hotel any new ideas lads.
  11. Newcastle got relegated right? Barcelona and its late captain Seefta did not support the game that was won by Kenya in the Sea cup nor respected many of the skills of Ibbi, Sharif Sakin and other light weights.
  12. ^^^Meiji, no Puntland site would hide a fighting in Galkacyu even if it was on the Galmudug side, they would report it. As for your news, back it up no site is reporting it and the one you listed is as fake as your claims. Anyhow the Wadaads were killed on the Galmudug side in Wadajir but you do not know Galkacyu right.
  13. ^^^Meiji clan wars can happen anywhere, though why you deny it took place yesterday between the armed militia of Sharif Hotel is beyond me. As for your news, no other site is reporting it, is it news or fabrication of the Mogadishu society media led by Meiji?
  14. Gaalkacyo: Madaxda dowladda Puntland & Bulshada Gaalkacyo oo maanta kulmay….Warbixin waxyaabihii laga wada hadlay…. 13. august 2009 Gaalkacyo(AllPuntlan d)- Sadexda Masuul ee ugu sareysa dowladda Puntland oo booqanaya magaalada Gaalkacyo ayaa maanta wada hadalo la qaatay dhinacyada Bulshada ee magaalada Gaalkacyo, isla markaasna waxa ay la hadlen dad badan oo ku dhaqan magaalada Gaalkacyo. Sadexdan Masuul iyo inta badan Golayaasha Wasiirada iyo Baarlamaanka ayaa dadweynaha tafaasiilaad dheeri ah ka siiyey xaaladaha ay kala kulmeen magaalada Gaalkacyo. Qodobada ay soo qaadeen Madaxda dowladda Puntland ayaa kala ahaa, Amaanka, Siyaasada, dagaalada ka socda Puntland meelo ka mid ah iyo qodobada kale oo khuseeya xaaladaha gaarka ah ee magaalada Gaalkacyo. Jeneraal C/laahi Axmed Jaamac (Ilka Jiir) oo ah wasiirka Arimaha Gudaha iyo dawladaha hoose ayaa ku dhawaaqay maanta in deg deg loo soo dhiso xubnaha golaha deegaanka ee Magaalada Gaalkacyo, isagoo ugu baaqay Beelaha oo dhan in ay 7 maalmood ku soo dhisaan xubnahaasi, oo uu sheegay in ay wax ka qaban karaan xaalada magaalada Gaalkacyo. Jeneraalka ayaa ku adkeeyey Isimada dhaqanka in ay dadka ay soo xulayaan aysan noqon kuwa aan laheyn Aqoon, isagoo tilmaamay in ay dadkaasi noqdaan kuwa buuxiya Sharuudo Adag oo horyaala ayna ka mid yihiin ugu yaraan in ay ka baxeen Jaamacaddo. Sharuudo badan ayuu soo bandhigay Wasiirka Arrimaha gudaha oo dhamaantood ah kuwa khuseeya dadka noqonaya Xubnaha golaha deegaanka ee Magaalada Gaalkacyo. Dhismaha golahan ka dib waxaa la diyaarin doonaa doorashada Duqa Magaalada Gaalkacyo, oo uu hada hayo Col. Axmed Cali Salaad, waxaana ay dad badan horumar wanaagsan uarkayaan in wax laga qabto xaaladaha maamul ee magaalada Gaalkacyo. Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/rixmaan Maxamed Maxamuud oo ka hadlay shirkan ayaa ugu baaqay dadka oo dhan in ay adkeeyaan amaanka iyo ilaaliyaana Siyaasada dowladda Puntland. Madaxweynuhu wuxuu sheegay in looga baahan yahay in laga wada shaqeeyo amaanka guud ahaan, isagoo cadeeyey in ay magaalada Gaalkacyo ka dhaceen falal badan oo amaan daro, isla markaasna ay hada dowladda Puntland qaaday talaabooyin wanaagsan oo ku jihaysan amaanka gobalka Mudug. Madaxweyne Faroole wuxuu sidoo kale Odayaasha Beelaha ugu baaqay in ay 7 maalin gudahood ku soo dhisaan xubnaha golaha deegaanka uga mid noqonaya, isagoo cadeeyey in sharuudo adag oo ay diyaarisay Wasaaradda Arrimaha gudaha, Dowladdaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyigu ay hor yaalaan dadka ka mid noqonaya Golahaasi. Madaxweynuhu wuxuu sidoo kale ugu baaqay Beelaha udhashay Puntland ee ku dagaalamaya meelo ka mid ah gobalka Bari in ay dagaalka joojiyaan, wuxuuna sheegay in loo baahan yahay in laga shaqeeyo horumarka iyo adkeynta amaanka, ee aan loo baahneyn in waqtigan dib loogu laabto dagaalo laga soo gudbay. Odayaal iyo Haween ka hadlay shirkan ayaa maanta Madaxda dowladda Puntland uga tacsiyeeyey dilkii Wasiirkii Warfaafinta Warsame Cabdi Shirwac iyo Geeridii ku dhacday Taliyihii ciidamada Booliska Puntland G/sare Muuse Axmed Saalax. Dhamaantoodna waxa ay ugu baaqeen Madaxda dowladda Puntland ugu sareysa in ay wadaan geedigooda ku aadan arrimaha Horumarinta iyo ka shaqeynta amaanka gobalada Puntland oo ay sheegeen in ay muhiimad weyn tahay in laga shaqeeyo. Sidoo kale waxa ay taageereen hadalkii Madaxweynaha dowladda Puntland uu ugu baaqay Beelo walaala ah oo ku dagaalamaya gobalka Bari in ay dagaalka joojiyaan ayna wax walba ku dhameystaan wada hadal, ayagoo sheegay in aysan waqtigan ay tahay waqtigii ay dadka Puntland ukaraar qaadan lahaayeen Horumar iyo Adkeysi amaan lagana baxay Qabaa'il isku dagaalid iyo waxyaabo kale oo ay ku sheegeen kuwa laga gudbay. Kulankaan ayaa maanta ayaa ahaa kii ugu horeeyey oo noociisa ah kana dhacay magaalada Gaalkacyo tan iyo markii ay Madaxda dowladda Puntland ugu sareysa ay tageen gobalka Mudug maalinimadii Khamiistii ee todobaadkii hore, halkaasi oo ay ka wadeen shirar kala gedisan oo dhamaantoodba ay guulo ka soo baxeen. F. C. Maxamed AllPuntland
  15. lool. After 7 months he is unable to travel to Jowhar or his playground and where he gained his experince but we should respect him going to Washington? Priorities lads. Your coach is crap and is being kept alive by the donations of FIFA or Walid Abdalla NSS player wants more funds for the TEAM
  16. ^^^Federal government got relegated while you thought you was in preseason, the problem with supporting a silly coach for no reason other than he was your fathers next door neighbour. Thus Barcelona & Valancia are way ahead of the Raal Madrid of Mexico.
  17. Originally posted by Mostapha Dualeh: looooooooooool@ Generalka. ''Barcelona of Faroole'' Barcelona are the best team in the World today. La Liga Champs, Champions League Champs, Copa Del Rey Champs. Puntland has had a terrible week. I cant see the resemblances. knalmtalkinbout ^^^Faroole is like Josep Guardiola, in a short time, he has assembled a great team of attacking players, led by Gen Ilka Jiir with Dr Bixi on the wing and others have a profound attacking style, Faroole is a deeply thoughtful coach who encourages his team and fans with painting the big picture, like the Chelsea game they [barcelona or Puntland] is having issues with the deeply defensive nature of Galkacyu and the bad pitch. Hopefully if the Galkacyu game goes to extra time Faroole will have enough fresh legs from Garowe & Bossaso to change the game.
  18. ^^^Thiery that’s when you lose the plot, we are discussing the performance of your coach and team, its abysmal, absolute crap. The old coach and all his former admirers are laughing at the nonsense that is Hotel FC. Compare it to the old team and even other major teams such as Barcelona of Faroole and the Valencia of Riyaale, you will see a stark difference in quality and tactics you have competent teams with their own game plans. Here you have a deluded man and his gullible clan cheerleaders, adeer the whole season is 2 ½ years and thus you say 7 months of it is pre season? You are as smart as your coach and hence will give you a pass.
  19. ME: Adeer first man up and then talk to the Duke, you keep crying like a child. Why are you even in this thread?
  20. The navy is coming Thiery the problem here is no matter how much you blame the former coach who retired from the game, you can not excuse the poor performance of your team. They have lost all the games they have played in the last 7 months. The new coach is clueless he does not even know the difference between a friendly and a title game. He lost the sea cup to Kenya, the Shiekh cup to Xasan Dahir, His playing ground to Al Shabaab [/b] His team has no training ground, no tactics and the money he spent has got him no where it’s the old coaches African subs who are now Sharif hotels main team, great defending but the game is being played in their penelty. Give us a break we have seen the training for the “Navy” now you will tell us they have an air force.
  21. ^^^He is also decorated, but why does he care so much if they met or not?
  22. Real Madrid my ****, real purcahsed the "best players" in the world, Our hotel is giving money away on bad decisions. Sharif Hotel purchased, Sharif Xasan, Ibbi, Abdi Shakur, all have two left feet and gave the ball away to many times to Kenya on their first game. They thought it was a friendly while Kenya was playing for a big prize and won the sea cup.
  23. Originally posted by NinBrown: leave accrington out this mate... Well his team is not Liverpool I tell ya.