General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
WHICH COUNTRY IN AFRICA HAS THE MOST BEAUTIFUL WOMEN?
General Duke replied to Ismahaan's topic in General
stuning pic reminds me -
Former governor of Mudug attacks government
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The ***** is incriminating himself. -
Mogadishu: Al Shabaab 'is buying govt weapons'
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Muqdisho: Hubka oo qeymihii ugu sareeyey ka gaaray Suuqyada Muqdisho. 10. august 2009 Muqdisho(AllPuntland )- Qeymaha lugu kala Iibsado hubka ayaa ka gaaray caasumada Soomaaliya qeymihii ugu sareeyey, markii magaaladaas ay ku soo siyaadeen xiisado dagaal oo ay wadaan dhinacyo kala gedisan. Hubka ayaa gaaray meeshii ugu sareysay, waxaana Suuqa Cirtoogtaha loo yaqaano ee lugu Iibiyo hubku uu noqdo mid mashquul badan oo ay dhinacyadu wax ku kala Iibsanayaan. Dowladda Soomaaliya oo dhawaan heshay kaalmo Milateri oo ay ka heshay dowladda Mareykanka ayaa kaalmadaasi qaarkeed ay gashay Suuqyada caasumada Soomaaliya ee dhinaca hubka ah, ayadoo Suuqa Cirtoogtaha la geeyey hub badan oo Casri ah oo aysan dadku horay ugu arag Soomaaliya. AK-47 qoriga la yiraahdo oo ah kuwa ugu badan ee ay isticmaalaan dadka Soomaaliyeed, ee dagaalamaya ayaa aad ugu soo badanaya gudaha Caasumada Soomaaliya, waxaana ay yihiin kuwa casri ah oo markii ugu horeysay qaarkood lugu arkay dalka. DF ayaa beenisay in ay ciidamadeedu ay hubkaasi galiyeen Suuqyada caasumada Soomaaliya, waxa ayna sheegtay in aysan waxba ka jirin wararkaas oo ay hubkaasi magaaladaasi soo galiyeen dhinacyo kala gedisan. Mucaaradka iyo Muxaafidka dowladda Soomaaliya ayaa bilaabay dadaalo ay ku doonayaan in ay ku huriyaan dagaal culus oo ka qarxa gudaha dalka Soomaaliya, gaar ahaana deegaanada ay dhinacyadan isku hayaan oo kuyaala Waqooyiga Caasumada. F. C. Maxamed AllPuntland -
Somalia: Al Shabaab 'is buying govt weapons' 11 Aug 11, 2009 - 9:40:06 AM MOGADIHSU, Somalia Aug 11 (Garowe Online) – The business of selling arms at Mogadishu's Cirtoogte ("Sky Shooter") market is brisk. The weapons that the U.S. government donated to the Somalia’s Transitional Federal Government (TFG) is being sold in the market, according to one trader who asked Garowe Online to be quoted anonymously. "The TFG weapons on sale are light weapons. We bought the weapons from officers of the TFG at very steep price, and we sell them at higher price because anti-TFG forces such Al Shabaab buy the weapons," says the Cirtoogte market trader. In July, the U.S. government gave the struggling TFG arms to defend itself against Al Shabaab and Hizbul Islam insurgent forces. A spokesman for the U.S. State Department stated the his government had given the TFG "40 tons of arms." Traders at Cirtoogte market told Garowe Online that the new weapons on sale at the market are from the Villa Somalia presidential palace. The TFG has not so far commented on allegations that government weapons are on sale at Mogadishu's Cirtoogte gun market. Allegations that government weapons were being bought by the insurgents could not be independently verified. Last week, the U.S. government reiterated its strong support for the TFG in a meeting between Somali President Sheikh Sharif Ahmed and the U.S. Secretary of State, Ms. Hillary Clinton, in neighboring Kenya. The talks were aimed at shoring up support for the struggling TFG, which is at risk of being toppled by insurgents. Source: Garowe Online
-
Galkacyu: President Faroole names a new governor hope for change
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The city of Galkacyu, the second city of Puntland and a city on the tactonic plates of Somali politics. The fact that a minister was killed [a first] in the 11 year history of Puntland. The fact that the government had to answer this attack has meant that Faroole has to be fair and firm, its not enough that the former governor is sacked, he needs to answer a number of vital questions. How things have been Galkacyu has seen a decade of peace and a transformation in its growth, sadly it has not had the government it deserves, however things are changing. Even before the death of Seefta-Bananka those who love Galkacyu and its main staekeholders are working to bring about change. It has always been the power base of Yusuf Yey, his family hold a great deal of power in terms of numbers, guns and business and thus it was always his fortress in Puntland state. The peace agreement signed in 1993 by the two communities of Mudug has held without any war and thus far both clans are willing to move forward. Progress thus far Faroole has made a nice move, his minister and ally in the region has been killed, its up to the admin to respond and not the clan. Thus far he has responded, but we need more and insha Allah hope he brings it. After alll he is the leader of the whole state and not just Garowe. -
Galkacyu: President Faroole names a new governor hope for change
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
It's in the hands of the security forces. What's important is the root cause of the problem and that's the insecurity and the corruption of the admin. Faroole has started well he needs to do more. -
Gaalkacyo: Madaxweyne Faroole oo xilkii ka qaaday G. gobalka Mudug & Gudoomiyaha oo ka jawaabay. 11. august 2009 Gaalkacyo(AllPuntlan d)- Madaxweynaha dowladda Puntland ee Soomaaliya C/rixmaan Maxamed Maxamuud ayaa shaqadii ka cayriyey gudoomiyaha gobalka Mudug Cabdi-Nuur Maxamed Diiriye (Geeseey), isagoo mudooyinkii ugu dambeeyey lugu eedaynayay in uu ku lug ku lahaa Mashaakilaad ka dhacay gobalka Mudug. Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa ku sababeeyey xilka qaadistan in uu Geeseey maalmihii ugu dambeeyey ku jiray falal ka soo horjeeda dowladdiisa, wuxuuna cadeeyey in lugu eedeeyey gudoomiyaha gobalka Mudug in uu ka dambeyeey falal kala gedisan oo ku aadan hurinta colaad. Madaxweyne Faroole ayaa shaqada Gudoomiye-nimo si KMG ah ugu wareejiyey gudoomiye kuxigeenka koowaad ee gobalkaMudug Beyxaani Axmed Barre, isagoo ku amray in deg deg uu qabto shaqooyinka dowladda. Dhinaca kalena Gudoomiyaha shaqada laga qaaday C/Nuur Maxamed Diiriye ayaa soo dhaweeyey xil ka qaadista lugu sameeyey, isagoo beeniyey in uu wax lug ah ku leeyahay arintii lugu dilay Wasiirkii Warfaafinta ee dowladda Puntland Warsame Cabdi Shirwac oo ay Arbacadii Maleeshiyo hubeysan ku toogteen gudaha magaalada Gaalkacyo. F. C. Maxamed AllPuntland
-
MashaAllah , congtats to the whole family and inshallah khair.
-
Galkacyu: Puntland declares emergency law on city
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^The people of Mudug as a whole are fed up with war and have moved to a better position in terms of their thinking. They are tough folks, but the problem in Galkacyu is not between the communities but between the Law & criminals. -

Galkacyu: President Faroole to make his move
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
He has made a great move already, Hotel Taar is part of the city of Galkacyu controlled by the Puntland admin. Now as for a few comments made, Galkacyu is a central part of the state of Puntland, and no the people of Galkacyu dont have any issues with the current admin and have many members of the admin including a number of ministers, just like in Cade days and the speaker of Parliment is also from Mudug & Galkacyu is its capital. So far the Military & Police have crackdown on crime and the curfew has worked well. -
Galkacyu: Puntland declares emergency law on city
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The government is doing well thus far and there is an overhawl of he admonstaration of the city. The problem is not between the two comunities but the culture of incompetence that has been festering over the last few years. Galkacyu Puntland has nearly 400,000 population and is one if the largest cities in Somalia. Faroole has an opportunity to transform te city and he is making the right move. -

Mogadishu: 5 Civilian killed in latest mortar attacks
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Muqdisho:War deg deg ah Madaxweynaha oo dib ugu laabtay Muqdisho iyo madaafic lagu soo dhaweynayo oo madaxtooyada ku socota 8. august 2009 APL Tool Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email Print This Article | Daabaco warkaan Muqdisho:Madaxweynah a Soomaliya aya goor dhaw waxaa uu ka dagay garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho markii uu ka dhoofay garoonka Joma Kenyaata ee dalka Kenya oo uu laba cisho joogay. Madaxweynaha ayaa markii u galay qasriga madaxtooyada waxaa ay bilaabeen xoogaga mucaaradka duqeyn madaafic ah oo hoobiyaal ahaa, Ciidamada Amisom ee ilaalada ka ah madaxtooyada ayaa jawaabo ku ridaya suuqa bakaaraha oo ay tuhmayaan in madaaficda ay ka soo dhaceyso. Khasaaraha lama oga wali madaaficdana waa socdaan. Xafiiska Muqdisho AllPuntland kala soco wixi soo kordha -
Galkacyu: Puntland declares emergency law on city
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxda Puntland oo Bandow Ku Soo Rogay Gaalkacyo. August 8, 2009 · Comments (2) M.M Odowa Horseed Media. Madaxda Dowlad Goboleedka Puntland, ayaa Bandow ku soo rogay Magaalada gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, waxana uu bandowgaasi ka dambeeyay kadib markii dhawaan Magaaladaasi lagu dilay wasiirkii warfaafinta Puntland Warsame Cabdi Shirwac ( Seefta Banaanka). Bandowgan, ayaa ka billaabanaya sideeda fiidnimo (8:00PM) sida ay sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Puntland oo shir Jaraa’id maanta ku wada qabtay Magaalada Gaalkacyo. Shirkaan Jaraa’id oo ay ka qaybgaleen Madaxwayneha dowlad Goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole, Madaxwayne Ku xigeenka, Guddoomiyeha Degmada ee Puntland iyo Madax kale oo ka tirsan labada gole ee dowlada Puntland, ayaa waxa saxaafadda la hadlay Wasiirka amniga Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland C/laahi Saciid Samatar. “Waxa nala joogga Madax ka tirsan Puntland oo uu hoggaaminayo Madaxwayneha Puntland iyo Madaxwayne ku xigeenka, waxana ka mid ah madax kale oo badan iyo saraakiil ciidan waxana ay dhamaantood u yimaaden sidii loo aasi lahaa wasiirkii warfaafinta Puntland, wuxuna dhintay isagoo howshiisa ku jira waxana jira qalqal magaalada ka jira waxana ka horeeyay dilal loo gaystay dad waxtar leh oo birimagayda ah, Magaalada Gaalkacyo oo ah Magaaladii labaad ee Puntland waxan go’aansanay inaan sidaas looga harin gacan ku dhiigalayaashii oo la soo qabto, dadwayneha waxan ka codsanaynaa in ay gacan siiyaan Ciidamada sidii sharuucdaasi loo fulin lahaa, laga billaabo caawa Magaalada waxa lagu soo rogay xaalad deg deg ah waxayna ka billaabanaysaa sideeda habeenimo, iyadoo socon doonta illaa afarta Subaxnimo”. ayuu yiri wasiirku. Wasiirka, ayaa sheegay in xaalada deg dega ah ay ka dhici karto aduunka oo dhan Islamarkaana ay ku shaqa leeyihiin Ciidamada amaanka si loo xaqiijiyo amniga goobta ay dhibaatadu ka jirto,waxa uuna digniin culus u jeediyay shacabka ku dhaqan Magaalada Gaalkacyo oo uu yiri,”Cidii lagu arko iyadoo socota xiliga Bandowga, Ciidamadu amarbey u qabaan inayn qabtaan oo ay gacanta ku dhigaan, haddii uu isku dayo inuu dhaga’adaygana amarbay u qabaan Ciidamadu in ay tallaabo qaadaan”. “Wasiirka amniga Puntland, ayaa intaasi ku daray in xitaa aan la ogolaan karin socodka gaadiidka”,labadaasi arrimood, ayaa ugu qatarsan waa in aysan dadku ku xad gudbin awaamiirta oo ay u hoggaasimaan sharciga waana in ay gacan siiyaan Ciidamada waayo waa Ciidamadoodii” ayuu yiri mar kale. Wasiirka ayaa sheegay in aan Magaalada lagu dhex wadan karin gaadiidka Muraayadaha Bensolka leh iyo kuwa aan Taargada lahayn, waxa uuna sheegay in cidii arrimahaasi lagu arko la qabanayo sharcigana lala tiigsanayo. Ugu dambeyntii waxa kulanka Maanta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee lagu qabtay shirka Jaraa’id, ka qaybgalay Madaxwayneha Maamul goboleedka Puntland oo si fiican ugu ganacsanaa amaradan waxana tani ay ka dambeysay, dilkii waxuushnimada ahaa ee rag ku labisan dareyska tuutaha ay shantii bishaan ku toogteen Wasiirkii warfaafinta Puntland ALLE HA U NAXARIISTEE Warsame Cabdi Shirwac “Seefta banaanka”. Lama oga sida ay Maamulka Madaxwayne Faroole ugu guuleysan karaan in ay si deg deg u soo qabtaan gacan ku dhiiglayaashii ka dambeeyay dilka Wasiirka, hase yeeshee waxa Maalmaha soo socda kala cadaan doona tallaabada Xukuumaddu ay qaadato, ,iyadoo aan la ogayn waxa ammaanka Magaalada Gaalkacyo uu ka bedeli karo Bandowgani cusub, iyadoo la xasuusan yahay in Magaaladasi dhinaca koofured aysan hoos tagin maamulka Puntland. Source: Horseed Media -

Gaalkacyo(AllPuntlan d)- Gudiga Amniga Qaran Puntland ayaa ku soo rogey magaalada Gaalkacyo xaalad deg deg ah, markii uu faraha ka baxay amaanka magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug. Gudiga amaanka ayaa xaaladan deg deg ah waxa ay ucuskadeen xeerar kala gedisan oo ay ugu horeeyaan sugida amaanka iyo sidii wax looga qaban lahaa amaanka magaalada Gaalkacyo oo faraha ka baxay mudooyinkii ugu dambeeyey. Wasiirka Amniga ee Puntland Jen. C/laahi Siciid Samatar ayaa kaga dhawaaqay talaabadan Hotelka ay degan yihiin Madaxda dowladda Puntland, wuxuuna sheegay in sidoo kale bandow uu jiro kaasoo bilaabaya 08:00 Habeynimo ee saacada Soomaaliya, isla markaasna ay qaban doonaan cid kasta oo waqtigaasi socod ku jirta. Wasiirka ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in ay gudigu go’aan ka gaari doonaan xaaladaha magaalada Gaalkacyo oo ay ugu horeeyaan qaabka amaanka wax looga qabanayo, wuxuuna cadeeyey in ay ciidan badan ku soo kordhiyeen magaalada, kaasoo toos ubilaabaya qorshaha Bandowga iyo xaalada deg deg ah. Qaadashada Hubka, socodka dadka iyo gaadiidka, gadida Khamriga & dhamaanba waxyaabaha maanka dooriye, Bacaha lugu xiro Muraayadaha ee loo yaqaano Person-ka iyo qodobo kale ayaa lugu mamnuucay xaaladan deg deg ah. Taliye kuxigeenka ciidamada Booliska Puntland G/sare Cumar Saalax (Canjeex) ayaa sheegay in ay ciidamadu qaadi doonaan fulinta amaradii ka soo baxay gudiga amaanka ee dowladda Puntland, isagoo ugu baaqay Dadweynaha in ay daganaansho muujiyaan lana shaqeeyaan ciidamada amaanka. Madaxweynaha dowladda Puntland ee Soomaaliya Dr. C/rixmaan Maxamed Maxamuud ayaa dhisay gudiyo kala ah, gudiga amaanka Qaranka, gudiga howlgalinta ciidamada iyo gudiyo kale oo dhamaantood ka shaqeynaya amaanka magaalada Gaalkacyo. Gudiyadan waxaa la shaqeynaya gudiga Amniga gobalka Mudug oo horay ujiray, waxa ayna dowladda Puntland shaaca ka qaaday in ay waxyaabo badan ka qaban doonto gobalka Mudug oo noqday gobal ay inta badan ka dhacaan falal badan oo amaaro daro, isla markaasna ay ku wada nool yihiin dad badan. F. C. Maxamed AllPuntland, Hotelka Taar City

Gaalkacyo(AllPuntlan d)- Gudiga Amniga Qaran Puntland ayaa ku soo rogey magaalada Gaalkacyo xaalad deg deg ah, markii uu faraha ka baxay amaanka magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug. Gudiga amaanka ayaa xaaladan deg deg ah waxa ay ucuskadeen xeerar kala gedisan oo ay ugu horeeyaan sugida amaanka iyo sidii wax looga qaban lahaa amaanka magaalada Gaalkacyo oo faraha ka baxay mudooyinkii ugu dambeeyey. Wasiirka Amniga ee Puntland Jen. C/laahi Siciid Samatar ayaa kaga dhawaaqay talaabadan Hotelka ay degan yihiin Madaxda dowladda Puntland, wuxuuna sheegay in sidoo kale bandow uu jiro kaasoo bilaabaya 08:00 Habeynimo ee saacada Soomaaliya, isla markaasna ay qaban doonaan cid kasta oo waqtigaasi socod ku jirta. Wasiirka ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in ay gudigu go’aan ka gaari doonaan xaaladaha magaalada Gaalkacyo oo ay ugu horeeyaan qaabka amaanka wax looga qabanayo, wuxuuna cadeeyey in ay ciidan badan ku soo kordhiyeen magaalada, kaasoo toos ubilaabaya qorshaha Bandowga iyo xaalada deg deg ah. Qaadashada Hubka, socodka dadka iyo gaadiidka, gadida Khamriga & dhamaanba waxyaabaha maanka dooriye, Bacaha lugu xiro Muraayadaha ee loo yaqaano Person-ka iyo qodobo kale ayaa lugu mamnuucay xaaladan deg deg ah. Taliye kuxigeenka ciidamada Booliska Puntland G/sare Cumar Saalax (Canjeex) ayaa sheegay in ay ciidamadu qaadi doonaan fulinta amaradii ka soo baxay gudiga amaanka ee dowladda Puntland, isagoo ugu baaqay Dadweynaha in ay daganaansho muujiyaan lana shaqeeyaan ciidamada amaanka. Madaxweynaha dowladda Puntland ee Soomaaliya Dr. C/rixmaan Maxamed Maxamuud ayaa dhisay gudiyo kala ah, gudiga amaanka Qaranka, gudiga howlgalinta ciidamada iyo gudiyo kale oo dhamaantood ka shaqeynaya amaanka magaalada Gaalkacyo. Gudiyadan waxaa la shaqeynaya gudiga Amniga gobalka Mudug oo horay ujiray, waxa ayna dowladda Puntland shaaca ka qaaday in ay waxyaabo badan ka qaban doonto gobalka Mudug oo noqday gobal ay inta badan ka dhacaan falal badan oo amaaro daro, isla markaasna ay ku wada nool yihiin dad badan. F. C. Maxamed AllPuntland, Hotelka Taar City -
Galkacyu: President Faroole to make his move
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Rudy adeer , it seems this is another topic that is bigger than your comprehension. I am unable to make every topic so simple so you can understand it. Dhabshid, he is doing well thus far and inshallah will get this right. The whole population is supporting the state. -
Galkacyu: President Faroole to make his move
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Rudy thanks for the attempted humour, let me remind you this the politics section go to thr Jokes section. Also kindly don't make silly comments here this is serious lad. -
Will Sharif Hotel shake hands with Kiss Mrs Clinton ? Have your say
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^ This thread has served it's purpose and Sharif Hotel has shaken the ladies hand. Mr society of Mogadishu and other confused folks are not adding anything new to it, also highlight what the man has done thus far and don't blame a retired old warrior who hS left a peaceful state which covers 1/3 of Somalia, while your leaders can't bring peace to a single village nor the capital of Somalia for over 20 years. Meiji we have people like you in the US they are called "Birthers" they make all sorts of noise and only waste our time. Thus do t waste our time lad. -
Galkacyu: President Faroole to make his move
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Great men are made in times of difficulty. Faroole has a chance to remake Puntland as a whole. Galkacyu city is one of the most important urban centers in Somlia it has been neglected for a long time. Now so far his moves have been good, he needs to avoid any talks of mediation or negotiations. This is a criminal case, the killing of a minister by some clan vagabonds. They must be hunted down and then executed. The law should be above any sub clan. He also needs to fire the whole admin and give thr city a new caretaker government. Also arrest the former governor as he is a prime suspect. I wish you well my Presidnet and hope you do well. -
Somalia: The Armed Opposition vs. AMISOM [Analysis] 7 Aug 7, 2009 - 2:20:20 PM By: Dr. Michael A. Weinstein On July 12, forces allied with Somalia’s Transitional Federal Government (T.F.G.) launched an offensive against its armed Islamist opposition, which a week earlier had succeeded in driving the T.F.G. back to small areas of Somalia’s official capital Mogadishu that are protected by an African Union peacekeeping mission (AMISOM). The offensive, which saw for the first time AMISOM forces in the streets moving proactively against the opposition and providing at least back-up support to the T.F.G. fighters, initially gained back much of the territory that had been recently seized by the opposition. The T.F.G.’s president, Sh. Sharif Sh. Ahmad, immediately declared a “historic victory.” Then AMISOM withdrew to its bases and the T.F.G. “victory” was reversed as its forces retreated and the opposition moved back in. AMISOM, which is obviously the only support preventing the T.F.G.’s extinction, was quick to deny that it had overstepped its United Nations peacekeeping mandate by moving proactively and becoming a combatant on one side of a civil conflict. AMISOM’s spokesman, Maj. Barigye Ba-Hoku, explained that its forces had been attacked and had “pre-empted” future attacks by “securing supply routes.” He denied that AMISOM had engaged in “active combat,” saying, instead, that it had made a “show of force” in self-defense. It all fell within AMISOM’S mandate, he said. Then Ba-Hoku seemed to flip his rhetoric, asserting that from then on AMISOM was “allowed to go to all parts of Somalia,” including key cities held by the armed opposition. Since July 12, AMISOM has not engaged in “peace enforcement” or “shows of force,” and the situation in Mogadishu has reverted to what it was before then – a T.F.G. encircled by the armed opposition that is composed of the Harakat Al-Shabaab Mujahideen or Youth Mujahideen Movement (Y.M.M.) and Hizbul Islam (H.I.), with AMISOM tanks the only barrier to an opposition takeover. Although armed clashes have continued, they have not substantially changed the balance of power in Mogadishu. Both sides – AMISOM and the armed opposition – are frozen in place; it is not the T.F.G. that the armed opposition wants to defeat but its protectors. The T.F.G. has already been defeated. AMISOM is in a severely compromised position. It and its African Union sponsors and favorable regional states have repeatedly called for the expansion of its mandate to include peace enforcement. That call has not been answered by the international coalition of donor states and organizations that recognize and claim to support the T.F.G. – the U.N., the United States, the European Union, and Western European powers that hold the purse strings and legitimacy card tightly in their hands. The refusal of the international coalition, which gets its dominant influence over the A.U. by opening and closing the money spigot, to resolve the battle for Mogadishu by force has left AMISOM locked into a restricted perimeter and in a state of siege. AMISOM is a casualty of the international coalition’s policy. How long will it be politically and perhaps militarily sustainable for AMISOM to remain in Mogadishu.? The armed opposition understands AMISOM’s situation and has based its strategy on it. The stand-off in Mogadishu has allowed the armed opposition to regroup, re-arm and consolidate in preparation for an attack that would be aimed at breaching AMISOM’s lines. If such an attack were successful, if not in routing the peacekeepers, then in demonstrating their vulnerability, the opposition would have changed the balance of power decisively. AMISOM also understands its predicament full well. Although its force of between four thousand and five thousand troops from Uganda and Burundi can defend key infra-structure, government installations and supply routes, it could not enforce peace throughout Mogadishu, even if given the mandate. Uganda has said that 16 to 20 thousand forces would be needed for that. On August 4, Ugandan Army land forces commander, Lt.-Gen. Katumba Wamala said that AMISOM was “waiting for the green light” from the U.N. Security Council to attack the Y.M.M. Outgoing U.N.S.C. president, Ugandan diplomat Rukuhana Rugunda, responded that an enhanced mandate for AMISOM was not on the Council’s agenda. AMISOM clarified that its forces would only go on the attack if the mission were taken over by the U.N., which is very unlikely to happen. As the opposition sharpens its knives and the international coalition ties AMISOM’s hands behind its back, the coalition has diverted itself by pursuing a half-hearted strategy of “capacity building” of the T.F.G.’s armed forces, through training and material support; and increased support for AMISOM. A tactical rift has appeared between the E.U., which believes that present T.F.G. militias are unfit to receive weapons directly, and the U.S., which has already supplied forty or more tons of light weapons to the T.F.G. and is likely to give more. The Europeans argue that current T.F.G. forces are likely to carry their weapons back to their clans, sell them to the opposition or on the arms market, or even join the opposition. On July 16, A.U. special representative to Somalia, Nicolas Bwakira, said that A.U. officials were “alarmed at the high ratio” of trained T.F.G. troops “returning to clan-based warfare immediately.” The Europeans prefer a “multi-layered” approach that would take time, which AMISOM does not have. Washington likes a quick fix that ends up in its throwing good money after bad. Washington’s self-made predicament was precisely described by a “Western diplomat” who was interviewed by Mike Plantz of Great Britain’s Daily Telegraph newspaper and said that although the T.F.G. needs military support, if Washington provides it, then the Y.M.M. will get stronger by appealing to Somali nationalism and casting the T.F.G. as a stooge of colonialists and foreign anti-Muslims. “It’s a vicious circle,” said the diplomat. As Washington agonizes over its dilemma and is stricken with what psychologists call “hesitation neurosis,” the other members of the international coalition look on and dabble in capacity building. AMISOM remains stopped at the red light. How long can the international coalition expect AMISOM to hold on in its present form? How long can the international coalition keep leaning on AMISOM? Cracks have begun to appear in AMISOM’s lead contributor, Uganda. On August 3, Uganda’s major opposition party, The Front for Democratic Change (F.D.C.), came out formally for the removal of Ugandan forces from Somalia. Its chairman, Dr. Kiza Besigye argued that AMISOM was no longer a peacekeeping operation, but had become involved in a “civil war” at the behest of “other selfish states.” Besigye counseled Uganda’s president, Yowahari Museveni to devote himself to “peace efforts” in Somalia. On April 6, Uganda’s major independent newspaper, The Monitor, published an editorial calling for withdrawal of international support for the T.F.G. and the removal of AMISOM from Somalia. Following in the line of the “vicious circle” diagnosis, the editors argued that U.S. support for the T.F.G. is “only making Somalia a more attractive destination for radical Islamists.” What is to be done, said the editors, is to leave Somalis to themselves. Presenting the hypothetical that the Y.M.M. and H.I. take over Somalia (the international coalition’s nightmare), the editors argued that getting rid of the T.F.G. and Sh. Sharif would probably end up allowing clan interests to emerge and render an Islamist regime at least ineffective. Less likely would be the emergence of a “rogue” Islamist state in Somalia. Should that happen, said the editors, a military invasion of Somalia by East African states “is still a better proposition than open-ended support of the T.F.G.,” which perpetuates a “religious war which obscures the political contest underneath.” Whatever their present political clout might be in Uganda, the F.D.C.’s and The Monitor’s analyses indicate at the very least divided opinion in Uganda’s political class about the country’s continued participation in AMISOM. How long will Museveni be able to carry the AMISOM millstone around his neck? Analysis From the standpoint of rudimentary political analysis, the analyses of the F.D.C. and The Monitor are accurate. AMISOM is involved as one of the two major participants in a civil war and is being used as a pawn in the service of the failed strategy of the self-interested international coalition. AMISOM did not bring this situation on itself; the situation has been forced upon it. On May 14, after AMISOM’s “proactive” move, Y.M.M. spokesman Ali Dhere announced a “second phase” of the “war,” which would have “deadlier consequences.” The centerpiece of the second phase would be an insurgency against AMISOM of the same kind that it had undertaken against the Ethiopian occupation of Somalia (wearing it down). “The war methodology has given us positive results and we are going to repeat it,” said Ali Dhere. The Monitor gets to the heart of the matter in its judgment that support of the T.F.G. by the international coalition perpetuates a religious war that obscures and distorts the underlying clan political divisions in Somalia. Where the editors are most perceptive is in realizing that it is too late to uproot the Islamic political formula as the discourse of all domestic Somali actors. Thus, the editors argue that Somalis should be left to sort out their conflicts themselves, regardless of consequences – a position that goes beyond the confines of analysis. That is not to say that AMISOM is simply an innocent victim of the international coalition. Uganda’s and Burundi’s leaders made a political calculation that they would win the favors of the international coalition and would receive adequate support for the mission – the same mistake that Ethiopia’s prime minister, Meles Zenawi, made when Washington gave him a “green light” to invade and occupy southern and central Somalia at the end of 2006, in order to defeat the Islamic Courts, some of the factions of which now form the armed opposition. Zenawi ended up complaining that the international coalition was whipping and starving the Ethiopian horse, and withdrew his forces at the end of 2008. Only AMISOM was left. What is to become of AMISOM? The armed opposition expects it to be worn down and weakened so as to become vulnerable to attack. The international coalition is unlikely either to back up its rhetoric with muscle or to pull the plug on the T.F.G., thereby prolonging a stop-gap measure until AMISOM cannot or will not take it anymore. “Capacity building” is a policy of deferral. It is a euphemism for beating the AMISOM horse. Report Drafted By: Dr. Michael A. Weinstein, Professor of Political Science, Purdue University weinstem@purdue.edu