
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Bossaso: Radical Sheikh Orders Followers Jihad ON PIS
General Duke replied to Cowke's topic in Politics
^^^ like I said Adeer keep up the good work, and don't think you are smart by the name dropping intact it makes your stance ever more clear. -
^^^ Puntland has no stance and should never oppose a local pressure group who's aim is to help the state of Puntland at the expense of the secessionist. It was clear from the meetings press release above the community still believe they are part of Puntland. Now what is your point again?
-
Report President Faroole to visit key Arab African nations
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
If this report turns out to be correct then there ISA great deal of change on the way to Somalia. -
Bosaso: Madhabaa in uu Madaxweynaha Puntland usafri doono dalka Masar…..Xog kooban… Bosaso(AllPuntland)- Warar hoose oo maalmihii ugu dambeeyey laga helayo Madaxtooyada Puntland ayaa sheegaya in uu Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/rixmaan Sheekh Maxamed Maxamuud oo dhawaan doonayo in uu safaro ku kala bixiyo dalal kala gedisan oo ay ku jiraan dalalka Africa iyo Carbeed. Madaxweynaha dawladda Puntland ayaa si rasmi ah loo ogeyn socdaalkiisa, balse xubno aad ugu dhaw ayaa xaqiijinaya in uu Madaxweynuhu martiqaadyo ka helay dalal kala gedisan oo faragalin weyn ku leh gudaha dalka Soomaaliya, waxaana lasheegay in ay kala hadlayaan xaalado kala gedisan. Madaxweynaha ayaa lugu waramay in uu udhoofayo dalka Masar, magaalada Qaahira, markii uu casumaad ka helay Hogaamiyaha dalkaasi Maxamed Xusni Mubaarak oo ay ka wada hadlayaan xaalado badan oo ay ugu horeeyaan Burcad Badeeda Soomaalida. Mr, Farole ayaa wararka aadka ugu dhaw ayaa sidoo kale sheegaya in uu Madaxweynuhu marka uu tago dalka Masar, uu la kulmayo Jaaliyadaha Soomaalida ee dalkaas oo uu kala hadlayo xaaladaha dalka Soomaaliya. Saraakiisha ku dhow Madaxweynaha ayaa ka gaabsaday sheegida Magacyadooda, waxa ayna intaasi ku dareen in socdaalkan uu dhacayo dhamaadka bishan October, oo ah marka uu furmo Kalfadhiga baarlamaanka Puntland, lana filayo in uu furitaankiisa iska xaadiriyo Madaxweynaha dawladda Puntland ee Soomaaliya. Socdaalka Madaxweynaha ayaa noqonayaa kii ugu horeeyey oo uu ku gaarayo dalalka Bariga dhexe, gaar ahaana dalka Masar oo lugu tiriyo in uu ku jiro dalalka faragalinta tooska ah ku leh xaaladaha qalafsan ee ka jira gudaha dalka Soomaaliya, waxaana lafilayaa in ay siyaasad badan soo qaadaan. F. C. Maxamed AllPuntland
-
Bossaso: Radical Sheikh Orders Followers Jihad ON PIS
General Duke replied to Cowke's topic in Politics
^^^ Adeer you are an imposter no doubt, however by trying to cover your tracks you are indeed helping in the promotion of the state of Puntland. Also note Puntland is ade up of many clans and sub groupings and your silly antics of trying to divide the sub clan of our last President is not going to work. So son keep up the good work, we are keeping a close eye on you. -
Puntland Minister Of Fishery Blasts Nairobi Conference On BBC
General Duke replied to Cowke's topic in Politics
Oodweyne, Adeer I don't see how this conference in Nairobi is bad fir Duke? My kinsmen held a meeting, they made some decisions and the Chief if the clan attacked Hargaysa at the end of this meeting. Now how does this effect the Duke, I am not one of the Mugged ones who are trying to mask their impotence at being unable to stop the rape of Shankaroon by Riyaale with SSC and the local issues of that clan? ME, as usual is upset at another failure, what on earth are you so upset about lad? -
Bossaso: Radical Sheikh Orders Followers Jihad ON PIS
General Duke replied to Cowke's topic in Politics
^^^you are illinformed At best Cowke an imposter mote likely. -
Originally posted by me: The leadership of Puntland should realize that their stance and attitudes towards the formation of the Northland State will form the basis of any future relationship between the two states. As usual hot air from the same pretender, adeer, can you explain to us what has been formed here? Is it a lobby, a new admin, a new state, what exactly was formed.
-
Puntland Minister Of Fishery Blasts Nairobi Conference On BBC
General Duke replied to Cowke's topic in Politics
Originally posted by *hatu*: ^^^ haven't you noticed that whenever something liddi ku ah Buntlan is posted, he never shows up lool. What has happened here that is anti-Puntland? Or is Duke the subject again? -
Las Canood: Thousands Come Out On The Streets To Support Nairobi Conference
General Duke replied to Cowke's topic in Politics
^^^No need to limit the damage lads, the people of these regions are anti Somaliland. -
Puntland Minister Of Fishery Blasts Nairobi Conference On BBC
General Duke replied to Cowke's topic in Politics
Oodweyene and to the other secessionist, lads this meeting was anti Somaliland, the Garads in Garowe are anti Somaliland, thus why kid around lads the main target is you, thus like the other day keep insulting the Garads. -
I don't think this story is true, no one else reported this and when did they start this practice? They are crazy at most times but this does not make sense.
-
^^^Yup it's very clear who Riyaale has Mugged, it's the SNM clan and their false secessinist dream. Riyaale has reduced Somalland to his cash cow and has given the unionist the chance to restore the nation.
-
^^^Yup it's very clear who Riyaale has Mugged, it's the SNM clan and their false secessinist dream. Riyaale has reduced Somalland to his cash cow and has given the unionist the chance to restore the nation.
-
1.In la mideeyo beelaha degan Sool,Sanaag,iyo Cayn. 2.In beeshu ay qayb ka tahay Dowlada Soomaaliyeed ee Puntland ayna diyaarna u tahay doonista midnimo Soomaaliyeed. 3.In beeshu ay dib u xoreyso Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn iyadoo kaashanayso Dowlada Soomaaliyeed ee Puntland. 4.In Dowlada Soomaaliyeed ee Puntland ay ku guul daraysatay wax ka qabashada Gobolada maqan iyo qodobo kale oo salka ku haya. Mar uu ka hadlaayay Cismaan CabdiNuur baaq ay beelahaasi ka soo saareen kulankaasi shalay galinkii dambe ku soo gabagaboobay magaalada Nairobi ayaa waxaa uu sheegay in ay ugu baaqeen Dowlada Soomaaliyeed ee Puntland,DFKMG ah ee Soomaaliya iyo beesha caalamka in ay taageeraan midnimada beelaha Sool,Sanaag iyo Cayn.
-
Shirki Beelaha SSC oo soo gaba gaboobay. October 16, 2009 filed under COMMUNITIES, NEWS IN SOMALI · Comments (0) C/qani C/laahi Horseed Media Shirkii beelaha Sool,Sanaag iyo Cayn maalmihii ugu dambeeyay uga soconayay magaalada wadanka Kenya ayaa shalay galinkii dambe soo gaba gaboobay magaalada Nairobi ee Caasimada wadanka Kenya. Shirkaasi ayaa waxa goob joog ka ahaa Salaadiin,Isimo,Abwaano,diblomaasiyin iyo Xildhibaano ka tirsan DFKMG ah ee Soomaaliya,masuuliyiin kala duwan oo ay ka mid yihin Garaad Jaamac Garaad Cali,Garaad Abshir Saalax Maxamed,Garaad Cali Quraare Xassan,Jeneraal Maxamed Siciid Xirsi” Moorgan”,Maxamed Cabdi Xaashi,xidhibaan Axmed Aadan Gabyoow,iyo xildhibaano kale. Cismaan Cabdi Nuur Xaashi oo ka mid ah Odayaasha ka qayb galay shirkaasi ayaa Horseed Media u sheegay in shirkaasi ay ka soo baxeen qodobo muhiim ah kuwaasi oo ay ka mid yihiin; 1.In la mideeyo beelaha degan Sool,Sanaag,iyo Cayn. 2.In beeshu ay qayb ka tahay Dowlada Soomaaliyeed ee Puntland ayna diyaarna u tahay doonista midnimo Soomaaliyeed. 3.In beeshu ay dib u xoreyso Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn iyadoo kaashanayso Dowlada Soomaaliyeed ee Puntland. 4.In Dowlada Soomaaliyeed ee Puntland ay ku guul daraysatay wax ka qabashada Gobolada maqan iyo qodobo kale oo salka ku haya. Mar uu ka hadlaayay Cismaan CabdiNuur baaq ay beelahaasi ka soo saareen kulankaasi shalay galinkii dambe ku soo gabagaboobay magaalada Nairobi ayaa waxaa uu sheegay in ay ugu baaqeen Dowlada Soomaaliyeed ee Puntland,DFKMG ah ee Soomaaliya iyo beesha caalamka in ay taageeraan midnimada beelaha Sool,Sanaag iyo Cayn. Waxaa u sidoo kale hoosta ka xariiqay in maalmaha soo socda ay rajaynayaan in ay doortaan beelahaasi golihii fulinta ee beelahasi,isla markaasina ay u hawl galayaan sidii ay u abaabuli lahaayeen sidii a dib ugu soo celin lahayeen Goboladaasi maqan. “Waxaa hogaanka beelaha ah Dr. Saleebaan Ciise Axmed “Xagla toosiye”, halka hogaamiye ku xigeena uu beelaha u yahay Gaashaanle sare Cali xassan Axmed oo labadaba xilalkaas shalay loo dhaariyay,waxaana filayaa in maalmaha soo socdaya ay kulamo la qaadan doonaan beelaha Soomaalida iyo wadamada daneeya arimaha Soomaaliya” ayuu yiri Axmed Cabdi Nuur. Shirkaasi wajigiisa labaad uu ku soo gaba gaboobay shalay galinkii dambe magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya ayaa waxaa uu ku soo beegmaaya 15 october ee sanadka 2009 laba sano ka dib xilligii la qabsaday magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool,iyadoo ay la wareegeen Maleeshiyo ka amar qaata Madaxweynaha Somaliland Daahir Riyaale Kaahin. Dadka ayaa waxaa shaki adag ay ka muujinaayan talaabada xigta dib u soo celinta Goboladaasi ka maqan gacanta dowlada Soomaaliyeed ee Puntland. Horseed Media Subscribe Now Back to Top
-
^^^Maybe he has, who knows?
-
^^^Maybe he has, who knows?
-
Is Sheikh Sharif Really The President Or Sharif Hassan? POLL
General Duke replied to Cowke's topic in Politics
^^^Sharif Hotel can read, Sharix Xasan thats another story. The true President is Ahmedou Walid Abdalla. Though even he is day dreaming in Nairobi. These two clowns are here to ammuse us. -
^^No you are a secessionist nothing good about that. Now keep insulting the Garad, you lost the plot long time ago.
-
^^No you are a secessionist nothing good about that. Now keep insulting the Garad, you lost the plot long time ago.