
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Nairobi: President Faroole meeting with US official: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lool. You have commented on all three posts, is the isolation getting to Shankaroon? -
Juje, which "region" does Sharif Hotel control or even can visit aside from Villa Somalia?
-
Nairobi: President Faroole meeting with US official: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Nairobi: President Faroole meeting with US official: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Payne iyo Farole oo kulmaya -
Nairobi: President Faroole meeting with US official: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Payne & Madaxweyne Farole -
Nairobi: President Faroole meeting with US official: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa kulamo kala duwan maalintii shaley 9 Nov,2009 iyo manta Nov 10,2009 kulamo la qaatey sarakiil ka tirsan Wasaarada arrimaha dibaadda Mareykanka oo uu horkacayey safiirka Mareykanka Michael Ranneberger. Kulankaan oo ka dhacey aqalka safiirka ka dagan yahay magaalada Nairobi ayaa waxaa lagu qaada dhigey sidii maamulka Puntland iyo Mareykanka isaga kaashan lahaayeen hurumarinta arrimaha bulshada , la dagaalanka burcad badeedka iyo hagaajinta amniga guud ee Puntland. Waxaa magaalada Nairobi ku sugan saraakiil badan oo ka tirsan wasaarada arrimaha dibadda Mareykanka kuwaasoo qoondeynaya tageerada dowlada Mareykanka siineyso sanadkaan Somalia. Madaxweynaha Puntland iyo waftigiisa ayaa la kulmey sidoo kale Honorable Donald M. Payne oo ah u qaybsanaha arrimaha Afrika aqalka Wakiilada Mareykanka. Kulankaan oo ka dhacey Hotelka Payne ka dagan yahay magaalada Nairobi ee InterContinental kaas ayaa laga hadley xaalada guud ee Somalia gaar ahaan Puntland. Kulankan Madaxweynaha Puntland la qaatey Payne ayaa ahaa mid daba socdey booqashadii waftiga Mud.Farole ku tagey cariga Mareykanka kaas oo albaabka u furey Puntland in beesha caalamku toos ula soo xiriirto Puntland. Payne ayaa sheegey in mamaulka cusub ee Puntland guulo ka gaarey hagaajinta amniga sida la dagaalanka burcad badeedka iyo maareynta misaaniyada taas oo wax badan ka badashay hab socodka howlaha dowladda. Kulankaan ayaa ku soo dhamaadey Qado labada dhinac yeesheen taasoo lagu lafagurey sidii tageero caalami ah loo siin lahaa Puntland. Kulamada madaxweynaha ayaa weli socda isaga oo la kulmaya wixii maalinta berri ah ka bilowda jaaliyada Puntland, saraakiil ka tirsan dowladda Federaalka iyo jalaiyadaha Somalida Ethiopia. Xafiiska Madaxweynaha Garowe, Somalia -
Madaxweynaha Puntland oo kulamo la qaatey madax kala duwan
-
Nairobi: Faroole walks out on Sharif Hotel, why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Go tell that to Somaliland.org. -
Nairobi: Faroole walks out on Sharif Hotel, why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^No adeer who will win the SNM or Riyaale? now thats something to keep an eye on, an individuals opinion on a meeting is not that major. -
Nairobi: Faroole walks out on Sharif Hotel, why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Saraakiisha Madaxtooyada ayaa usheegay APL in uu Madaxweynuhu berito la kulmay Danjiraha dawladda Mareykanka ugu xilsaran Soomaaliya iyo Deeq bixiyaasha oo doonaya in ay kala hadlaan Madaxweynaha, arrimaha ku aadan barnaamijyada horumarinta Puntland. Dr. C/rixmaan Maxamed Maxamuud ayaa caawa kaga dhawaaqay magaalada Nayroobi, in aysan dawladda KMG ah ka shaqeyn nabadgalyada iyo horumarinta dalka Soomaaliya, isagoo sheegay in ay mudo dhan hada wax ka qaban la’ayihiin xaaladaha Muqdisho, isagoo sidoo kale sheegay in ay dawladdiisa loo diidan yahay horumarka Puntland. That’s an attack lads and not a bargaining position. -
Nairobi: Faroole walks out on Sharif Hotel, why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Well hapless Sharif supporters are deluding themselves, President Faroole is pissed today, he even held a press conference attacking Sharif Hotels group, thus maybe some will try to play this incident down but it was a complete breakdown in talks as stated by most of the Puntland media. Yup Sharif Hotel is the man, he has brought a great deal of instability, chaos and controls 2KM of Mogadishu. What progress this caravan of nonsense. -
Nairobi: Faroole walks out on Sharif Hotel, why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
This was expected since Sharif Hotel is incompetent and will no doubt yield to his clan supporters. What was a surprise was the mess the secessionist made in Washington and hence giving the advantage to Faroole. This is the gift that keeps giving and regardless of what Oodweyne and others here may say, Puntland is becoming far more important to the west and those who have an eye at an alternative to the ever failing, bumbling ***** known as Mr Hotel. -
Nairobi: Faroole walks out on Sharif Hotel, why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^The dispute centers on the Galkacyu agreement signed by both parties, and Sharif Hotel who wants to renege on the agreement to suit his clan base. Thats it, money in the future is not that important, Puntland President was wrong to waste time with these people, but now he has seen the light. -
Nairobi: Faroole walks out on Sharif Hotel, why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Like I told you on an earlier post, if the man has money as you claim he needs it today for his own survival thus Puntland would expect nothing. What is ours we shall take, without asking anyone or claiming to be the Queen of Englands Orphans. The problem for you is, no one is even meeting you anymore, you are isolated. -
Nairobi: Faroole walks out on Sharif Hotel, why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Oodweyne: Mr. Dukey , politically speaking, comprehensively naked; but, you are unlikely to be any the wiser any time soon... This coming from the man who is unable to get rid of Dahir Riyaale Kahin, and who's whole agenda is based on wishful thinking and claims to have been the lost Orphans of the living Queen of England. Faroole has outsmarted you, thats why none of your reps are invited to meet the US officials in Nairobi. But do give us your usual excuses and silly meaningless quotes, dear Shankaroon. -
Hargaysa: Old Siilaanyo warns Somaliland on the brink of destruction
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Oodweyne: ^^^ If you say say so, dear lad ... No adeer its the truth As for the other lad, Sharif needs to help himself with all that money that he got in order to get his "government out of the prison it is is in called Villa Somalia. -
Nairobi: Faroole walks out on Sharif Hotel, why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Kulankii shariif iyo Faroole oo bur buray- Madaxweynaha DPL Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Ayaa saaka kulan la yeeshay Madaxweynaha DFKMG ee Somaliya, kulanka oo ka dhacay Safaarada Somalida ee Magaalada Nairobi ayaa lagu soo hadal qaday arrimo badan oo aay ka mid tahay Iskashi dhexmara labada dhinac, la dagaalanka Burcad badeed, iyo weliba Heshiisyo labada dhinac dhowaan dhexmaray oo dowlada Puntland ay aad u sheegeysay in lagu tuntay qaar ka mid ah Qodobadii aay ku heshiiyeen. Haddaba Kulanka kadib ayaa Madaxweynaha DPL Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed waxa u sheegay in kulamadii uu la yeeshay Shariif Sheekh Axmed madaxweynaah DFKMG in ay ku dhamaadeen is faham darro iyo weliba Kala tag. Madaxweyne Faroole ayaa ku Eedeyey Dowlada Shariif Sheekh Axmed inay ka caga jiideyso Heshiisyadii ay wada galeen Dowlada Puntland Iyo DFKMG, waxana u sheegay in Dowlada Somaliya ay ka soo horjeedo Mashaariicda Horumarinta Dowlada Puntland. Faroole ayaa sheegay in heshiiskii ay wada saxiixdeen Ra’iisal Wasaare Cumar aan la meel marin, isla markana laga leex leexanayo. Madaxweynaha Puntland waxa u sheegay in xiligan ay jiran wada hadalo, laguna dhexjiro labada dhinac. Hadalka Madaxwyenaha DPL ayaa ku soo beegmaya iyada oo Maalmahan dambe la sheegayey in labada dhinac u ku dhexjiro Khilaaf xoog leh, oo intiisa badan u yahay dhanka Mashaariicda iyo Khayraadka Dhanka Shariif Sheekh Axmed weli wax war ah kama soo bixin oo ku sabsan Kulanka u la qatay Madaxweynaha PL Waa markii ugu horreysay ee ay kulmaan Shariifka Moqdisho Iyo Madaxweynaha DPL. -
Nairobi: Faroole walks out on Sharif Hotel, why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^You again, when will Shankaroon come out of isolation? -
Hargaysa: Old Siilaanyo warns Somaliland on the brink of destruction
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Like I have said many times, what can one learn from the secessionists aside from hot air as exemplified by Oodweyne and his waffle. How wise was it to annoy a powerful cub committee chairman of the United States? How wise was it to postpone an election for two years? Ans what about the fact that no country on Earth has recognized you not even Ethiopia who you have sold your souls to? Oodweyne you are only amusing to me, the secessionist have no clue what they are doing. -
Nairobi: Faroole walks out on Sharif Hotel, why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Nayrobi: “ Dawladda Dhexe waxa ay ka biyo diidsan Dibu heshiisiinta iyo Horumarka Puntland” Madaxweynaha dawladda Puntland ee Soomaaliya. 13. november 2009 Nayrobi(AllPuntland)- Madaxweynaha dawladda Puntland ee Soomaaliya Dr. C/rixmaan Sheekh Maxamed Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday waxyaabihii ay isku maan-dhaafeen Shariif Sheekh Axmed, wuxuuna Madaxweynaha Puntland sheegay in ay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya dooneyso in aysan horumar gaarin gobalada Puntland. Madaxweynah oo hada shir jaraa’id ku haya Hotelka uu ka dagan yahay Magaalada Nayroobi, ayaa sheegay in aysan dawladda KMG ah usoo jeesan in ay wax ka qabato xaaladaha dalka Soomaaliya, wuxuuna xaqiijiyey in aysan sidoo kale diyar uaheyn in ay waxqabad ka samayso gudaha dalka. Mr, C/rixmaan wuxuu caalamka ugu baaqay in gargaarada iyo horumarinta Puntland aan lasoo marsiin waxa ugu yeeray kooxo ka soo horjeeda horumarka Puntland, wuxuuna sidoo kale cadeeyey in aysan marnaba Puntland ka mid ahaan doonin, dawlad uu ku sheegay mid ka shaqeynaysa horumar la’aanta dalka Soomaaliya. -
Nairobi: Faroole walks out on Sharif Hotel, why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Oodweyne, go nuts again Faroole has outmaneuvered the secessionist hence all the long winded and unnecessary cries of Oodweyne, and Co. Adeer you have failed miserably and today isolated alone and wondering when Riyaale will leave. Also its November any chance of recognition. -
Hargaysa: Old Siilaanyo warns Somaliland on the brink of destruction
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^loool. Funny how these “Pirates” made more money than Shankaroons begging the Queen of England. Also what point are you making adeer, the Pirates are a network much like the Riyaale Junta that is out to make money, fortunately for Puntland they make money elsewhere, while Riyaale’s gang make money out of the SNM clans elders and traders, Hence we can deal with the Pirates through tough measure, can you deal with Riyaale? -
Nairobi: Faroole walks out on Sharif Hotel, why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Oodweyne wont even believ the pic, this is our leader in Nairobi holding talks with top US officials, while yours [Riyaale]is working out a way to keep Mugging the SNM clan. -
Nairobi: Faroole walks out on Sharif Hotel, why?
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Faroole is playing the game, meeting key international community leaders, and sticking to his guns our secessionist brothers are stuck on the timing of an election that should have happened two years ago. -
Hargaysa: Old Siilaanyo warns Somaliland on the brink of destruction
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lool. "Tolka" have never had a civil clan war like the one between Tuur & Egaal, nor are they beholden to a former NSS spy as the secessionist enclave is. Adeer spare us the waffle, when will the election take place.