
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
JB: Yup adeer your true colours were always clear to me, its just some novices here thought you was a good secessionist.
-
JB: Yup adeer your true colours were always clear to me, its just some novices here thought you was a good secessionist.
-
^^^Keep it up Mr JB, your true colours are coming out.
-
^^^Keep it up Mr JB, your true colours are coming out.
-
^^^So the secessionists are now insulting the Garad of SSC, and calling him a refugee? Thats when things get interesting lads.
-
^^^So the secessionists are now insulting the Garad of SSC, and calling him a refugee? Thats when things get interesting lads.
-
Gudoonka Barlamanka oo sheegay in aan dib loo furi Karin heshiiskii badda ee wadamada Soomaaliya iyo Kenya. Posted: 10/15/2009 5:02:00 PM Shabelle: MUQDISHO Gudoonka sare ee Barlamanka KMG ee Soomaaliya ayaa sheegay in aan dib loo furi Karin heshiiskii dhinaca badda oo ay horay u kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Kenya. Shir gudoomiyahaasha kulamada Barlamanka KMG ee Soomaaliya ayaa kulan ay maanta isugu yimaadeen oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha Barlamanka KMG ee Soomaaliya Sheekh aadan Max’ed Nuur Madoobe ayaa looga hadlay wadatashiyo ku saabsan furitaanka kalfadhiga Barlamanka iyo warbixino ay u soo bandhigayeen gudoonka Barlamanka Shir gudoomiyahaasha gudiyada Barlamanka. Kadib kulankaasi ayaa waxaa saxaafadda kula hadlay Xafiiska gudoomiyaha Barlamanka Sheekh Aadan Max’ed Nuur Madoobe kaasoo wax laga weydiiyay warar dhawaanahan soo baxay oo sheegayay in warqad ka socota Xafiiska Ra’iisul wasaaraha loo gudbiyay Qaramada Midoobay si dhex dhexaadin ay uga dhex furto heshiiskii dhinaca badda ee wadamada Kenya iyo Soomaaliya oo ay horay u diideen Mudanayaasha Barlamanka dowladda kMG ee Soomaaliya. Gudoomiyaha Barlamanka ayaa sheegay in heshiiskaasi ay joojiyeen Barlamanka islamarkaana aysan jirin dib u soo nooleyn ku aadan Heshiiskaasi. Heshiiskii dhinaca badda ee dhawaan uu diiday Barlamanka ayaa ahaa mid dhaliyay murun xoogan oo ka dhaxeeya golayaasha Barlamanka iyo Xukuumadda KMG ee Soomaaliya taasoo dhalisay gabi ahaanba in heshiiskaasi la joojiyo.
-
Muqdisho: “ Lama furi karo heshiisyada Badda ee ay diideen baarlamaanka Soomaaliya” Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya. 15. oktober 2009 Muqdisho(AllPuntland)- Gudoomiyaha baarlamaanka KMG ah Aaden Maxamed Nuur ayaa kaga dhawaaqay caasumada dalka Soomaaliya ee Muqdisho, in aysan jiri karin cid dib ufuri karta heshiiskii ay galeen dawladdaha Soomaaliya iyo Kenya, isla markaasna ay diideen Mudanayaasha baarlamaanka KMG ah ee dalka Soomaaliya, isagoo sheegay in ay taasi tahay mid ka soo horjeeda Sharuucda udagsan dalka Soomaaliya. Aaden Madoobe oo war-fidiyeenada kula hadlayay magaalada Muqdisho ayaa xaqiijiyey in aysan haba yaraatee jiri karin, cid dib ufuri karta qodobada heshiiskaasi, isagoo sheegay in ay taasi diideen mudanayaasha baarlamaanka KMG ah oo ay ku sheegeen kuwa looga soo horjeeda xornimada dalka Soomaaliya. Afhayeenka baarlamaanka ayaa ka hadlay warqad ka tagtay Xaafiiska Raysalwasaaraha Soomaaliya oo uu saxiixay C/rixmaan Ibi, wuxuuna ku sifeeyey warqadaasi mid qalad ku ah sharciga udagsan TFG-da, isagoo uga digay Wasiirada dawladda Soomaaliya in ay ka fiirsadaan go’aamadooda iyo qaraarada ay gaarayaan, oo uu ku sheegay kuwa Qatar galinaya Madax banaanida Soomaaliya. “ Lama furi karo heshiiskii Kenya, waxaa guud ahaan baabiyey qaraarkii baarlamaanka Soomaaliya ee ay gaareen 11-Ogoosto-009, cid ka hadli karta oo diidi karta heshiiska baarlamaanka KMG ah, ma jirto awooda ugu sareysa ee dalka waa baarlamaanka, lagamana hor imaan karo” Ayuu yiri Hadal hayeenka baarlamaanka Soomaaliya Aaden Maxamed Nuur. Sheekh Aaden Madoobe ayaa mudooyinkii ugu dambeeyey ay ku dhacayeen canaan kulul oo uga imaanayay Mudanayaasha baarlamaanka oo ku eedaynayay in uu ka aamusan yahay dal la dhacayo, oo uusan waxba ka oraneyn, ayadoo isaga lugu diray liiska dad lugu sheegay kuwa ushaqeeya dalal Shisheeye, balse ku jira hanaanka Siyaasadeed ee dawladda Soomaaliya. Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Aaden Madoobe ayaa ka jooga dawladdii uu hogaaminayay Mudane C/laahi Yuusuf Axmed, taasoo aad uga soo horjeeday in marnaba laga tanaasulo taako ka mid ah ciida Jamhuuriyada Soomaaliya, isla markaasna rumeysneyd in aysan waxba heshiis ah lagali karin dalal Shisheye, inkastoo xukuumadan hada ay gashay heshiisyo badan oo shaki ba’an ku abuuray dadka wadaniyiinta ee laabtooda ku weyn tahay Madax banaanida iyo Jamhuuriyada Soomaaliya. F. C. Maxamed AllPuntland
-
Garowe: Puntland education ministry holds conference: report
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Garowe: “Waxbarashada Puntland oo kor loo qaado lana gaarsiiyo heer wanaagsan weeyaan Yoolkeena” Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo maanta qabatay shir looga hadlayo waxbarashada Puntland. 14. oktober 2009 Garowe(AllPuntland)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta dawladda Puntland ayaa maanta qabatay shirweyne ay uga hadleyso xaalada Waxbarasho ee gobalada Puntland iyo waxqabadkeedii mudadii ay xilalka hayeen Madaxda sare ee Wasaaradda, waxaana soo xaadiray kulankaasi inta badan halbowlayaasha Wasaaradda iyo Hay’adaha taageera. Wasaaradda Waxbarashada ayaa xaqiijisay in ay wax badan qabteen xaaladaha waxbarashada Puntland, isla markaasna ay gaarsiiyeen heer wanaagsan, waxa ayna sidoo kale sheegeen in ay kula talo jiraan in ay meel sare gaarsiiyaan waxbarashada Puntland. Wasiirka Waxbarashada Puntland Dr, Cabdi Faarax Juxa oo ka hadlayay madashan ayaa sheegay in aysan marnaba ka jeesan doonin, sidii horumar wanaagsan ay ugarsiin lahaayeen,isagoo ku celiyey markale in ay jirto macalimiin la’aan baahsan oo ka jirta guud ahaan Puntland. Agaasimaha Tacliinta Sare ee Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame oo todobaadkii ugu dambeeyey booqanayay dalal kala gedisan ayaa ku soo bandhigay wada xaajoodyadii maanta, waxyaabihii uqabsoomay maalmihii uu maqnaa, wuxuuna cadeeyey in ay waxyaabo badan ka soo baxeen safaradiisii. Cali wuxuu intaasi ku daray in ay ku dadaalayaan sidii ardayda ka baxda dugsiyada Puntland ay uyeelan lahaayeen horukac wanaagsan, loona bari lahaa wax wanaagsan, ayadoo laga duulayo habka cusub ee waxbarashada Caalamka. Agaasimaha Tacliinta sare ee Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame ayaa sidoo kale wuxuu xaqiijiyey in ay horay wax uga qabteen manhajyada dugsiyada sare ee Puntland, ayna hada ku howlan yihiin diyaarinta Sharuuc lugu maamulo goobaha waxbarasho ee gaarka loo leeyahay. Hay’adaha Caalamiga ah ee wada shaqeyntu kala dhaxeyso Wasaaradda Waxbarashada oo lugu casumay ka soo qeybgalka shirkan ayaa waxaa ka mid ahaa E.D.C, Unicef, Care International, A.E.T, iyo Diakonia, kuwaas oo taageera Wasaaradda kalana shaqeeya arrimaha kuwajahan waxbarashada Puntland. F. C. Maxamed AllPuntland -
Mogadishu: Bakara market shelled killing maiming more civilians
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Muqdisho:War deg deg ah :Duqeymo xoogan oo ku socda S/Bakaaraha 15. oktober 2009 Muqdisho(AllPuntland)Madaafiic xoogan ayaa goor dhaw si weyn looga qaraacay S/Bakaaraha ee magaalada Muqdisho kuwaas oo ka so dhacayey xarumaha ciidamada Amisom . Duqeymahan ayaa markii ay bilawdeen waxaa lagu kala cararay wadooyinka koowaad iyo labaad ee suuqa , iyadoo dadkuna ay bilaabeen in ay ku xaroodaan meelo ay gabaad kaga heli karaan. Sarkaal ka tirsan gawaarida gurmadka deg deg ah ayaa sheegay in uu qaaday dhaawaca 6-qof iyo meydadka ilaa 2-qof oo dhamaantood ay dhibaatada ka soo gaartay duqeynta. Goobaha ganacasiga ayaa irdaha la isugu dhuftay , waxaana suuqa uu mar qura isu badalay lama dagaan. Wixi ku soo kordhaa kala soco AllPuntland Muqdisho -
Garowe: Puntland education ministry holds conference: report
General Duke posted a topic in Politics
Somalia: UN agencies attend education conference in Puntland 15 Oct 15, 2009 - 1:21:02 PM GAROWE, Somalia Oct 15 (Garowe Online) - United Nations agencies have attended a conference on education matters in the capital city of Somalia's Puntland region, Radio Garowe reports. Puntland Education Minister Abdi Farah "Juha" attended the conference alongside other officials from Puntland's Ministry of Education, as well as representatives from UN agencies and the Education Sector Committee, which consists of various donor groups. The education conference was held on Wednesday in Puntland's capital Garowe. The Ministry of Education presented its accomplishments since Mr. Juha became the Education Minister in Jan. 2009, following the election of Puntland's fourth president, Dr. Abdirahman Mohamed "Farole." Minister Juha noted that the Ministry has undertaken major steps, such as introducing a new curriculum in Puntland public schools and establishing close working relationships with agencies interested in the education sector. Further, the Minister said that such a conference used to be held once-a-year in Nairobi, Kenya, where UN agencies that operate in Somalia are based. "This conference is a testament of the accomplishments of our Ministry [of Education]," said Minister Juha. The UNICEF representative, Mr. Matthew Olins, thanked the Ministry of Education for hosting the conference and presenting its accomplishments since the beginning of 2009. The UN representatives requested the Ministry to present the Puntland government's budget allocation for the education sector, while Mr. Olins asked the Ministry officials to "establish a website" where foreign supporting partners can easily access information from Nairobi. Source: Garowe Online -
Shacab ku dhintay duqeyn lala beegsaday Suuqa Bakaaraha October 15, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (0) Shacab ku dhintay duqeyn lala beegsaday Suuqa Bakaaraha A civilian man who was wounded by mortar shrapnel during clashes between Somali insurgents and African Union troops, arrives at the Medina hospital to seek medial aid in Mogadishu, Thursday, Oct. 15, 2009. (AP Poto/Farah Abdi Warsameh) | read this item Hosting, domain names, register your domain Horseed Media Muqdisho, Somaliya Waxaa maanta markale duqeyn lala beegsaday suuqa ugu weyn ee magaalada Muqdisho ee Bakaaraha oo ay maanta dad shacab ah ku dhinteen kadib markii ay halkaasi ku soo dhaceen dhawr madfac. Duqeyntan ayaa kusoo beegantay xili ay maanta magaalada Muqdisho ka dhaceen iska horimaadyo dhexmaray ciidamada AMISOM iyo maleeshiyooyinka kooxaha kasoo horjeeda dowlada. Kooxo hubeysan ayaa maanta weerar kooban ku qaaday xarunta Ciidamada AMISOM ee kasoo jeeda Burundi ee fadhigoodu yahay Kuliyadii hore ee Jaale Siyaad. Iska horimaadkaasi ayey sheegeen ciidamada AMISOM inuu ahaa mid kooban oo ay rasaas kusoo tureen kooxo hubeysan kadibna baxsadeen. Ciidamada Burundi ayaa wax laga weydiiyey in duqeyntii maanta ka dhacday suuqa Bakaaraha ay jawaab u ahayd weerarkii ayaga maanta lagu qaaday. Afhayeenka Ciidamada AMISOM ayaa sheegay inaysan jirin wax duqeyn ah oo ay ku qaadeen suuqa Bakaaraha, asagoo sheegay in weerarkii lagu soo qaaday iyo duqeyntii suuqa aysan isku xirneyn, asagoo intaa ku daray ineysan la socon cida duqeysay suuqa bakaaraha. Ugu yaraan 2 ruux ayaa ku dhintey duqeyntii suuqa Bakaaraha, waxaana ku dhaawacmay 5 ruux oo kale, ayadoo waqooyiga suuqaasi ay maanta kusoo dhaceen ugu yaraan 4 madfac. Horseed Media
-
Don’t get emotional lad it highlights lack of confidence. Lets deal with facts, Sharif Hotel and his many nice sounding endeavors have brought total devastation to Somalia in general and to his clan supporters in particular. Today he is a laughing stock and the vindicator of the legacy of the Legend from Puntland. Yusuf resignation has emboldened his supporters, new leaders have emerged in Puntland state, and confidence is high within the base both at home and in the Diaspora. Contrast this fact to hapless Sharif and his government, at loggerheads, a man who sold his principles to wear an Armani suit. Yet the most bizarre issue is that Walid Abdalla is outlining the security policy for the TFG. Sharif hotel has not given this target, this goal and its an envoy who is clearly pulling the strengths, holding press conferences on behalf of the Somali government. He even makes offers to the likes of Xasan Dahir that “if they reprent, they can come out of the cold”. This is laughable. Now your whole agenda has failed, you can blame a retired warrior who devastated your clan militia and set your hegemonic day dreams back to the Stone Age. Or you can face facts and start looking for new leaders. From Ali Mahdi, Aydeed, Aydeed Jr, Abdiqasin and Sharif Hotel, one does not have any confidence you will chose any better.
-
Ethiopia, Kenya planning to attack Somali Islamists
General Duke replied to Che -Guevara's topic in Politics
^^^Che, the fact is Sharif has failed, and so has Al Shabaab, it seems that after the fog clears, only Somaliland & Puntland will be left standing. -
^^^The only problem here is simple; you keep changing like Sharif Hotel keeps changing his principles. Adeer the whole policy of this government which does not control a single village, town, city or district in all of Somalia. Even the airport, port, villa Somalia is in the hands of AMISOM and the Bakara is burning. Your point is that you are happy with all these development because Yusuf Yey is no longer the President? That’s the level of intelligence we are dealing with here. The fact that your agenda has failed, that the civilians you used to pretend to care about are in worse situation than they have been in 20 years, that the Bakara that housed the loot you sued to protect has just been shelled heavily this morning, that your hero Sharif has failed misrabbly and is considered the worst leader in all of Somali history does not matter? Yusuf Yey devastated his enemies; he captured Mogadishu and disarmed your militias. Yusuf Yey’s base is secure, peaceful and under new leadership. Thus what is your point, a new name does not hide the fact that you have failed even worse than one thought. Now where is Sharif Hotel, when Walid Abdalla is outlining the startegy of the Somali "government"
-
Ethiopia, Kenya planning to attack Somali Islamists
General Duke replied to Che -Guevara's topic in Politics
The only problem here is, why we keep falling for the same trick? If you want to solve the issue, you create a national army and not one based on independent clan militia who later on will turn on each other. 5000 militia with 5 different comands who are now fighting Al Shabaab will become, 5 different clan militia fighting over the port and killing civilians. Thus no solution. -
Gobolka Kulmiye with Siilanyo as its capital.
-
Somalia: Puntland court sentences former governor-Progress?
General Duke replied to Che -Guevara's topic in Politics
^^^Garoweonline, sometimes talk out of their backside. They do spin when there is no need for spin, leys move on brother. -
Ethiopia, Kenya planning to attack Somali Islamists
General Duke replied to Che -Guevara's topic in Politics
^^^lool. He keeps looking at the watch no time for anything else. -
Ethiopia, Kenya planning to attack Somali Islamists
General Duke replied to Che -Guevara's topic in Politics
Originally posted by Che -Guevara: If this is Sharif has in mind for Somalia, Yeey iqarso noqonaaya. I dont think he has anything on his mind other than, Armani suits and Rolex watches. -
Mr. Ould-Abdallah singled out AMISOM for its work under such adverse conditions. “The courage of the AMISOM troops and their heroic conduct will never be fully appreciated at their true value,” he said. He called on Somali leaders to continue their commitment to dialogue and working together more closely to achieve peace and stability in a country that as been ravaged by factional fighting and has not had a functioning central government since 1991. He also urged the international community working to remain focused on key priorities including security, humanitarian assistance, human rights Who outlines the goals of the nation? Where is Sharif Hotel, his PM and his silly cabinet?
-
Somalia: Professional Security Force By August 2011. 13 October, 2009 11:38:00 Toronto t. Font size: Somalia: UN Envoy Sets Goal Of August 2011 For Professional Security Force New York, Oct 12 2009 4:10PM A professional, well-organized security force must be established in Somalia by August 2011, the end of the mandate of the current Transitional Federal Government (TFG), if peace and stability are to be assured, the top United Nations envoy for the strife-torn country said today. “If well utilized, this is a reasonable period to rebuild the initial element of your country’s security forces,” Secretary-General Ban Ki-moon’s Special Representative Ahmedou Ould-Abdallah told a Joint Security Committee (JSC) meeting of Somali officials and interested partners in Nairobi, capital of neighbouring Kenya. “We all are here to help, not to study or to delay our contribution to what is a joint undertaking between you and the international community… Security forces should be better organized and strengthened. What has been achieved since the 7 May attempted coup is great but more needs to be done,” he added, referring to a surge in armed violence targeting the TFG then. The JSC was established in January under agreements signed in Djibouti between the TFG and some Islamist groups to strengthen the Government’s security capacity. Its members include senior representatives of the TFG security institutions, the African Union and its peacekeeping mission in Somalia (AMISOM), the UN and other members of the international community, including the European Union, the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) in East Africa, the Arab League, Norway and the United States. Mr. Ould-Abdallah singled out AMISOM for its work under such adverse conditions. “The courage of the AMISOM troops and their heroic conduct will never be fully appreciated at their true value,” he said. He called on Somali leaders to continue their commitment to dialogue and working together more closely to achieve peace and stability in a country that as been ravaged by factional fighting and has not had a functioning central government since 1991. He also urged the international community working to remain focused on key priorities including security, humanitarian assistance, human rights
-
Ethiopia, Kenya planning to attack Somali Islamists
General Duke replied to Che -Guevara's topic in Politics
^^^Good update, though I belive the rains will hamper any deep south adventure for now.