
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Kudayo Puntland: Now that's how you handle Al Shabaab
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Kal, Adeer it's over now. Those fake Jihadis's are only good when they hide behind women and children as they do in Mogadishu. However this is a messgae to the Somali's everywhere Al Shabaab are a bunch of clowns that if you apply some real pressure will cave in. -
Wararka laga helayo Deegaanka Galgala ee ku yaala Buuraha Gobolka Bari ayaa waxaa maanta Tagey CIidamada Puntland ee Maalintii shalay dagaalka Xoogan la galay Kooxdii uu watay Sheekh Maxamed Siciid Atam Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka mid ah Masuuliyiinta Puntland ee tagtay Galgala ayaa SBC wareysi uu siiyay waxaa ku sheegay in ay Tuulada Galgala kula waregeen si nabad gelyo ah islamarkaasina aysan jirin wax dhiig ah oo halkaasi saaka ku daatay. Ge. C/samad Cali Shire waxaa uu sheegay In dadka degan Tuulada Galgala ay CIidamada soo dhaweyeen islamrkaasina Dowladu ay biloowday inay raahsin & BIyo u daabusho deegaankaasi bacdamaa Todobaadyadii xiisaduhu taagnaayene laga xanibay Guud ahaanba agabkaasi Tuulada Galgala. Tuulada Galgala waxaa Todobaadyadii la soo dhaafay deegaano ku dhow isku horfadhiyay Ciidamada Puntland & Koox Hubeysan oo taabacsan Wadaad la yiraahdo Sheekh Maxamed Siciid Atam waxaana Iminka la sheegay in kooxda Atam u watay ay degaankasi ka baxeen islamarkaasina ciidamada ay ku raad joogaan sida uu sheegay Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo haatan Joga Galgala Saraakiisha Dowlada Puntland ee Tagtay Galgala ayaa sheegay in Dowladu ay qorshe u sameyn doonto Deegaankaasi islamarkaasina la horumarin doono waxaana ay si aad ah ugu nuuxnuuxsadeen Baaqa ay u dirayaan Shacabka Reer Puntland oo ku aadan in Deegaanka & Dadkisa aan dhib loo horsiidin Tuulada Galgala oo ah dhul beeraley ah oo intabadan laga keeno Qudaarta Ayaa waxaa dadka deegaankaasi waxay sheegeen inay aysan jirin wax khasaare ah oo soo gaaray Dhulbeereekooda waxaana ay xuseen in aysan waxyeelo ka soo gaarin Dagaaladi ugu danbeeyay Mid ka mid ah Dadka Degan Galgala oo La yiraahdo Axmed Saalax Caynab ayaa SBC International u sheegay in ay Deegaanka ku dhibanaayeen bacdamaa ay waayeen Guud ahaanba Agabkii uga iman jiray Magaalooyinka gaar ahaan raashin balse iminka ay dareemayaan in CUleyskaasi uu ka fududaaday Tuulada BAcdama Kooxdii hubeysneyd ee atam ay meesha ka tageen Xaalada Haatan ee Galgala ayaa ah mid Degan iyadoo guud ahaanba Ay amaankeeda la wareegeen Ciidana Puntland & Saraakiishoda waxaana Socda Sidii dadka Deegaanka oo qaarkood Halkaasi xalay ka barakacay Dib loogu soo celin lahaa Magaalada SBC International Monitoring
-
Kudayo Puntland: Now that's how you handle Al Shabaab
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Somalia: Puntland Security Forces Register Victory at the Galgala Frontier 8 Aug 8, 2010 - 1:31:09 PM Security forces from Somalia’s semi-autonomous state of Puntland launched fresh offensives against militants linked to Al Qaeda-inspired Al-Shabaab, leaving at least 18 people dead, officials and witnesses said. Puntland Security Minister Yusuf Ahmed Qeyr said the raid in the mountainous region of Galgala between was success, adding that Puntland forces inflicted heavy casualties on the militia loyal to local insurgent leader Mohamed Said Atom, who is on a UN Security Council watch list. ‘We have attacked their bases and chase them away. Our forces are now in full control of the Galgala Mountains and the enemy suffered heavy casualties,” Qeyr told reporters on Sunday. Puntland security forces commander told Garowe Online “The gang militias whether they came from southern, northern or Puntland regions made bases at Sugule, Bali-khadar and behind the mountains. After they refused to stop violence, terrorizing, instability and assassinations in the region we decided to fight with them and defend from our civilians,” “Puntland security forces attacked the militias to rescue the people and the region, three of our soldiers died, and seven injured, I saw the body of 11 of the militias lying on the ground.” the commander said. The attack comes nearly two weeks after a similar deadly offensive was targeted on the group which wants to transform the mountainous region into African Tora Bora. GAROWE ONLINE -
Kudayo Puntland: Now that's how you handle Al Shabaab
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Kudayo Puntland, Kudayo. -
With the defeat of the Attam militia holed up in what was supposed to be a fortress. Puntland state with all it's problemsof late and bad leadership in the form of Faroole has sent a clear message to the rst of Somalia and he world that it means business. The clean up of bandits in Bossaso city and the carefully executed military operation against the Al Shabaab cell of Attam highlights that this fakeJihadi group cam be defeated quite easily and that Somali's should learn from Puntland.
-
War Deg Deg ah:Ciidanka Puntland oo lawareegay Deegaanka Galgala. 9. august 2010 Galgala:(Allpuntland)-Wararkii udanbeeyey ee laga helayo Deegaanada ku dhowdhow magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa kusoo waramaya in Ciidamada dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ay goordhaweyd si rasmi ah ula wareegeen Deegaanka Galgala oo mudo dheer Puntland ay ku tuhunsanayd hooyada Dhibaatooyinka Puntland ka dhacaya. Sarkaal sare oo katirsan Ciidamada Daraawiishta ee dawlada Puntland ayaa goordhaweyd APL si rasmi ah ugu sheegey in Ciidamada Puntland ay mardhaweyd la wareegeen Deegaanka Galgala iyagoonan wax iska caabin ah kala kulmin Malayshiyaadkii Alshabaab ee halkaas ku dhuumaalaysanayey. Khadka Isgaarsiinta ee deegaanadii shalay ay dagaaladu ka dheceen ayaa imika jaran,waxaana halkaas laga gooyey guud ahaan Isgaarsiintii Caadiga ahayd,Iyadoo APL ay isku dayday inay la xiriirto Kooxdii Dawlada Puntland la dagaalamaysay hadana ma suurtoobin isgaarsiinta oo saamixi weyday owgeed. Wararkii udanbeeyey ee deegaanka laga helayo ayaa kusoo waramaya in saaka markale Madaxweyne dawlada Puntland & Tiro Wasiiro ah oo uu kamid yahay Wasiirka Arimaha Gudaha ee dawlada Puntland ay saaka halkaas gaareen islamarkaasna ay Hogaaminta ciidamada deegaankaas u tageen si ay uga nadiifiyaan Kooxihii la dagaalamayey. Wixii War ah oo kasoo kordha Deegaanadan lagu dagaalamay Kalasoco APL. Cabdiqani Xayir Allpuntland
-
Garowe: Faroole's Friday speech, better, much better.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^As if this is a war of faith, it has always been one of power an Faroole spoke well, he outlined what we face which is the same confused folks that have ravaged the south and who were deated by the SSDF in the early 90s. The day Faroole fell line with the state's interest against the murder Inc. -
Garowe: Faroole's Friday speech, better, much better.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweynaha dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud Faroole oo salaadii Jimacaha la tukaday dad weynaha magaalada Garoowe ayaa salaadii kadib qudbad u jeediyay dadkii masaajidka ku sugnaa iyo dadweynhii ka ag dhawaa masjidka oo ka maqlayay sameecedaha Masaajidka. Madaxweynaha ayaa qudbadiisu dhinacyo badan taabaneysay inta badan diirada kusaaray xaaladaha amniga,midnimada iyo kooxaha magaca diinta ku xoogsada,isla markaana xirfada ka dhigtay marin habaabinta dadweynaha Soomaaliyeed ee inta badan maskaxada ka xanuunsan,kuwas oo aan kala sari karin wax ayaga danta u ah iyo kan ku daneysanaya. Dr. Faroole wuxuu si toos ah carabka ugu adkeeyay kooxaha munaafiqiinta ah ee diinta Islaamka ka been sheegaya,isla markaasna weerarka kusoo qaaday deeganada Puntland aygoo marna diin sheeganaya marna qabiil ku gabanaya,farsamadaasni ay tahay midii lagu bur buriyay Afqaanistaan Koofurta Soomaaliya iyo meelbadan oo ay Diin laawashu gacanta ku hayaan.wuxuuna hoosta ka xariiqay in caadada lagu yaqana ay tahay baneeysashada dadka Islaamka ah sharaftooda, dhiigooda, xoolahooda iyo xaasaskoodaba ayagoo markaa ku shegaya iney Qanimo tahay. Madaxweynahu wuxuu sidoo kale sheegay in ay banaantahay in la iska difaaco kooxahas diin laawashaha ah ee wixii ilahay xarimay baneystay, wuxuuna balan ku qaaday inuu gacanta ula tagayo,isla markaana ay tahay wajabka ka saaran dadweynaha reer Puntland ee u doortay inuu tubta toosan ku hogaamiyo”maadama aan ahay IMAAMKII loo dhaarshay hogaanka Puntland waxaa iga go’an in aan ka difaaco Puntland diin laawaysha nagusoo gar ******ay,gacan bir ah ayaana ku qabneynaa kuwa damaca waalan wata,waadna aragtaan in dhabarka laga jabshay oo aan fashilinay qorshahoodii. Dr.Faroole oo hadalkisii sii wata ayaa yiri magaalada Bosaso waxaa laga soo buuxiyay dhalinyaro loogu tala galay in ay dagaal ka ridaan si loo boobo xoolaha dadka ISLAMAKU lehaya ee yaala magaalada meel walbana qaraxyo laga rido si amniga gacanta uga baxo,balse wuxuu sheegay in ciidamada amnigu ku guleysteen ka hortaga arinkaas” markaan ogaanay oo ana ka warhelnay qorshaha kooxaha Al-Shabaab ayaan ku dhaqaaqnay in aan ka hortagno waana iska qabanay dhamaantoodna dhalinyaridii loo soo tababaray fidnada dadka Islaamka ah waan ka raafnay magaalada, waxaana dhici kara in dadka la raafey ay ku jireen kuwo arimahaas aan ku shuqul lahayn balse ahaa tahriibayaal,Tahriibtana waaba waxaan awalba dagaalka kula jirnay” sidaasi waxaa yiri madaxweynaha Dowlada Puntland. Dhinaca kalena Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ka hadlay xaalada Galgala iyo weerarkii fashilmay ee koxoda Al-Shabaab bishii tagtay kusoo qaadeen ciidamada Daraawishta Puntland, wuxuuna sheegay in ay ku jabiyeen kooxihii imaan laawayaasha ahaa ee weerarka soo qaaday ayna dib ugu celiyeen buurihii ay awalba kasoo dageen,hase ahaatee ay ciidamada daraawishtu ku gaadaaman yihiin buurta ay ku jiraan,halkaasna ay go’doon ku yihiin. Sidoo kalena Dr.Faroole wuxuu intaasi ku daray in dadka shacabka ah ee halkaasi beeraha ku heysta ay isaga baxaan aygoo ka fogaanaya kooxaha go’doonka ah inkastoo buu yri madaxweynahu ay dadka qaar horeyba u qaateen amarka dowlada oo ay baneeyeen goobtaas hadan waxaan u sheegyna dadka yar ee ku haray in ay noo sahlaan in aan dharbaxo adag ku dhufano qowleystada si loogu kala baxo buurta ay ku dhumaanayaan ayuu yiri Madaxweynahu. -
Garowe: Faroole's Friday speech, better, much better.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Spot on. -
Garowe: Faroole's Friday speech, better, much better.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Everyone has a right to address an issue. However the PIS is a non issue, the admin today have realised how important they are,.After the neglect of the armed forces, this is the most intact unit that we have inherited. It will not be taken down by anyone. I was a doubter, but their action and the enemy we face as a state has made me realise, ones weapon no matter how dangerous, should not be discarded. -
It seems some people are still deluding themselves. The structure of any government is based on its security foundation, The Somali dilemma has been one about the lack of security. The PIS have proven beyond any doubt to be an effective security apparatus, who funds them and who is behind them is no issue. For the Alabama boy running around in south will not come willingly to Puntland, since he knows men with guns and his picture are in the state waiting. Again, they should be expanded and become the core of the police and the army, for what can one do without intelligence?
-
^^^Nicely put, the soldiers in the agency are paid on time, while many sodiers in all corners of Somalia do not get any pay, thats why Sharif Hotel is running around naked. No the PIS needs to be expanded and not derailed.Their programm is effective.
-
Garowe: Faroole's Friday speech, better, much better.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The PIS, is an extension another wing of the security deterent. Rememebr there was a time when people sued to blame every bombing on Ethiopians & Yusuf and support the bakara groups. Now they want us to belive that in Puntland its the PIS, that plants bombs and murders elder and business men. The problem here is, we have seen this movie before in Mogadishu, and it will not be replayed in Puntland. PIS, is a n agency I had doubts about untill, I heard Al Shabaab squel. Then it all made sense. -
PIS, are all men from Puntland, they are defending their people, their land and the interest of those people. their target is Al Shabaab cells in Puntland and thats all.
-
The PIS is a fighting unit as well as an intelligence gathering. They are an elite force, rapid reaction force. They are an answer to the Al Shabaab problem, the other security wings also fought well. The fact that the PIS which is now around 2000 strong is hated by the fake Jihadi’s and their sympathizers is a testament to their strength. Its also important to note here why secessionists are calling for its dismantling they don’t like any gains made by Puntland.
-
Oodweyne, again you have no argument, nothing more than the usual meaningless words. The PIS as I have said is a Puntland institution, it’s a fighting unit that is trained by the US. They need to be expanded and not diminished in any way. This comes from a Puntlander insider and not a secessionist who thinks that his clan can become a country..
-
Garowe: Faroole's Friday speech, better, much better.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
source -
^^^Oodweyne you are confusing me for someone who takes your waffle seriously. The PIS as I have noted fought and defended the Puntland state in two battles within the last six months. Even Faroole a critic in the past has called on their skills to combat his debacle in Galgala. Now I know where it hurts you and that’s the ties between the most powerful nation on earth and an security wing of the state that you despise. The PIS come under Garowe and who ever heads the state that’s the fact, who pays their salary is like who paid for the Somaliland elections it was not the Somali’s of the NW but donors from overseas. As you were… The institution is hated by the fake Jihadi's and their minions.
-
The PIS stands for the Puntland Intelligence Service, it is an institution that comes under the government of Puntland. It is supported as some claim by the US intelligence agency known as the CIA. Thus one intelligence agency gives support and funds to another is not a big deal is it now. Also Faroole has gotten rid of the head of the PIS, how could he if he did not control this institution? Many here are just clutching on to straws with no real argument. The PIS has fought well both in Galkacyu and in Galgala over the past year, proving its importance to the state. Also Faroole has not complained about the PIS, for a while now, thus whats with this talk?
-
Garowe: Faroole's Friday speech, better, much better.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
JB: I dont know what you are talking about, the tactics of the Al Shabaab are well known and the state will fight to defend itself. -
Garowe: Faroole's Friday speech, better, much better.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^He seems to understand the enemies tactics, thats the solution to the overall problem. Puntland will utalise its power to safeguard its state. Faroole is today in step with the truth.. -
Garowe: Faroole's Friday speech, better, much better.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^I commend the hotline and the serious tone of it. Now action is required... -
source
-
Source: 14 indicted on Somalia terror-related charges
General Duke replied to Che -Guevara's topic in Politics
I think people should refrain from adding the names of SOL members here thats not funny at all.... -
^^^Indeed Faroole is the problem, the man in the hills is not the issue. Anywho, dont make too much of this adeer..