General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^He is a silly clanist who is out to get some money. The Puntland problem will not go away and in Faroole he has met more than his match.
  2. Khilaafkii dawladda KMG ah. Madaxweynaha Puntland wuxuu sheegay in uu Nayroobi kula kulmay Raysalwasaaraha dawladda Soomaaliya Cumar C/rishiid oo ahaa bud-dhigihii xiriirka Puntland iyo dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, wuxuu sheegay in ay markii hore ka wada hadleen hirgalinta heshiiskaasi. Madaxweyne Faroole wuxuu sheegay in ay isla soo qaadeen sidii loo sii wada lahaa heshiiskaas iyo sidii loogu dari lahaa qodobo markii horeba heshiisku ahaa in lugu daro, balse wuxuu sheegay in uu Raysalwasaaruhu ku dagdagsanaa Soomaaliya, gaar ahaana magaalada Muqdisho oo uu doonayay howlo badan in uu ka qabto. “ Nasiib wanaag waxaan la kulanay Madaxweynihii Faderaalka oo isna ka yimid dalka Turkiga, waxaan ugu tagnay halkii uu daganaa oo anaga ayaa utagnay, si wanaagsan ayaan uwada hadalnay markii ugu horeysay, waxaana habeenkii iskugu raacnay in aan maalintii saxiixno heshiis ay soo qoraan Wasiirada labada dhinac, dhinaca Puntland Jeneraal C/laahi Axmed Jaamac (Ilka-Jiir) oo wafdiga ka mid ahaa iyo dhinaca Faderaalka, markii ladoonayay in heshiiska la saxiixo Madaxweyne Shariif wuxuu la yimid qorshe ka badalan kii laga wada hadlayay habeenkii” Ayuu yiri Madaxweynaha dawladda Puntland oo tafaasiilaad ka bixinayay khilaafkii Madaxda dawladda Puntland iyo dawladda Soomaaliya. Dr, C/rixmaan wuxuu sheegay in aysan marnaba ka tanaasuli doonin horumarka Puntland, isagoo cadeeyey in aysan marnaba ka tageyn dastuurka Puntland waxyaabaha uu qarayo, isagoo si gaar ah usheegay in aysan marnaba horumarka Puntland ka tageyn. “ Nin kuu diidan horumar, muxuu kuu ogolanayaa, waxa ay ila tahay in ay Puntland qaadan doonto talaabo kasta oo lugu horumarinayo deegaanada Puntland, isla markaasna waxaan dooneynaa in aan qaadno talaabo kasta oo horumar looga gaari karo arrimaha Horumarineed ee Soomaaliya iyo Puntland” Ayuu yiri Madaxweynaha dawladda Puntland. Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in ay Puntland ku nool yihiin inta badan dadkii ka soo cararay dagaalada ay masuuliyadooda leeyihiin dawladda KMG ah iyo dhinacyada kale ee ku loolamaya Koonfurta dalka Soomaaliya, isla markaasna dawladda Soomaaliya ay ka biyo diidsan tahay mashaariicda horumarineed oo Puntland looga fulin lahaa dadkaasi.
  3. Arrimaha amaanka. Madaxweynaha Puntland wuxuu sheegay in ay la socdeen xaaladaha Amaan ee Puntland, wuxuu sheegay in amaanka Puntland ay wax badan ka qaban doonaan xaaladaha Puntland, wuxuuna gu yeeray Shacabka Puntland in ay qeyb wanaagsan ka qaataan arrimaha amaanka iyo la socodka ciidamada. Dr. Faroole wuxuu cadeeyey in ay jiraan dad uu sheegay in ay duulaan ku soo qaadeen Puntland, kuwaas oo uu shegay in ay hada doonayaan in ay gacan bir ah ku qabtaan, isagoo sheegay in ay hada dawladdu diirada saari doonta amaanka iyo sugnaanshaha amaanka deegaanada Puntland. Madaxweynaha dawladda Puntland wuxuu cadeeyey in ay jiraan shaqsiyaad uu sheegay in ay soo qaban doonaan oo ay dabagalo ku hayaan, kuwaas oo ka shaqeynaya amaan la’aanta gobalada Puntland, isagoo sheegay in aysan garan Karin ujeedooyin ay ka leeyihiin falalka amaan daro.
  4. Deeq bixiyaasha & Puntland. Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in uu kala hadlay dalalka Deeqaha Bixiya sidii taageero wanaagsan loo siin lahaa dawladda Puntland, wuxuu sheegay in ay balan qaadeen in ay taageero wanaagsan siin doonaan dawladda Puntland. Deeq bixiyaasha ayuu sheegay Madaxweynuhu in uu wax badan isku soo afgarteen, isagoo sheegay in ay hada la socdeen qaar ka mid ah Madaxda Deeqaha caalamiga ah, kuwaas oo kormeer kusameyanaya deegaanada Puntland. Wuxuu shaaciyey in ay dalalka taageerada siiya Soomaaliya ay balan qaadeen in ay taageero baaxad weyn siin doonaan Puntland, wuxuuna sheegay in ay dalalkaas balan qadeen in ay dhaqaalo badan siin doonaan Puntland, ayagoo Madaxda dawladda Puntland kula taliyay amaanka oo ay gacanta ku qabtaan, si Barnaamijyo badan uga hirgalaan Puntland.
  5. Garowe: Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay xaalado kala gedisan…Shir Jaraa’id… 19. november 2009 Garowe(AllPuntland)- Madaxweynaha dawladda Puntland ee Soomaaliya oo shalay soo gaaray Puntland, gaar ahaana Caasumada Puntland ayaa ka hadlay xaalado badan oo ka jira gudaha Puntland, wuxuuna sheegay in uu kula soo kulmay magaalada Nayroobi dhinacyo kala gedisan oo ay ku jiraan Deeq bixiyaasha, Wakiilada Siyasaded, Siyaasiin ka soo jeeda Puntland iyo Madaxda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.
  6. Sheekh Shariif oo difaac ka galey khilaafka Puntland 20 Nov 20, 2009 - 4:53:47 AM Madaxweyne Shariif oo shir jaraa'íd ku qabtey magaalada Muqdisho maanta 20 Nov,2009 ayaa ka hadley mowqifka dowladda FKMG ah ee ku wajahan Somaliland islamarkana xusey xiriirka Puntland ay la leeyihiin. Sheekh Shariif oo ka hadley khilaafka Puntland ayaa sheegey in nasiib daro tahay in si ka duwan loo fasiro natiijadaii kulankaan, waa sida uu hadlka u dhigaye. Madaxweyne Shariif ayaa xusey in Xukuumadiisu ka go'an tahay fulinta heshiiska Galkacayo. Shariif ayaa sheegey in wax walba ku saleysan yihiin Axdi Qarameedka islamarkana ku tilmaamey in arinka Federaalka aysan eheyn in dalka la kala gooyo waa sida uu hadalka u dhigeye. Madaxweyne Shariif oo Puntland ku eedeeyey iney ka hadashay wixii la isku qabtey ayaa tilmaamey in Hurumarka goboladaas jecel yihiin xili madaxda Puntland sheegtey buu yiri in dowladda dhexe tahay mid diidan arinkaas. Hadalka Madaxweynaha DFKMG ah ayaa yimid xili dowladda Puntland ee Somalia ka biyo diidey in dowladda Sheekh Shariif is-hortaagtey hirgalinta qodobkii ugu muhiimsanaa heshiiska Galkacayo kaas oo ahaa in mashaariicda hurumarka laga fuliyo degaanada nabadda ah sida Puntland. Dhinaca kale Sheekh Shariif oo ka hadley eedeeyn uga timid dowladda Somaliland ayaa sheegey in midnimadda Somalia xoog aysan ku raadineyn balse wadahadal lagu dhameyn doono. Sh.Shariif ayaa sidoo kale difaac ka galey hadal dhowaan ay dhibsatey Ahlu Sunah Waljamaca isaga oo sheegey in weli rumeysan in kooxdaas tahay Janhad. Eedeymaha uga yimid Dowladda Sheekh Shariif maamulada iskood isu maamula iyo urukaas hubeysan ee Ahlu-Sunaha ayaa timid xili Xumuumadiisu ka taliso inta u dhexeysa Garoonka diyaardaha ee Muqdisho iyo Villa Somalia iyadaoo ku tiirsan difaaca ciidamada urur goboleedka Africa ee AMISOM. GAROWE ONLINE
  7. Somalia: Puntland calls for the formation of regional states 19 Nov 19, 2009 - 12:56:57 PM The president of Somalia's Puntland State has said that his government will play major role in the formation of more regional states that would help in stabilizing the Horn of African nation. President Abdirahman Mohammed Farole said in an interview with the BBC Somali Service that Puntland would host leaders who want to form regional authorities, adding that some have even met him in Nairobi, Kenya where he returned from a week-long visit. “We have met some leaders from central Somalia who want to form regional authorities, we have promised them that we will offer our support and host them in Puntland,” he said. He said the Somali Federal government has failed to initiate the formation of the regional government, which would have played major role in peace efforts. Asked about the recent disagreement between him and Somalia President Sheikh Sharif Sheikh, Farole said it’s unfortunate that they have differed over the development of peaceful regions, stressing that the windows are still open for consultations. In his visit to Nairobi, President Farole met with representative of big nations that support Somalia, which pledged their support for Puntland’s development. Since its election earlier this year, President Farole’s government has been in fore front in establishing economical growths. GAROWE ONLINE
  8. Puntland has gained a great advantage today, Sharof Hotel is confused today, his weak words compared to the strong stance of President Faroole highlights who has the upper hand. His own PM, and MP's are against his stance, the weak man is in trouble, Puntland is united not a single person in the state has come on the side of the weak happless Sharif.
  9. Great article from one of my favourite newspapers from back home[uK]. The important thing is that the world is slowly recognising the importance of Puntland as a solution not only to the Piracy issue but the whole Somali problem.
  10. Muqdisho: Shariif Sheekh iyo Aaden Madoobe oo ka arinsanaya Ka jawaabida Eedaha loo jeedinayo. 18. november 2009 Muqdisho(AllPuntland)- Madaxweynaha dawladda KMG ah Shariif Sheekh Axmed iyo Afhayeenka baarlamaanka dawladdaas Aaden Maxamed Nuur ayaa wada hadalo ku leh Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho, ayagoo ka arinsaya sida ay sheegayaan Warar Madax banaan xaaladaha dalka Soomaaliya & Jawaabta ay ka bixin lahaayeen eedaymo uga imaanaya Puntland, Somaliland iyo Ahlu Suna Waljameeca. Shariif Sheekh Axmed ayaa ugu yeeray Xaafiiskiisa Afhayeenka baarlamaanka KMG ah Aaden Maxamed Nuur, isagoo kala hadlaya xaalado Siyaasadeed oo mudooyinkii ugu dambeeyey hareerayay dawladda KMG ah ee dalka Soomaaliya. Warar ku dhow dhow Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegaya in uu aad uga carooday dhuulatusyo iyo hadalo kulul oo ay jeediyeen Madaxda Puntland ee golayaasha iyo Isimada Puntland oo ku sheegay in aan marnaba laga hor istaagi karin horumarkooda. Shariif Sheekh Axmed ayaa saacadaha nagu soo aadan qaban doona Shir jaraa'id oo looga hadlayo arrimahaasi, waxaana warar hoosaadyadu ay sheegayaan in bayaan ka soo baxaya Xaafiiskiisa uu aqrin doona Gudoomiyaha baarlamaanka Aaden Maxamed Nuur, oo lugu eedaynayay mudooyinkii ugu dambeeyey in uu gabay howlihisii. Madaxweynaha dawladda KMG ah ayaa dhawaan wada hadal uu kula yeeshay magaalada Nayroobi Madaxda dawladda Puntland, waxa ay isku afgaran waayeen qodobo badan oo ku aadan xaaladaha Horumarineed ee dalka Soomaaliya, gaar ahaana Shariif Sheekh Axmed ayaa ka biyo diiday barnaamijyo horumarineed oo ku wajahan xaaladaha Puntland. Taasoo keentay in ay dad badan oo ku dhaqan Puntland ay aad uga soo horjeesteen go'aankii dawladda KMG ah ee dalka Soomaaliya, isla markaasna ay sheegeen in ay taageerada kala noqon doonaan dawladda KMG ah, ayagoo sheegay in aysan marnaba wax wada hadal ah ka galeyn horumarka Puntland. Goor dhaw oo maanta ah ayaa lafilayaa in ay go'aamo ka soo baxaan Madaxda dawladda Faderaalka KMG ah ee dalka Soomaaliya, isla markaasna ay go'aamadoodu noqon doonaan kuwa taabanaya xaaladaha Puntland, Somaliland & Ahlu Suna Waljameecah. F. C. Max'ed AllPuntland
  11. He was her uncle, her mother husband and her protector. Yet he was the devil in the house who ruined her life. Its a shame that people make excuses for such things, this girl lost her mother, her life is ruined and all done by her uncle who is her late fathers brother. This is tragedy and my heart goes out to her and her siblings may Allah protect them and reward her in this life and after.
  12. That is ammusing to say the least.Sharif Hotel is a happless twit who is only better than those who support him blindly.
  13. Mudane ka tirsan Baarlamaanka oo ugu baaqay Madaxweyne Shariif inuu is casilo Mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka soo horjeestay hadal Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed uu warbaahinta siiyay, kaasoo ahaa in Culumaa'udiinka Ahlu Sunah Waljamaacah ay yihiin Jabhad. Xildhibaan C/Nuur Maxamed Xuseen ayaa sheegay hadalka Madaxweynaha uu ku gafay, isla markaana aanay mudneyn Ahlu Sunah Waljamaacah, isagoo sheegay in Madaxweynuhu uu lumiyay taageero ballaaran. "Madaxweynaha waa in muddo 24-saac gudahood uu isku casilaa, kadib markii uu lumiyay taageerada Dowladda KMG"ayuu yiri Xildhibaan C/Nuur oo intaa ku daray in Madaxweynaha uu weeraray Ahlu Sunah Waljamaacah, Puntland iyo Maamulka Somaliland oo dhamaan hadaladaas ahaa mid kalsooni badan ku luntay. Xildhibaanka ayaa sheegay in Madaxweynaha uu maroor saday awooda siyaasadeed ee dalka, waxaana uu sheegay in Xildhibaanada Baarlamaanka ay aad uga xun yihiin hadalada ka soo yeeray. Culumaa'udiinka Ahlu Sunah Waljamaacah ee Gobolada Dhexe ayaa ka carooday hadal uu sii daayay Madaxweynaha, kaasoo ahaa in ay yihiin jabhad dagaal wada, waxaana ay ugu baaqeen inuu raali gelin deg deg ah ka bixiyo. Si kastaba ha ahaatee Hadaladii uu Madaxweyne Shariif kula hadlay Somaliland iyo Ahlu Sunah ayaa waxaa ka soo baxaya mucaarado weyn, waxaana wali isa soo taraya jawaabaha kulul ee laga bixinayo. Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com
  14. Muqdisho: “ Shariif waa in uu 24 saac gudahood uga tagaa Shaqada Dawladda KMG ah” Xildhibano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya. 18. november 2009 Muqdisho(AllPuntland)- Madaxweynaha dawladda KMG ah Shariif Sheekh Axmed ayaa loogu baaqay in uu ka dago xilka Madaxweyne-nimada ee Soomaaliya, markii uu 48 saac gudahood uu dawladda KMG ah ka lumiyey taageerooyin balaaran oo ay ka haysatay shacab iyo Ururo diimeedyo jiray. Xildhibaanada baarlamaanka oo shalay qaarkood wada hadalo yeeshay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aad uga xun yihiin Madaxweynaha dawladda KMG ah, hadaladii uu kula hadlay dawladda Puntland ee Soomaaliya & Culumada Ahlu Suna Waljameeca oo uu ku sheegay jamhad dagaal wada. Shariif Sheekh Axmed ayaa loogu baaqay in uu si deg deg ah uga tago shaqada dawladda KMG ah, maadaama ay sheegeen Mudanayashaas ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya in uu lumiyey taageerayaasha dawladda Soomaaliya, oo uusan waxba soo kordhin, waxa ayna ku sifeeeyeen nin aan dooneyn horumar ay gaarto dawladda Soomaaliya. Xildhibaanadan ayaa horay saaxiib dhow ula Madaxweynaha dawladda KMG ah Shariif Sheekh Axmed, waxa ayna baarlamaanka Soomaaliya ka soo galeen dhinaca Isbaheysigii uu hogaaminayay Shariif Sheekh Axmed, ayagoo ku sheegay in aysan wanaagsaneyn dabeecadii uu ku dhaqmayo madaxweynaha dawladda KMG ah. Cabdi-Nuur Maxamed Xuseen oo ka mid ahaa Mudanayaashii dawladda kasoo galay dhinaca Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in aysan u arkin Madaxweyne Shariif mid wax dhisaya, balse ay uarkaan mid wax duminaya, maadama uu saacadihii ugu dambeeyey lumiyey taageerayaal badan oo ay lahayd dawladda Soomaaliya. Wasiirada iyo Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo horay uga carooday diidmadii Madaxweynaha dawladda KMG ah ee horumarka Puntland, ayaaba ka soo carooday hadalkii uu Shariif Sheekh Axmed uadeegsaday Ahlu Suna Waljameeca oo ayana shalay ku dhawaaqday in ay taageeradii kala laaban doonto dawladda Soomaaliya, hadii uusan arrintaasi raali galin ka bixin Madaxweynaha dawladda KMG ah ee Soomaaliya. Baarlamaanka ayaa ku dhaliilaya Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed in uu ka bixi waayay Safaro dibad ah, isla markaasna uu habeenba wadan utagayo, taasoo hoos udhigtay waxqabadkii dawladda KMG ah, isla markaasna dhaqaale walba oo wax loogu qaban lahaa Shacabka Soomaaliyeed oo ku baxayo Madaxweynaha iyo Wasiiradiisa oo maalin walba diyaarad usii saran dalal kala duwan, waxaana arrintan ay ku soo lab-laabatay Madaxweynaha dawladda KMG ah. Shariif Sheekh Axmed ayaa xaalad culus ay soo wajahday markii uu afkiisa ku lumiyey taageerayaal, kuna sameystay cadaawad, isagoo ka careysiiyey Maamulka Somaliland & Ahlu Suna Waljamecah, halka ay dawladda Puntland ka biyo diiday qorshe uu watay Shariif Sheekh Axmed oo ahaa in aysan horumari gaari Karin, taasoo ay ka biyo diiday Puntland. F. C. Maxamed AllPuntland
  15. ^^^Wasent Nur Cade the hero and patriot, come of it lads. Anyhow now we have the deal given the sea to Kenya, and so on, it gets worst by the minute.
  16. ^^^You have a point, but lets be random for now...
  17. lool. I do like the envy and the anger at our lad Omar Jamal, he is the most famous Somali in MN or even the whole of the US. A self made man, and thus the clanist here should refrain from insulting the man on the net, go say it to his face ya brave ones. Anyhow I am happy for the man and this maybe just the beggining.
  18. An excellent man; he has no enemies; and none of his friends like him. Oscar Wilde. America is the only country that went from barbarism to decadence without civilization in between. Oscar Wilde. As long as a woman can look ten years younger than her own daughter, she is perfectly satisfied Oscar Wilde Democracy means simply the bludgeoning of the people by the people for the people. Oscar Wilde
  19. Be the change that you want to see in the world. Ghandi I like your Christ, I do not like your Christians. Your Christians are so unlike your Christ. Ghandi
  20. From the moment I picked your book up until I laid it down, I was convulsed with laughter. Someday I intend reading it. Groucho Marx His lack of education is more than compensated for by his keenly developed moral bankruptcy. Woody Allen
  21. A woman is an occasional pleasure but a cigar is always a smoke. Groucho Marx
  22. China & India are world powers, Somalia is still Somalia.
  23. ^^^No adeer Shankaroon is with us, she is just not as pretty as she thought and not Anglo Saxon.